MO KAHIN OO HABAR AWAL DHINACA KU HAYA & SULDAN M.GULED O GARXAJIS KU DAABAN AYAA DALKA ISKU HAYSTA!

  Рет қаралды 4,044

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@NaasirCarab
@NaasirCarab 3 сағат бұрын
Man shalha. Cali. Ismacil. Arab. KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 17 минут бұрын
Beenta.arab ma mateshiid.😂😂😂.
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 3 сағат бұрын
Masha aallaah Mujahid cali guuul kulmiye guuul iyo gobanimo somaliland guuul iyo gobanimo insha aallaahu
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 3 сағат бұрын
Ali waa geeeeeeeesi Qaran guuuuuuuul iyo gobanimo but the reporter absulately is good reporter by but Idont like the ways he is doing
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 16 минут бұрын
Cali waa naacas laalush gaatee
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 сағат бұрын
Allah akbar qaranka somaliland ❤❤❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 сағат бұрын
GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤ALI DUL...... VIVI KULMYE... VIVI KULMYE
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 сағат бұрын
Waar reerkii Habarjeclo ee Tolkay ahaa ee isku duubnaan jiray laba midna Cas yahay mina gaaban yahay ayaa furfuray waar Xisbigiinii kulmiye eed ku xoog iyo xoolaba beesheen iyo musharaxiisa soo saara ilmaadeerayal
@shabeel7467
@shabeel7467 Сағат бұрын
Kan Mohamoud’ Gulaid lagu sheegayaa waa mujrim qaran oo ka beeshiisa oo uu doonayso in uu SSB burburiyo iyo isagoo huwan iyo Somalia basaas u ah markaa halaga takhaluso waa in SSB ka takhalusaa intaanu iyaga ka takhalusin ,
@ahmedabdilahi9115
@ahmedabdilahi9115 3 сағат бұрын
Huwan Baa Iska Hawhawlee, Heelada Inoo Tuma !! Muuse Baylood Soo Noqoy, Walee Qaylada Iyo Baroorta Kayeedha Ilama Bahalkii Dheguhu Way Ina Dilaaci, 20 Maalmood Kadib Insha Allah Waxa Soo Afjarmi Doona Huuhaa & Beeno Badan Oo La Iskugu Sheekeeyay !!
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 14 минут бұрын
Kkkkk.muuse juudan.
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 15 минут бұрын
Good job 👏
@MaxamedAli-i4j
@MaxamedAli-i4j 3 сағат бұрын
Odayga ha xiijin muse wuu soo noqonqyaa waayo awal ma qaybsana garxajis waa laba ciro iyo faysal awal wuxuu haystaa lacagtii iyo dawladii
@Degmociise123
@Degmociise123 2 сағат бұрын
Reer Somaliland waxay noqdeen Mooryaan Subxanallah 😢 Goormaa dadka xayadu ka tagtay ? Dhuuni Raac ayay wada noqdeen😮😢
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 13 минут бұрын
Waa runtaa.cali dululdul waa nacaas asasagaa
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 сағат бұрын
Saddex milyan ayey cuneen wixii ay wadani ku tarayaan haku biiriyeen
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 3 сағат бұрын
Salam sare Ali duldul duldul iyo wariye
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Сағат бұрын
Guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 15 минут бұрын
Down kuulmiye😂😂
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Сағат бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 2 сағат бұрын
Codka hagajiya please echo aya la socdee thanks.
@midigle
@midigle 3 сағат бұрын
Codku Faseex maaha Mic ayaa kaa xun Abwaan
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 сағат бұрын
Guul JSL somaliland insha Allah 😊
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 сағат бұрын
Asc abti ha inaga magin inanka mayirko iyo mayirxiganko awalba waxay ahayan wadani waxey raban inasiyasadey kulmiye laaki waa la wayan guul kulmiye guul Somaliland
@cabdiraxiincilmiismaciil6644
@cabdiraxiincilmiismaciil6644 3 сағат бұрын
maayirka.burco.sawkiilahaa.sacabka.iigaraca.masagacaadi.ahba.maayir.cilaaj
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 3 сағат бұрын
Cid.dhaanta.muuse.lamahayo
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 сағат бұрын
Shucaac ayaa idin ku furane horta Internet ka mayirkana haduu wado dhisaayi iyo haduu qashin guraayaba ninkii laxisaabtamilahaa waa muuse biixi ee guul wadaynta nagadaaya 😂😂
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 17 минут бұрын
Arab waa waadani.
@HassanHassan-so4lh
@HassanHassan-so4lh Сағат бұрын
Cirjiidhow,calaacalku,waxbamataro,ninku inuu,calaacalo waa loogawanaagsanyahay,
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 2 сағат бұрын
Doqoni amaan aanay lahayn ayey urixisaa nacasna meelan laga jeclayn lagama waayo
@Degmociise123
@Degmociise123 2 сағат бұрын
Maayaradan ma shaqo ayaanu u diranay in ay noo dhisaan mise xisbiyo?
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 3 сағат бұрын
😂😂😂😂dameereey dameereey😂
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Сағат бұрын
Calow waxaad noqotay nin liita ee bal wuxuun ka qaado sida ina kaahin shaqaale bilaa mushahara ha noqone ciro wuu soo baxayaa kaahna waa xisbi qaran miyaad ooyey mise waad waalan iska qaado wixii heego ku siiso waxaan kuu arkaa nin durbaan aan jirin iska garaacayee
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf 2 сағат бұрын
Codku Wu xunyahay
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 Сағат бұрын
Codku cawa wa naquuus
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 2 сағат бұрын
Ka reer daahir raacay waa wali ilahay waan fariid lkn kaa axmed faarax raacay waa doqon
@Shukri20267
@Shukri20267 Сағат бұрын
Labada aad kala sheegaysa Cabdishakur Ali,waa isku jifi ee xaga sare eeg,Doqonow (Sokeeyo qaniinow).
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 52 минут бұрын
@@Shukri20267 isku reer waanu nahay lkn axmediyadu waa daahir caashaq anaguna umado badan baa gacantayada ku maqan qoladan in aanu liqno dhawaan waa macquul
@Shukri20267
@Shukri20267 20 минут бұрын
@@AbdishakurAli-i6x maan fahmin cida gacantiina ku maqan,reerku waana walaalo,hoodana iyo talana hore hore aya taladoodu habar-jeclo ukala ogeyd,ee duudubka ma u deynaa.
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 8 минут бұрын
@@Shukri20267 ok indr
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 7 минут бұрын
@@Shukri20267 nimanka aad u yara hanjabtid ban lahaye xagee adiga igaga soo bxdy hada ina kale wad
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 сағат бұрын
Baba ur sound is not clearly hearing Why? Wht ur sound eko sound 😂😢
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 131 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:00
Ninka Madaxtinimo Ku ordayoow Dhagayso Sheekh Barbaraawi
22:15
Baraarug Media
Рет қаралды 9 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН