"Cadaw ma nihin ee waxa cadaw ah ninka..."Maayir Mooge

  Рет қаралды 5,319

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 Сағат бұрын
Ina mooge aad baankuu taageeraa lkn anigu dad tartamaya mid na ucodayn maayo kaadh kiina waan haystaa waxaan jeclaa adigoo sharaxan
@Ilyihlpb
@Ilyihlpb 2 сағат бұрын
Walaahi inaabtii adoo maayir ahayn ayaan ku tageerijiray habaryar abkarim axmed moogee noloow anigu waxaan ku niyeeya wlahii inaadeer qaali madaxweyne bacda cirro adeerkay muuse wadanka wuu dilay waxaan sugaya fly burco ku tago oo caruurteedana dhulkoodo jagadaan u iibiyay markay shaqatagaan ay dhakhtar ka dhisaan from Djibouti
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 Сағат бұрын
Qabyaaalad= Mayor Mooge
@LiibaanRaabi-u2s
@LiibaanRaabi-u2s 18 минут бұрын
Waa maayarkii hargaysa ooo isku xxaaaaaaray xoolahayagii masakiintana kadhargay. Waa cadawga gudaha. Maayarkusheeg
@MaxamuudBatuun-uq6gv
@MaxamuudBatuun-uq6gv Сағат бұрын
Maayarkii hargaysi reerbuu noqday la soco
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Сағат бұрын
Adiguna sow reer ma tihid Inkastuu reer ka dhashay ina Mooge hadana waa nin umadoo dhan u shaqeyo…kartidu waa u dhalasho…qabyalad laguma helo
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 38 минут бұрын
@@halilmamohamed4493 kuwi laha solticko waa halyaaye qaran dhaqan ayaa caac qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye
@choukriali1710
@choukriali1710 29 минут бұрын
@@halilmamohamed4493 haaye wuxu kusoo kalaqabtay dadkii kale ee u codeeyey .shaley muuse wuu ugahiiliyey wadani .isagaa la dooney mayirnimada adeer😉
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
HA BAKH LAYSO FILIMKII HORE INA MOOGE HARGAYSA CODKA KAGA BOOBAY MANTA KUU DHAQAYN MAYSO H AWAL COD INA MOOGE MAYFINKA CAQLI BADANBYAHAY MAY RER KIISA WAX MOODAY MID DHAMAY WAYEEN XERADU WAA WADA ULOO UL LAQAATO MALEH
@royking1171
@royking1171 32 минут бұрын
Kahor inta aanad maayirka wxba ka sheegin af-somaliga qoraalka iska sax Ina mooge cidii soo dooratay wa la garanayaaye
@QadanMohamed-i4t
@QadanMohamed-i4t 46 минут бұрын
Masha allah mayer
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Kuwi xolaha maskiinta ku mabaye ayaa mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye mooge good job adiga iyo inaa Cali darod iyo cidan
@hamsirr6551
@hamsirr6551 59 минут бұрын
Tanaa caano ah markaa. Isagaa tuug ah oo inta hargeisa u wada codaysay reer kuso kala qabtay
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 42 минут бұрын
@@hamsirr6551 qabyaalad ayaa indhaha ku tirtaye mooge waa nin baaln iyo cahdi leeh waxu kaa soo baxaye wadani waxu Balan qaadayaaye inu dhiso hargayisana nin dhisaye sida mooge maa jirto qofkuna waa xoor mesh dono ayu tageri kara ee kuwi laha solticko waa halyaaye qaran ayaad tahaye miya Maan xanaqeen hadu xita xafidisa waxu u qaban laha markad dalimka Garab sii sida intaan akhiro laa gadhiin iyo ilahi kaa soo Sara hadaye waxas oo waxaqabadi kuu noqan waydaye ilahaye ayaa kugu filaan ilahaye waxu yidhi kuwi ilahaye aminyow xaqa sheega oo xaqa garab istaga camlikina ilahi u gulaysiin dona danbiginana u dhaafi mooge iyo inaa Cali darod iyo cidan waa daad wax qabanaya ee tuugta qabyaalada iyo kala qaybiinti wada ilahaye ayaa ku filaan ilahaye ayaa ku filaan
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Сағат бұрын
Cirro iyo huwan hanoo sheegin faysal iyo nin mabda leh noo sheeg aan kula dooranee
@ZahrasalaxGeele
@ZahrasalaxGeele 2 сағат бұрын
Guul mayir moge next president Abdirahman ciro guul somaliland
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 сағат бұрын
❤ waxa cadow ah kuwa umadii kala qeybiiyay
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 сағат бұрын
Adigaa mayerka mooge. Oo Hargeisa 26ka jun. Lagaa aaminey beenta jooji. Wadani huwan dabadhilif dooni meyno dooran mayno wadani.
@hodancige7233
@hodancige7233 20 минут бұрын
Khasaare walee waad ka shaleyn waxaad wado shoodhe cudhey sirtaadii baa la helay waxba dhowran maysid
@HoodoDayib-n8h
@HoodoDayib-n8h 2 сағат бұрын
😂😂😂 wallahi waa cajiib rag midwalba leeyahy anaa wax qabanaya allaw waad ogtahy inanan qabyaaladna cidkudooranayne allw kii khairle 😢
@rashaail4191
@rashaail4191 Сағат бұрын
Cabdi falaasha maanta maxuu ka hadlayaa khaainkii kala qsyniyeye hargayso markaad dhaco falaasjow ha baroorsn
@slanddifac5460
@slanddifac5460 3 сағат бұрын
Waxan la yaa banahay reer wadani markay dhacaan cidii u sheegi lahayd 😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Kuwi xolaha maskiinta ku mabaye ayaa mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye mooge good job adiga iyo inaa Cali darod iyo cidan
@royking1171
@royking1171 28 минут бұрын
Ana wxn is weydiinayaa mrka la isku laayo hrgeisa cidii ku difaaci lahayd😂
@slanddifac5460
@slanddifac5460 5 минут бұрын
@@royking1171 kuwii buurta ku saaray ee 1991 yiri anigoo wax dili kara duco qaadan maayo ayaa idifaacaya 13 november iyo buurta Gacan libaax yan lagaa waayin yaa maskin 🤣🤣
@rashaail4191
@rashaail4191 Сағат бұрын
Falaasha hal aad ninki battay halkaa bay maaha walee falaasha la baray😊
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
ADA QABYAALADA ABAHEEDA HOYADEEDA
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Сағат бұрын
Inaalilaah al khayin mayaflah wala yaslah ina mooge = faqash
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 29 минут бұрын
@@maryamdirie6842 kulmiye hormaraka dhibaa solticko waa halyaaye qaran dhaqan somali maha kuwi isku dirka iyo cabudhiint iyo iyo tugnimadi waa laa soo AF jaraya kuwi ku Nola isku dirka ilahaye ayaa ceebayaye umada waye barataye
@SacadaSacad
@SacadaSacad 2 сағат бұрын
Oooo imika ma ina mooge ayaa madaxweenaha ku dhaga gadlayaa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 34 минут бұрын
@@SacadaSacad madaxwayeene wuu aha manta waa murashax moogena xisbigisi u kaa soo baxaye ayu taageraya waana baal an u galaye mooge meelksta kaa wax caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye
@choukriali1710
@choukriali1710 46 минут бұрын
Moogow waa lagaa baxay
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 36 минут бұрын
@@choukriali1710 mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye caaac
@Hanbal-f7w
@Hanbal-f7w 2 сағат бұрын
Qiirooy dadkad codkoodii halka ayad kugaadhy cashurtodiina xageedgaysay qiirooy lagu baray😂
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
INA MOOGE RER KISA NIN DHAMA WAAYAY. H AWALA RAJAYGAN WAY TAQANAANA QALBIGA KA OOYAYA
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 Сағат бұрын
Wadani=Somalia
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Сағат бұрын
Taagdaran heego ayaa tageero u ah somalia Qadiyadii Somaliland Kulmiye ayaa Somalia ka iibshay markuu wada hadal la furay…hawadii away…raggii mamul goboleed aqbalay baa raba rag inuu la xafiiltamo…heego been badan… reer dawlad ku naax ush 🖕🏾
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 сағат бұрын
❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
AFMIN SHAR NIMO KUU SHAQAYN MAYSO KADH KAA HORAAD U TUURTAYY..
@Cabdulahi1244
@Cabdulahi1244 3 сағат бұрын
Ilahayow nin daalin ah iyo nin daacad ah deeqdaada ha u simin. Muuse biixi horumarka uu somaliland gaadhsiiyey horta adaa xildhibaan iyo maayar ku noqday. Kolay kuuma muuqatee ayaamaha ayaa wax kuu sheegi doona
@trikabdi7554
@trikabdi7554 Сағат бұрын
Qabyaaliiste nabar 1 waa mooge Kii shaqada kuziiyay Abaaldarane
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 32 минут бұрын
@@trikabdi7554 solticko waa halyaaye qaran dhaqan wali heego wax kaa wacan Saan maa arag kaa waxa qabata waa qabilayste somaha
@royking1171
@royking1171 30 минут бұрын
Yaa shaqada siiyay wll😮
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Сағат бұрын
Maayar moogow aadanu madax Wayne kaa dhigaynaa laakiin xisbiga ciraxmaan khaliif ee huwantu taageerto ee ciidankii qaranka laayay ee jabiyay ee basaasay Qabyaalad geliyay hanoo sheegin waar meeday Qadiyadii sland tolaay
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 3 сағат бұрын
Ninka somalia , markaanu xil hayn u doontey wasirnimo ayaa cadaw ah
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch Сағат бұрын
Oo yaad walelaalwyinasaa sudiga reeking lasaftayi
@user-wb7vb1tf5j
@user-wb7vb1tf5j 2 сағат бұрын
Ninka munaafaqah maalinta adag buu soo baxaa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 минут бұрын
@@user-wb7vb1tf5j yaa munafiq maa adiga mise isaga isagu xisbi ayu kaa soo baxaye waxu balan qadaye inu dhiso ee maa munafaq ayu ku taagera kulmiye mooge waxi loo dortaye wuu qabataye wuna wada hargayisa nin mooge laa midana muu soo maran maa waxad tahaye kuw laha solticko waa halyaaye qaran duliga ilahaye maa jecel Wana kaa soo Sara dalimka ilahaye wu araka xaqa
@NimcoNimcoacmed
@NimcoNimcoacmed 31 минут бұрын
Qabyaalada jooji benta kada dadkA wuu dhdcay
@LiibaanRaabi-u2s
@LiibaanRaabi-u2s 14 минут бұрын
Malaydin wasaa waxayleeyiin haaaa.
@laylaOmarHirsi
@laylaOmarHirsi 2 сағат бұрын
Been cadaan ah mr. qiiro adigu waligaa meel gaadhi maysid
@SaedIsmail-v9k
@SaedIsmail-v9k Сағат бұрын
Midayn😂😂 kalmadda illaaa hdda aan macnaheeda fahmin
@royking1171
@royking1171 30 минут бұрын
Wali maskax ahaan baanad u qaan gaadhin hdaba 😂
@SiciidCumar-y3g
@SiciidCumar-y3g 2 сағат бұрын
Adiiga yaa shaq abuurk kusiiyay Muuse cadwo miyaa
@JinowGafane
@JinowGafane 2 сағат бұрын
Abdiramaan isagaa ukaabiriye Moogey hargeysi ku baratay
@munamahamedabdulahi948
@munamahamedabdulahi948 2 сағат бұрын
sida waxa u duubtane ma karofanka afkisa ayunbad duubteen duubis xuma nimanku
@tallocaafimaad8442
@tallocaafimaad8442 3 сағат бұрын
War Naxliga iyo Xumaanta Umada Kala Fadhiiso. Ya ibnu Fanaan kolay khayr kaama so socdee.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Adu qudhanka iyo qabyaalada kala fadhiso waa nin xisbigi ka so baxaye dacad u aah ee tuugti dalka baabisay ee asku dirk ku nolyeed waa laa soo AF jaraya
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Baroooor
@HassaniHassan-i2z
@HassaniHassan-i2z Сағат бұрын
Isagu dawlada hoose mudo sadex sano ayuu maayer ka ahaye muu shaqo soo xayeysiiyo intu reerkooda kabuuxinayo. Hhhhhhhh uu kala hadlayaa mooge doorkan.
@user-wb7vb1tf5j
@user-wb7vb1tf5j 2 сағат бұрын
Oo yaaye
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Ooyaaye
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 23 минут бұрын
@@user-wb7vb1tf5j kawaii qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye Aya meelksta mooge kaa caya hargayisa mooge oo kele maso marin ilahaye ayaa ku filan kuwa dalimta qabyaalad ku garab istaga
@sahnim7481
@sahnim7481 2 сағат бұрын
Mooge waxan taageri jirey intuu Qadiyada Somaliland taagersanaa,Hadii uu Maamul goboleed uu u'olalaynayo taageradii waan kala laabtay. Guul Somaliland ❤
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Сағат бұрын
Cidaan lafta nagaa ogoleyn waa qaran dumis.! Yaa ciyaal ah
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 сағат бұрын
Hhh wallhi waad ku Milaantay qabyaladi adiguna waa la gubartay😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 сағат бұрын
geesi.geesi.adeer.u.ahaa.maxamed.mooge.liiban.raximohulaah.isaga.iyo.mujaahidiitii.shahiiday.mindable.min.sarkaal.
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel 3 сағат бұрын
Adunma haysto iyo tijaarban aha sadexsano xoolihi umada
@SiciidCumar-y3g
@SiciidCumar-y3g 2 сағат бұрын
Adiig waak shaQad kusiiyay kaad leday wacadwl
@safiawarischannel1240
@safiawarischannel1240 Сағат бұрын
Mayer Moge deeply knows this is all a lie. 😂😂😂😂😂😂
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 2 сағат бұрын
MOOGE ( Abdi Falaash ) filimkaagii Faanbarooj Ey baa cunay Markaad Qabyaalad diidkii ku bedeshay TOLKAY BAA I DOORTAY, waraysigaagii ugu danbeeyey , Markaad ku wacad furtay kii kaa dhigay Maayarka , markaa sheeko caruurta iska wado cabdi falaash lagu baraye kkk
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Сағат бұрын
Bacaaaaaac Siyasada qabyalad u taqaan jaahil
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 57 минут бұрын
@@halilmamohamed4493 Aqoonyahanoo anigu kuumnaan yeedhan ee adigaa iska yimid oo qabyaalad iigu jawaabaya , anigu waxan ku doortay Maayar mooge qabyaalad diid , laakiin waraysigiisii u danbeeyey wuxuu ku sheegay in tolkii doorteen , taasaan ka falceliyey , adigu cay iyo waali ha ila soo gelin maangaab.
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 Сағат бұрын
Qiiro jabaan 😂😂😂
@rashaail4191
@rashaail4191 Сағат бұрын
Tuuga dhaandii adeerkaa qaada munaafaq cabdi falaashawaa dhici ha sugi waayin walee lagu naray
@daus4315
@daus4315 3 сағат бұрын
Maasha Allah Mayor Moge waa Halyay jira jecel wada jirka somaliland.
@munasalah446
@munasalah446 2 сағат бұрын
Waad is qoracday wan ku hawyna show cunsuriy ayaad aheed😂
@omarjama7627
@omarjama7627 3 сағат бұрын
Laba wajiile iska ilow cod aad hesho! Kii xilka u doontay Somalia miyaa mad ahyn Tuug
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Kuwi xolaha maskiinta ku mabaye ayaa mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye mooge good job adiga iyo inaa Cali darod iyo cidan
@kg6987
@kg6987 2 сағат бұрын
Cry baby 😂😂😂😂😂😂
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 2 сағат бұрын
Buurtii gacanlibaax iyo ciidankii qaranka dadku ilaabi maayaan
@saadoali5930
@saadoali5930 2 сағат бұрын
Suuqa Hargaysa caruurtii lagu laayay dadku ilaabi mayaan
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Сағат бұрын
Somaliland Xarkeedu in uu noqdo Oog dadku ilaabi mayan
@NuraQallib
@NuraQallib 52 минут бұрын
Ciidakii qaranka inay 400 maxaabiis yihiin dadku ilaabimaayo
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 2 сағат бұрын
Uuuuf uuuf huwan
@ladnaapdy879
@ladnaapdy879 Сағат бұрын
AfmacaaNow😂😂😂
@mali9027
@mali9027 2 сағат бұрын
AFMIISHAAR, , ABAALAAWE WAA LAGU FAHMAY QABYAALADIISTE
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t 24 минут бұрын
Cadow gudaha yusra
@HasanAbdiomar
@HasanAbdiomar 42 минут бұрын
Kkkk, You can fool people sometime but not all the time. We already understood your cheat- Not ever again.
@mohamedismail7245
@mohamedismail7245 2 сағат бұрын
Uuuu aaaaa
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m Сағат бұрын
Hooyada beenta ureysa ka was xaraami faqashaa walaahi inaanad xamar i gay neyn waanad dhacaysaa anaa laba kuu kala goynayaa adigu garac aan isaaq aheyn ayaad tahey ilmo firaadh way inoo tahey
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 3 сағат бұрын
GUUL GUUL GUUL IYO GOBONIMO WADANI HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM 💯 🎉🎉🎉
@abdi7612
@abdi7612 3 сағат бұрын
Guul Waddani 👏👏👏
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 3 сағат бұрын
Boodhka hays ku qarin sidii abeeso
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Kuwi xolaha maskiinta ku mabaye ayaa mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye mooge good job adiga iyo inaa Cali darod iyo cidan
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂go to sleep man 😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 3 сағат бұрын
Tuuuug , laba wajiile ah ayaad tahay
@omarjama7627
@omarjama7627 3 сағат бұрын
Waleee cod naanad helin
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 сағат бұрын
Yaa kaa Raba
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 2 сағат бұрын
Waar ina mooge shaqo qaran miyuu iloobay dhalinyarada guryaha lacagta ku qaata yaa keenay barmaamijkaa qabyaalad ayaa ku qaadatay
@omarjama7627
@omarjama7627 3 сағат бұрын
Qabiilayste Waa adiga oo inta wax lagaa dhigay abtirsaday Tuug
@kg6987
@kg6987 2 сағат бұрын
Kii caloosha weyna marku adeerkii muse bihi soo sarayay xageed joogtay? Wllhi garac baad tihin
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 2 сағат бұрын
❤❤❤❤
@NAL-IFTIINSHE
@NAL-IFTIINSHE 2 сағат бұрын
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 27 МЛН
Wait for it 😂
00:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 6 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 21 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
"Boorama maanta way codaysay" Murashax Cirro
6:50
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
"Gabiley waa meel Aqooneed" Murashax Cirro
5:54
MM Somali TV
Рет қаралды 646
Boorama : Jawiga taagerayasha Xisbiga Waddani.
9:21
MM Somali TV
Рет қаралды 249
Xil Maxamed Abiib
2:38
Sharbi Media
Рет қаралды 4,1 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 27 МЛН