Thank you for translating saxib I got to enjoy your funny stories 😂
@mos19542 жыл бұрын
Marmar qaarkood waxaad arkeysaa in Dalkan wax City Planning ladhaho uusan lahayn,Sewage planing, Storm water pipes , Water Supply, Electric Supply, Iska dhaaf Gas Supply iyo Environmental protection planing . Allah Dhul waa Nasiiyay laakin Nasiib waxaan uyeelanay Dowlad Xumo marka Allah ayaan leenahay.
@lulali60592 жыл бұрын
MaashaAllah dhulkeena aad ayuu u qurux badan yahay Allaha inoo dhoowro.
@Aydarusflipofficial2 жыл бұрын
Nice work bro keep it up
@Som-Hanoolaato2 жыл бұрын
Good job, Mahadsanidiin
@gabarbarichannel98042 жыл бұрын
Dumarka xabada dhabarka ku wata idinkoo gaari wata maxaad udhaafteen maad soo qaadiin 😢
@wararkasomalia2 жыл бұрын
Soowmahan ceeb badanaa 😢
@mahmoodabdikarimali25542 жыл бұрын
Outskirts of Mogadishu , not Mogadishu please correect your caption . Thank you
@mufasafilms2 жыл бұрын
ok
@qalbidaryeele2 жыл бұрын
muqaalkan ma waxa loduubay dhanka qaldan iyo dayaca dalkeena in laguso bandhigo sida reer galbeed muqalada aay naga gudbiyaan mise idinko awooda inaad kaso duubtan xeebaha, beeraha, dhismooyinka wangsan ee dalka, goobaha waxbarshada e qur'aan iyo meela kalo badan
@reercaligamaan7142 жыл бұрын
Ogaada Soomaaliyey in fiidyaha aad magaalooyinka ka duubaysaan, iyo kuwa lagu qaadayo diyaaradaha yaryar ee iswada in ay aruursadaan milateriga aduunka ay ka aruursadaan barta You-tube-ka. Wadamada adduunka ma ogola in sawiro noocaan ah magaalooyinkooda iyo dhulkooda laga duubo. Wa khatar.
@mufasafilms2 жыл бұрын
caadi waye
@babdull2 жыл бұрын
Waaaaw I was born in Madina my Nigro.. that was Madina !??!? Maho? Bello waye
@mo59092 жыл бұрын
LMAO i love your conversation i laughed a lot
@mufasafilms2 жыл бұрын
These 2 are super funny. Next time I go back, I put a microphone on them
@Mohamed-qt7ql2 жыл бұрын
Mesha aad maraysaan noo so qora . Si magaalada u kala barano please .qoraal ahaan
@Sonya-dy5ji2 жыл бұрын
ااسلام عايكم ! ، انشالله ، i would love to live in a place with no cell phones no new technology period just good simple life !!! !!! !!!
@mufasafilms2 жыл бұрын
Mogadishu’s got fiber optic internet believe or not
@youzufahmed28092 жыл бұрын
Waa meel laga qaxay dad ma joogan
@cabduqaadiraxmed45462 жыл бұрын
Dad waalan waaye
@maanciisse2 жыл бұрын
BARAWE ILAA MARKO ILAA MOGDISHU ILAA CADALE ILAA XARADHEERE ILAA HOBYO ILAA GALKACYO SI AAD MACAMISHA U QANCISO ❤
@babdull2 жыл бұрын
That's my land My land
@ismacilabdirashid32432 жыл бұрын
Wa xage meshaan
@ashaoali80202 жыл бұрын
waa xamar banaankeeda
@ismacilabdirashid32432 жыл бұрын
@@ashaoali8020 Masha Allah meshan jeclaa gur ey ahataba mar unn bantagi somaliya waligey man arag gar aahan xamar cadey
@ashaoali80202 жыл бұрын
@@ismacilabdirashid3243 Hoyo waad tegidoontaa nisha allah soodhowoow
@ismacilabdirashid32432 жыл бұрын
@@ashaoali8020 insha Allah mama
@batulasmail82612 жыл бұрын
Guryo aan wado iyo Nadaafad lahayn ayaa Ku nacay Xamar
@@mufasafilms Xaafad Murusade waaye . Habargidir. Wax ma ka iibsan kartaa kkkk
@khadigiamohamud99382 жыл бұрын
Shababa ku dhahay
@warsamejamal98282 жыл бұрын
Dumarka muqdisho xaabo ayey tunka ku wadaan waxaana ka muuqata diif iyo dayac meesha noocaas ah lagu leeyahay horumar baa ka jira walaahi Dadka muqdisho ku nool qaxooti ayaa la mooda amaana sida ay ka tahay waa la og yahay
@qalbidaryeele2 жыл бұрын
hadaad idinko somali sheganaya aad sidan udhaqmeysan maxa laga raba reer galbeed iyo dowladaha cadowga nagu ah waliba English baad kusi sharaxeysan hadu damiir somaliyed idinku jiro plz delate gareeya wa codsi
@sahrayusuf53822 жыл бұрын
Soomaali sir malaha waxwalbo ayagaa fasiraaya bal hada dad kaan fiiri 😢waaku xumahay saan
@khadigiamohamud99382 жыл бұрын
Micno ma ii iyahay
@samiroupdyabukar65982 жыл бұрын
Dagmada dalxiiska dayniile
@hawakarshe79042 жыл бұрын
Meel xun baad dadka tusaysaa
@mufasafilms2 жыл бұрын
ma xuma
@daableali5912 жыл бұрын
AL- BARAKA NIN GOOBO LA DHAHO AYAA KU IIBIN JIRAY CANBULLO XILIGAAS WADADA GASHAAN DHIGA.
WALAHI DHULKEENA WAX KA HAWO, CARO, CUNTO MCN MA JIRO...QURBO IYO 🇺🇸AMERICA AYAN KU DAALNAY
@batulasmail82612 жыл бұрын
Wadadooyinkii uu dhisay Maxamed Siyaad markii ay baaba,een dhamaan waxaa oogu xigay Farmaajo. Meeshaan waxaa dagay dad aan loogu dowgalin in ay wax dhisaan in ay fuqsadaan mooryaane