MOGADISHO SOMALIA

  Рет қаралды 2,100

ABDINASIR M

ABDINASIR M

Күн бұрын

Пікірлер
@leylaali5560
@leylaali5560 9 күн бұрын
Waxaa ubadnaa Agasime Yaal wasiiro Maareyeyaal Waxey aheed merl aad iyo aad u qurux badan OO geedo qurux Ku yaalaan iyo geedo Ubaxayo noc noc ah ku yalaan ILAAHAW SOMALIYA 🇸🇴 QURUX DII AYLEHEED KUSOO CELI IYO KASII FIICAN AAAMIIN 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴❤️💕😋
@MohammedMosa-e8w
@MohammedMosa-e8w 5 күн бұрын
Amiin yaa rabi ukhtii
@kalafazii7055
@kalafazii7055 7 күн бұрын
Bro wlhi xasuus ayaa galay, waxaan xasuustaa anagoo yar yar oo carabaha nalaga keenay 2003 inaan dagnaan jirnay saraha Bangaariyo hoostiisa guri ku yaalo afka hore ee suuqa bakaaraha laga galo, suuqa yaanyada dhinaceeda inee tahay ayaa jeclahay waxa guriga hortiisa inoogu yaalay laba heed oo waawayn, saybaal ama shaybaal ayaan ku ciyaari jirnay 😢😢😢😢 Inaan mar soo booqdo waaye wlhi D. Hodan gaar ahaan KBB ❤️❤️❤️
@Remember1977
@Remember1977 6 күн бұрын
There is no privacy either, some neighbours will watch you from high rise buildings.
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 9 күн бұрын
Sxb wa xafadayadii yaraantii aan ku soo koray masaajidaka sh Cali surfi baa noo dhawaa
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 9 күн бұрын
Yess absolutely
@ymmmu7734
@ymmmu7734 9 күн бұрын
Xamar dadkii lacagta lahaa waa faqiireen dadkii baadiya ka imaday ayaa korkooda ku taajiray oo dabaqyo iyo reer magaal nimo ku faanaaayo xamar oo 16 ka maqnaa ayaa waxa so arkay qoomkii aan aqaanay qoom ka duwan magaalo joog xumo u dheer tahay xamar wala xumeeyay yaa xaal marinaa
@ismailaliosman4722
@ismailaliosman4722 9 күн бұрын
szp adiga video waan iska jeclahye madama aade isoo xasuusiso waayo waayo
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 9 күн бұрын
Mahadsanid
@Remember1977
@Remember1977 6 күн бұрын
Mogadishu is finished, welcome to concrete jungle and bloody highrise.
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 4 күн бұрын
malaa isaaq ba laha aduunyo
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 8 күн бұрын
Aawey dadkiii lahaa xamar waxaaba la la haa ijaarku waa qualité maxey u ijaaran waayeey
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 9 күн бұрын
Adiga qashinka iyo guryaha dumey maxaa ku daba dhigay jaziira kee ragga martida kuu ah oo weliba meesha soke ee inta badan dadku kasoo labtaan lama rabee waxaa jirta qeybo badan sida meesha geedaha badan oo qunbaha iyo cagaarka leh
@anisoabdi9854
@anisoabdi9854 9 күн бұрын
Guryihi daroodka ka cararay weeye
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 9 күн бұрын
Ma la hubaaa
@fadma638
@fadma638 8 күн бұрын
@@abdinasirm6440😂😂😂
@Remember1977
@Remember1977 6 күн бұрын
Ha adeer waanu hubnaa, kbb darood iyo idoor baa u badnaa.
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 9 күн бұрын
Iskuulkii kaso balbalaare oo isgoyska ku yiilay ma jiraa mise waa lagu habsaday ?😂😂😂
@Remember1977
@Remember1977 6 күн бұрын
Xasan sheekh baa xaraashtay malaha 😂🤣🤣
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 5 күн бұрын
Madaxda hala xaqrooro wixii xunba yaan lagu tilmami allah noo wanaajiyo dalkaiyo dadkaba!
Xafada Waaberi  Daanyeer Dad Cun Ah Aya La Kulmay
8:52
ABDINASIR M
Рет қаралды 1,3 М.
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 60 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 24 МЛН
HOYADA AJ SHEGATAY WIIL EDO U TAHAY O U YMID AJ  KANA XANAQAY HADALKISA
11:34
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 47 М.
Guriga ugu qadiimisan dagmada cadale oo ladhisay 1734
14:22
Cali Warsame
Рет қаралды 6 М.
🎀hooyo5ilmood routinkeyga sidan u sameystey baris sab fudud o macan 🤤
14:59
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 149 М.
STREET FOOD XAMAR WAYNE
19:13
Caalin Abyan
Рет қаралды 1,6 М.
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 60 МЛН