AWALE ADAN FT MISS XIIS | QAYRKAY WAAN DHAAFAYA | HABEENKA LAMAANAHA 2022

  Рет қаралды 916,791

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

EREYADA - ABWAAN CARAFAAD
LAXANKA - AWALE ADAN
MUSIC HENOCK ATLABACHOW
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 186
@nimcoqueennalka7553
@nimcoqueennalka7553 2 жыл бұрын
Ninga raaga wa ninga xilahisa astuurta inta iku raacsan iso raaca👏👏👏
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 жыл бұрын
Heestii Rumowday. Oo dhab baan Adi kuu jeclahay♡ 7buu dhalay sheekada ma jirto Ruuxa qofka qalbigiisa raaco ayaa u dana
@faadumoxasan2393
@faadumoxasan2393 Жыл бұрын
Aad iyo aad wllhi🥰❤🤍❤
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Hargeisa hadhwanaag oo siraadan Nasab wye dadkeedu na❤
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Mashaa allah wllhi waan jecelahay laba walba oo is jecel inay wadajiraan alle ha isku daayo ama caruur soo dhal ama gabadh ahaw minyaro iyo min wayn kaad rabto noqo aduu kuma xidhna jacaylku waa saad isku fahan taan uun noloshu intii is rabta alle ha iski daayo xasadkana alle hala qabto
@cabdiraxmaansaleebaan9732
@cabdiraxmaansaleebaan9732 2 жыл бұрын
Haa wllhy wll anba wan jeclahy dadka is jecel inay wada jiraan nolosha wan yabnahee dadka sidaa isu jecele ana ii soo ducee wll inan helo ana inan sidaa iila faraxda oo nolosha ila fahanta in alle isiiyo iigu soo duceeya wllyl ana wn ducaynayaaye
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmaansaleebaan9732 siduu qayrka kugu jiro alle hakuso xijiyo walalky
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
7 carura ka taagay 😀😀 kuwas baa ku filan ee fanka ha ku kala kacsado
@ilhanali3868
@ilhanali3868 2 жыл бұрын
Jacayl kulahaa , 7 caruur jacaylkii lagu dhaly xagee ku dambeeyey ma isweydiisay jano gasho
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmaansaleebaan9732 allah ha kuu siiyo mid khayr qabta oo ku la fahnta nolosha
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
Labiska xiis inaba caadi maha . Awale in funaanad simple ay xirto bat ahayd kabo sport buu xirtay iyo karbaati iyo shaati isma raacayaan. Colorka labisku waa top Awale
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 8 ай бұрын
Kabuhu sports ma aha e waa classic.
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 2 жыл бұрын
Jaceylka cawaale iyo xiis inaan aamino Waan rabaaa lkn wadnaheega ma xamili karo in ay hadhoow lacalla isku xumadaan. Is jeclaada weligiin. 😍🥰❤️
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 Жыл бұрын
Wakala tageen😢
@mariammursal7867
@mariammursal7867 Жыл бұрын
@@myrumeyzaahmed3486jawabtan wan sugeyeyyy
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Wadnahaga xaqiqdi ku shegay sorry brother cawale wa ku dhacday
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 2 жыл бұрын
kuwi qayrkood ka sareeya insha allah❤🌹🌹
@cabdiraxmaansaleebaan9732
@cabdiraxmaansaleebaan9732 2 жыл бұрын
Msha allah guulaysta nolosha kun jeer farxa ayan leyahy lamanaha qarniga miss xiis iyo cawaale aadan wan jeclahy runtii ubad khyr qabana kala hela ayan leyahy gulaysta abid
@armes4189
@armes4189 2 жыл бұрын
Xaskisii hore ba sidasuu u amaani jiray.
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Waa iska caadi iyadana mid kaloo faaniyeey helee insha allah ninkii taga ducaa la raacshaa hadaadan gardarneyn
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Wallaahi waa runtaa
@nasteexoabdi2231
@nasteexoabdi2231 2 жыл бұрын
Miss Xiis naagta ugu qurux badan oo ugu dheer meesha weeye MAASHA ALLAH
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Qurux da nagta wa mida ninkeda qayanin
@hiboxasan8169
@hiboxasan8169 2 жыл бұрын
Lamanahaa qarniga isku waara 🥰👋
@bahjamaxamuud9592
@bahjamaxamuud9592 2 жыл бұрын
Labo walboo is jecel waan jeclahay Anna ilhy mid khayr qaboon is jecel nahay hay siiyo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Musig iyo albaab l a buplick aaakhiroooytawbah a tawbafeeyo inta goiru tahay khalaf igu dhihin ganbaleel.
@pubggamer291
@pubggamer291 2 жыл бұрын
isku waara MashaAllah hawaro jaceylku♥️♥️♥️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
My god bless you couple brother cawale
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 2 жыл бұрын
Mabruuk Awaale iyo Xiis. Xiiseey walaalo fadlan odeyga markaad la heeseyso ama la socoto dee kabaha dhaadheer naga daa!!
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
Haa ninkiba ilmu nqoday😂
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
@@shukricali9999 astaqfurullah 😂😂😂😂
@nastehoabdoulkadernastehoa4961
@nastehoabdoulkadernastehoa4961 2 жыл бұрын
Vs êtes pas honte elle est libère ce sn mari
@aragsanmohamed7825
@aragsanmohamed7825 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣wlle runtd ushegty ninkiyo dhnba dhulku kudhagy
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 жыл бұрын
Waa sidaa masuul
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Absuttly.tantan baan ka ahay dumaaar badnaaaa.xaastiis yarta
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 жыл бұрын
Abdikariim cali shaa shoodhahasi waa asal qalbi wacan shout out to you family from Tallahassee Florida
@somaalonline4541
@somaalonline4541 2 жыл бұрын
Quruxda iyo labiska asma saban hadad ilajeclatey like
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 2 жыл бұрын
Inantu Kabaha dhaadheer may iska dayso si xaajigu usoo gaadho de sida kale waa top
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
Team Hawrar Dad Shaqo wanagsan Bulshada u Haya Horay u socdaa ❤🥰Lamana Qarniga
@mahadhusen6196
@mahadhusen6196 2 жыл бұрын
Yes kufaraxsan inay hargayza yimadan
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
haqweeendumaaaar waa uwataaaugu qiimobadanahay yarta yareey marwadumarooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo lagu farxo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah alaaah haidin dhoore 😍😍😍😍😍😍
@hafsohassan7861
@hafsohassan7861 2 жыл бұрын
❤intaad igu dhararanthy qeyrkey waan dhafayaa
@figramxasan1534
@figramxasan1534 2 жыл бұрын
Isku waara Abid💯💯💯🥰🥰🥰💝💝💝💝🥰🥰
@caaliyahasan1608
@caaliyahasan1608 2 жыл бұрын
Mahdiya ba sidaas baa odhan jirtay goormaad run sheegaysaa ma hada mise markii hore
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Hada tan wu ka tagay midkale ka raacay😂
@Somalilandgirlll
@Somalilandgirlll 2 жыл бұрын
Cawaaale wan ku farxsanhy Daaarodki ka raysaty ku dhibi jiray tolka isaaaq wa kuwaas kuso kacay
@livetiktokvediosrecording2906
@livetiktokvediosrecording2906 2 жыл бұрын
NAGTA DADKEY KA DHALATAY SOO OGAW KADIB SOO HADAL CARURYAHEY ILMO TAHY MESHA NAACNACDA KALA TAG DOQONYAHEY SACDA AH
@aliklaaay6931
@aliklaaay6931 2 жыл бұрын
@@livetiktokvediosrecording2906 gabadhu wa dir akishe ah sxp mahine darood lakin wa reer jigjiga.
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
@@livetiktokvediosrecording2906 kow waar gabadha kama wado showga ayey jeeda😏
@livetiktokvediosrecording2906
@livetiktokvediosrecording2906 2 жыл бұрын
@@nimcodow1230 DAROOD NACEBKA IDINKU JIRO WAD UDIMANEYSAN WAXBA KA QAADI MEYSAN FUTO MADOOBE 😏😏🤪
@amalosman4596
@amalosman4596 2 жыл бұрын
Muhiimadu waa inaad faraxsantihiin alle hadin dhawrto
@ismaelosman9848
@ismaelosman9848 2 жыл бұрын
awaleh , n’oublie pas que tu dort avec l’enemie haaaaa
@Nuurside5949
@Nuurside5949 2 жыл бұрын
Absolutely nice song feeling emotional ❤
@gobadhashi5221
@gobadhashi5221 2 жыл бұрын
Izku waara Lamanahygii 🤲💋❤❤
@mohamedayanle9309
@mohamedayanle9309 2 жыл бұрын
0:28 intaaaaza iga gadan awake aadan the best fanaaan wlhi
@roodaaxmed1266
@roodaaxmed1266 2 жыл бұрын
Mahadasanida hawraara waan sugaya heesatan walhaye
@nafisaabdullahi8118
@nafisaabdullahi8118 2 жыл бұрын
Dumarka meshaa wada jooga ayada ugu qurux badan uguna dheer gabar darood ee qalanjooyinki ogaaden ah way ku banaantay isku waara abidkiin
@aishoabdi6757
@aishoabdi6757 2 жыл бұрын
Hayaay darood maaha wa dir akishe
@EspoirDjib2012
@EspoirDjib2012 2 жыл бұрын
Le show a la djiboutienne allah ya cizak awaleh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Anaaa uwato dhigey qaas ahaan dhigey dumaaar , tu iidhigmatana maleh.5
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 2 жыл бұрын
Hadaanay dhibicahelin dhirtuba ubax dharableh iyo caleen qoyan maydhasheen
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Beautiful couple
@noorhusienabdul5722
@noorhusienabdul5722 2 жыл бұрын
we will continue subscribe and syport awale adan music ... we wish wonderful romdan and eid, mubarak for all muslim all over the world ..
@halimarage7385
@halimarage7385 2 жыл бұрын
Mashaallah Mashaallah lamano qurux badan
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Dareen jacayl isma qariyo! Showgii ugu farxadda badnaa oo Cawaale qabsado abid miyaa? farxad waarta ban idiin rajaynayaa oon Ilaahay idinkaga baryaa walaaladay qaali noloshu sidan bay ku xurux badan tahay waana laga dhigan karaa waa saad u fahanto noloshu
@HaboonHaboon
@HaboonHaboon 2 жыл бұрын
xaqiiq wlh jacaylku kuma xirna duqnimo iyo 7dhalbaan ahay jacaylku waa isfahan iyo naxariis
@ilhanali3868
@ilhanali3868 2 жыл бұрын
Cawaale jacaylka miss xiis dhaadhaanuu ka dhigay astagfurullah🙈😜
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 2 жыл бұрын
Lol
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Wuka tagay hada gaabdh kale ka raacay
@Boss-Layd
@Boss-Layd 2 жыл бұрын
Favoriete one❤️
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Allaha iskukiin xiftiyo masha allah 😍😍😍😍❣❣❣❣❣💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹💚💚💚💚💙💙💙💙❤❤❤🤍🤍🤍🇩🇯
@Moiismail14
@Moiismail14 Жыл бұрын
Dhararantahay macnaheedu waa maxay waligay maan maqale..
@sakariyecabdi2042
@sakariyecabdi2042 2 жыл бұрын
بحبك
@ikraanabdimohamed9642
@ikraanabdimohamed9642 2 жыл бұрын
Waaaaaaw lamanahaygii noloda inata nololi jirato
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Meeshu waa halkee xaflada ay ku qabteen lamaanaha 2022???❤
@hibaaqkhadar410
@hibaaqkhadar410 2 жыл бұрын
Hrgeisa wye
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@hibaaqkhadar410 Thank you walaalo
@miskudata6428
@miskudata6428 2 жыл бұрын
Waaaaaaw heesti bilowga jacaylka cawaale iyo xiis
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 2 жыл бұрын
cawaale mi fv Allaha isku kiin daayo❤
@sagalalishire1838
@sagalalishire1838 2 жыл бұрын
Masha allah
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Awale Yarow Marba Hadad Kabo Sport Ah U Gashatay Sout-kii Waxay Ahayd Inad Garan Cad U Xidhato Ama Funanad Dig Ah Any Way Keep Going Produr
@mahadgoobe7490
@mahadgoobe7490 2 жыл бұрын
Waaxda istelka adunka maa ka shaqaysa🤣
@sureerosman6121
@sureerosman6121 Жыл бұрын
Maashaa Allah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 2 жыл бұрын
Convince me there is any somali artist more beautiful than Miss Xiis
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
No one!
@hakh5277
@hakh5277 2 жыл бұрын
Fadxiya fiska is the geenyo
@malabmohamed9283
@malabmohamed9283 2 жыл бұрын
YOU REALLY RIIXIN THE 🅿️🅿️🅿️🅿️🅿️🅿️s 🔥♥️ in somalia right now this is a banger ! Well done Guys 👏🏾
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Mnshlah ⚪⚪💯💯💯♥️💚🖤⚪⚪
@armes4189
@armes4189 2 жыл бұрын
Bal aan aragno insha Allah 2031 meeshay kudanbeyaan.
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Hada wuka tagay gabadh ka raacay 2023😂
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
tantan soo mahan dhab tanaa ugu wadato hablaha dhigey tantan uguna qiimobadanahay. laugu farxaa waxbadan tantan baa dugsi ah dhar ahayna.yarta iyaaaaah ihihuihuihihihihihihihihih xaqibaaa iftiimay.
@kadraahmed9962
@kadraahmed9962 2 жыл бұрын
Kabaha dhadher iskadaa niinki waad bahdishey
@aminaheibe3231
@aminaheibe3231 2 жыл бұрын
Gabadh dheer ❤️🌹
@hodanquruux474
@hodanquruux474 2 жыл бұрын
Woow machallah
@xamdiadansayid77
@xamdiadansayid77 2 жыл бұрын
Hestan mrka isla qadesen bilowga anba iska oga in dhexdina waxkaso socdo 🤣🤣 wada jira inti nolosha idin dhiman love
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
😂😂 wuka tagay gaabdh ayu ka raacay
@safialambert3861
@safialambert3861 2 жыл бұрын
Machaala 💜🌹🌹🌹👍
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
tantan ma ahoo seebaaye xamaray wadajireeey. yaryar waayahayga iyo noloshaydadanbe.yar
@workinehmengistu3448
@workinehmengistu3448 2 жыл бұрын
Very interestin song
@fiinjr3062
@fiinjr3062 2 жыл бұрын
Heestani waa hestii madaxtoyada lagula kala wareeGay😅😅😅
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
yarta 5🖐🏾
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk Жыл бұрын
jeceylkii gaabte
@mustafekiikonovic9775
@mustafekiikonovic9775 2 жыл бұрын
DHARAKAAN XIDHANAYAYE DHAXATA IGA CELINAYSAYAY LAMANAHA QARNIGA
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Hada tan wu ka tagay midkale ka raacay😂
@haruundjiboutiennadan1871
@haruundjiboutiennadan1871 2 жыл бұрын
beautiful
@Taliso1
@Taliso1 2 жыл бұрын
Muqdisho waa la Inka sugayaaa
@siyamali5524
@siyamali5524 2 жыл бұрын
Jaceel fanaan jecel maxa wa riyo awaleh a aminin 7carura ayu cidlada dhigay xiis cagdherey
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Maanta ayada cidlo dhigay oo naag kale ka raacay
@siyamali5524
@siyamali5524 2 жыл бұрын
Awr ka cirkay kabo yar xidho
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khayryaashaaay dumaaar.ihihihihii
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
My god bless you couple
@mahamoudjama1845
@mahamoudjama1845 Жыл бұрын
Hhhhhhh qayrkaa waad ka hadhay maanta saw maaha..
@habiilmire964
@habiilmire964 Жыл бұрын
Inta ay kala tageen yaa og
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Hada tan wu ka tagay midkale ka raacay😂
@kiinabdi680
@kiinabdi680 2 жыл бұрын
Masha Allah isku waara 🥰🥰🥰👍👍🙏💯
@anizzaaadam9776
@anizzaaadam9776 2 жыл бұрын
M.a allha haidiin barakeyo
@ismaelosman9848
@ismaelosman9848 2 жыл бұрын
wow that is a true love
@raysabdiqadir1859
@raysabdiqadir1859 Жыл бұрын
Ww masha Allah
@zahranourismael3972
@zahranourismael3972 2 жыл бұрын
Mashalah
@farhanyuusuf3830
@farhanyuusuf3830 2 жыл бұрын
Lamanaha qarniga🥰
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
Runrun.
@ayaanabokor8879
@ayaanabokor8879 2 жыл бұрын
Suudh iyo kabo isboortiya 😂😂😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Qayrky wan dhafya💔
@sagalalishire1838
@sagalalishire1838 2 жыл бұрын
Jolie couple 💑
@armes4189
@armes4189 2 жыл бұрын
Caruur ayaa sugayso ninkaan oo wadan ajanib uga tegay.
@hodanquruux474
@hodanquruux474 2 жыл бұрын
Jacelku ha waaro
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
waan daafayaaa.offcourse
@adnaayaan2175
@adnaayaan2175 2 жыл бұрын
Hoga oo kaba dhadhar may Iska dayso sowkan nikii meel madhan noqday ninku inu ka yre dheryhy bu ku qurx bdnhy 🤣🤣
@idylmohamed2367
@idylmohamed2367 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣❣❣Best song awaleh iyo dumashi miis
@asmaafarhaanmahmuud428
@asmaafarhaanmahmuud428 2 жыл бұрын
Naag nin soo dhacday uma horeysid
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Hada tan wu ka tagay midkale ka raacay😂
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Waa lagasi dhacay
@ayaancaraale6245
@ayaancaraale6245 Жыл бұрын
Ayaancaraale
@Somalilandgirlll
@Somalilandgirlll 2 жыл бұрын
Sooooo beautiful
@farxaanhassan330
@farxaanhassan330 2 жыл бұрын
Mnsh aallh
@salehahmed2890
@salehahmed2890 Жыл бұрын
❤🤴King ❤Queen👸❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
yarta.aww
@kuuxiisay5347
@kuuxiisay5347 2 жыл бұрын
Wanjiricoodey an daawadey
@khaliilraadaalofficial5466
@khaliilraadaalofficial5466 2 жыл бұрын
Couples🥰😋🤩
@mohamedabdulahi5239
@mohamedabdulahi5239 2 жыл бұрын
War soo carar canada walaxiry airaporada yana lkuku yacine
@naima6045
@naima6045 2 жыл бұрын
Maxaa waaye caloosha dhikilan awaaloow
MISS XIIS | HANTIDU WAY II DHANTAHAY | SHOWGI AWALE ADAN & MISS XIIS 2022
4:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 59 М.
MSS XISS | LA JOOGISAN JECLAHAY | BANDHIG FANEDKA LAMANAHA 2022
7:50
AROOSkII AWALE ADEN IYO HANDA ALI
4:09
Geeska-Production
Рет қаралды 19 М.
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 394 М.
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 2 МЛН
AWAALE AADAN  DAMEER GAARI WAAA FARAS SHOWGII LONDON 2023
5:48
Darajo Studio
Рет қаралды 2,4 МЛН
Cawale Adan iyo Miss Xiis &Warysi Xiisoleh
11:09
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 646 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00