@@art_lto2450Somaliland dal ma aha ee waa maamul goboleed
@abassadan254114 күн бұрын
😂😂@@art_lto2450
@IdrisXusen15 күн бұрын
Aaway dawldii
@awiladen781415 күн бұрын
Hhhh eey.baa.cunay🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abassadan254114 күн бұрын
@@awiladen7814😂😂
@abdikariim462915 күн бұрын
Somaliland Jamhuuriyadab🎉
@hassa37414 күн бұрын
Waxan la yaabay ganacatada ka cabaadi waqooyi ma wax canshuura ayey dowlada somaliya siyaan mise waxeey aqon san yihiin in laga maamulo muqdisho oo xasan shìiq u yahay madax weeyne
@berdilacashe283 dowlad baa nahay madax banan soo adinkii lahaa adeerkey miyaa bar bara idinkugu yimid mise adinkaa maamul gobeleed been isku sheego ah
@abassadan254114 күн бұрын
@@berdilacashe283😂😂
@gaalkacyoA14 күн бұрын
Oo reer hebelba waa Loo murqa waaweynyahay maa carabkan madaxa jabisaan !? Soomaali eedeyn umbaa dagaal u ah😂😂😂
@@awiladen7814aad ayaad u faraxday lkin isaaq somali waligii lama midobayo
@saynabyusuf901015 күн бұрын
illaahay haynaga qabto waa tuug iskaashatay
@abdulahiweylaq350913 күн бұрын
Umadda somaliyeed dhibka ha laga dhaafo madaxda somalida ayagaba dhib gar heysta daagal iyo abaar uu heystan
@MaxamedJama-hi6wg15 күн бұрын
muda dagala iyo rafadka la dala dhacaysa ee somali liyeed xasan sheekh sii dhibayo alle umada ha ka soogadho aaamin
@HassanHassan-pf9ic15 күн бұрын
Beenaale ayaad tahay maxaad ku cadeynee in Xassan Sheilh lacag loo shubey? Canshuur buu u shubey dowlada
@abdikariim462915 күн бұрын
Abuyasir ma siisanayaa intii hore oo kale
@Ahmed-p6y9f14 күн бұрын
Waa dow in sidaas Xasan u galo shacabka , waxana soo socota oo xasan siindonaa dad kale oo ajanib ah qudka la cuno sida : Bariska, Burka iyo waxyalo kale, Xasan dan kama laha shacabka Somali ee waxaa u dan ah in Jeebkisa buuxsado,, Shacabka Somali ayagaa ka dhiidhon waayey oo ka mudaharadi waayey,, waad istahishaan,,, WAR UMADU ADUNKA MASILKA. XUN WEY ISKA ERYAAN, SIDA KA DHACDAY Adunka.
@KhadarKhadra15 күн бұрын
Somaliland xoolaheeda ma waxay ku dhofijiren magaca Somalia haday jawaabtu ha tahay xaraan maqdacay noqotay jamhuuriyada barakaysani ha raadiso dawlada cusub iyo xidhiidh Cusub o ganacsi
@AbduladifSaed14 күн бұрын
Markad arrin bulshada taabanaysa waraysi ka samayanaysan dad dhexdhexaad ah oo sida wax u socdan fahansan waraysta , nin gabigiisuba dufaac ku jirad noo waraysanaysan oon waxba laga fahmayn
Iska Diida Shuftada Xassan tuug Xassan Gurguurte sutida u qabta iyagiyo waxa Uraba maxaa inoo soo talaabiyey Ee Soomalia ka keenay
@Yousuf-q3v15 күн бұрын
President Hassan Sheikh,Waa Madaxweynaha qudha,ee laba jeer Somalia Madaxweyne ka noqday,markaa walhi ummada Somaliyeed waxay islahayd,haddii Hassan Sheikh marlaabaad la doorto waayo markii hore,Hassan Sheikh waxay u ahayd tababar oo waxbadan ayuu fahmay,oo Marka labaad wadanka hire-u-mar ayuu gayaysiin doona dalkeena Somalia. Laakiin nasiib Doro,dalkii wuxuu ku celiyay wakhtigii uu Cabdillahi Youssouf Madaxweynaha ka ahaa Somalia,iyo 20 sani oo dib u dhac ah. Maanta Madaxweyne Hassan Sheikh isaga ayaa Somalia waxwalba ka ah. Tuusale,iska ayaa ah wasiirka Arimaha Dibada,iska ayaa ah waiirka Ganacsiga,iska ayaa ah wasiirka Difaac,iska ayaa waxwalba ka Dalkii Somalia.kaga darane isaga oo aan maanta gaadhi karaynin Afgoye iyo Balcadtoona . Wuxuu ku jiraa uuun lacag urusi,oo isaga ayaa meelkasta Diyaarad u saran si uu hantidii dalka lagu caawinaayay soo urursanayyaa. Markaa taasi waxay keentay in uu dalkii galo burbur iyo baaba,oo ay Jubaland ka Bardo,Puntland ka Bardo,Conform Galbeed ka go'do,Somaliland dhawaan la aqonsan doona insha alla. Somalia wax la yidhaa ma jirto. Illahayow ninkani ummadani masaakiinta ah kaqabo. Walee reer aan ogahay ma guuro.,oo dalku wuxuu ku dambayn doona,nin walba in uu intaasi goosta.
@FarxiyaCarab-fh6mh14 күн бұрын
Adiga ma goosatay
@KhadarCaliibraahin14 күн бұрын
Xasan ma ber bera ayuu xukumaa war reer barbafoow iska qabta nimanka ku howshana talaabo hLaga qaado
@MaxamedCismaan-gn7gb15 күн бұрын
Asc su aasha saxda ah waydii somaliland ganac sigeeda xoolaha xor ayay u ahayd markaa maanta maxaa keenay warkii dawlad cusub la doortay
@dhashisheekhisaxaq951415 күн бұрын
Xoolu waxay kor uu kacaan marka shirkado badani aay ku barataman carabka gadhka dheer leh waliba inu yidhado 50$ iyan inigiga qadanaya isna waxu ku si iibinaya 1000$ doolar waliba xajka iyaa lagu biraynaya marka ninka carbka ee tuuga ribada sidee xajka loga aqbalaya ilaay ribada waxa lo yaqana marka waxad iibinaysi sagaal jeer laban laab marka inaga erya carbta tuugta
@MohamedGabgriel15 күн бұрын
WAAR AAWAY NINKII LOO DOORTAY DAWLADDII JAMHUURIYADA SOMALILAND CIRRO MA XIRSI IYO INA XAASHI BAA DURTABA KU MUDAY IRBADDII SIIRAANYO AHN AY KU MUDEEN , ALA MAXAAN SII SHEEGAY حسبنا الله ونعم الوكيل
@afrahhussein313615 күн бұрын
Jooji xirsi madaxwaynaha cabdirxmaan sheekadu way ka horysay wakhtigii muse biixi
Nin lcg Doon ah anaga madaxweyne nomahaan karo hadana ajanabi in xoolaha somaliyeed wax loo dulqadan karo maha dabaq ayuu ku dhisan rabaa xoolaha abii yaasir miyaa dalka leh misa somali baa leh
Ganacsade dowlada Somalia waligaa canshuurta ma iska dhiibtay?
@ilkacaselyricslyrics272315 күн бұрын
Ganacsadaha maxay u qabatayna dowlad sheegaysana ma amnigiisa sugtana ma dekad u maraakib Waa weyn so istaajista u dhistayna ileen waxuu maraakib Waa weyn kuso istaajista ganacsatada kale Ee somalida ku dhaafayna dekadas lo balaadhiyayna ma wasaradda xanaanada xoolaha Ee somalia wax u qabatayna sideebu lacag ku bixinaya isagon helin service.
@AktaloonFarid15 күн бұрын
Hasan ku so shub uun buu yaqaana Allh adaygaasi Somalia ka qabo 😢
@faysalabdirahman40515 күн бұрын
Ha la habaaro ninka umada cunaqabateena
@EngdaauudAbiib15 күн бұрын
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED
@abassadan254114 күн бұрын
Stop this drama and work for your people
@sahrujainaali13215 күн бұрын
XASAN SHIIQ WAA XAASIDWLH ILLAAHEY HA NAGA QABTO
@mohammedAbdullah-d3j15 күн бұрын
Xooluhu hadaad sucuufiga u tartan maxaa la kulmaysaan miyaa lasoo celinayaa
@faaraxjaamac342115 күн бұрын
Dawlada cusub ee,s/land sidee,ayay uga fal celisay kootadan lasheegayo in xasan sh uguxidhay ganacsade yamani ah maxaase kasuurtageli kara maadama aanay wax maamula xukuumada xasan sheekh kulahayn guud ahaan s/land ?dawladuse &weliba wasaarada xoolahan qaabilsani kaga jawaabtay
@sahrujainaali13215 күн бұрын
XASAN SHIIQ JEEBKIUSAA U TARAN DADKII SOOMAALIYEED MEEL WABEY JOOGEEN WUU BAA BI IAYAY WAANA AAMUSAN YIHIIN MEY BANAAN BAXAAN
@wabaxa15 күн бұрын
MAXA CADEENAYO IN AKOON XASSAN SH LEEYAHAY LACAGTA LAGU SHUBO. AMA IN MD XASSAN OO U HERAY NIN
@museibrahim279615 күн бұрын
Markaa dawaladeenii meee Ciro ma Badhasaabaa, Arinku waa sidii
@Ahmed99-p9x12 күн бұрын
Hassan wuu shaqaysanaa, ee shaqayso.
@abdullahiomarali524115 күн бұрын
HASSAN SHEEKH CUDUR XUN BAA ILLAHEY KU RID QOFKA UMADA DHIBAA KAMA FAAIIDO
@manineima439814 күн бұрын
Jabuti ayuu dhacy ninkan
@nimcoqueen612715 күн бұрын
Xasan is baarada aad hor.dhigatay masaa kiinta xoolahooga .ka horqaad.
@OmarShawqi-t8e15 күн бұрын
Somali qaladaadkay kagashay somaliland tiro iyo cadad male 1. Jabhaday kusamaysay oo ay bishi bil kusiisa ladagalanka somaliland 2.magalo madaxda gobilka sool ee lascaanod bay calankedi ay katagen 3.hawadibay iskudayen inay caqabado kaga aburan somaliland 3.ganacsiyadi labada dal ayaa cadaadis lasaray Xoolihiba laysa soweraray tiro maleh
Adiga hadi lagu dulmay adigu wax ma dulmisay?? Reer sool calanka saarteen muxu dhib kugu haya adigaba mara ku tolone adeer run iskuma sheegtan
@FarxiyaCarab-fh6mh14 күн бұрын
@@GjFy-c6dalle wixi xaqa ayu aqbala lkn adinki ba dulmi qabiil kibir wado wa ooyeysa hadana
@AbdullahSulub-r5v15 күн бұрын
Waar Ninkani Nin Xassan Sheekh Taageersan Weeye Oo Maba Dhaleecaynayo Hadalkiisu
@mohamedalimohamed582815 күн бұрын
WA danyarkini burta shake xishada dega
@abdiciro761015 күн бұрын
ascww abu yaasir yaa keenay reer somaliland ayaa keenay idinku is eersada
@moustaphayacindjama15 күн бұрын
😂😂 away jamuuriyadii idoor land
@KhadarAidid15 күн бұрын
horta arinkan ila eega suuqa xoolaha ee carabta halkii neef waxa uu ka jogaa 500 dollar suuqa yurub ila eega 1 kii neef waxa uu ka jogaa 250 dollar suuqa asiya ila eega 1 kii neef wax uu ka jogaa 350 dollar so hadii uu qof kula dhashay lugaha kugo,ynayo wax kuu hadhay ma jirto ogaad inay dadkani wadankii umado kala ka xarasheen waxna rajeynayaa in comantigaa l,masaxin sababtoo ah waa ogalka kobaad ee somali ku bararaugi karto rabi ha ina gacan qabo ianan aan isu caloool fiyoobano waxwalba waan haysanaaye se gormee dadka dhabtii barabujin dhab ah loo sameen no adiee no why balse way jirtaa fikir wuuna jiraa wax wada qeybsi hadii daacad loo yahay qof wadan kale jogaana magacag hoos u dhigi mayoisagoo kor uqaada moyeee madaxey hurdad ka kaca bitte
@afrahhussein313615 күн бұрын
Neefka riyaha shilis isku dhan UK £150 Idaha £130 ama £120
@OmarEgal15 күн бұрын
Xasan sheikh inkaarta dad masakinta somalyeed kugu dhacday idim alle
@ahmedosman634415 күн бұрын
احسن انتم امنعوا ارسال المواشى ليه تبكوا
@axmed879815 күн бұрын
WAAR CIDNA HA, EERSANNINA BEENTII AAD35KA SANO DADKA USHEEGAYSEEN AYAA IDIN HORTOMIYE
@LibanAhmed-d7u15 күн бұрын
Wa in madaxda loo daayo maamulka iyo go'aanada ama marka hore halaga fiirsado mas'uuliyada cida qaadi karta. Xiligii farmaajo bankiga dhexe ee somalia waxa madax looga dhigey nin ajnabi ah maxay ku kala duwanyihiin?. 🇸🇴✌️
@berdilacashe28314 күн бұрын
Waxba farmaajo hakulasogalgalanin dhiiqada adeerka ..nin dilaal ah weye o lacag melwalba karaadinaye ..ilahay ba umadan kusalide ..bal muxu kahelaya on inkaar aheyn inu hal nin o ajnabi ah uxiro dhoofinta xoolihi dhanaa e somaaliyeed ..wa gumeysi ganacsi caadi ah ..wakaa min mashriq ila maghrib qeylada isqabsate ...wax xishoon maaha ilahay umadan hadhaafiyo hassan sheikh
@mohamoudegeh505615 күн бұрын
Miyaanu Jabiri xoolaha dhoofsan karaynin? Ma dowlada Sucuudigaa Abu yaasir kooto ugu xudhay oon ogolayn inay xoola kale cidi keeni karin Sucuudiga?
@afrahhussein313615 күн бұрын
Suqu waa xor dad isku dhafan somaliland somali iiibkeya berbera laga dhofiya jabirin isna wixiisa waa ugaar
Waa xabaale iibiye Xasan dhiiqo markuu soo dhameeyey dhulkaa Afweyne Ka xishooday inuu xaraasho markuu soo dhameeyey ayuu xoolihii usoo dhigtay
@FarxiyaCarab-fh6mh14 күн бұрын
Adigu sowtad dowlad ahayd maxa xasan kaga xiran kk mise prank ahayd
@nathra735115 күн бұрын
Kkkk waa riyo. Xasan duufloow.
@abdirisakdirie312415 күн бұрын
HORTA WAA ILAAHAY MAHADII MAR HADII ISAAQ AWOODOODA XASAN TUSAY IYO KHIYAALIGII AY KU NOOLAAYEEN
@sadamyusuf867615 күн бұрын
Aqoonsiga caalamiga ah ee somalia haysato isagoo ka faaidaysanaaya ayuu ganacsiga wax ka dayaayaa .....hh...hadii uu nin yahay car ha kaalayo berbera ama wax somalia sheegtaba
@fardusali554715 күн бұрын
Isaaq cuqdadis ku dilaayas lkn somali oo dhan baa ku dhibtaysan xoolhoda kaa instaa adiga Isaaq ku indho beeshay
@abassadan254114 күн бұрын
@@fardusali5547snm wahaas hubka kudeeqay mengistu sidha dowlada kacanka loo burburiyo
@AbiweliKhadar14 күн бұрын
Xoolaha yaan lagba iibin
@shaakircabdi10215 күн бұрын
Wax faahfaahsan noomaad sheegin
@mohamedhassanhoussein862715 күн бұрын
Waar uskag baad tihiine qasab bay idinku tahay inaad yeeshaan isbedel isbedel waa isbedelkii
@AbdullahSulub-r5v15 күн бұрын
Abu Yasir goormuu Ku yeeshay maxjar Berbera Abu Yasir
@Ahmedcismaan-y1i15 күн бұрын
Xamar ha Ka dhoofiyo Berbera waa Ka xaaraan dhiiqooy
@siciidaxmed296315 күн бұрын
Xamar kkkkk meesha qiiqaysa ma in umada lagu dhaco ayad rabtaan walee waanay dhacayn taasi boosasa ka dhaw
@afrahhussein313615 күн бұрын
1988 dagaal baa waqooyi ka socday siyaad bare moqdish wuxuu ka dhofiyey markab buuxa markuu dhaqaaqa marayey ulaabtay bada Cas Taar soo dhacay sucuudiga soo diray waxy jooji markabkna Celi dibaa loceliyey Xaramka loma ogola adhi soo dalay in xujaasta cunaan Waa xoolo soo dalay 5 casho bada ku jiray Berbera habeen dhaxayaa ilaa dekada jeesan ama jida Dadkii masakiinta aha xolod dhaqatada aha samaynyaa
@axmed879815 күн бұрын
WAAR MUUSEBA QAYBTIISA AYUU QAATAY EE XASAN SHEEKH OO QUDHA MAAHA
Warku weli ma cadda, si fiican haloo baadho waxa Jira. Aniga waxay iila eeg tahay tartankii ka dhaxayn jiray Jaabiri iyo Abu Yasir oo weji siyaasadeed loo yeelay
@mohamodmohamod357415 күн бұрын
Maadan fahmineh haddii tijaarteenu xoolaha dhoofiyaan oo la tartamaan ninkaa yaasir ee carabka isbaarada xasan sheekh soo dhigay sucuudiga yeysan dhaafi karin oo waa la soo celinayaa sidaas bayna ku khasaarayaan. khasaare iska cadna nin tartan ku geli karaa ma jidho. teeda kale lacagta cashuurta faraha badan ee xasan sheekh ka doonaayo calaa neefna ma bixin karaan.@@AbdiRoble-mu6cz
@afrahhussein313615 күн бұрын
@@AbdiRoble-mu6cz wuu ku jabi abu yasir iyo xasan shiikh Xasan shiikh imanki balaga qada afkuu buxana
@osmaanmunasar15 күн бұрын
ala soomaaliland waa dad dhago adag imisaa lalahaa ciro waa faqash eeka jooga siduu xasan shiikh usoo faragaliyaa xoolaha soomaaliland ka dhoofaya
@ayaanibrahim873515 күн бұрын
WAR MAXA KA SI AH MANGAB YOW CIRO MAXA MASHA KANAY KA HOR BAY U DHACDAY
@Nur-e7g9z15 күн бұрын
Hawadana ma ciro ayaa wareejiyay.
@Nur-e7g9z15 күн бұрын
Sowma aragtid kan leh ciro waa faqash
@osmaanmunasar15 күн бұрын
@Nur-e7g9z sidaa ay puntiland ujoojisay maxaa udiiday soomaaliland iney u diido