Yaasiin xishoo nin caqli gal ah ayaa tahay Mahamed waa wiil walaalkaa ah beri ayey kugu imaan doontaa naagtaas gogasheedii banaanka keentay iyada waani l laakiin hadal kale kaagama furniture.
@Mirhan7775 ай бұрын
😂😂😂😂😂 isagu bidaar ka faani myo
@shukri114mohammed25 ай бұрын
ISAGUU SUDUU U CAYTAMAYEY MIYAADAN ARKEYN??? WAALAGA AARASAN markiisa!!
@asmaabdi54765 ай бұрын
Meel wanaagsan baad dhigtay runtii. Yaasiin nin miisaan leh baad ahayde Rabbigaa u noqo oo ninka walaalkaa ah amaan gali malaa'ig baa garbahaaga saarane adiga naftaad u baq intaad cid kale u tirinayso
@roodoqurux62885 ай бұрын
Inuu buruko xaraam ah inuu xirto maa ku qanacsantahay waliba asagoo nin raga ah
@nasraabdulle49015 ай бұрын
@@roodoqurux6288 kuma qanacsani laakiin maanta oo xilihiisii eey gogasheedii banaanka keentay ha ugu darsoomin walaalkaaga Muslimka ah waani marka buuqu ka dhamaado oo cadow ha u soo raacin.
Bidaarta ceeb maleh lkn burukada diinta ma ogola astqfurulaah 😂😂
@billeabdi10615 ай бұрын
War yaasinow illah ka cabso mahamed ha u tuba raacin waad ka soo dartey sidii ciyaal suqa ha u hadlin mahamed waa nin rag ah qofku laguma tiigsado ee rabigaada ka cabso
@AyaanGaylan5 ай бұрын
Isagu wuxuu ku lahaa miyaadan maqlayn khaniis buu ku yiri
@Aniga-qn9iv5 ай бұрын
Kun jeer buu yaasiiin ka soo hadaly oo cayay
@billeabdi10615 ай бұрын
@AyaanGaylan wll qaali qofku hadu ku cayo wuxu yahay buu kuu sheegey danbiga wuu kaa qaadey yaase dhib qabo ma doonayo abtigey in uu sidisi oo kale noqdo qaali mahadsanid
Wll yasin waan kutaakeeraa laakiin nin walaalka ah haku digan iska daa Wiilkan iyo gabadhan ama nabsi ay so galeen baa laga jaraya ama ilbaa kudhaccday ama waa ceebaha dadka uusoo saarayey ayaa laga jarayaa adigana dambigii hala qaybsanin ka aamu wll wlhi ani yaab baan la aamusey Allow na astur
@jamiilasomfamily47555 ай бұрын
Wlhi waan sugayne inuuw ka so hadalayo yasiin 😂😂😂😂😂😂😂
@AA-ze7zk5 ай бұрын
MA NOOLI BARUUKADA WAXAD MOODA GURI DABEEL SAQAFKI SARE KA TUURTEY OO RUXMAAYO HORE IYO GADAAL 😂😂😂
Meel aan rabey roob ma iigu da'ay aa ka dhacday Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk
@halimohusseen25875 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@HanaAhmed-mo8oz5 ай бұрын
Wlhi wA YAAB😂😂
@FathimaFathima-rz6yl5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@foosmahamud47855 ай бұрын
Subxaanallaah war yaasiinoow inadeer Alle ka cabso oo wiilka iskaga hadh miyaadan nin Raga ahayn uuuf
@shukri114mohammed25 ай бұрын
ISAGAA KA HADHI WAAYEY!! WUXUU GEYSTAY AYAA LAGA JARAYAA!!
Qays iyo layla ayay ahayen bananka markay joogan isaguna nin somaliyed oo ubadkisa iyo xaalkisa uga roon maan arag wale intay bananka joogan daris baanu ahayn waankaxumahay ubadkas bur burka kudhacay dadku waakala tagan lakin dhaqankasobaxay waa ceeb hadayba ku aragtay buruko oo kulajoogtay mayqarsato ceebteda ayadaba liidata ala ceebta aadana lama raadsho ilahow ceebtena astur subxanalahi
@xamiida205 ай бұрын
Waa naag maseertay Muniira walaalo weyna ku ceebeysan tahay walahi
@KadanAliIsa5 ай бұрын
Asc wl bidartu ceeba maaha Waxa ka xun nagtii nin gal ah baan la noolaa oo caruur u dhalay lahayd . Oo waliba aan hadana laga furin ee macnuhu ahaa la iimaba meherine la nolaanshaan caruurta ku dhalay . Iyaday ahayd in ay khajisho.
@teemwashamsi17045 ай бұрын
YAADIINOW Armay barine adiga mid ku soo qarxisaa
@IfraxMuqtar-v3c5 ай бұрын
Walaal illahay ka cabso xumaan intaan dhan lama wad wadiy karo xumaan asiga illahay ayaa kala xisaabtamaye adiga taada ilaasho qof maqaam leh ayaad tahay
@hamsahassan57885 ай бұрын
Asc walaal yaaasiin waa hooyo Soomaaliyeed haduu qalad galay ma fiicna inaad ka daba qaadatid ,Waayo diiniyan ma fiicna runtiina non oday ah baad tahay , Mideeda kale naag akhlaaq lahayn ineey ninkeeda gogol lawadaagtey iyo naagba ineey isku soo fariistaan .Waa wax akhlaaq xun .
@FaisaAli-d7i5 ай бұрын
Amiin Amiin ninkan ducadan ku jecelahay kolay burukadu waa xaaran nakuhu wayba iska dhig aan kani wu ku seexday😂😂Alahu Akbar
@hodaismail-zw6kg5 ай бұрын
Sideed u aragtaan hadii marka lays guursado smartphone iskadhaafno Nokia (sharaftii oo mobile ah) inan qaadano😂😂😂
Halyey burukada iyo buskud wey isu shabahan si wanagsn oo waali ah baad u falanqeysey jabka jecliyaa istaaqfurulah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Limit_Error_Broken5 ай бұрын
😂😂😂mutashahabaad 😂😂😂😂
@SagalMohaned5 ай бұрын
Maxmmed buskud waligay ayan daawan jiray laakin mid inkaaran o reer waqoyi isku doontay isagoo ah rer kofur Aloow naga saamax wiilkaas war yaasiinoow alle dartii isaga cafi waa walaalkayo haad rifaye
@munasar100015 ай бұрын
WAAN IS JECELNAHAY MEDIYAHA DHEXDIISA IYO ISTUSTUSKA CEEBTAASUU LEEYAHAY. WAR NINBA WAA MALINTIISEE. ADIGANA WAX REEBO CEEBAHA DADOOWNA KA LEEXO IN AAN TAADA LAKEENIN
@hawaahmed96145 ай бұрын
Adigu walale mad iska days I'd waxan aad wado allah u noqo hor istaga ilahay mahilmantay tooba dheh
@MashaAlllahAlhamdullilah5 ай бұрын
Yasiin halka aanujoognaa ileen waa adduunyo koley aayo malehee maad intaa ku deyso.
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي5 ай бұрын
Ceeb calyk yaasin inta ina ka caqli badantaha kuwady😏😏
@aminanasrafarah60935 ай бұрын
Ceeb Ceeb, cayda is ka daa, cardigan iyo sharafta qofka muslinka ah ma banaana
@naimamahamud57145 ай бұрын
😂😂😂😂😂 astaqfullah yasiin umadeena maha kulahaa burukada diintu maxay ka qabtaa
@waberihassan78675 ай бұрын
Yasinow kaligii maha somali oo dhan filter ayey ku wada joogan baraha bulshada ceebta bini adamka illahay ha asturo raag iyo gabdhaba
Yasin Ina aderkaybaa tahay Ina ader hadaad xarabka ka timiye iska dhaaf Haku danbaabin. Walahay waxba ka helimeysid. Wan ogahay in uu ku caayey. Hada fiiri meesha uu yaalo... Ka laandheere. Nin D5 ba tahay. Xoogaga yuusan kaa qadan xarabka Kala timi
NAAGTA SOO SAWIRTAN NINKEEDA OO HURDA MAXAY RABTAY IMISA MEELOOD OO KALE AYEY KA SAWIRTAY BAAD FILAYSAAN AKHAS
@lailaismail13175 ай бұрын
30 jir bu eg yahay walee wa usocotay arintaasi 😂 haddu 20 sano da,disa ka jaray
@ubahhussein73825 ай бұрын
Subhanallah
@mohamedomar90045 ай бұрын
Bidar waa lee yahay wax weyn uma arko turkey uma socodo cafimaada daro ma raabo yaa ii dahay wada haa hamari, bin adam waay hadlayan inteey nool yahin aniga diyaar uma ahiin qof raali galiya dee dandeeda ka wada dee
@hodanahmed13295 ай бұрын
Nin iyo xaaskii way isqabtaan waa caadi laakiin walal iska daa wiilka