Inaad noo sheegto qiimaha iyo shirkada kuu dhistey.thanks aad buu u Qurux badan yahay masha Allah illah ha idin barakeyo guri Qeyr Qabo ❤
@raqeyleofficial1146Күн бұрын
Masha alaah ilaah ha idinku xafido waalal
@luqmanalxakiim4170Күн бұрын
Masha Allah Allah Ku barakeyo walalo anagana nugu so ducey in Alle ino fudadeyo hada Ka dib Ayan rabna
@mohamednuur3310Күн бұрын
Guriga hadii family lagu leyahay ogoow shaqo kuma lihid waxa kaga wanaag badan wax adiga personal u leh lakin kan waa family sxb sorry walaga buri karaaa ogow
@fartuntajweedmahammed6107Күн бұрын
Waa hami fiican mashallah
@fartuntajweedmahammed6107Күн бұрын
Mashallah barkallahu fiikcafimaaf iyo nadab geelyo aad ku calfataan Allah idiinsiiyo Keep going
@muqdisho-channnelКүн бұрын
Qiimaha lagu dhisay walaal soo sheeg
@abdinasirm6440Күн бұрын
Insha Allah waa soo wadaaaa sxb
@omaromar15Күн бұрын
War tinta maxaa uxiirtay Waakugubaranay Adiga xitaa vintage a u ekeed hada Qofkalaa u ekaatay TikTok ankalasocdaa waa jeclahay dhismayaasha qadiimiga ah Nin wadani ah Masha Allah Kusoco, waxaad noosooduubtaa schoolada Xamar, my first school axmedgureey sheerkole
@HalimaAliMohammed-x1tКүн бұрын
Masha allahi ❤
@runchildbifКүн бұрын
Asc. Maansha Allah geedo ku beer Allaha idiin calfo.
@NasroMaxamed46-cm5dpКүн бұрын
Mashlah yasalaam
@AyaanJaamac-c8eКүн бұрын
mansha aĺlah wa dabaq suge allah idin barkeeyo
@Mohamed-qt7qlКүн бұрын
Saaxiibow guriga cabirkiisa . Dabaq ahaan ma u diyaarisayn ... Hadii aad awoodid qiimaha mana la share karayn kartaa lagu dhisay .... .
@AyanHassan-n8nКүн бұрын
Kiro waa dhib
@AyanHassan-n8nКүн бұрын
Nash’s Allah yanarak Allah ❤
@omarabdi1042Күн бұрын
Kana waa cabdinaasir oo tuurkii iska xiiray garkiina gaabsaday waa ku salaamay sxb
@Abdikafihassan77Күн бұрын
Ma boosaasa ka Timid, maso badi baad istidhi, ma Boorka lagugu Rogay, Ma Barahada Xumay, Kulan dhax maray Boosaaso iyo Muqdisho oo eey Reer muqdisho ku heesayen Awoowaheyga sheekooynki iyo heesahi aan ka xifdidyay ee ka mid tahay🥰 Ilahey aaqiro iyo aduunba haku naxristo awoowe❤
@GaduudowinthehouseКүн бұрын
😂😂😂😂😂
@mohamedmohamud9235Күн бұрын
Faan soo sheeg qimaha lagu dhisay
@orahwng-l8vКүн бұрын
Hasan shekh he is watching this muqal😂
@SafiyaAli-z4oКүн бұрын
Masha Allah ilaahay ha idiin barakeyo
@mapaacha4552Күн бұрын
Ma Sha ALLAAH
@ShukriHaashi-cn5yfКүн бұрын
Maa shaaAllah meeqaa ku kacday noo soo sheeg waan daneynayaa
@anabfarah2327Күн бұрын
Maanshaa allah xagee ku yaalaa waana meeqa mitir cabirkiisa
@samataraxmed3318Күн бұрын
Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤
@KhadijaMuuse-g3mКүн бұрын
Intuu ku yaalaa?
@popular7493Күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@memr7493Күн бұрын
Asc shiirkad nii dhiistey maa noo sheega kaartaa
@wacanali3595Күн бұрын
SHIRKADA KUU DHISTAY FADLAN II SHEEG
@HassanDoreКүн бұрын
Mashallah Tabarakallah
@sadiaculusow28712 күн бұрын
Masha alah barakalah ilaahay ha kuu siyaadiyo isku fikir ayaan ahay