Alxm Alxm waarun Alle ayaa awoodiisa inagaga qabojiyay
@sidiiqmaxamed-pg6nm2 сағат бұрын
masha allah madaxweyne wanku faraxnay Hadalkaga lakin mid baa laga sugaya dufaaci wali kumad dhawaaqin
@dhulgariirСағат бұрын
Suuqa aad gubteen waanu idinka warhaynaa inaad ku qarafaysanaysaan Hase ahaatee kharash la idiin dhiibayo oo aad gacanta ku qaban doontaan jirin
@SaedDahir-v6d58 минут бұрын
Nooolow madaxayne
@geediali437Сағат бұрын
Kkkkk waar ma cabdi nacas ciraa hadlay bacaaac kkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@awm2212 сағат бұрын
Jazakallaah khayr Madaxwene sharafle masha Amiin Amiin yaa Allah
@UmuHudayfa-qf7iq3 сағат бұрын
Alxadulilah calakuli xaal ilahay subxaana watacala cawiil khair qaba haynogu beedelo masakiintenana aan u kacnoo reer somalilandoow
@iOnSL20 минут бұрын
KKKKKK FILM KAN HORAN SOO DAAWANAY CIRROY
@AmiiraMahamud-k4f2 сағат бұрын
Subxanalaaah
@abuhanaan9009Сағат бұрын
Meeshan huwantii baa gubaysee qofkastaa meheradiisa ha ilaashado ganacsadu ha keento waxyaabaha dabka lagula tacaalo markuu bilowga yahay oo meherad kasta qalabkaa hala dhigo ama labadii meheradoodba mid ugu yaraan
@OmAbdikarim21 минут бұрын
Qiiro xagee Ku danbeeyey
@maxamedcabdi602 сағат бұрын
Waarunta caaqil kalmadaas inuu dabku inagusoo noqnoqdey way jirtaa lkn hadaan lawada tashan waxpa suuragalimaayaan sidan uunbaa lahaani war hooy reer somaliland.now fadhiga halagakaco dalkeenii hantideenii waalagusooduuley
@khadarabdi40972 сағат бұрын
Saaka waraaqihii uu akhrinayay ka yimid e madaxwaynuhu
@ZamzamJama-h5v2 сағат бұрын
🤣🤣cirro hadlaya waa ikow lkn wxy sidu uhadlay
@yasiinmaxed3392 сағат бұрын
😢
@ArisakMaxamuud-v7m10 минут бұрын
Ma haduu soo toosay hurdaaye
@HiboAbdiahmed-q6q2 сағат бұрын
Somalilnd fiidmaad walba aya so gashee waxan wz kubayaa naxa lo ogaan layahay Lakin ciirio guudbad logana fadhiyin inuu daadgaa xanuunga la geesado weyan
@mohamedsaadmuse542Сағат бұрын
Hadalku waxba mataro ee waa in labaadho
@dhamme02 сағат бұрын
Waa in baadhis lagu sameeyaa dadka wax guba taasaa wax laga qabto mudan, ilaaalo adag waa in loo sameeyaa goobaha ganacsiga ayaan anigu qabaa.
@ali-hm7gzСағат бұрын
nijaas orad huurada kala tag dadka
@wwomann322 минут бұрын
Imiku toosay
@khadramahamed-qn2dq6 минут бұрын
Kii gubay oo hadana sidaan uu hadlayaa😂
@siradmСағат бұрын
Erayga qaranka mooyaane, miyan dowladda marna la oran karin? Waaxay qaranka, qaranku, qaranka! Mise dowladda in la yiraa waa nusqaan?. Ilaahay beddel khayr badan ha siiyo shacabkaas.
@nasraahmed790845 минут бұрын
shaqadaada mhe ama dadka u duce ama iska aamu
@halimamumin36432 сағат бұрын
Saaka waabu soo toose😅 Huradaayoo, dalku waa burbureyaa, hurdada ka kac oo sirdoonka dalka xooji, kuwaad u dhiibtey weey liitaan. Cadow badan baa dalkii soo gele. Is dhinac taagi is not enough.
@maxamedabdi41612 сағат бұрын
Mar walba wax lagu qoslo looma baahna
@IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo2 сағат бұрын
Ninkaaa madaxweynaha ah ee shaqadiisa haystaa buuq Uma baahna😂 ilaahay cml kan dhaaama hku siiyo wll