Madaxwayne Biixi iyo Heestii Farxaan Yare

  Рет қаралды 336,661

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

MM Somali TV, is a newly inaugurated Somali television which is based in Hargeisa.
- / mmsomalitv

Пікірлер: 155
@deeqabdullah7887
@deeqabdullah7887 2 жыл бұрын
Wiil mugdisho ayan ahay waxan jeclanlaha in somaliland farxadooda lodaayo o aqoonsiga ay raadinayan an laga hor istaagin farxadooda wa farxadeena
@CabdisalaanBukhaari
@CabdisalaanBukhaari 7 ай бұрын
Waxgarad xalaal ah alleh haku sharfo wllshy qlihyey
@Drilkacase
@Drilkacase 3 ай бұрын
guuyguulmay❤❤🎉🎉😢😅
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Xasuus baa geela lagu xiro geeyaa xasuus aan dhowayn buu exactly galay walahi waa ciyaalkii hore 😂
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Kuligeenba
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Madaxweynaha iyo kuxgeynka labada heestii Daa'uuswaxay ku reebtay xasuus hore, Farxaan Qaboojiye quluubta reer Somaliland baaqi ku ahaaneysa❤❤
@FadhiyaOsman
@FadhiyaOsman Жыл бұрын
Mnsha Allah reer sh isxaaq Somaliland quwada geeska Africa dad is jecel madax iyo shicib ba
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 3 жыл бұрын
Waaaaaaw wiilkaan yar hobaladii hore ayuu isoo xasuusiyey hambalyo somalilaan
@bahjasahalchannel1218
@bahjasahalchannel1218 3 жыл бұрын
Hbenki dhawed hesta mafahmen balse xga hoyoyin ila fadhiyey aya halmar laqaday ana wan iskala qaday hbenki mdxtoya👋💓
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Kkkk ma ajanebi baad tahay waa maxay ma fahmin bal dib isugu noqo walaalo
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 3 жыл бұрын
Wllo bahja aad bay umactahay heestu lkn ornalkeedi iso hel dumarki hoyoyinka aha ino sowaydii?
@bahjasahalchannel1218
@bahjasahalchannel1218 3 жыл бұрын
@@jirfe mafahmindee mxase kagalay hadan fahmin 🖕😅
@bahjasahalchannel1218
@bahjasahalchannel1218 3 жыл бұрын
@@sayidmohamed3908 hye WL👋
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 3 жыл бұрын
@@bahjasahalchannel1218 ok sister
@maxamedxuseen4055
@maxamedxuseen4055 3 жыл бұрын
Marka lagugu koriyo caano Geel dhuuntada wxy noqonaysa wx kale sirtu wa caanaha geela hadan bilabaya canaha geela qamar farxan cajun qalinle mooge khadra dagan nadira nayrus mxmd yusuf mxmd j joof huryo cilmi boodhari xamda qali layla kotali xusen fagase qamarka hirgalay intuba codkoda wa wx kale sirtuna wa geella yan la moogan
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Wlhi been maad sheegin nadiira nayruus ma ciidagle baa
@laysarnuurwayaag8849
@laysarnuurwayaag8849 3 жыл бұрын
Geel badan aayaad leedihiin canaha wax idinka iibsada aayad waydeen ma ahooo inaku kala wad
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
Geel Baligii Sirow xareed ka cabey oo Doogii Gaashaamo dulikaa iyo agagaraaka Dollo daaqey Danbirkiisa ayaa lagu Anqariyay💚🤍❤️
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 3 жыл бұрын
Wooow 🥳🥳🥳 walee Farxan waba fariid yar hadu madaxdii dalka ka farxiyey oo muud kale galiyey iyo xasuustii wayo wayo 😂😂😂😂
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 жыл бұрын
Happy 18maY ILLaaHaY pan idinku dHaarsHe QaranimaDa somaliland Yaan Loo kala harin 🟢⚪🔴 Like inta reer somalilandow
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Wiilkan wuxu leyahay muztaqbal faneed✔️✔️✔️
@apshiiprahim2825
@apshiiprahim2825 3 жыл бұрын
Madaxweynaha qaranka muuse bixi cabdi cimriga alle hku daayo 🥰Farxan yare alle hku sharfo madaxeey
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Daauus yahow aroortii Adaa doogsanaayoo Meel uu roob debnaha dhigay Dhirtu digil madow tahay Adaa daawanaayoo Kaligaa dekeeyee Inta haada duushiyo Shimbiraha la deristee Caashaq igu daleen saday Warkaddaan ku daabacay Dooddaydan iga qaad Deeqa waxaa tidhaahdaa Wiilkii dayoy yoo Ma xasuusto dunnidee Waa addi daraada Dakharkiisan caashaqa Waxan uu la doogtee Mar uun soo calool dabac 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Daauus yahow aroortii Deeqdii ilaahay Adaa doonanaayoo Cidi daarad kugu hayn Meeshii il-doogsi leh Adigaa u deexdee In kastoo laguu diro Deeqsii hadalkee Caashaq igu daleen saday Warkaddaan ku daabacay Doodaydan iga qaad Deeqa waxaa tidhaahdaa Wiilkii dayoyyoo Ma xasuusto dunnidee Waa addi daraada Dakharkiisan caashaqa Waxan uu la doogtee Mar uun soo calool dabac
@yuusufadan8800
@yuusufadan8800 3 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul iyo
@zamzamzamzamcabdiraxmaan7680
@zamzamzamzamcabdiraxmaan7680 2 жыл бұрын
💚🤍❤💯
@مريممحمدابراهيم-ق6ز
@مريممحمدابراهيم-ق6ز 3 жыл бұрын
Mazhaa allah somaliland hore u soco bulshoot nabiga ku saliya scw 🥰
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 3 жыл бұрын
Masha Allah. Cod dahabi ah ayaa ilahey ugu deeqey wiilka
@HusseinAli-dy3lv
@HusseinAli-dy3lv 3 жыл бұрын
اسحاق بن احمد بن محمد بن حسين بن علي بن المطهر بن عبد الله بن ايوب بن محمد بن قاسم بن احمد بن علي ن عيسى بن يحيى بن محمد التقي بن علي الهادي بن محمدالجواد بن علي الرضابن موسى الكاظم بن جعفر الصادق بن محمدالباقر بن علي زين العابدين بن الامام الحسين بن علي بن ابي طالب بن عبدالمطلب بن هاشم هجرة السيد محمد بن الحسين جد اسحاق بن احمد : من العراق في سنة 498ه وفي عصر الخليفه المعتمد بالله العباسي هاجر من مدينة سرمن رائ بالعراق رحل هو و ازواجه و اولاده و احفاده الى المدينه المنوره لما اشتدت المحن عليهم بعد فتنة المعتمد و ابن المعتز العباسي وكان عائداً بالله ثم بجده رسول الله (ص) ثم سكنها حتى توفي فيها و دفن فيها سنة 505 هجرية رحمه الله و في سنة506 تفرقت اسرته لاسباب مادية فكانت رحلاتهم كالاتي بعد هده الرحلة في اليمن ذهب السيد اسحاق الى بلاد الحبشة الى هرر ولم ينجب هناك ثم عاد واستقر في الصومال وكانت رحلاته كلها لغرض الدعوة فتزوج في الصومال وانجب اولاد هم احمد و موسى و ابراهيم و محمد و ايوب و عبد الرحمن و اسماعيل وعرب او ارب كما ينطق هناك و هم اخوة درعان و شريف و منصور بدون يوسف فلم اجد في المخطوطه ما يثبت والله اعلم دالك. فسبحان الله اختلفت الاماكن و الاب واحد عاش الشيخ اسحاق من العمر مائه و سته و ثمانين عاماً حتى انه رائ السابع من ولد ولده قبل وفاته سنة سبعمائه و سبعه و عشرين هجريه في مدينة ميط شمال ارض الصومال وله ضريح هناك. و قد تكاثرت درية الشيخ اسحاق بن احمد و يقال انهم اليوم بالملايين
@mahamedabdiqadir3165
@mahamedabdiqadir3165 3 жыл бұрын
Saw maaha heestu abtigi geela ku raaci jiray ma waanu xasus hore galinba .hhh
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 жыл бұрын
Aad iyo, aad
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 2 жыл бұрын
inta kale bulshada somaliland marka laga yimado xitaa madaxdayada wa legends💚💧♥️
@noolowchannel6827
@noolowchannel6827 2 жыл бұрын
Aniga runtii waxba kama fahmin ereyada lakiin cod macaan wuu leeyahay
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Horaa looyidhi rag waa ragii hore hadalna waintuu yidhi fananitii hore iyo abwanadii intiu dhimatay illaahay jannadiisa haka waraabsho amiin inta noolna illaahay haxiftiyo amiin 🤲🏽 alfanaan farxaanyare illaahay haku xiftiyo noloow habo xasuusti qalinle❤💘💞👏
@drbrave4546
@drbrave4546 3 жыл бұрын
Qushuuc ilaahay wuu baa iska leh.mm tv sharafta ha iska qaadina
@amalhussein8209
@amalhussein8209 3 жыл бұрын
Masha'Allah farxay yare illaahay haku xafido
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Waxaan xusuustay codkii Muuse Ismaaciil Qalinle, Allah ha unaxaristo.
@CkariimUmar
@CkariimUmar 3 ай бұрын
Heesta waxaan ku xasuusta original kedii muse ismacil qalinle habeen aanu meel ciyaraha laga dawado oo magalada burco ku taal ciyaarta 1 hour ka hor naloga daray ciyaartuna waxay ahayd final champion league oo ay isugu yimaden kooxdyda madrid iyo atlatico 2016 Wayo wayo😢❤
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Waayo Waayo Ayey Galeen iyo Dhalinyaranimadoodii madaxdii Somlnd Mncha allh Codkii Qalinle halkedii heestii (Dauus) Cajiib Dahabi cleara Codkiisu
@idirisshire277
@idirisshire277 3 жыл бұрын
*Odayga xga jacaylada iyo muusiga qabaw waa kala habsaantene somaliland tan AA kuwaashen kadaayo mrna hipo nuura ugeeya marna cumar dhuule usaara Odaygu mabu gaboobeen hada inta usaari lahayden habeen ka jimcaha*
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 жыл бұрын
😀😁😁😁
@dhamacvlogs1873
@dhamacvlogs1873 3 жыл бұрын
Fanka iyo qaramiga fadwo joojin mayse fiyooliinta ii tuma odayga wuu kaga waalay iga wlee😂
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo 💐💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💐
@abdilahifaarah736
@abdilahifaarah736 3 жыл бұрын
Muuse biixi ciyalki hore inte ayuu surunka isku layeen😂😂
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Xusustii qalinle madxweynuhu muxuu hesta la qaday faraxan qabojie xasuus bu ku celiyey odayshii ya salam
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 3 жыл бұрын
Masha Allah masha allah farxaan qalinle💕💕💕💕💕💕🎊🎊🎊🎊🎊
@mohammedshukri5231
@mohammedshukri5231 3 жыл бұрын
Great song for great leader.
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 жыл бұрын
Waaaw farxaan qaboojiye muuse bixii cabdi wuu laagadhèy wu taagerii jiiraay qaramiga
@Shakur810
@Shakur810 3 жыл бұрын
Yaa ku zheeGay aDiga inuu TaGeeri jiray😂😳
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Madxweyen Muuse iyo maxweye ku xigaanka Saylic heestaanma yartood baay soo xasuusey madaxey ruxeyan
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Dhabeyaco-Majeerteen maxay macnaheedu yahay? Muddo ayaan fahmi waayey afartaan eray ee isku dhafan. Nin leelkase; Dsarood ah ayaa ii sharaxay oo iga jaahil bixiyey aqoon daradii afartaan eray iga haysatay: 1. Dhabeyaco waxay ka kooban tahay labo eray oo kala ah: a. Dhabe oo ah kude ama saarte ama orgeeye ama sumliye ama saarte ama u galmoode ama wase sida qof kasta u yaqaan. b. Iyo yac waa sagaarada dhadig oo dhabeyaco waa sagaarka lab oo macnaheedu waa sagaarada dhadig fuule oo ah atoor oo ah sagaarka lab. 2. Majeerteen wuxuu ka kooban yahay labo eray oo kala ah: a. Ma oo ah diidmo iyo b. Jeerte oo ah dhinte oo marka la isku daro waa ma jeerte oo ah ma dhinte oo hooyadiis ku tiri aabaheed markay dhashay Maxamed harti Koobe: aabo waa ma jeertee oo majeerteen ayaan dhalay oo ah, ma dhintee waxaan dhalay ma dhinte oo ka dib, markii Udbolacag aabaheed oo ahayd gabar Ciise Madoobe ah oo ahayd hooyadii majeerteen aabaheed waydiiyey, Udbolacag maxaad dhashay? Maxaa majeerteen iyo dhashiisii dhabeyaco majeerteen loogu bixiyey? Durriyyadii majeerteen waxaa loo bixiyey naanays la dhaho majeerteen (ilmo Maxamed harti Koobe) iyo curadkii udbolacag. Waxaa la yiri: Majeerteen iyo dhashiisiiba gabadhay helaanba waa guursan jireen iyagoon u kala aabo iyo qabiilba yeeli jirin oo sidaas darteed ayaa somalidu ugu bixisay dhabeyaco atoorka taasoo somalidu ku taqaan dabeecadaan sagaaro kasta kudka sagaarkaan atoorka sagaarada ah. Somalidu waxay majeerteen ugu mathaleen atoorka sagaarada naag kasta guursiga oo gaar ahaan Daaroodka kale ayaa dacaayad uga dhigay majeerteen erayga dhabeyaco. hadda markaad maqasho erayga dhabeyaco waxaa majeerteen looga soocaa atoorka sagaarada eragayga dhabeyacomajeerteen oonaanays ahaan loo dhaho Maxamed harti koobe Kablalax Daarood iyo durriyyaddiisa. Udbolacagi markay dhashay majeerteen waxay ku caan baxday " Ummu Majeerteen" halkaasoo wiilashii bah ummu majeerteen wada noqdeen majeerteen in kastoo Warsangali jecel yahay in loo tixgaliyo "maxamuud harti" ahaan laakiin uu majeerteen yahay. Marka iidoorow haddii majeerteen rabo inuu iidoor cagta mariyo xero warsagali ayuu ka soo duulayaa waayo maxamuuf haryi waa rag majeerteen oo waa ilmo udbolacageed oo madi isma yeelyeesho oo habar majeerteen waxay og yihiin inaan reer shiikh Isaxaaq aysan diyaar u ahayn inay somaliya tuulooyin u kala jaraan oo taas ayaa xaqiiq ah ee iidoor dhuusadiisa durbaan ha ku tunto.
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
farxaan yare ilahay ha ku dhawro
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 2 ай бұрын
Madax weeyne biixi cimridheer iyo caafimaad
@NourJohara-hq8so
@NourJohara-hq8so 2 ай бұрын
Madaxdan waa wada gun mecha fadhida ee inanka uu kici wayday
@drbrave4546
@drbrave4546 3 жыл бұрын
Waad waxan iska daa oo quraanka akhri' wiil dhalinyaro ah baa tahee
@hamdamohmed5609
@hamdamohmed5609 3 жыл бұрын
Manshalah tabarakalaah ilhay haku dayo huno qali
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 жыл бұрын
Wow Mudane Saleban Nuur heesta wu la dhacsan yahay dhalin yaronimadi bu malaha xasustay sidu wiilka hesaya u egayo 😂😂😂
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 жыл бұрын
Saleebaan gaal aabihiis nuur ma la yiraahdaaa
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 жыл бұрын
Daauusyohow aroortii markuu yidhibuu xasuustey Muuse Ismail qalinle
@hanadofficial2793
@hanadofficial2793 3 жыл бұрын
Labadi Sane Fakihaysiga bilabmay miyaa😂😂
@najahfathiali5499
@najahfathiali5499 3 жыл бұрын
😂😂😂
@Salmasalm-mk9so
@Salmasalm-mk9so 3 жыл бұрын
Ma noli hhhh
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Taa lafteedaa nicmo Allah ah nabad-haystaa faakihaysta
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Haka jiidhin nimcada ale iyo xasuus bay isla helene
@mustafehadari8169
@mustafehadari8169 Жыл бұрын
Jiri taanka soomaliland iy0 difaca alka cidna udaba fadhisan mayn0 aw00d waxanu ulenay inan soomaliland difaacn0 soomaliland guuul guuul the country SOOMALILAND 🟩⬜️🟥
@khadarmaxamed-yn2xi
@khadarmaxamed-yn2xi 6 ай бұрын
97mins
@Luul13
@Luul13 Жыл бұрын
Farxaanpabojite BURHAAn
@cuudabdirashid1545
@cuudabdirashid1545 Жыл бұрын
Hgjl
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 2 жыл бұрын
Sx
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 3 жыл бұрын
Calankaygow cadow Lima helo Amin, Amiiiiiiiiiiiiiiiiiooonnnnnn
@MustafeKamo
@MustafeKamo 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@keasrcabdi4802
@keasrcabdi4802 3 жыл бұрын
Masha allah wllo qaali😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💔💔
@h2O5992
@h2O5992 3 жыл бұрын
Somaliland sharaf
@ahmedmohammed1036
@ahmedmohammed1036 3 жыл бұрын
Woooow keep going bro
@DhoolHadliye
@DhoolHadliye Ай бұрын
Bmhmhjjnt🎉
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Madaxweynii xasuu buu galay musik gii isago ku maqan ayuu heesti soo tuuray farxaan yare markaasu yidhi yes waa gartay waa madaxweynaha e
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 2 жыл бұрын
&'ifz
@inacumareyimaam8665
@inacumareyimaam8665 3 жыл бұрын
Libaaax sanaayaa
@suldaancabdikariimchenal2636
@suldaancabdikariimchenal2636 3 жыл бұрын
Anaga madax waynahayagu wuu Heesa 😂😂😂😂😂😂😂😂💋❤
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@kaltuunmaxamed1449
@kaltuunmaxamed1449 3 жыл бұрын
Lkj
@kaltuunmaxamed1449
@kaltuunmaxamed1449 3 жыл бұрын
Adeer dalkka inoo amaan hdkl
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Farhaan yre hallyay.qaran💯💯🌹🌹🥰👏
@ayaandirir8625
@ayaandirir8625 2 жыл бұрын
Viva farxaan qabojiye from putnland
@daahirnuurmohamed1866
@daahirnuurmohamed1866 3 жыл бұрын
heestii xalay nagawaashay waala copy
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 3 жыл бұрын
Salute 💪🏻
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 3 жыл бұрын
Xasuus dadkii hore madax waynhu waxbuu xasuustay Alow u naxariiso muuse ismaaciil qalinle
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 3 жыл бұрын
Erayga daleelse yaa garanayo dhilinta hada hal qof garanaayo kuma jiraan kuwii hore ma aqaan
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Daleel wax looyaqaan wax cidlo ka hela bi rayi😂
@hodoaxmed2073
@hodoaxmed2073 3 жыл бұрын
Wowowowowowowowowowowoww❤❤♥️💚♥️❤💉❤💉❤💉❤💉❤💉💉❤💉❤💉❤💉❤💉❤
@sacad.naasir
@sacad.naasir Жыл бұрын
Oo waa qalinloo halkaa taagane
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa heees
@esramacaash9395
@esramacaash9395 3 жыл бұрын
His voice 🤤
@asmacaday4300
@asmacaday4300 Жыл бұрын
Mshwllmcn Allah 💚💚💚💚❤❤❤❤
@ahmedyassin843
@ahmedyassin843 2 жыл бұрын
Ka qorin isaga
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 жыл бұрын
Muse biixi qamarji iga dheh wayo wayo
@ahmedyassin843
@ahmedyassin843 2 жыл бұрын
Dhibatada
@mohmedfarah6184
@mohmedfarah6184 3 жыл бұрын
Odaygii xusuus buu galay 😂😂😂😂
@xasanbuush9811
@xasanbuush9811 2 жыл бұрын
Xorey usoco
@raqiyaismail8262
@raqiyaismail8262 3 жыл бұрын
Ceeshcalaa fanaan hayibada illaah baa bixiya
@apdirashidahmedbarkhad7149
@apdirashidahmedbarkhad7149 3 жыл бұрын
Bartaa kaga hay ZXP
@daauudadam188
@daauudadam188 3 жыл бұрын
Waa faakihaysigii madaxwayne bixii
@Yasmin1architecture36
@Yasmin1architecture36 3 жыл бұрын
CIDANGALE RUXA SOMALILAND HOOYGA FANKU HADUU BILAA GARXAJIS YAHAY WAA ZERO
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Qalinle heestiisii
@ahmedxirsi509
@ahmedxirsi509 2 жыл бұрын
Asc
@ridwankk2187
@ridwankk2187 3 жыл бұрын
Wow Ninkii geel raci jiray ayaa xasusta Masha Allah Somaliland happy 18 May thank you my beautiful people Somaliland I love you all
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 жыл бұрын
Waar odayga daya loool
@ayanjama1261
@ayanjama1261 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@abdisalammohamed7216
@abdisalammohamed7216 3 жыл бұрын
Farxan yare waaa reer gabiley dugsigana dhigta Waxa laga yaabey codkisa isagooo dhawr iyo toban jira
@dalmar17
@dalmar17 3 жыл бұрын
Mid kalad ku qaldysa malaha xaga kamu imane kkkkk
@faizagelleh5139
@faizagelleh5139 3 жыл бұрын
Simply beautiful 👌🏾
@hamdaomer1861
@hamdaomer1861 3 жыл бұрын
Waaa cidagle wllloh inanku wana rer hargeisa
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 3 жыл бұрын
Hhhhh waar been badanidaa ma Ninka Labadayada guri iska soo hor jedaan bad Nooga shekeynaysa kuwa iga yaryarbay saxib yihiin Oo kubadda la Ciyaar jiray waa Nin ciidagale pure ah Nio
@muste123
@muste123 3 жыл бұрын
Cidkastaba inaay idinka noqdaanban jeclaan lahaydeen. 😂😂💚🤍❤
@daahircabdi5560
@daahircabdi5560 3 жыл бұрын
Ok
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
Copy😂😂😂
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 3 жыл бұрын
Wwwwwwww
@ayaanabdilahihassan7802
@ayaanabdilahihassan7802 3 жыл бұрын
Waxba kadhacyi
@rahmamaxamuud562
@rahmamaxamuud562 3 жыл бұрын
Abtigi Ismail qaLili sii xanuusyey
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Aun muuse ismail qalinle weeyaan magacu
@rahmamaxamuud562
@rahmamaxamuud562 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 text ka khaldamey waan ogee
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 жыл бұрын
Farxaan yare waa fanan da,yar oo Ilahey cod kumaneystey Heestana waxa hore uqaadey AHN Ismail qalinle balse barteedii ayuu dhigey
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Aun muuse ismail qalinleh
@saidmahamuudisxal1139
@saidmahamuudisxal1139 3 жыл бұрын
Asc A deer Quranka baro kuwiihore uheesijireyba nafkama.qaadine
@ahmedmoha1233
@ahmedmoha1233 3 жыл бұрын
m A
@xiismaxamud8122
@xiismaxamud8122 3 жыл бұрын
wwww
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
#Farxaan yare wax kle
@hamzehazzanezze892
@hamzehazzanezze892 3 жыл бұрын
Muuqaalka naga hagaajiya please zi fiican wax uduuba😡😡😡😡😡
@keasrcabdi4802
@keasrcabdi4802 3 жыл бұрын
Hanbalyo habi aydhimay samalilan hanolato
DAAWO garad jaamac garad Cali oo arimo badan oo xasaasi ah ka Hadley isago yiri..
9:12
DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
Рет қаралды 590
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 94 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
Reer Awdalow Xamar maxaad ka tihiin" Wasiir Saajin.
14:01
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
Nimco dagan Iyo Farxaan Qaboojiye" Hees Hore Allahayow Nin Daacada | Video HD
13:04
Somali New Entertainment
Рет қаралды 244 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 79 М.
Farxaan Qaboojiye ft Ikraan Jaamac| Ma Ogtahay | © HCTV 2020
10:53
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
Layaab: Wixii kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Maayir Mooge!
13:29
Dhamays Media Production
Рет қаралды 66 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 94 МЛН