Miyaa Ciil Loodhintaa (Original)

  Рет қаралды 2,192

ADDE JAMA

ADDE JAMA

Күн бұрын

Пікірлер: 1
@Somalis
@Somalis 11 ай бұрын
ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵ 00:04 Miyaa ciil loodhintaa 00:12 miyaa cadho lalatagaa 00:20 miyaa camal loo go,aa 00:28 nasteexa 00:29 miyaa lacaydhshaa 00:34 miyaa, 00:35 cadow loo jabshaa 00:43 nasteexa 00:44 miyaa lacaydhshaa 00:49 miyaa, 00:50 cadow loo jabshaa 00:57 miyaa, 00:59 alla miyaa 01:01 miyaa cadow loo jabshaa 01:09 ruuxaad 01:10 calmatee jeclaatay 01:13 dunida ugu caaganaatey 01:17 nafteeyda iyadoon 01:19 canaanan 01:21 ma inay 01:22 kugu caasidaa 01:49 hadii canbayahoow bisaladay 01:53 codkaagu 01:55 naftayda deeqayn 02:02 hadaan cindiga iyo 02:04 laabtiyo 02:05 aan calooshayda 02:08 kuu baneeyey 02:14 hadii canbayahow bisladay 02:18 codkaagu 02:19 naftayda deeqayn 02:26 hadaan cinduga laabtiyo 02:29 aan calooshayda 02:31 kuu baneeyey 02:38 dawooy ma inaad 02:40 i ciishoo 02:42 cakuye lagu wiirsadaabaa 02:50 dowooy ma inaad iciishoo 02:53 kaguye lagu wiirsadaabaa 03:02 miyaa ciil loodhintaa 03:10 miyaa cadho lalatagaa 03:18 miyaa camal loogo,aa 03:26 nasteexa miyaa caydhshaa 03:31 miyaa, 03:33 cadow loo jabshaa 03:40 nasteexa 03:41 miyaa la caydhshaa 03:45 miyaa, 03:47 cadow loo jabshaa 03:53 miyaa, 03:55 ala miyaa 03:58 miyaa cadow loo jabshaa 04:06 ruuxaad calmatee jeclaatay 04:10 dunida uga caaganaatay 04:14 naftayda iyadoon cananan 04:18 ma inay 04:19 kugu caasidaa 04:52 jacaylku 04:53 markuu i ciilay 04:56 markuu cududaha 04:58 igooyey 05:04 dhibaato markaan cantuugay 05:08 waliba la igu sii 05:10 cuslaaday 05:16 jacaylku 05:18 markuu i ciilay 05:20 markuu cududaha 05:22 igooyey 05:28 dhibaato markaan cantuugee 05:32 waliba la igu sii 05:40 dawooy ma inaad iciishoo 05:44 cakuye, 05:45 la iigu wiirsadaabaa 05:52 dawooy ma inaad iciishoo 05:55 cakuye, 05:57 la igu wiirsadaabaa 06:03 miyaa ciil loo dhintaa 06:12 miyaa cadho lalatagaa 06:19 miyaa camal loo go,aa 06:27 nasxeexa 06:29 miyaa la caydhshaa 06:33 miyaa, 06:34 cadow loo jabshaa 06:41 nasteexa 06:43 miyaa la caydhshaa 06:47 miyaa, 06:48 cadow loo jabshaa 06:55 miyaa, 06:56 ala miyaa 06:59 miyaa cadow loo jabshaa 07:07 ruuxaad calmatee jeclaatey 07:11 dunida ugu caaganaatay 07:15 nafteeda iyadoon canaanan 07:18 ma inay 07:20 kugu caasidaa 08:00 anigoo qaba caafimaad 08:04 markaad cudur 08:06 igu bilowday 08:12 hadii calaf waa nasiibeee 08:16 aad hankaygii 08:17 cirka ku laashay 08:24 anigoo qabo caafimaad 08:28 markaad cudur 08:29 igu bilowday 08:36 hadii calaf waa nasiibee 08:39 hankaygii aad 08:41 cirkaa ku laashay 08:47 miyuu camal iga baxaa 08:51 miyey cabashadu idaysaa 08:59 miyuu camal iga baxaa 09:03 miyey cabashadu 09:05 idaysaa 09:11 miyaa ciil loo dhintaa 09:18 miyaa cadho lalatagaa 09:26 miyaa camal loo go,aa 09:34 nasteexa 09:35 miyaaa la caydhshaa 09:39 miyaa, 09:41 cadow loo jabshaa 09:48 miyaa, 09:49 huunooy miyaa 09:51 miyaa cadow loo jabshaa.
Qabrigii Jacaylkoow (Original)
6:04
ADDE JAMA
Рет қаралды 2,2 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
Adaa Adaa Igu Bilaabay (Original)
9:53
ADDE JAMA
Рет қаралды 41 М.
SIDA GEED CALEEN LOO  || TIJAABI CODKAADA
9:36
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 20 М.
LIIBAANTU WAA (Original)
7:07
ADDE JAMA
Рет қаралды 18 М.
Nasteexo
9:56
Release - Topic
Рет қаралды 145
Baxsan Inan Yar OO Mudha
8:03
ADDE JAMA
Рет қаралды 67 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН