Guul Qaranka Barakaysan Ee Somaliland Allow Barake Halyey Qaran Saxafi Hussein Abdi TV Buufi kuwa Cadowga U Shaqeeya Ee Aan La Gaban Sida ooyaye Ina maydhane tontoomo Baanbada xeel dheere kheriye Cudhay iyo qaar kale oo badan
@suhayladheman37762 ай бұрын
Thank you huseen rugcad❤❤
@sumayaCabdilaahi-k6n2 ай бұрын
Masha allaah geesi waxa garada
@ikraammahmoud7902 ай бұрын
Geesi qaran xusen Guul somaliland
@KhadarWarsame-i4e2 ай бұрын
Alle hakudhowro geesi qaran nolow❤❤❤❤
@zamzam-xl3qj2 ай бұрын
Intuu Huuno caruurta iyo dhalinyarada Baga Duufsan lahaa Hala qabto👏👏👏👏👏
@roodacawad132 ай бұрын
Guuuuuulayso eedo❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhamdahir99152 ай бұрын
Allah ha ku dhawuuro runta ayaad ka hadashayi 👏👏👏❤❤❤❤
@maryanjama60632 ай бұрын
Guuleyso
@abdullahabi33622 ай бұрын
Hussein abdi waxaad tahay halyey qaran guulayso
@januarySl20242 ай бұрын
Maa shaa Allaah. Halgamaa Hussein Abdi noolow, cadawga buufi, khaa'inka khaa'in dheh, basaaska basaas dheh ! Shacabka baraaruji ! Khaa'iniintu yaanay ku dhex dhuuman wadaniyiinta, ha la sooco, ha layska qabto ! Somalilaand waa Qaran, waa mabda'a xornimo, maaha qabiil iyo dibusocod iyo qudhun !
@ubahyusuf10642 ай бұрын
❤❤❤ GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND ❤❤❤
@aminamahamoud46452 ай бұрын
Guul guul somaliland
@FaisaAbdi-d8u2 ай бұрын
Wariye Xuseen Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤
@mariyamahersi91012 ай бұрын
masha Allah ❤️ ❤️ ❤️
@farxaanfuaad40552 ай бұрын
S xuseen Haq kudirir Runsheege Muwadin Xaqa suxufi Ku cadeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sharcigu ha sareeyo guul somaliland insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤
@abdijama-n8h2 ай бұрын
Geesi .Guul Somaliland
@hananloveandcaring2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉good job and great 👍 working hard guuul gobanimo Somailand insha allah thank you so much for your hard working
@ibrahimguled97672 ай бұрын
Geesi qaran guuuuuuuul Hussain
@farhiyajama25102 ай бұрын
❤❤❤❤noolow xussen ❤abiib wadanbiile inlatoogto isaga iyo kuwo badan huwan
@naima8542 ай бұрын
Ilaahay ba ka qabtay rer awdal ❤
@BarreIlyas-ch7lu2 ай бұрын
basaas
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan2 ай бұрын
Alla runbadanaa guul somaliland Insha allaah.
@ahmedyusuf11852 ай бұрын
Reer awdal xasha Maha gun
@zahrayonis65532 ай бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi 👍
@abdullahabi33622 ай бұрын
Jaamac shabeel caawa waa la raadinayaa
@AyaanWaano2 ай бұрын
Haa waa runtaa waa farmaajo xassn xaar
@RodaIbrahim-p5v2 ай бұрын
Gùuuuuuuuuuuuuuul xusen hantiqaran
@muzhdhool23532 ай бұрын
Qaarkaloo badanba kuso xiga insha allah xaqu ha sareeyo ha shaqeeyo cidkasta oo sharciga khalkhal galiza qabiilkadta ha noqde hala marsiiyo sharciga
Ninkaas ha la inaga qabto kama wanaagsana kuwuu dhabarka ka jabiyey Somaliland iyaga oo u dhaartay sida kii baarlamanka gudoominayey marka uu cadastay ooyaaye e haduu Kuna ku muslimayo Kuna ku kufrinayo ninkaas waajibkiisa Hala mariyo xasaanadana halaga qaado hadii ay ku cadaato waabay ku cadahaye guulayso wll huseen ❤
@TogdheerBurco-x3p2 ай бұрын
Alle haynaga qabto waa loo waxan yahay oo waa loo codeeyay meel fiian baa lagaadh siiyay Allah xaqa iyo badilka kala sooraa haynaga qabto ee shaahida quluubkii
@AyaanWaano2 ай бұрын
Suxufe xussn geeeeesi reer somaliland nooolo wll
@MaxamedXuseen-x7u2 ай бұрын
❤👏
@abiibabiib41082 ай бұрын
Maxamed Abiib waxaan ka mid ahay dadkii doortay. Waxaa ii Cadaatay in Maxamed Abiib aanu u shaqsyn dadka iyo Gobolka Awdal iyo Guud ahaan Somaliland. Ninkaa iyo dadkale waxay la safteen Cadowga Gobolkan Awdal iyo Guud ahaan Somaliland. Ninkaasi Dadkii soo doortay oo aan ku jiro nama matalo.
Somalilaand mooyee dal khaa'in wadankii cadawga dalka u shaqaynaayey u badheedhayo oo Barlamaanka kaga faanayo in uu cadawga wadanka ku soo duuley taageersan yahay, oo Qarandiid yahay oo Qarankii xaqirayo oo caayayo oo dastuurka iyo Barlamaanka iyo Hay'adaha Amniga ku carsanayo oo shacabkii doortay xaqirayo oo laabta garaacayo oo yaa wax iga qaadi kara leeyahay, Somalilaand mooyee lama arag !
@AbdiazizOmar-n2b2 ай бұрын
Hoooyad was farah
@cabdixuseen26862 ай бұрын
💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍❤️❤️❤️❤️
@Aadanxuuseen.aadanubaxale2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiAadan-z1d2 ай бұрын
Midh ma kuu sheegaa Ina adeer dad anaa kugu xiga xuseenoow maxamad abiib hadii maanta qafaalashada loogays tay adku faraxdo adna bari Yaa kuu damqan nimba waamaaline waxaa jooji wll
@cabdiqaniaadan73832 ай бұрын
War xildhimaan abiib qarankiisa ayaa xidhay waana lasodaynaya
@jamalskp72802 ай бұрын
XILDHIBAAN ILHAAM CUMAR INTA LA XIFHAY AYAA LA ISKU JABIYEY WALIBA
@abdicasismaxamed21722 ай бұрын
Sexufi cabdi xuseen geesi qaran mujaahid ilbaax
@livedjibouti33962 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@a.mohamed96552 ай бұрын
Geesi suxufi Muwaaddin xalaal ah Hussein Abdi. Sharci baa dunida kala haga. Qof kasta oo dembbi ka gala dalka sharciga ayaa qabanaya waana in degdeg maxkamad loogu gudbiyaa M.abiib. qalaasagelin iyo ka ganacsi JSl dibindaabyayntiisa shaqsi la aqbali karaa ma jiro.
Xuseen nin rageed ku waa kaa jir oo joog xuseenow saaxiip aad iyo aadd ayaan kuu taagersanay runta kama baydhid halkaa ka siiwad cadow kuma helo waar reer soomalilanow ninka hala ogado waa muwaadin dhaba waa xuseen cabdi janal❤❤❤ ina abiib na waa cadowga soomaliland❤❤❤ ha la ogaado😂😂😂😂😂😂