Faraskaagii Laga Badi(Original)
6:20
Saynabey Wanaagan(Original)
6:34
4 ай бұрын
Ruuney (Original)
7:01
5 ай бұрын
Cunaabiga (Original)
5:00
5 ай бұрын
Adaa Adaa Igu Bilaabay (Original)
9:53
Qalbi Gudhan Miyaa (Origina)
6:42
LIIBAANTU WAA (Original)
7:07
6 ай бұрын
Heleeloy(Original)
8:06
7 ай бұрын
Isha Sacabka Mari (Original)
8:53
Baxsan Inanyar Oo Mudha(Original)
8:00
Boodhari Sidiisii(Original)
3:07
7 ай бұрын
Inaan wali ku jecelahay(Original)
4:34
Maka Yaabi Doontaa (Original)
6:41
Miyaa Ciil Loodhintaa (Original)
9:56
Qabrigii Jacaylkoow (Original)
6:04
Dhabtuu Jacayku Yalaa (Original)
5:28
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
Bariido Wanaagsaney (Original)
8:12
Gufaaco (Original)
7:36
9 ай бұрын
Nasteexooy (Original)
5:29
9 ай бұрын
Canbaruudka Naasaha (Original)
4:57
Dhirta Xididka Hoosaa (Original)
10:00
Ma Jabuuti Baan Abid (Original)
3:20
Ma Isyara Jeclaanaa (Original)
7:08
Пікірлер
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 13 сағат бұрын
Codkani kii Salaad darbi ma'ahan lkn Zeynab waxaa la qaadaya yar kale
@AbdiG-fo5ux
@AbdiG-fo5ux Күн бұрын
❤❤❤❤4 digfeer again yarta waxaa tidhi jemala pamela stars no point return midganta
@AbdiG-fo5ux
@AbdiG-fo5ux Күн бұрын
❤❤❤❤4 sun canaah geela afka sun cab dhimo adhigo
@ghboy2914
@ghboy2914 6 күн бұрын
Allah maxuu codsiiyey aabaha jaceylka allow kuu naxariiso aamin
@HalisTa..22
@HalisTa..22 7 күн бұрын
Farta boogta aan daro Aan furfuro'e waxa dhacay Faallada markaan dhabar U fadhiistay kaligay Faraskaagi laga badi✍
@MuztapheMuktar-lf9mr
@MuztapheMuktar-lf9mr 11 күн бұрын
Old is gold😩💋💔
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 14 күн бұрын
Hee allaha uu naxaristo ❤❤❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 14 күн бұрын
Sal fudaydku xaawuu jannadii ka saaree✍
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 14 күн бұрын
Aun Cabdale maxamed sag saag ayaa hal abuuray midhaha heestan kuna Luqeyn jiray.
@alisaid2008
@alisaid2008 14 күн бұрын
Mirihii xuseen ow faarax laxankii ismaacil yare codka xaliimo khaliif magool
@SooraanXasan-y8l
@SooraanXasan-y8l 15 күн бұрын
Sali
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 15 күн бұрын
Hadaad raali iga noqon rugteenan markaan go.o raxmaay ugu iman rugteenii😢😢😢 sidaas weeye
@HalisTa..22
@HalisTa..22 15 күн бұрын
Asayda inaan xirtiyo Agoonta inaan la qaxo Astaahil uma aanan lahayn😓✋ Wax aan ku cabiro waan waayay miizaanka Erayadaas, Sorry hooyo kasta oo la dhibaateeyay🙏
@MuxudiinCbadinuur
@MuxudiinCbadinuur 18 күн бұрын
Call ❤❤❤❤
@MuxudiinCbadinuur
@MuxudiinCbadinuur 18 күн бұрын
Call ❤❤❤
@AhlamMoalim
@AhlamMoalim 19 күн бұрын
Waxaanaa. Kaa hees Xikmad garaad Aqoon
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 20 күн бұрын
Inan Yahay Rag Iyo Dumar Ruuxaad Isbarataan Kaa Raysan maayee Waabuu Kuu Riyaaqaa
@eyezzeye8386
@eyezzeye8386 21 күн бұрын
❤❤
@moogemooge3836
@moogemooge3836 26 күн бұрын
Waaw mmmmm caadi maahan waa hees cajiib ah mmmmm
@maxamedcabdulle4551
@maxamedcabdulle4551 Ай бұрын
Asxaabey abwaanka curiyay ayaan si deg deg ah ugu baahanahy ma jira qof ii sheegi karana ?????
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 5 күн бұрын
AL FANAAN CABDI KAAMIL CAWAALE allaha u naxariisto Mujaahidka. waxaa igu maqaalo ah in uu heesta alifay Mujaahid Maxamuud Axmed Cali (Dabagooye) . allaha u naxariistee. Mujaahid Maxamuud Axmed Cali -Dabagooye , wuxuu ka tirsaanaa Ciidankii daraawiishta, wuxuuna ka mid ahaa 13 Mujaahid ee galay Buundadii Godey , wuuna ku shahiiday, asaga Mujaahidiintii kale ee galay buundada Godey. allaha u naxariisto dhamaantood. Mujaahid Cabdi Kaamil Cawaale. wuxuu ka tirsana Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, qaasatan Ciidankii Kumanadoska, Guutadii Lixaad ee danab ee daganeyd Horaantii 1970 kii degmada Cadaadley ee Gobalka Waqooyi Galbeed. Mujaahid cabdi kaamil wuxuu ahaa geesi kumandos ah oo waji furan, cod macaan , wuxuuna qaadi jiay heeso guubaabo ah una gaar ah Ciidanka kumandos ee Danab, waxaana ka mid ahaa heesihii guubaada " waxaa nahay kuwa gurguurta oo galab carraaba. wuxuuna Ciidanka kaga soo biiray Magaalada Awbarre. Mujaahid Cabdi Kaamil Cwaale & Mujaahid Maxamuud Axmed Cali (Dabagooye) waxay ka mid ahaayen Geesiyadii casharka lama ilaawanka u dhigay maxaysatadii Xabashida . allaha u naxariisto dhamaantood ciidamadii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay Dagaalkii 77. waxay noo hureen naftooda. Waxaan ahay naftii hure Neecaaw qaboob iyo nimco Iyo Barwaaqiyo. Nabad lagu nagaadiyo , Nolashaba iloobee. Nacasoow Gumeysigan, Nabarada qarsooniyo, Nac aan iga hareyn iyo, igu reebay naafada. Nabad lama wadaagee. Neecaaw qaboob iyo nimco Iyo Barwaaqiyo. Nabad lagu nagaadiyo , Nolashaba iloobee. Nacasoow Gumeysigan, Nabarada qarsooniyo, Nac aan iga hareyn iyo, igu reebay naafada. Nabad lama wadaagee. Nidar baan horay u maray, Niyadeydu waa meel. Haddii aanan soo noqon , Calankeyga Nuuroow Allahayow ku nabad gali. Nidar baan horay u maray, Niyadeydu waa meel. Haddii aanan soo noqon , Calankeyga Nuuroow Allahayow ku nabad gali. Waxaan ahay naftii hure Ma nastoo habeen qura, nafis uma casheeyee Naakhuudayaashiyo , nacabkaan ilaashaa
@IsmaciilMuuse-kf6uo
@IsmaciilMuuse-kf6uo Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Hees xusid mudan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Hees xusid mudan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
AHUN
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
AMRABBI haw naxariisto Ustaad Ali Sugule Cigaal oo midhaha Lahaa iyo Axmed Naaji Sacadba.
@user-yj5uz1bw8p
@user-yj5uz1bw8p Ай бұрын
Cumar dhuulle😅😮😢😢😂
@user-yd3dz1pk5q
@user-yd3dz1pk5q Ай бұрын
Masha'allah masuul
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 Ай бұрын
Dabadeed cawayskii gabdho timaha loo dabay marsanaaya diifkii,qofka qoray wa khalday waxay ahayd"marsanaya diibkii."
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl Ай бұрын
Ax yaa cumar mahdi
@idiriscabdi43cartan3
@idiriscabdi43cartan3 Ай бұрын
Nabar doog ahaa baad Qoloftii ka diirtoo. Damagadaye xanuunkaba. Waxaa igaga sii daran. Anigoon dareen qabin haddii la ina kala dilo... Dufaan ku qaadiyo waa sahal dabayshuye. Ayaan daadku kula tagin❤❤😮😮😮😊
@idiriscabdi43cartan3
@idiriscabdi43cartan3 Ай бұрын
Adigaa ku daabacan Dubaagqa iyo laabtee. Hadaan diiday Ruux kale in uu Dabinka iigo. Oo anigoon dareen qabin hadba laygu kaa diro❤❤❤❤❤adkaatay kkkkkkkk
@idiriscabdi43cartan3
@idiriscabdi43cartan3 Ай бұрын
Dul la.aantu waa ceeb hadaad tahay qof dooree. Waa laga dambeeyaa.halkii kuu daraatoo.waa la iska diidaa Doqoniima hoosee❤❤😂😂😮😮😅😅❤❤❤
@AsadkulaneMahamed
@AsadkulaneMahamed Ай бұрын
Axasan hees Allaha ha u naxariisto ❤❤
@lucamax3322
@lucamax3322 Ай бұрын
Hacoo what that mean?
@qurankareem2639
@qurankareem2639 Ай бұрын
Useless
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Ilàhy how hababady haw naxariisto
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Hadeynan heshineyn wa ineynu kala harna kala howl yarey sana aun cumar dhule cali
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Haweenooow Ninka idin jecel maxaad oga carartaaaN
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Ай бұрын
Esh calaa Hees Cumar Mahadi AUN
@IlyaasCiidow
@IlyaasCiidow Ай бұрын
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN Ай бұрын
08:01
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN Ай бұрын
Bukaan Cudur Waa Jacayl Waa Boogaan Laga Buskoon Wuxuu Badi Kugu Helaa Bariido Afkuun Ku Siman Ruuxaad Isbarateen Mar Hore Ayuu Balag Kuu Sudhaa Haduu Ku Bariisadana Wadnuhuu Baal Kaa Degaa Jacaylku Wuxuu ibaday Xanuun Aan Iga Baxay Baahida Inantaan Uqabay Oo Aan Wacadka Ubislayn
@AbdirahmanHassan-pz9bq
@AbdirahmanHassan-pz9bq Ай бұрын
🎉😢
@AbdirahmanHassan-pz9bq
@AbdirahmanHassan-pz9bq Ай бұрын
😂😢🎉
@AbdirahmanHassan-pz9bq
@AbdirahmanHassan-pz9bq Ай бұрын
Zxp you have 😂
@yasinahmed3328
@yasinahmed3328 Ай бұрын
Heestan xusuus 1984 heestan stadium muqdisho galbti laga shidi jiray marka horyalka jiro
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Ай бұрын
Ciidenu nabaad🎉😂❤❤❤❤😂🤰🌹❤️🌻👨‍👩‍👦😮
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Ай бұрын
👪🌺👨‍👩‍👦❤️🤱🥀🥀👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👦‍👦👨‍👩‍👦‍👦🥰🤱👨‍👩‍👧🥰🥰😊🥹😊ceeldher waa ka waadah
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Ай бұрын
Dhuulka iyo dadkuma haa noladan
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
X IT WAS THE ONLY ONE THAT I THINK THAT WAS THE ONLY ONE I THINK I WOULD DO IT IS A GREAT MAN BUT I'M
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Xamse and the other TWO men are the best
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Cxjdidjdieiw
@ShaficiXasan-hd9yh
@ShaficiXasan-hd9yh 2 ай бұрын