naa hanaga cayain rag wa kuwa somali ugu caqliga iyo xartida badan ee 1960 somali no zor xoreyay hadna 1988 kaligii taliyi afka dhulka u dire 33 sano banu nabad ku xaragoono 3 pm dhoo dhigy sharafta nalagu jecelyau naag nomau keenun sxb tag ba somali dhernahyw
@UmaAhmedMacan10 ай бұрын
somali marka ma isaaq bes cuna caleen waxasi wa nacayibka lo qabo oo wanu ognay shooladayada ugu sareya africad qaniisin ku sheegtan ee waxaba anu ahane naga daba hadha wax xun wa laga cararaye laguma so ordee yaab walle wa dacawadii hilibkay gadhi wayday tidhi uf xalaka somali
@sumeyaabdullahi168810 ай бұрын
Wa run wlh ragoda aqliga ayey Belen sidey calen u cunayen
@Yaredesh10 ай бұрын
It is just 50 years treaty. Look in Djibouti there are different countries military bases. It is just mutual cooperation and development between Ethiopia and Somaliland nothing else. We respect and love all Somalis. ❤ from 🇪🇹
@khalid_031310 ай бұрын
By undermining Somalia sovereignty #No brother!!!
@safahomer.10 ай бұрын
Shuuush! Save your efforts, You might think you're sneaky, but I see right through your scheme. Just know that I won't be fooled . I know exactly what you're up to, and I won't let you get away with it.
@rickflose10 ай бұрын
@@safahomer.what are they up to? I genuinely want to know
@nasfrom-da-ldn736210 ай бұрын
Djibouti is just a car park for the world.
@allicare648310 ай бұрын
Actually, the countries that have military-bases in Djibouti are not historical enemies of Djibouti and have international interest. However, Ethiopia has a regional interest and will never leave your port. Don’t be stupid. Think twice!! Why do they want to want a military-base. Think twice. Hal qabiil oo dhumay.
@mahmoudjalal507110 ай бұрын
ما شاء الله ربنا يحفظكم أهل الصومال أحبك في 🕊الله 🇸🇴❤🇪🇬
@zeinabs67810 ай бұрын
Dumarka qaar baaba ka aqli badan Odayaasha
@Xamdi_xilkas10 ай бұрын
Ma aragty horta illahow aqliga hanaga qadin
@safiya098610 ай бұрын
Caqliga dumar & rag ma kala leh nin caqli badan hadaad aragto islaan caaqiladaa ku dhashay
@jaymo202410 ай бұрын
Somaliland is now part of BRICS(China,Russia,South Africa, Ethiopia, Saudi Arabia)🎉🎉🎉
@khadijaosoble420210 ай бұрын
Next level delulul
@GereHassan10 ай бұрын
Can’t wait too see you become Palestine 2.0. This is the problem with Isaaq people. You hate your own people so much that you want to work with enemy of Somali. Totally forgot about somaliweyen and the land they stole. You have no blood for your people. Shame
@Cabdicasiiscumar394510 ай бұрын
haa,wax badan baad ogtahay
@adamseid544710 ай бұрын
the people are speaking. Free Somaliland love you from Ethiopia.
@abdullahiahmed6369 ай бұрын
You might aswell invade it trust me somalia wont intervene. Grab a land for yourselfs don't beg them.
@abdiwelibashow318110 ай бұрын
Wllhy aniga maanta Ethiopia kunool mana ihi Ethiopian wlal Ethiopia gacanta haugalina waayo Ethiopia wa dad guurkoodu iska fududyahy halkii sanaba 10kun caruur ah ku dhalanay 10sano kadibna waa laga dad badanayaa ,adigana guurkaga hal million baad kadhigtay o cid ku guursanaysa oo ilmo kumaba dhalanayaan , wlalaada somaliyed ayaa ku dhaamo inta aad cadow gacanta u gali lahyd , midna ogaada somalida Ethiopia waxay weyday adinku helimeysaan wlalyaal naftiina cadowga kala carara 😢 pls 🙏 ♥️ waan idin jecelnahy cadowgaa iska ilaaliya
@salmaan_saciid868510 ай бұрын
Dumarka iyo dhalinyarada aya ka caqli badan oo ka dhiig fiican kana dareen badan odayashan waaweyn ee bilaa caqliga ee ku faraxsan ictiraaf
@mohamedelmi546210 ай бұрын
Odeyaasha maskaxda waxaa ka dile jaad iyo qabyaalad
Nin waayo arag ah ayaan ahay waxaa ii muuqata exectly Sidii Yuhuuda ooga qaadatey Falastiin dhulka oo kale waayeen. Somaliland wadadii qodxaha lahayd ee Falastiin unbey ku socotaa.
@nimohodan537410 ай бұрын
Allah dhagar tooda haynaga badbaadsho oo dalka hayno xifdiyo filimkiiyoo kale bay inagu wadaane
@theancientsancients176910 ай бұрын
We the Somaliland people do Not support the Muse Bihi agenda! He committed treason not Only against Somaliland, but Somali weyn!
@Xudeyfa10 ай бұрын
@@theancientsancients1769 I agree with u this is unacceptable but Somaliland should speak out.
@Yaredesh10 ай бұрын
It is just 50 years treaty. Look in Djibouti there are different countries military bases. It is just mutual cooperation and development between Ethiopia and Somaliland nothing else. We respect and love all Somalis. ❤ from 🇪🇹
@Xudeyfa10 ай бұрын
@@Yaredesh Somaliland hasn't legitimate to sign matual agreement with Ethiopia or any other country. If Ethiopia any matual agreement it has to contact the federal government of Somalia there is international and regional law regarding jurisdiction and territorial integrity. It's merely shameful illegitimate unlawfull agreement. We Somali and United and defend our land against Oromos.
@RahmaBanooda10 ай бұрын
Aqoonsi ma jiree welcome to somali 😊
@vveve23210 ай бұрын
intad sas lhyd ed wllka u diidy wuxu rabo ayu cadow ka faideysty
@estiphanosget360210 ай бұрын
Thank you Somaliland and Somali people! Everything is DONE NOW! ERITREANS WILL LIVE WITH THEIR POVERTY FOR THE NEXT 50 YEARS! Ethio-Somaliland are at verge of fast prosperity and military strength now!
@fartuunmohamed106210 ай бұрын
Walee itoobiya wax ka helimeysaan ee dhib aheen ma jiraan ee Allah aqli hadiin yeelo itoobiya ma idin aqoonsan karto ee Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta aamiin
@FiraolBeharu-md6rt10 ай бұрын
Somaliland is one of independent country in the world.congratulation all somalilander and ethiopian🎉#VIVA ETHIOPIA #VIVA SOMALILANDER
LONDON, Dec 26 (Reuters) - Ethiopia became Africa's third default in as many years on Tuesday after it failed to make a $33 million "coupon" payment on its only international government bond. Africa's second most populous country announced earlier this month that it intended to formally go into default, having been under severe financial strain in the wake of the COVID-19 pandemic and a two-year civil war that ended in November 2022.
@Peakeditza10 ай бұрын
Ethiopia defaulted on purpose if you were smart you would know that 😂😂
@@Peakeditzaobviously and undoubtedly you are so smart, your parents are so lucky 😅
@theancientsancients176910 ай бұрын
@@PeakeditzaWe the Somaliland people do Not support the Muse Bihi agenda! He committed treason not Only against Somaliland, but Somali weyn!
@Mohagnito9410 ай бұрын
Dont accept the deal then. You fight and kill your brothers from SSC and yet make deals with gaal xumo. Uuff@@theancientsancients1769
@mohamedamin-zz1ol10 ай бұрын
Itoobiya waxaad ku dhahdan 20km naga siiya dhulkiina anu baradho ku beerane bal inay idin siiyan 😂😂😂 ictiraaf bela war wuxu caqli yaraa ma itoobiya ictiraaf uhaysa walalayal wad gurdan raacdene dadkina iyo dalkina usoo noqda odayga waalan yuu idin gadan shacabka somaliyed waxan ugu baaqayaa inay dalkooda difaacdan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@abdisalamyonis303210 ай бұрын
Dafkaan Somaliland waaxa ku dheex jiiraa dad dhigaa somaaliyeed wali ku jiiro❤❤
@a.m.909610 ай бұрын
Maad hubtaa in aad hadhowta cayeen? Ka bilow markii la soo ogaaday arintan, cidkasta oo soomaali ah (oo aan ahayn Reer Shiikh Isxaaq) siday Reer Shiikh Isxaaq ku cayayeen "Gaalo raac" ama "Gaal" ama "Yahuud" ama "Khaa'inul wadan" weligay ma ilaawi doono. Siday oronayeen Reer Shiikh Isxaaq baan ku JIHAADaysanaynaa, weligay ma ilaawayo, ma dadkan ka soo jeeda heshiiskan baad ku jihaadaysaan? Anigu ma taageersanii Muuse Biixi iyo heshiiskan uu la galay Itoobiya, laakiin nin Somali dhulkayga yimaado iyo haduu is yidhaaho dadkayga (odey, dumar iyo ciyaal) dhib u gayso waayo dadkani waa "gaal", waanu la dagaalami doona. Hadhowto waxa la odhanayaa "walaal waa somaalinimo".
@Ramdelfalcao202410 ай бұрын
Hadasan
@ak-quann627210 ай бұрын
Cidkalo kakiresaan radiya shaqo abuur wa muhiim lkn Ethiopia iyo kenya wa cadow anaga Africa jogno warya somali wa somali ictiraafka meel kale karadiya
@flackflick68910 ай бұрын
Guul guul Insha Allah Somaliland
@Fircoon-yare10 ай бұрын
Dhulbahante waa in eey xerxeraan dhamaan madaxda somaliland
@guletizmail834910 ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland ❤Ethiopia. 🇪🇹✊️
@itsanything335310 ай бұрын
Victory Somaliland and Ethopia mansh allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅 😅
@Rocco-v7h10 ай бұрын
Doqomadan nimanka isku sheegayo 😢😢 bal somaliyeey ila eeg 😡😡😡😡 Duli inaa noqotaan ayaa diyaar u tihiin wlhi blhi raali kuma noqoneeno.
@Username1124910 ай бұрын
Tuulooyin kaaga masuul ka tahay kuwaaga ka hadal..hore u baabiisay somaliland adigoo ku hoos dhuumanaya dawlad soomaaliyeed.aad umad dhan qixisay baabiisay adiguna aakhirataankii kenya orod ku gashay sharaftaad sheegaysaa xagay taalaa?
@moguehomarboulaleh111610 ай бұрын
Aad ayaan uga xumahay runtii Xamaasada iyo in hada dhuuniga yaraaday in lagu madoobeeyo mustaqbalka.dhalinta soo socoto. Jahligana .allaah ha u naxariisto aabayaalkeen waxay nooga tageen hanti mugwayn .
@ahmednaji20229 ай бұрын
اثوبيا لن تأخد البحر أحمر ابدا قول ماتشاء يا هركيساويون :البحر احمر هي بحر التي رزق الله من قبيلة العساوي
@proudcitizen488310 ай бұрын
War waa Sax Ee horumarkiina Kusoda
@globaltrends752010 ай бұрын
Balaayo cuqdad badan dadkaan aa ku jiro. In sha Allah Diyaar Aan u nahay inaan qabsano hargeysa. They have done enough
@a.bismail649210 ай бұрын
Itobiya may dilin 50 kun oo Isaaq ah, boqolaal kunna may barakiciyeen. Guul Somaliland iyo Ethiopia
@iqroali701910 ай бұрын
Viiva viiva somaliland❤❤
@sumeyaabdullahi168810 ай бұрын
Manshallah gawadha indha sharerka qabto i radiya gawadhas ala aqli badana.itobiya aqonsiga ay kusini karto wa maxay.calamka hadi laga aqonsanen waxbo matihid.gawadhas manshallah dhaha umada isku aqli mawa ahan.shanta farood illahey masimin bina,adamkana wa sas cml abayo mcn kujeer ayan kuleyahay guul.from kenya qas ahan magalada garissa
@AbisoJaki10 ай бұрын
Congratulations our brothers and sisters in Somaliland
@theancientsancients176910 ай бұрын
To hell with you!
@GoalBounD17110 ай бұрын
Maxaydeeee
@kobe81ification10 ай бұрын
im concerned. im interested in knowing what happened in past between somaliand and somalia. i have heard something bad happened. im rer xamar shanshi
@visuali23510 ай бұрын
Soon this people will give every country a piece of land for recognition this is the lowest a somali person can go to give the land we fought for to an century old enemy who always had eyes on our land and waters. As a lander I’ll rather have us united with Somalia than giving our land to Ethiopia
@visuali23510 ай бұрын
I blame khat here
@RuqiojamacIbrahim10 ай бұрын
Duqan muxu Shaka ya hooyadi washay sil hoyada walukuwasa hariska was duqyahaw ⚔️⚔️⚔️⚔️
@abdirahmankhalif-ee1bw10 ай бұрын
ETHOPIA ayadaa la xaraashi rabaa, deentii aduunka ayeey iska bixin layihiin LONDON, Dec 26 (Reuters) - Ethiopia became Africa's third default in as many years on Tuesday after it failed to make a $33 million "coupon" payment on its only international government bond. Africa's second most populous country announced earlier this month that it intended to formally go into default, having been under severe financial strain in the wake of the COVID-19 pandemic and a two-year civil war that ended in November 2022.
@KhalidAlirunsheeg10 ай бұрын
Somalia just received debt relief from the world bank but is still in debt to multiple countries at the sum of hundreds of millions. Munafiqiin baa tihin aduunka ka hadheen. Ethiopia idin ilalisa markasa afka ku soo taagaysa hhhhhhh. Get a life Abdirahman
@waabayaab72389 ай бұрын
the man just stated a fact.How in the world is this annexation going to create jobs for the youth .I feel that those that support this surreal deal of relinquishing sovereignty,do not have a clue but are rather motivated by sub-clan motivations
@AbdiqaniDiiriye10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul qaranka Somaliland .
@hoodoabdiwahaab10 ай бұрын
Arinta dakarada madaxwaynaha gar iyo gardaraba waanu wadanaaa❤
@nocomment456610 ай бұрын
Somaliland was a recognized state before it joined italian colonized somalia, the State of Somaliland received international recognition from 35 countries, that included China, Egypt, Ethiopia, France, Ghana, Israel, Libya and the Soviet Union.
@Heimatar10 ай бұрын
Riyo ayaa ka hadloosaa hadalkaaga waa been awuur cisaaq lawo soomaali iskuma Darin ee shacuub soomaaliweyn ayaa isku keenay.
Doqmo reer sheekh isaxaaq way tolaay 😭😭😭somaliyaay aderkay muse naga qabta marku oromo orthodoxe u walaatihiin idhi way wuu ku socday Tolamamy somaliyee 😭😭 from djibouti
@gulaidismail458410 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@historynerd754910 ай бұрын
Move forward S/land❤ Naa iska amusa wixii dan la moodaba waa la sameynayaa
@theancientsancients176910 ай бұрын
We the Isaac people and other Somaliland people do Not support the Muse Bihi agenda! He committed treason not Only against Somaliland, but Somali weyn!
@jesshalan632510 ай бұрын
Mm tv qabyaa ladiiste hooyadaa wase ma tihit saxaafad madax banaan
@omarosman444010 ай бұрын
Guul Somaliland
@surejjamac873610 ай бұрын
90 millions oo Ethiopian ah ayaa shaqa la aan ah ee shaqo kaheli meysan dhaqalahooda wa uu hoseya iyaga hargaysa katuugsanaya ee caqliga halga shaqeysiyo
@nimonimco306310 ай бұрын
Dal jaar kaaga ah oo kaa awood wayeen. Badna lahayeen hadii aad siiso badaada. Yaa kaga qadaya Bari?
@xarirmaxamed929110 ай бұрын
GUUL GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL SOOMALILAND
@Hamse-Ahmed1010 ай бұрын
Berigii hore ayeynu madaxnimadeenii iyo qaranimadeenii bilaa shuruud ku geynay Moqdisho maantana yeynaan kasii darin oo meel aynaan kasoo celin karin yeynaan geynin 120million iyagiibaa shaqo la aan ah mxay inaga shaqo inoo sameeyaan mxay maal gashadaan iyagiibaa boqolaal million lagu leeyahaye
@mrsocotraisland193910 ай бұрын
WAA SIDII FALASTIIN DHULKA LOOGA QAATAY OO KALE DADKA WAAAWEYN EE REER SOOMALILAND WAXABA KA CAQLI BADAN DHALINYARADA
@ayanmohamud263810 ай бұрын
This port is owned by Somalia and wait y’all what Somalia about this ….
@ultimaterr240710 ай бұрын
Raggan wada marqaan san maxay ahaayen macbuudka war somaliyay dumarka isaaqa hala ogaado oo wlhi itopiyada bada qaadatayna way qaadanayan ayagana 😢😢
@HassanHamze-v2y10 ай бұрын
Intii karaam kisa ayu xadlayaa I am from djibouti 🇩🇯🇸🇴
@hodanahmed145610 ай бұрын
Subxanalaah raga qarkood aqli malaho cixtiraaf uu sheegayo ma itoobiyaa siinkarto waxa caruur.walee sida falastiin in ayku dhacdo ayaa kabaqaa.
@noahD163610 ай бұрын
Waa khiyamo qaran
@mustafesiciid369610 ай бұрын
Gumaysigeeda waxa dhaama gumaysiga somali kale ama carab m
@aliabdi834710 ай бұрын
Etiobiya marwalba badda way qaadan laheyd laakiin hadda si walaaltinimmo ayay ku qaadatay. Etiobiya oo shacabkeeda tigrey xasuuqday soo adiguna sidaa oo kale kuuma xasuuqdeen
Somali MA, ahan ku WA dhahaya Ethiopia hala siyo 😢😢
@faadumoali11710 ай бұрын
Muqdishaa laga xakumaa Somaaliland muuse biixine Dakada Barbara itoobiya masiin karo kuma dhaco
@farhiya24109 ай бұрын
Ormadaan afsomaliga baratay meesha ha laga reero ma aha isaaq ama somali sax ah huurdada ha laga tooso somali diidnimada ayaa oga shakisneen laakin Hada ayaan ogane intaa reer sheik isaaq saxda ah iyo ormoda afsmaliga baratay waa guureeysaan somaliya somalibaa leh 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪
@robiaddis143810 ай бұрын
I’m from Ethiopia! I don’t speak somali language, i believe the deal is good and make everyone happy between the people! Ethiopia won’t harm anyone as known we always peaceful. Allah gave the land and sea to all of us ! To share and live together is his wish . Are people in somaliland unhappy? I means most of the people living there sad about the agreement??? I’m just wondering if someone give me answer pls !? Allahmdilila all will be good i believe!
@abdullahmahad888510 ай бұрын
I am Somali I think this might be ok if there is no Ethiopian soldiers we don’t want them because as soon as they need they will take it by force History says Ethiopia isn’t safe on us
@robiaddis143810 ай бұрын
I think Ethiopia want to have military base only because the geopolitical situation in the Red Sea ! I think it’s even better and protection to all of us ! Ethiopia won’t hurt anyone for sure brother .
@abdullahmahad888510 ай бұрын
@@robiaddis1438 if they won’t then why don’t they give us back our land? Not that only but ethiopias interference in 2006 created alshabaab group that made us struggle to live until today .even Somalia will run on to their business if they have a base in someone else country and they will use it for their self there is nothing called safe when a country searches for its interest . In Red Sea the Houthis are attacking only Israeli ships nothing else but America is making big deal. If Ethiopia actually has good intentions they would have given us our land as a sign of good intention but it’s now a very important land with gas and trade routes so they won’t give it up Believe me man it’s war.
@mohacade877310 ай бұрын
Somaali wa somaali un
@SaidAhmed-rc6hm10 ай бұрын
War ninyohow ileen darka soomaaliyeed kuwa 60jirada ah ayaa ugu caqli xun....waana kuwwa xilalkq noo haya
@bulsho279610 ай бұрын
Guul Somaliland ninkii Somaliland Jecel waxaad ka garan kartaa inay guul inoo tahay Cadowgii somaliland waa ka qayl yeen waa guul waa guul waa kuwii shalay Dp world heshiiskeega ka qaylinaayay.
@IbiEntertainment10 ай бұрын
Kuwa ogol ee taagerta waa Oromo luqadda bartay walahi 😢😢😢😢😢
@himilo10110 ай бұрын
Reer waqooyiga dadkooda waa wayn waa wada cuqdad miiran. Socoda itoopia naas kasoo nuuga wlh dabada ay niiga wada fuuli
@hanefa28310 ай бұрын
Koran yaashaan ALLAH QAADO WARNAGA AAMUS
@dalaisacgibril589910 ай бұрын
Ethiopia iyadiiba gaajonaysa oo hambada ka cunta Hargeysa
@mohaxassan168510 ай бұрын
isaaqa gabdhahooda ayaa kacaqli badan ragoodu waa cawaan waligayna wan maqlijiray isaaq dumarkaa wax laqaado lagu arkaa iimaanka beela waxay raadinayaan waxay qaad kucunaan.danbaanoogu jirta maxaytahay dantu cawaan cawaan dhalay
@iskaandarahmedali526510 ай бұрын
@mohaxassan , walashay hano baqan meshan wa Jamuriada Somaliland marka somalina xasadkodi baraney duulan dagal ayey Nagu soqaden waxanu u bixiney Huwan amba hadhigii faqashta marka dhawan amba 2024 calamka ayad calankayaga towixidka kalee kadawan adunyada amba United Nations "New York" waxa iga dardaran aah hanagu dheex madhquliina, Jamuriada Somaliland weey socotey... 18 may 2024 iyo aqoonsigeena tv- yada calamka ayad nagadawan. Big love my country the Republic of Somaliland ❤️❤️❤️
@a.m.909610 ай бұрын
Markaad dumarkaasi ragooda caydid, maad hubtaa in ay ku jeclaani doonaan? Caqli lix sac
@Nuursaciid-qb4yy10 ай бұрын
Maamada tidhi: aan dagaal dhexda uxidhano rag iyo dumarba . Waarunteed waana ku taageersanahay
@khadramashallahmabroukaden295410 ай бұрын
DON'T WANT ETHIOPIA WANTS TO BE UNITED WHITH SOMALIA WE ARE SOMALI. OUR LAND AND SEA ARE NOT FOR SALE
@Khaalid-ir2er10 ай бұрын
Somaliland is part of soomali
@ZuhurAli-v8q10 ай бұрын
A/c hore loo yidhi isaaq 2ojir moyaa 40jir malahan waxad ufirsataan odayaasha rayigooda ufirsad caqaliba kuma jiro da.yarta ufisada