Muuse Alle ha barakeeyo gudde iyo dibbad ba waa lagala dagalamay se maanta wuu nastay
@naeemayusuf64649 сағат бұрын
Dambigiisa Alle ha dhaafo Muuse waa geesi ay garan waayeen kuwui isoo dagaalamay kuwuu aqoonsiga u doonayey ha ka nasto buuqooda.
@IbiEntertainment8 сағат бұрын
@@naeemayusuf6464Muuse ilaahay naguma soo celiyo oo cudur dagdag ah rabbi haku’rido oo saxariir rabbi ha’u dilo & wixii Ethiopia 🇪🇹👎🏼🤮 taageera ama walaaltinimo u haya rabbi owlaadooda ha’ka’qaado wixii cadowgeena soo jireenka ahaa garab siiya yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@MohamedmohamudHasan8 сағат бұрын
Muuse madax Wayne hore ayuu aha wuuna tegay guri uu leyhy kama shaqaynayn qaranka ayuu ushaqaynayey kan hada joga qarankiiza ayu ushaqaynaya
@Khaalidgamiil7 сағат бұрын
Dhaaxo ayuu idhi waar waxaasi oog ku ekaan maayaan aynu kahor tagno way maqli waayeen saaka markii lala dul imid Bay miirsadeen aragti dheer awal udaa ❤❤
@IbiEntertainment7 сағат бұрын
@@Khaalidgamiil Muuse isagaa meeshan nadhigay oo shicibkaas laayay ilaahayna hakala xisaabtamo yarab 🤲🏼 waxaan hubaa Muuse inuu ahaa shar Sland loo soo’diray inuu burburiyo walahi waana basaas Ethiopia 🇪🇹 ay soo dirsadeen si dhaxalkeena loo qaato oo colaad loo’kala abuuro lana is’naco Sland Hassanna wuu la’ogaa labaduba Cadowga Ethiopia 🇪🇹 ayay u shaqeeyaan ilaahayna umadda Somali haka qabto oo nacald alle haku rido yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Mawliid-s5f3 сағат бұрын
guuuuuul boqor buurmadow
@aminaawil803710 сағат бұрын
Ma quruxdii SSC iyo calankii buluuga ahaah iyo bilicdii iyo nabadii wanaagsa ayaa ku dhibtaya Masha Allah guul iyo gobanimo Allah ha noo xafido❤❤Allah ha noo xafido nabada ❤❤
@AhmedIbrahim-ut3wm10 сағат бұрын
SSB🦊❤️wa u diyar huwanta SSC ama jabhada 👍🏻🫱🏽🫲🏼
@hamsaibro645412 сағат бұрын
Boqorkii somaliland baa hadlaya ka aamuasa ❤
@haboon1809 сағат бұрын
Ma ninka ku faanay cidanka ayaan furfuray, ee raga la dilay iyo raga la xidhay ka masulka ah, ayaa Boqorka Somaliland ah. Caqli ayaan kugu jirin.
@khalidmahamud17565 сағат бұрын
Maskaxda Haber jeclo waa noocaas weeyaan doli doli dhalay😂😂
Xirsi ayaa ku raacsan walaahi in la xidho xafiisyada somaliland ..oo la socda xasan sheekh .hadaynaan runta isu sheegayn waxaynu taraynaa reer somaliland
@farxiyacabdilaahi484311 сағат бұрын
Cimrigaagu ha dheeraado bogor Nimanka awooda sheeganaya somaaliland ku muduci ahna allaah ha jabo allaah hajabiyo
@CabdikariinQaalibCabdi10 сағат бұрын
Boqorka africa ❤😊
@abdinasirmohammed459510 сағат бұрын
Libaax noolaw boqor Somaliland guul
@AhmedIbrahim-ut3wm10 сағат бұрын
Guul boqor geeska ❤️🇿🇦
@husseinomar59423 сағат бұрын
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
Masha Allah waa war cad mar walba haloo diyaar garoobo dhifaaca dalka iyo dadka ciidamada ha la kordhiyo xuduudaha o dhan ciidamo ha la dhigo difaaca ilaa xuduudaha aynu la leenahay itobiya iyo jabuuti xitaa waa in ciidamo xoogleh la geeyo dhinaca walba xuduudaha somaliland Insha Allah
Cabdiraxmaan cirro maxaa aamusiyey Horta ee uu shacabkiisa ladhibaataynayo uga hadli waayey. Miyaaanu ahayn madaxweyne soomaaliland waa noocma!!!!! Xasan sheekh waa cadowga soomaliland and jubaland and putland!!!! Se cirro.maxaa aamusiyey isaga iyo dowladiisaba waxbaa aamusiyey
@MaxamuudMaxamed-sm3ub12 сағат бұрын
Puntland jubaland max igaga xidhan hadu cadow u yhy somaliland somalia gala nahay garowe kismayo waa dhulkisa ama cadow ha isku ahadan ama ayay isku ahan
@sofiaabdi39818 сағат бұрын
Waha amuusiye hasan sheikh ayu gacanta siyey , Somaliland ayu somali konfur ku waada, Allow xakayeelin 🙏🏾
@farduus_8 сағат бұрын
Xaqa allah tusiyo odaygan somali xaqa hestaa wuxu yahay ayaga xun oo is neceb qoon xun ilahay wuxu ku dhibaa madax xun allah an u noqono an is cafino ilahay waa naga qabana xasan iyo waxa lamida
@adama25789 сағат бұрын
BOQOR QALBI MADOW WAA FEYSAL CALI WARAABIHII 2AAD,OO DAB IYO BEENSIIN LA WAREEGAYA UMMADDA SOOMAALIYAEED DHEXDEEDA,KANU MA AHA MADAX DHAQAMEED EE WAA MADAXA FITMO ABUURKA WAA WAA KOOFIYAD BACLE MUNAAFIQ AH.
@aminaawil803711 сағат бұрын
Dhulbahantay kuuma jaadaan garadadayado kuuma jawaabayaan dhulka aad u soo daysay maad maxaabiistaad ku soo daysid samir iyo iimaan Dhulbahantay dhulkiisu waa xor guul D5❤
@AhmedIbrahim-ut3wm10 сағат бұрын
SSB🦊❤️ inty jirtoh wax SSC la dhaho majiroh 🙋♂️
@salahthefruad917412 сағат бұрын
Kolba Reer ayuu keefleefaaa. Hadda Garoowe iyo Kismaayo ayuu leefkeefataa.. Waaa xaqiir ka macaashay dawlad la'aanta Somaliya.
@HilaacR11 сағат бұрын
Adii wuu ku dhaama nin iskenay isosaaray oo magaca leh taajir tadhahay ah sidada 0.5 $ ma shaxado uu kuso galo internetka dabadedna dadka ku caaya
@AbdirahmanJota-b2o11 сағат бұрын
Idinkaa la isku kiin dilaa
@NimaIbrahim-p8f12 сағат бұрын
War anagu reer waqoyi ma nihin somalilan baa nala yidhahdaa ictisaam waxay u ololaynayaan somaliya oo wax laga baryayaa Subxanallaah
@MohamedmohamudHasan7 сағат бұрын
Doqon bad thy amus xayawannyahaw
@FarahAbdul11 сағат бұрын
Somaliland waxa haboon in Ramadaan iyo Wakhtiga xajka in xoolaa laga jooji Sacuudiga lana tuso in aan laga maarmin karin xoolaa Somaliyeed.
@nuralanur4907 сағат бұрын
You’re the one who supports this nonsense government ??? He was not fighting muse bixii but he our fighting Somalilander people
@gobpro357613 сағат бұрын
Ciro waa faashil,xasan sheekh muusaa ka adkaa ninkaa waakii wareeriso ku xidhay
"Waxaa tiri haday yidhaahdaan intayada meeshan doono ayaan la qabanaynaa ee aan nabada kawada hadalo waan soo dhawaynaynaa" Taa macnaheedu waa inaad raali katahay in somalilaan lakala jaro oo aamad aaminsanayn waxsomaliland la yidhaaa
@AbiibColaad10 сағат бұрын
Burmadaw hada ayunbuu SFCN ubaraaguray bari iyo galbeed ba in dalka Laga sowerray siyasad ahaan iyo dhaqaalo ahaan diplamasiyed ba hada ogaaday cadawga Somaliland UGA boqorku hada ugu jawabay wlee
@halimadirie530111 сағат бұрын
Maxaad ugu yeedhanaysaa dhulkaaga inuu kula soo dego nin aan wax wada lahaanba aqoon
@halimadirie530111 сағат бұрын
Marka horeba maxaad u ogolaateen in magaaladiina laydin la soo dego iyaguba lasacanod iyo buuhoodle ma ogola in lala dego
@adama25789 сағат бұрын
BUUR - MADOW WAA HOGGAAMIYE KOOXEED MA AHA MADAX DHAQAMEED.
@historynerd75496 сағат бұрын
Allah hanaga qabto xasadka
@haboon18010 сағат бұрын
Raganimo ma laha. Waa nin sooreed. Nin soori qaaday, waa nin ay seefi qaaday.
@KareemHussein-yr3yp10 сағат бұрын
Raganimada sida aad ku taqaan ama aad ogtahay Ms/Haboon aan kaa faaidaysane wax nooga sheeg
@haboon1806 сағат бұрын
@KareemHussein-yr3yp Ninkani Habarjeclo ceeb ayuu ku yahay. Waxa uu ku faanay in cidanka qaranka uu furfuray. Ragii la dilay Iyo raga la heysto, isaga ayaa ka denbeeyey.. waa iman laawe.
War alle halaga cabsado soomaali dhiig danbe oo daata uma baahna😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nevaehshalo12 сағат бұрын
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM. INSHAA LAAHU DHIIGAA ISLAAMKA EE DAADANAAYA IN ILAAHAY SUBXAANO WA TACAALAA XAL BADBAADO AH IN SI DHAKHSO ILAAHAY LAGA HELO AAAMIIN
@ApdixakiinHassan8 сағат бұрын
Xafadooda ha utaliyaan 😂😂😂😂
@hodankariye7 сағат бұрын
Cirro waadigii watay ee waxah kaha hel dameeriyo bilaaha damiir ah ee hunguri uun kaha qabayaa 😊
Boqorbuurmadaw wxu qirtay inuu dawlada la ogaa wada hadalka somaliland iyo soomalya waa khaain aan laysgu halayn karin somaliland waxay u footaysay 100 97 taasay khaayimeen Allah mahadle Guul Somaliland
@naasirmaxamud8 сағат бұрын
Madaxwaynaha JSLAND wuu u qalmaa Boqor cismaan buur dahab
@YusufJama-u8n12 сағат бұрын
Xirsi iyo ixtisaam inta indhaha laga lalinaayo hawli waa wali ma dhawa reer somaliland ..
@ahlanhussien11 сағат бұрын
Cadho ka kacday wanu dhacnay ma dhaxalbad moodaysay
@alimohamoud27146 сағат бұрын
Boqor buur modow,waadigii lahaa,ciidamadu hakasoo baxaan furinta,anigaa $500 siinaya kuwa Habar jeclo. Adigoo ku xumaynaya Muuse Biixi . Muuse teg,waataa deegaanadaadii la soo wareeray. Ku soo dhowow taladaadii xumayd ee ceel afwayn
Yaa huu! Waa Nin ka kufaanay cidanka ayaan furfuray. Oo ah raga la dilay iyo raga la xidhay, ayuu guul ka dhigtay. Shacabka Somaliland sida xaarka ayaad ugu soo urtaa.
Reer somaliland in la baabiiyo anigaa taageersan oo isaaq ah waayo Ninkooda adag oo wax ka dhiciya ayagaa diLa oo rida markaa hala karbaasho naagaha naaguhu dhalay, Maalintay muuse biixi rideen ayan ka quustay waayo muuse biixi dhanka siyaasada xasan shekh wuu wareeriyey meel wanaagsan ayuu marinayey lkn shacabkaa la laaluushay kadib markii la riday muuse biixi waataa kuwii la laaluushay ee shacabka ahaa loosoo dhigtay hala karbaasho wasaqda
@IdilCabdi1073 сағат бұрын
Waqooyi waa xagee
@mariaahmed901810 сағат бұрын
Libaax libaax dhalay boqor
@advyser8 сағат бұрын
Somaliland iyagaa halkaa is dhigay Mouga Somaliland baadbaadin lahaa ee Ethiopia oo bariga Africa ugu awood badan xulafo uga dhigi lahaa, dadka Somaliland markay ka codeeyeen ee doorteen rag ka soo horjeeda oo Jabuuti itaal hayn dabada ku haya
@SalM00Z8 сағат бұрын
Somali waa Dad xun Nin ikhyaar ahna madax-dhaqameed iska daaye ruux caadi ah kuma noolaan karo
@axmadibrahin45711 сағат бұрын
Soomalilan sawtii sheeganaysay inayna somaliya ka talin somalilan
@advyser8 сағат бұрын
Dadka Somaliland waa dad aragti gaaban Kooda ugu ildheer baa ugu ayaan daran Hadhaw bay calaacal la soo kacayaan
@maxamedmaal84944 сағат бұрын
Buurmadow aawaydublamasigii miyuu hurdaa soo toosiya
@ibrahimibrich95668 сағат бұрын
Xamar ma rabno iyagii ayaa burbursan ,somaliland gulaysta cadwgana iska dhiciya wa bilahi tawfiiq ,
@husseinibrahim-y8h4 сағат бұрын
Boqor,somalipand waxa kahkaldani waa wax 1991kii xumaaday oo madaxwaynihii craxmaan axmed cali wuxuyidhi waar aan lamidawno oo waxkalaqorano xamar is aan ku,awrkacsano oo kudhisano dhulkeena waana tii lagukacay . Waxa ilaadaha xunina waa waxlaga run sheegila,yahay ilaahada .
@abdikhadirfarah74155 сағат бұрын
Waxaan wariye mahan Ma somaliya buu u hadalayaa womaliya mase somalinad Kan oo kale in boqarka iyo dadka la midka ah In uu warasto mahan Wiligii saxafad ma soo dhigan baan filayaa