MOBILE-KAAGA KU EDIT GAREE THUMBNAIL (Sida Loo Sameeyo)

  Рет қаралды 39,814

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 118
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 4 жыл бұрын
Mashaa Allah bro thanks, runtii wax badan aa ka faa iidnay waxa aa jeClaan lahaa video Editing ka na sidda aa adiga u edit gareesato inaa video nooga soo sameeyso inshaa Allah 👍🏽🙏🏽
@anizahidig8126
@anizahidig8126 4 жыл бұрын
Osamn adam hosow wxaaa nala wadagee waaku mhfsnthy all hormar ban kurajynaa
@Choxechannel
@Choxechannel 4 жыл бұрын
Hosow pro waxaan kaa codsanayaa wll inaad isoo fahansiisoo marka aan sameeyo anigu thumpnile sawirkii aan rabay ee aan hagaajiyay inaan saarto wuu diidayaaba youtube studio markaan galo saddex sawir ayuu isoo dhigayaa oo kamida muuqaalkygii aan sameeyay anina waxaan ku dhuftaa calaamada + ah ee agtaala wuuna idiidaa wlhi waaku daalay bro ani thumnile la.aan ma shaqyn kari plz waaku baryaa i caaqi wll hosow Aad a kuu taageeraa masha alh keep going waxad tahy qof xirfad leh kuna fican dhinaca tuterial ka editinka masha alh ilaahy hakuu dheerewyo cimrigaaga iyo noloshadaaba hosow pro ❤❤❤❤
@AaminaAbdiqaadir
@AaminaAbdiqaadir 4 жыл бұрын
Kaa faa,iiday masha Allah hore usoco 🤗
@Sehaam11
@Sehaam11 2 ай бұрын
❤❤
@alisalad9458
@alisalad9458 4 жыл бұрын
Hosow waa kumahadsantahay inaad marwalba dadka usoo gudbisid barnaamijyo fa iido leh Lkn waxaa kudarsanaa fikirkyga 1_Waxaa jiro program ladhaho pixelslab oo loga marmi karo thumbnail samaynta 2_mida kale waxaa jiro website ladhaho remove.bg oo 1 sec sawirka noqanaayo PNG MAHADSANID pro hosow
@Tallaab0
@Tallaab0 4 жыл бұрын
Photoshopka ka fudud stepskan San filayo, balse wxa ka faidaya qofki an helayn laptop ama garanyn sida lo isticmalo Photoshop. Mahadsanid bro
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
10 bilood ka dip ani ayaa xisaynaya sanadkastana dawade cusup ayuu Helaya thanks pro faaido chanel✅👏👏 hozow
@maryanabdi4230
@maryanabdi4230 4 жыл бұрын
Wcs wr wb masha Allah wllkey Osman hosow alle haku siyadiyo hal aburkga
@ahmedcukur6808
@ahmedcukur6808 4 жыл бұрын
Adbay uwanagsantahay runtii in ad dadkaaga wax ku caawiso hosow bro keep going ayaan ku leyahay
@cabdijanan11official65
@cabdijanan11official65 4 жыл бұрын
Wll Hoosoow Aad iyo Aad Ayaa Ugu Mahad san tahay wax badan Baan Kaa faaiiday Hore u soco sxb
@libankheire143
@libankheire143 3 жыл бұрын
Marwalbo KZbin Kaaga Waan daawadaa ugu dambeyn muuqaal Aad ii anfacay ayaan kaa helay thanks a lot brother
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Thanks my pro hosow wax wan ka bartay first thuip nail wan sameyay manta ✅👏👏
@maahircumar6077
@maahircumar6077 5 ай бұрын
Waan kufaaiiday runtii alle haku barakeeyo wllkyga🙏👑🫶
@XaldoonTv
@XaldoonTv 3 ай бұрын
Walaal Hosow big respect for you🙏 Guuleyso bro.
@badmaceye1227
@badmaceye1227 4 жыл бұрын
Applicationada discrebtionka mxa uso dhigi waydey bro
@mohamedosmanei635
@mohamedosmanei635 4 жыл бұрын
Bro Soo samey sida logu sameyo Photoshop ♥️
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 4 жыл бұрын
Mashaa Allah hosow guulayso wa nin aad u degan runtii
@curdancanogeel4345
@curdancanogeel4345 4 жыл бұрын
Mash allah wan kutagara my brother Hosow pro
@navizzaali7838
@navizzaali7838 4 жыл бұрын
Hosow pro wad mahadsan tahay wll Muqaal an wax badan ka fa iday waye shukran
@issaabdikadir2132
@issaabdikadir2132 4 жыл бұрын
Mnsh Allah wlal sare keep going
@ifraaxchannel351
@ifraaxchannel351 6 ай бұрын
Masha allah waxba ka barta wa mhdsnthyy wll
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal cashar wacan ban kabartay
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 4 жыл бұрын
thnks bro hosow legend bro wxd inoso diyaarisaa sda kinemaster slideshow logu samya iyo transition thnks bro
@HaruunSuge-hx2te
@HaruunSuge-hx2te 2 күн бұрын
Waxaan kusoo laaban doonaa anoo 100k haysta insha allah
@balanbaalislyrics5784
@balanbaalislyrics5784 4 жыл бұрын
M.a keep going wll
@globalmedia5122
@globalmedia5122 4 жыл бұрын
Sida laptop looga sameeyo sheeeg
@abdiaadanbakeyle3595
@abdiaadanbakeyle3595 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll KZbin aan kusoo biiri baraa insha allaah
@shabeelkamadow8784
@shabeelkamadow8784 4 жыл бұрын
Aad ayad u mahad santahay sxp qli wax padanpan ka fa’iday
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Masha allaah si wanagsan oo dagan ayaan noo fahansiisay
@ilwaadquruux1386
@ilwaadquruux1386 4 жыл бұрын
Masha allah walal wax laga faaiida thy hore u soco
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 4 жыл бұрын
Good work!!!! bro hosow
@munamohamed8699
@munamohamed8699 4 жыл бұрын
Wan kusalamay wll
@Anasalfa-f2y
@Anasalfa-f2y 2 ай бұрын
Wallhi waa iidadaashe😂❤
@Bashka252
@Bashka252 Ай бұрын
Mas’uul sare in aad caafimaad qabto ayaa kuu rajeenaa insha’allah, Photoshop asiga oo ah ma inala soo wadaagi kartaa? Mahad sanid waqtigaaga tayada leh aad inagu bixineeyso
@zakimohamud5392
@zakimohamud5392 4 жыл бұрын
Waa mahadsanthy Zxp sare Maxa kugu mhdclyaa
@kamaaldiin582
@kamaaldiin582 4 жыл бұрын
Thanks kzbin.info/www/bejne/nIvTe3arrb9kf7s please daawo oo arag Waxa ku soo diray waa dad waayelo ah aad u dhibaatesan subscribe igu caawi Yuutube channel Dadkana lawaag
@gallabStories1163
@gallabStories1163 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahad santahay zxp
@osmaanaliabdirahman2954
@osmaanaliabdirahman2954 4 жыл бұрын
Hhhhhh hada maa aragtay 1998 aan kuciyaari jirnay 2020 ayaad kasheekeynee
@IbraeliinhoVlogs
@IbraeliinhoVlogs 4 жыл бұрын
Wax ban ka bartay bro mahadsanid ❤️💉
@kingfootballdream101
@kingfootballdream101 2 жыл бұрын
kzbin.info/door/z09gQYSfqLpgZV1crPs4pA
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 4 жыл бұрын
Oo sideee videoga looga soo saarayaa
@fadumosiciidn7657
@fadumosiciidn7657 4 жыл бұрын
Mshlh hore usoco wll
@abdalle7191
@abdalle7191 4 жыл бұрын
Sxb sida loo noqdo director film io wax yaabaha lagaa rabo fadhlan inoo so sameey vidio yo ka hadlayo arintaa🙏🙏🙏
@suuriyaabhai9903
@suuriyaabhai9903 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin wall qaali guuleyso weliga
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
SXB HOSOW NO SO SAMEY SIDA KINMASTAR REACTION LOGA SAMEYO
@Naske14
@Naske14 Жыл бұрын
Mansha allah bro Hosow Horay usoco
@wizkhalifa045
@wizkhalifa045 4 жыл бұрын
Geweldig Werk 👌
@herozaki7216
@herozaki7216 4 жыл бұрын
Hosow pro keep going bro
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Xiise wll kuma xidhna si weyn ayuu noo anfacay mahadsanid wll
@mohidabdi1663
@mohidabdi1663 4 жыл бұрын
Nin dadalaayo ayatahy
@othmanabdiladiif5263
@othmanabdiladiif5263 4 жыл бұрын
Shukran osman
@engrxiddig
@engrxiddig Жыл бұрын
Tnks wax bdba kaafaa iday lpx
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Thnx
@AhmedAbdi-zc8jh
@AhmedAbdi-zc8jh 5 ай бұрын
Mahadsanid
@abdiahmed2574
@abdiahmed2574 4 жыл бұрын
Walaal qalbi fiican mr hosow
@tiktoksomalifuns
@tiktoksomalifuns Жыл бұрын
Waa ku mahadsanthy macalin
@zarqawireaction200mviews
@zarqawireaction200mviews 3 ай бұрын
Nio video gaaaan nogusoo celi asago update ah abowe
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
msha alllh osman bri
@ziyaachannel6794
@ziyaachannel6794 6 ай бұрын
Shugran wanka faiday wll
@najmamaxamed6531
@najmamaxamed6531 4 жыл бұрын
Mansha allh thanks bro
@haawafmc8701
@haawafmc8701 3 жыл бұрын
Shukran walal qaali
@hanadofficial1671
@hanadofficial1671 2 жыл бұрын
thnkz wlloh qalih
@4packtaakuur181
@4packtaakuur181 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@faiza-wn5tk
@faiza-wn5tk 4 жыл бұрын
Masha Allah
@usaameyuusufoffical1906
@usaameyuusufoffical1906 Жыл бұрын
Thnks Brother insha Allah have milyanka 🎉
@muniiramarwo321
@muniiramarwo321 4 жыл бұрын
Masha allah 82.2k hambalyo
@dvmgeelle5520
@dvmgeelle5520 3 жыл бұрын
waxaa dhacda in arkan linkiga ku share gareeyo facebook uu thumnailku u muuqdo small
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@hasancade-ez3tm
@hasancade-ez3tm Жыл бұрын
Sidee laisku dulsaaraa sawirka iyo muuqaalka
@kulanso2355
@kulanso2355 4 жыл бұрын
Ninkii abdi garsho prank i naxdintaa nagu sameeyay ma aragtay
@Xakiimaxikma
@Xakiimaxikma Ай бұрын
😢manta ano ubahan ba ka firshay waka hele qbowe
@caliqaasim2504
@caliqaasim2504 4 жыл бұрын
hossow waa ku taageera
@user-ym8gi1ed2v
@user-ym8gi1ed2v 5 ай бұрын
Thanks bro
@abdallashow
@abdallashow 4 жыл бұрын
inta ay waqtiga ku qadan laheday inad jarjarto background sawirkaga fadlan waxan ku siina website 5 sec kugu habenayo sawirkaga www.remove.bg
@xamdafahiyeofficial9439
@xamdafahiyeofficial9439 3 жыл бұрын
Mashla
@Xoghayaanshe
@Xoghayaanshe Жыл бұрын
Thanks wll
@captainmastana1691
@captainmastana1691 4 жыл бұрын
M a great hosow keep going
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
Thank you #Hosow
@ilyaaslyricsofficial5420
@ilyaaslyricsofficial5420 4 жыл бұрын
Msha Allah 👌
@alifarah6146
@alifarah6146 4 жыл бұрын
Mahadzanid zxp qli
@abshircaato9858
@abshircaato9858 Жыл бұрын
M.a allah
@hpsomaliteam7146
@hpsomaliteam7146 4 жыл бұрын
Pls ps photoshob cc 2019 soo sharax
@MohavicOfficial
@MohavicOfficial 2 жыл бұрын
Nice
@cashanimco8052
@cashanimco8052 4 жыл бұрын
Phonto kuma shaqaynaayo Android ka but mahadsanid wllky
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
Ahaa maan ogahayn
@tayofitness7722
@tayofitness7722 4 жыл бұрын
Zhp aad iyo aad u mahad santahay. Zhp photoshopkana isna cadhar noga soo same
@Zeymehndiandcook
@Zeymehndiandcook 4 жыл бұрын
walal subscribe iisar 🙏🙏❤️
@amharasmr2368
@amharasmr2368 3 жыл бұрын
mahadsanid wll
@ahmedabdi5254
@ahmedabdi5254 Жыл бұрын
Ablakeynshada ad shektay magacood isoowor
@happyhassanhappyhassan5832
@happyhassanhappyhassan5832 4 жыл бұрын
Good day
@nawaalabdi9203
@nawaalabdi9203 4 жыл бұрын
M.a👌
@Ahmedy64
@Ahmedy64 4 жыл бұрын
keep going pro hoosow
@shukrielmimumin
@shukrielmimumin 2 жыл бұрын
mahad sanid macalin
@mataankafarxada4480
@mataankafarxada4480 4 жыл бұрын
hoosow ninki saxibka garasho makalaguurteen
@ladanomarosman7418
@ladanomarosman7418 4 жыл бұрын
Merci pour information 👍🏿
@Siciid__boy
@Siciid__boy 4 ай бұрын
1:33
@ikraanic7794
@ikraanic7794 Жыл бұрын
thanks pro
@aishaaden8367
@aishaaden8367 4 жыл бұрын
I need you Nd plz stop be handsome 😍😍😍😍
@aishaaden8367
@aishaaden8367 4 жыл бұрын
😪😪😪😪I need u
@wiilbari6124
@wiilbari6124 4 жыл бұрын
Bor pick artigaaba ku jari kartaa sawirka see cml wlle
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 3 жыл бұрын
Wooow thx you apwe
@ILEYS.
@ILEYS. 11 ай бұрын
Wax miyanabaresy mese sheeko😂😂
@RNN1234
@RNN1234 Жыл бұрын
Remove bg isticmaala taa ayaa ka fudud malaheyga
@HafsaHworld
@HafsaHworld 4 жыл бұрын
Allah Allah walakey mahad sanid
@LAYAABKASOMALIA
@LAYAABKASOMALIA Жыл бұрын
Wcs
DEGDEG KUGAAR AFARTA KUN SAACADOOD | 4,000 HOURS WATCH TIME
10:39
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 838 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
SIR I Sida loo sameeyo viral thumbnail !
7:40
Somali Editor
Рет қаралды 13 М.
3M VIEWS | baro sida loo sameeyo islamic videos oo casri ah
9:10
horyaalka aqoonta
Рет қаралды 6 М.
VIDEO EDITING: Sida ugu fudud muuqaal sameynta CapCut Somali
36:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 107 М.
Alabta aan shein ka dalbaday Iyo sida aad  udalban kartiid
11:15
amiira adam
Рет қаралды 16 М.
SIR || Sida loo duubo cod fasiix ah !
5:18
Somali Editor
Рет қаралды 48 М.
VIDEO EDITING sida ugu fudud loo sameeyo 2024 Free 100%
7:27
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 34 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 838 М.