MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?

  Рет қаралды 61,698

Hosow Pro

Hosow Pro

4 ай бұрын

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZbin KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 139
@suuqahayat
@suuqahayat 4 ай бұрын
Waad Ku Mahadsantahay Soo Booqashadaada.
@hosowpro
@hosowpro 4 ай бұрын
Waad ku mahadsantihiin Soo dhaweyntiina TEAM HAYAT MARKET dhamaan
@SaadaqAbdinasirHashi-lj3zp
@SaadaqAbdinasirHashi-lj3zp 4 ай бұрын
Lake Faraday ✌️✌️
@mohamedabuu7804
@mohamedabuu7804 4 ай бұрын
kzbin.infohp1D7-o4s10?si=CN24p9gFhtIYEoKC
@cabdideercalan1856
@cabdideercalan1856 4 ай бұрын
Xatayd mool garasbalay 😅😅
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 ай бұрын
MAHADSANIDIIN SUUQEENA XAYAAT IYO AQOONYAHAN HOOSOW OO AH AKHYAARKA KZbinRADA SOMALIA
@maahirkee3656
@maahirkee3656 4 ай бұрын
Muqdisho waa dadka uugu ad adag somalida ayadoo waxaasoo qaraxa sodon sano ka socdaan ayay hadana wadankoda hormariyeen mashaa allaah
@mohamedabuu7804
@mohamedabuu7804 4 ай бұрын
kzbin.infohp1D7-o4s10?si=CN24p9gFhtIYEoKC
@kowsarcige8760
@kowsarcige8760 4 ай бұрын
Hosow waa youtbeka Kaliya ee wadanka wax fiican ka soo gudbiyey intaan arkay thanks wall muqdisho waad I jeclaysisay runtii waana tagi donaa
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 4 ай бұрын
Lkn wali muqdisho save ma aha amaniga cadaalada garsoorka wali wax bdn ayaa ka dhiman iska dhex galka Sidii bari samaadka inay ku soo noqoto aad beey u adag tahay kaliya 3 qabiil ayaa ku xoogan kuwasi chalenge gareeyo qabiilada kale ee waagii bari samadka dhaqalaha iyo guryaha ku lahaa
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 4 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 4 ай бұрын
Waliga dalkaaga hooyo maalgasho not Kenya or Ethiopia IAM from ogadenia jigjiga and I will visit it Insha alh dhul somaliyeed sxp xata jigjiga kusoo dhawow
@drgarad
@drgarad 4 ай бұрын
Aaad iyo aad , waa in aa dalkeena maalgashanaa, Waa muraayada aa iska dhex aragno aduunkana naga fiirinaayo.
@manfc.mr10
@manfc.mr10 4 ай бұрын
Legend muqaalada Iyo warbixinta aad Ka heyso Mogadishu lasoo dhaqsoh ama Ramadanta ayaa la sugeysaa mowdcus Ramadan Mubarak ❤
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 4 ай бұрын
RAMADAN MUBARAK ☪️ ALL MUSLIMS ❤
@user-nh5yv3ro3q
@user-nh5yv3ro3q 4 ай бұрын
I am muslim
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 4 ай бұрын
Ramadaan Mubaarak Alhamdulilah Ilaahay nagu so garsiiyy Cafmad Alhamdulilah Wll Adne Sido kale Ramadaan Mubaarak
@baazheproductionslyrics6282
@baazheproductionslyrics6282 4 ай бұрын
RAMADAN KAREEN DHAMAAN MUSLIMIINTA O DHAN , RAMADAANKAN RAMADAANKIISA ILAHAY QEYR IO CIBADO SUBAN ILAHAY HA NAGU GAARSIIYO❤❤❤❤
@mohamedabuu7804
@mohamedabuu7804 4 ай бұрын
kzbin.infohp1D7-o4s10?si=CN24p9gFhtIYEoKC
@Safia1470
@Safia1470 4 ай бұрын
Somalia wllhi wey tagtay saan uma maleyneynin inu moll kuyaalo mashaa allah illaaahow naabarakey wadankeena 😢
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 4 ай бұрын
garowe 20 sano ba jooga meshan oo kale waligay kuma arag 😮 amazing ❤❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 4 ай бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub. Ilaahow nabad waarta nasii aamiin. Waad ku mahadsen tahay.
@MoOsman990
@MoOsman990 4 ай бұрын
‏الحمد لله الذي بلغنا شهر رمضان المبارك. أبارك لكم جميعاً حلوله، وأدعو الله أن يجعله شهر رحمة ومغفرة، وأن يتقبل منا ومنكم صيامه وصالح الأعمال.❤🤲
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
Xamar way socotey cadowgeeda Allaha Jabiyo
@SagalAdow-cr5bf
@SagalAdow-cr5bf 4 ай бұрын
Xayat hal xabo oo firij ah hady isin lahyd wan u ducyn laha ramadankan😢😂❤
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 4 ай бұрын
Masha ALLAH barakooba
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 4 ай бұрын
رمضآن كريم 🎉🎉
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 ай бұрын
Maasha Allaah tabaarakallaah wadankeena allaha noo barakeeyo cadowgiisana allaha jabiyo yaa arxama raaximiin Ramadan Mubarak kulu caam wa antu bikheyr taqabalallaahu minaa waminkum saalixal acmaal
@MaxamadWali-ou8px
@MaxamadWali-ou8px 4 ай бұрын
Ramadan mubaarak team hossow bro
@popular7493
@popular7493 4 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال ❤🇸🇴
@Haya_9394
@Haya_9394 4 ай бұрын
Suuqa weyn aad u qurux badan wax walba laga helaayo mashallah mhdsanid soo tabintaada Mr hosoow wax aan aad uga helay qeebta cafe castell 🤩❤
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 4 ай бұрын
Wadanka hor mar wacan ❤
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 4 ай бұрын
Mashallah horu umar wacan
@Muniirkeyow
@Muniirkeyow 4 ай бұрын
Ramadan mubarak wll hosow
@AhmedAli-ct8nj
@AhmedAli-ct8nj 4 ай бұрын
MASHA,ALLAH TABAARAKALLAH ALHAMDULLAH HOSOW PRO MASUUL SARE ANTWERPEN BELGIE
@mgurey11
@mgurey11 4 ай бұрын
2 arrin ayaa ka dhiman sida aan isleeyahay, laga yaabee inaanan aniga arag oo ay leedahay. 1: Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, qaasatan kuwa Wilsherka ku socda meel ay isticmaalaan. 2: Meel barking baabuurta la dhigto, oo aan laamiga hore aheyn
@zamiyazamiya7723
@zamiyazamiya7723 4 ай бұрын
wa fikrad wngsn wan rajeynaa in ay sameyn doonan insha allaah
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 ай бұрын
Ta koobaad waa kula qabay waa rajaynaa in ay ku soo daraan Ta kale ku darso badbadaa in heegan ahaato ileen intaan umad isku imaatay meesha
@nafisoaxmed9991
@nafisoaxmed9991 4 ай бұрын
Masha allah horumar wanagsan hambalyo
@diyaabiofficial4289
@diyaabiofficial4289 4 ай бұрын
Hoosow bro my role model 🙏🙏
@habibaali2400
@habibaali2400 4 ай бұрын
Masha Allah my brother Ramadan Mubarak 🤲🌙🤲👑🌹💯👍👏👏🫶♥️🫶
@abdimalik4932
@abdimalik4932 4 ай бұрын
Suuqaqa❌ Suuqyada✅ keep going bro🤝🙂.
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 ай бұрын
aniga waan dareemay
@caaqilsaleimanmohometh4245
@caaqilsaleimanmohometh4245 4 ай бұрын
Macha allh Team Hayaat group keep going jaallayaal
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 4 ай бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 4 ай бұрын
masha Allah ❤
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 4 ай бұрын
Legend hosow pro❤
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 4 ай бұрын
Maashallah Ramadan wanaagsan Suuqa Xayaat
@XaawaAadam-wn8yz
@XaawaAadam-wn8yz 4 ай бұрын
Ramaadaan Mubarak
@shukri1395
@shukri1395 4 ай бұрын
Very nice truly ❤
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak my brother ❤🤲
@amalomar380
@amalomar380 4 ай бұрын
Masha Allah big change in 2 years masha Allah
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 4 ай бұрын
Ramadan kariim
@zinaqurux
@zinaqurux 4 ай бұрын
Mashallha walahi hayat mool waa mel qurxon 😍😍❤️❤️❤️❤️👌
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 4 ай бұрын
Mashallah my beautiful city ❤
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 ай бұрын
Wlhi suuqan illahey nokeney 😊😍 qeybtan wali matagin lknse said uweynthy wlhi qurux kaliya masha allah wadankena illahey hano barakeyo
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 4 ай бұрын
Ramdaam kariim
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
masha Allaaah
@AhmedCade164
@AhmedCade164 4 ай бұрын
Anigu waxaan ka helay Hayat Mango Shake waaw
@user-uc4ul2ok5k
@user-uc4ul2ok5k 4 ай бұрын
Ramadan kariim dhamaan mulimiinta oodhan 🎉❤
@shahad2629
@shahad2629 4 ай бұрын
waaaaaaw maasha alaah xayaad subar maarkidka carabta kuyaalo camal ayuu usameeysan yahay ileen ninka iskale ayaa carab kaimaaday maasha alaah aad uu ukhurux badan yahay
@user-sc8xi6sz9u
@user-sc8xi6sz9u 4 ай бұрын
Ramadaan .mupaarak all muslim❤❤😊
@naimaabdullahi7984
@naimaabdullahi7984 4 ай бұрын
Mashllh
@Adnan-qk1sr
@Adnan-qk1sr 4 ай бұрын
Hosow❤
@fataha1
@fataha1 4 ай бұрын
Very beautiful place ❤❤❤
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 ай бұрын
good clip
@user-pk9ip1rv2l
@user-pk9ip1rv2l 4 ай бұрын
Manshalh
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Masha Allah muqdisho waa shidan tahay
@AhmedCade164
@AhmedCade164 4 ай бұрын
Camera 📷 clearly maahan Hayat Market sidaan woow ka qurux badan yahay
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 4 ай бұрын
Legend
@farxiyacaloofi1647
@farxiyacaloofi1647 4 ай бұрын
Jubba hypermarket kasoo hadal insha allah❤
@user-fm6rp4ef8t
@user-fm6rp4ef8t 4 ай бұрын
DHAMAAN UMAADA MUSLIMIINTA WAXAAN IDIN KUGU HAMBALYEYNAYA BISHA RAMAMADAAN
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 4 ай бұрын
I love my country Mashaalah ilahaw qurbaha Naga kaxee
@mohamudali816
@mohamudali816 4 ай бұрын
Hoosow !!!! Waxaa ka weyn hypermarket ku yaal agaarka Jubba. Sxb meeshaas tag . Sxb adigamaaba wax arkay
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 4 ай бұрын
Sxb aaad baan kuu salaamay. Shirkad baan nahay kuu baahan Halken Kala sooo xidhiidhi karnaaa adooo mahadsan from Nairobi kenya
@hosowpro
@hosowpro 4 ай бұрын
hosowpro@gmail.com
@Abdirahmaan_1
@Abdirahmaan_1 4 ай бұрын
First
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 4 ай бұрын
hoosow Daarusalam city soo arag adigaa yaabi doona insha allah
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 4 ай бұрын
Xamar maruun tagi
@Kusoobiirachanelkeyga
@Kusoobiirachanelkeyga 4 ай бұрын
Ramadaan kariim
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 4 ай бұрын
You re hero bro hadaaba somali wax ku dhax duubtay😅
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 ай бұрын
Hayat waaba magaalo yar oo qurux badan, oo dhameeystiran
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 4 ай бұрын
😍😍😍
@drgarad
@drgarad 4 ай бұрын
Jubba Hypermarket kasoo Hadal iyana. Sidoo kale Jubba Iyo Hayat waxa ay ku kala duwanyihiin. Ramadan Kareem.
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 ай бұрын
Rmadn muprik hyat mrket qofki dhex tgyle ka sheken kra next jubba heypermarket
@momedmed-fi1jj
@momedmed-fi1jj 4 ай бұрын
Come Djibouti
@Chemilachannel
@Chemilachannel 4 ай бұрын
Ustaad courseka ayan raby inan iibsado lkn numberka lama qabano
@Mohammed21074
@Mohammed21074 4 ай бұрын
Waxaa ku darsan lahaa in kor u qaadaan dalaga wadanka ka soo baxo fruit 🍇 ay naga dhaafaan waxa dibada ka keenaan
@msssafa
@msssafa 4 ай бұрын
pls wllyaal 40 qof ducadooda wala aqbala pls FATIXADA iimara si QALPIYAN ah isoo duceeya
@ahmedd9046
@ahmedd9046 4 ай бұрын
Waxaad modaa dadra maanta iney ku tumanayan afkeenii somaliyeed aad ayaan ugu xumahay.
@mjmh3126
@mjmh3126 4 ай бұрын
Saxiib qimaha hayaat ma mayaro Saas waaye
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 ай бұрын
Vagnen ka caruurta malagu isticma mise weli may baran dadkenu waa gadhiga caruurta lagu qaado ama lagu wado
@saidoabdullahi7619
@saidoabdullahi7619 4 ай бұрын
ASC WRWB WAN KUSALAAMAY OSMAN HABARYA WAXAN KAA CODSAN LAHAA MUUQAALKAN IN AAD ENGLISH SUBTITLE USAMEYSO DAD AJNABI AH OON WADA SHAQEYNO BAAN RABAA INEY ARKAAN MAHADSANID
@jihaan8318
@jihaan8318 4 ай бұрын
Somalia 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nurcade9109
@nurcade9109 4 ай бұрын
Bal khiyaas soomaaliya oo qabiil qabiilka iyo mashakhaystinimada iskadaayey, sida ay u hor mari lahayd,.. mnsha alaah
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 4 ай бұрын
War hosow muqalkaan dubistiisa inaba caadi maaha
@momedmed-fi1jj
@momedmed-fi1jj 4 ай бұрын
Tagero from
@hodoabdi7082
@hodoabdi7082 4 ай бұрын
Hargeisa hla keno
@mahadabdifatah5293
@mahadabdifatah5293 3 ай бұрын
meshan Somalia mahan bee Abu Dubai miyaa
@umuumeyma4172
@umuumeyma4172 4 ай бұрын
Hayat qof nool ma ahan wax klle kama dhina
@saxaneyusuf5291
@saxaneyusuf5291 4 ай бұрын
Odaygii piers morgan mahdi hassan ayaa ku tuntay halkaas ka war doon
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 4 ай бұрын
Sifeecan loo hagaajiyay
@user-km3mc9zy4d
@user-km3mc9zy4d 4 ай бұрын
cabitanka khamriga ma dhiman xayat mall
@Dirie19
@Dirie19 4 ай бұрын
Midda aan ilaa iyo hadda fahmi lahay ayaa ah goob kasta oo ganacsi oo muqdisho ama dalka kutaalo in ey adagtahay in afsomali ey kuqorantahay hadda maxaa diiday Mesha aad ledahay qeybtaan waa qaybta FURNITURE & DECORATION-ka in afsomali lagu qoro ileyn shacabka meesha ka adeganaya mareykan & British ma ahan oo waxa ey fahmayaan waa afsomali. Cid ifahansii karta majirtaa waxa arinkaan usabab ah?
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 ай бұрын
Dad ka adeegto waxaa ubadan qurba joog taas sababtay umalaynaa mid kalana way jirtaa erayada qaar afsoomaligooda saxda mala helaayo eray bixin in loo sameeyo waa Lkn wa ra,yi vcn in afsoomali lagu qoro
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 4 ай бұрын
Wiish aya kadhiman xayaat mool jaran jaradan dheer walaga tagay aduunka
@hosowpro
@hosowpro 4 ай бұрын
Wiish ama Lift way leedahay lkn anigaa Customerska u deynaayay walaal
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 4 ай бұрын
Hosow bro sual. Samayn miyey kuleedahay muuqalka deganka ama dalka ad joogto? Kama hadlayo waxa qofku samaysto editing iyo decor’ba. Lkn isuma eeka vedioska Hal KZbinr u ku sameeyo Malaysia iyo somalia ama hargaysa iyo Nairobi isago laga yaabo inu Hal camero adeegsaday hadana isuma eeka wad garan karta in lagu dubay Nairobi ama xamar sababtaa no faaiday
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 4 ай бұрын
zxp camerada hadayba mid tayaysantahy qof edit farta ka xirana yahy qofka zaaid uguma baahna wadan uu joogo farqina uma dhaxaynayo ee camerada quality geeda iyo qof video editing ku fcn inuu yahy
@user-lm9ct4wx3e
@user-lm9ct4wx3e 3 ай бұрын
Xamarey iga raali noqo anigo 13 jir ahan ka soo tegay hadan 45 aan jira lakinse Juba uu ku yal maxuu ka wadaa ma hoteelki juba mise agtiisa shingaani ama dhanka bondhere ama cabdi casiis ma fahmin shekadaas , mida kale maxa number 4 iyo hadana taleex aa ugu furteen wa 1 kilometer xata iskuma jiran maad digfeer iyo ama jaamacadaa umada agteeda iyo taleex ka dhigtaan
@huseinhashi
@huseinhashi 17 сағат бұрын
Shp xarunta ninkaan hada uu joogo waa xarunta boondheere aaga isgoyska jubba wadada Aada afarta Jardiino Juba Hypermarket Midkaloo La Dhaho Baa Jira waa oo Ku Yaalo hotelkii Juba xarunta uu muuqaalka ku bilaabay waa xarunta weyn hayat ee ku taalo taleex laba xarun kalena waxay ku leeyihiin oo ku kala yaalaan isgoyska digfeer iyo zoobe labads xarun ee taleex iyo mida zoobe sbbta isugu dhowyihiin baa ah in aagaas dadka supermarketska ka adeegta ku badanyihiin Mideeda kale
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 ай бұрын
SUUQA UGU WAYN MAAHA WAZAA KA WAYN Hypermarket aa ka wayn
@maxamedsacadaale
@maxamedsacadaale 4 ай бұрын
Hargaysa kaalay sxb maxaa khaldan anigu waxaan ķamid ahay abwaana somaliyeed ee reer Somaliland Hargaysana anagaa kugu soo dhawayna cid kasta iyo meelkastana ku barayna
@drgarad
@drgarad 4 ай бұрын
Xamar buu ka dhamaan la'yhy, uu kaadi bal annaga masoo fasixin weli e.
@asmaaabuubakaraxmed3697
@asmaaabuubakaraxmed3697 4 ай бұрын
😂😂​@@drgarad
@cabdirashiidmaxamed9760
@cabdirashiidmaxamed9760 4 ай бұрын
Danbi ayad naga gashay ee naga soo gar bax 😂 wad goosatay malin walba wan soo galaa waanan ka baxaa anoon helin waxii aan kaaga baranay.
@momedmed-fi1jj
@momedmed-fi1jj 4 ай бұрын
Tagero
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 4 ай бұрын
🅿️ malahan meel dadka baahyaha gaarka qabo meel eey ka galan malahan yaab 😂😂
@ahmedbarrow7590
@ahmedbarrow7590 4 ай бұрын
Wey wanaagsantahay howshu laakiin af soomaaligii ayaa ku gacan galay meesha boorarkana kuma badna kan sharraxayana cuntada iyo alaabta kale 90%100 kiiba English ayuu ku sharraxayaa
@SaidBinYusuf
@SaidBinYusuf 4 ай бұрын
😢
@sumayahassan-el4ei
@sumayahassan-el4ei 4 ай бұрын
Sababto ah dad ajanib ah ayaa kubdan somalida wilal wanagasan uu tilmamo baa mesha joga m.a waye walhi waliba qeybta talex ❤
@ahmedbarrow7590
@ahmedbarrow7590 4 ай бұрын
@@sumayahassan-el4ei yaan lagu qorin maaha micnahaygu ee waa af soomaaligu ha ugu horeeyo kadibna af qalaad adduunka sidaas kama jirto
@sumayahassan-el4ei
@sumayahassan-el4ei 4 ай бұрын
@@ahmedbarrow7590 oh hadan ku fahamay
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 ай бұрын
​@@sumayahassan-el4eiafsoomaligana waa in lagu daraa afqalaad kaliya looma baahno
@Waddaag
@Waddaag 4 ай бұрын
Suaashaydu Wxa Weeye Ma Hal Qofaa Iska Leh Mise Waa Dukaamo io Brandiyo Kala Duwn 😂
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 4 ай бұрын
Dad badan baa leh not hal qof
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 ай бұрын
Dal faqri ah uun baa lagu arkaa bajaaj. Quruxdii caasimada bajaaj baa la dagay.
@user-ui1wx1mb9e
@user-ui1wx1mb9e 4 ай бұрын
😂suuqaqa😅
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
SIDA AAN UGU ADEEGNO GURI 10 QOF KU NOOLYIHIN
25:03
Khalody Mahi
Рет қаралды 102 М.
Nolosha Belgium iyo ganacsiyada somalida magaalada Brussels.
7:00
Mohamed Abdikarin
Рет қаралды 2,7 М.
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 240 М.
MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴
7:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 125 М.
Сестра раскрыла тайну для брата 😱
0:42
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,1 МЛН