MOHAMED BUSKUT IYO MUNIIRO WAA IN LAGA BADBAADIYAA MAAHIR!!

  Рет қаралды 20,559

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 171
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/eH7XimSZmJWGbrs ASXAABTEEYDA CHANNELKAAN KUSOO BIIR KANA FAAIDEEYSO! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Ай бұрын
Uma qalantid 54 walaahi wax kabadan baad istaahishaa
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
@@shariqashidan145 Mahadsanid walaal waa lagaarayaa inshaaAllaah!
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier Ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee 💕💕💕💕❤️
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh Ай бұрын
Nacimo Abayo Masha Allah alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro Adiga iyo Familkada Runta Ka hadashay Alle haka dhigo kuwi Wanada Fahmo ❤❤👍
@HafsaEssa-o7d
@HafsaEssa-o7d Ай бұрын
Hasbunallah Wa Nicma Wakiil Waa aduunyo saman aaqir ah. Walaahi qalbigaa I xunuunay.Naagtan waa musiibo.First day ee aan arkay waan fahmay in ay shaydaan tahay.Walee geeri ayaa ruux waliba sugaysa. Rag iyo Dumar waa muhiim in ay iska hubiyaan ruuxa ay guursanayaan. لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين.
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 Ай бұрын
Muniira waan aaminsanaa laakiin maalinba maalinka ka dan baysa waxa soo baxaysa inay sharlay tahay xisbigeeduna waa amiira iyo qaarkaloo badan
@naimaahmed423
@naimaahmed423 Ай бұрын
الله يعطيك العافيه على اسلوبك وكلامك الحلو والطيب يا اختي نعيمه❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Shukran!
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 Ай бұрын
Muniira waa Musiibo,Munaafaqat wallaahi dumar hadaan nahay wey na ceeweysay subxaannallaah
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Ай бұрын
Muniira waa dulmiley ilmaha wey dhali kartaa laakiin masuuliyadooda marabto, Naago saas ah wadankiba wey jireen oo gobol kasta ilmo uga tegi jiray,
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
أُحِلَّ لَكُمْ لَيْلَةَ الصِّيَامِ الرَّفَثُ إِلَىٰ نِسَائِكُمْ ۚ هُنَّ لِبَاسٌ لَّكُمْ وَأَنتُمْ لِبَاسٌ لَّهُنَّ ۗ عَلِمَ اللَّهُ أَنَّكُمْ كُنتُمْ تَخْتَانُونَ أَنفُسَكُمْ فَتَابَ عَلَيْكُمْ وَعَفَا عَنكُمْ ۖ فَالْآنَ بَاشِرُوهُنَّ وَابْتَغُوا مَا كَتَبَ اللَّهُ لَكُمْ ۚ وَكُلُوا وَاشْرَبُوا حَتَّىٰ يَتَبَيَّنَ لَكُمُ الْخَيْطُ الْأَبْيَضُ مِنَ الْخَيْطِ الْأَسْوَدِ مِنَ الْفَجْرِ ۖ ثُمَّ أَتِمُّوا الصِّيَامَ إِلَى اللَّيْلِ ۚ وَلَا تُبَاشِرُوهُنَّ وَأَنتُمْ عَاكِفُونَ فِي الْمَسَاجِدِ ۗ تِلْكَ حُدُودُ اللَّهِ فَلَا تَقْرَبُوهَا ۗ كَذَٰلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ آيَاتِهِ لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ يَتَّقُونَ﴾ [ البقرة: 187] English - Sahih International 2:187 It has been made permissible for you the night preceding fasting to go to your wives [for sexual relations]. They are clothing for you and you are clothing for them. Allah knows that you used to deceive yourselves, so He accepted your repentance and forgave you. So now, have relations with them and seek that which Allah has decreed for you. And eat and drink until the white thread of dawn becomes distinct to you from the black thread [of night]. Then complete the fast until the sunset. And do not have relations with them as long as you are staying for worship in the mosques. These are the limits [set by] Allah, so do not approach them. Thus does Allah make clear His ordinances to the people that they may become righteous.
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Subxana Allah ! Muniira waa ciyaala suuqad . Waxa iigu Markhaati ah siday u tidhi waan ku gaajooday , Guriga ay samaysteena qurux ka muuqatay.
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
Shuran.xabiibtii runtaa taabatay allah ku barkeeyo❤❤
@naimaahmed423
@naimaahmed423 Ай бұрын
سبحان الله سبحان الله والله يا اختي نعيمه ما اعرف ايش اقول اقول اللي استحوا ماتوا🙄
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Afkiyaa juuqda gabay!
@user-cu5cx6qt6p
@user-cu5cx6qt6p Ай бұрын
Sadaqalaahul cadiim maasha Allah naciima aayad aad ku furto aad ayay II taabataa 😢 marwilba waan ku celceliya ilaahay awlaada iyo qoyskaaga hakuu barakeeyo Allumabaarik ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Shukran walaal Allaha ku xifdiyo!
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Came on iyadaa kasoo dhigtay . انما يخشى الله من عباده العلماء. Qofku Akhlaaq iyo Diin hadaanu lahayn , Ilaahay Kama baqdo.
@umuyahya6866
@umuyahya6866 Ай бұрын
سبحان الله ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم.
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv Ай бұрын
Tankale marakay soo dhigtey video gisa ayaa laisugu nacam leyey video oo qawantahay ayaan aragnay markase wexey dhahdaa alaa ya iga digay waan is arkay oo ben ah subhanallah
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Mahamed ayee jeceshahay 💯 isan marabo
@seynabcabdiwahab1335
@seynabcabdiwahab1335 Ай бұрын
Salalhu cleywaslim ❤❤❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo ceeb xishod maaleh acdubilh acdubilh
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Walaalayaalow naag gaal xaaran ku haystay oo suuqa ku jirtay marka nin dhaho xaas ban ka dhigan oo caruur haa i hayso soo isagu maa waalna. Marka naagtan waa wax dhimatay oo dhaqan xun oo xaaramiyad ah ee iska dhaafa warkeeda
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv Ай бұрын
Waa naag aad uxun subhanallah
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
ASAA QALDANAA HOOYADA ILMAHAGA WAAINLADOORTO
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Bidaar wax laisku caayo miyaa marka?
@fahima6666
@fahima6666 Ай бұрын
Jazaa kullah sis aad baan ugu cumaaday ♥️🤲🏻♥️🤲🏻♥️🤲🏻♥️♥️
@aminaosman1561
@aminaosman1561 Ай бұрын
Subxan allah munira sharaf maleh, caqlina maleh ma xishoto uff
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Ayada gacanteeda ayaa la arkaa ayadaa dhigtey meel walab wey dhahaday anaa kusooqarxinaaya ayadaa dhahadey marwalabo wey ku hajWeesay waan ku soo qarxinaa
@anabbile386
@anabbile386 Ай бұрын
Subxanaallah
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff Ай бұрын
You're right about everything except involving child services that's wrong. They need to sit down eith family.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Asc wl allaah allaah haku xifdiyo Aniga ilama aha in cidkale soo dhigty. Waayo iyadaaba lahayd .maxamed buskud hadaad igasoo hadasho Waad ogtahay sawiran hayaa, markaa ayadaa soo fhigtay lakiin allaah hasoo hadeeyo. Maxamed buskud laftiisu maaha in uu ceeb u arko waayo bidarta iyo da,duba waa wax natural ah ceebna maaha hadaanu qofku canuun cuqdad ah qalbiga ka qabin. Ragan waaweyn ee ku shimbiro waqlaynayana ee culimada iska dhigaya sida yasiin oo kale alle ha uga baqaan qof islam ah ceebihiisa ku fraxooda. Hadii ha sugi waaynina malin malmaha ka mid ah in laga keeno wax uun qalbiga ka guba iyana
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 Ай бұрын
Wejigeeda ayey ku qoran tahay in ay SHAYDAAT TAHAY SUBXAANNALLAAH TAN UMADA ALLAHA KA QABTO
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Ай бұрын
Innaa lillaahi WA innaa ileyhi raajicuun Haddii ba ay isaga tagtay maxaa daba dhigay !!!??? Haddii ay ka madaxbanaan tahay minkaas. Soo gardarro ma ahan inay ka lulato. Waxaa nasiib leh samankan qofkii Allaah ku arsaaqo akhlaaqda iyo iimaanka Carabtaa waxay tiraahdaa: DADKII XISHOON JIREY WAA DHINTEEN
@saadiaali2726
@saadiaali2726 Ай бұрын
Xasbiyallaahu wanicmal wakiil 💔💔💔
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 Ай бұрын
ilahay ka cabaso sooshalaka iyo gaalada xala ma ahan Allaha xifadiyo ilamahas iyo Keweenaw iyo kuwa musalimiinata waxaba ha xanaaqinee u ducee Allaha soohadeeyo
@fatumoali3330
@fatumoali3330 Ай бұрын
بارك الله فيكي اختي ❤❤❤❤
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Ай бұрын
Subxanallaah naagtan waxa wayn ayaa ka qaldan Chance badan Waa iska dayacdey
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed Ай бұрын
Masha allha abayo walhi waa layab Subxanalhi allha yahdika
@maryamaia
@maryamaia Ай бұрын
Hooyo almost 8caruur haysata hadana 1ilmo gacanta ku Hayn wa wax aaad loga naxo 😢😢 aduunkaan wa halabay ilahay amuuraha ha sahlaan dadna in 1mar hooyo la dhaho ayee lacag badan ku bixiyaan ayedana sida fudud ku dayacaysaa reerkeda iyo awlaada alaah kariiim 😢
@HothanistAbdiaziz
@HothanistAbdiaziz Ай бұрын
Naciima runn badan. Mashaa Allah
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 Ай бұрын
abayo niciimo waxaan ku jeclahy Alle dartis m.a xaqa ayaad kahadasha gabadhan wey waalatay Allaha soo hadeeyo xaqa Allaha tuso gabadhan
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Maxamed Buskud sanaa mahan naagta waa fidno baan waayo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Weligaa qofna ha aaminin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Subxaanalaah
@Hada23234
@Hada23234 Ай бұрын
Subxanall walahy adunka dadkii xuma baa isku haray rag fudud ban la yabi jire ilen dumarka fudud ba ka daran ano dumara baa walahy qof an saxib la ahay majirto rag iyo dumar wan cabsada 😢😢😢😢😢😢😢
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv Ай бұрын
Nacima wilkas waladulmina nagtaan dahir calosow iyo koxdisa ayaa wato oo yiri maxaa kahaysaa so dhig subhanallah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Iyadalee ku danbaabeeyso!
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
Asagaaba hada kahor ayuu soo dhahay bidar aan qawaa asoo.qoslaayo bas naagtaan illaahay mataqaano diina ma taqaano walee way kasoo bixi dhagtiina ha taaknaado. Illaahay dulmi raali kama.aha😢😢
@rodamahamoud
@rodamahamoud Ай бұрын
Asc subhanallah
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Mahamed afka wuu xirtey .ana ujawaabo
@ShamsaQassim
@ShamsaQassim Ай бұрын
Nicimo abayo Wan kusalaamey ayada ayaa soo dhigtey amiiro ayaa kula talisey ceebtaan maanta ey sameysey lkn ayada yarywdhibeysa
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Ай бұрын
Maxamed buskut habaarka dadka kaso baxay markii uu guursaday muniiro subxanalaah subxanalaah naag xanuunsan waaye cabsi cabsi wlhi 😢😢😢
@ishawaliyow3487
@ishawaliyow3487 Ай бұрын
You good sister
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier Ай бұрын
Folxumo illaahoow. Haitusin kuwaan hora usheegay markaa dhahaay illaah iskuma so celsho waayo gadaal lakadaagan yahay. Kana nolashaba 0 ka aamisanyahay. Naciimo mesha kuyaabte fadhidaa ❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Ufiirsada labo casho kadib raali ahow mahamed ayadoo dhaheeso ayaa arkee in sha allaah😂😂😂😂
@aaminomaxamed5374
@aaminomaxamed5374 Ай бұрын
Wlhi wa yaab subxanalaah ilahayow cafimaad kaab wa wax xishonan 😢😢😢
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Ай бұрын
Muniiro fiicnaan iigama muuqanin aniga awalba guurkoodi hore baanba uga shakisanaa gabadhaas Allaha soo hanuuniyo.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Amiin amiin amiin
@Nimcoali-yv5qm
@Nimcoali-yv5qm Ай бұрын
Sax waayee waxaqiiq muniraa waa qaldantaa haay wlaahii subxanallha Shalaay waay jacleed video waa dubaanyiihn halaa lahaadloo xaraam walaahii
@AhlamShakur
@AhlamShakur Ай бұрын
Asc nacimo nagtan wa musibo iney waxdubto maxeyku ketay balayadey sugeysay aya u timi
@gamer5Real
@gamer5Real Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤queen qurux
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Ай бұрын
Waa runtaa
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Ай бұрын
subxan llaah walahi wa yaab bisinka guurkii wa qasaro
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Guurku qasaara ma'ahanee labadaanaa dad xun ah!
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee sax waye qaliyey xanaq aa iga keenay iga raali noqoda
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Ай бұрын
Wcs shukran jizakallaah qeer Allah ha na asturo Aamiin, waa runtaa meel xun ayey gaartey muniiro jaanis dahab ayey iska dhumisey markii ay maqali weysey Sheekh Abuu dalaxa Allah ha xafido Aamiin, intuu Sheekha ka cabsanaaye ayaa dhacadey muniira waa in ay wiilkeeda u naxado waxa ay wado ay joojiso, mahadsanid !
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Muniira miskiin baan moodaayay lkn waykasoòdaysaa sibxaanallah.
@user-wb1pv5jb3r
@user-wb1pv5jb3r Ай бұрын
Naag sharaf lahayn ayu sharaf u yelay oo suqa ku jirtay maxaa ugeyey ciyaal suqad asoo naag sharaf leh helikaro
@najma649
@najma649 Ай бұрын
waxa ay samaysay wax fiican maha in ay duubto ninkeedii wax alle raali kayahay ma ay sameyn
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 Ай бұрын
Yaa aaminaayo oo guursanaayo oo xataa saaxib ka dhiganaayo nin iyo naagba waayo ilaahey wuxuu yiri هن لباس لكم و انتم لباس لهن ilaahey xagey ka geli doontaa subxaanallaah
@nura8724
@nura8724 Ай бұрын
Salawatulah wasalamu caleyhi
@shairabdi
@shairabdi Ай бұрын
Horaan u sheegy laakaha media aa noo dhiman 😂😂😂
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s Ай бұрын
Asc abaayo naciimo warkada waa sax
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Allah. Ninkii faransiiska ahaa malagayaabaa inay beenkasheegaysay naagtan municipal waa munaafiqad beenalay ah subxanallah naagtu waa musiibo 😮
@safiabdilahi
@safiabdilahi Ай бұрын
Ceeb ALLAH asturo
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
BISMILAAHI WAA IYAYABISAY GABADHANI EHEL MALEMIYA MAXA LOSHEGO IN KIIKALE WABAKAMA SHEGTO SUBXAANLAA
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m Ай бұрын
Asc abayo guuleeso gadhanawexanuusanataya❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉ruunata
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Iney isaga waxku yeelaysay iskoodeysaa qeyrumasuulad weeyaan
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 Ай бұрын
Wee is ceebesay walaahi wey malatay markii la furay nin ee ilmo iu dhashay aye sidaas uu wax oga shegaa xiishoodkii dumaarka oo ilahaay siyaay wey tuureen dumaarka qaar subxanallaah
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r Ай бұрын
Walahay lakaha wasugeynaa qof muslimah lagumaa farxo lakiin wadulmilow
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
Haa wallaahi taasaan been ahayn qof diin leh ma.samaynaayo😢
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t Ай бұрын
Subaxnallah
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Ай бұрын
Subxanlah
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r Ай бұрын
Naciimo muniira wey jeceshahay ninkaan isagana wuu nacay oo waa nimanka naagaha dhadhamiyo bes ah waa 2 dayuus
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
muniiro haday ilmo udanaynayso kuwii horaba wy katimid soomaalida waxay ku mah mahdaa tiisa hore dar yeelaa tadambe ku dara wilka wilka yar allah halakoriyo
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Niciimo yuubkii hore ayka hadleesay ninka gaalka ilamah kadhaley waxeya teri in uu isalaamo wuu diidey ee maxey ku dhashay ilamah ayadoo ceeb buuxado ayey hadal
@SacdiyaOsman-do7hm
@SacdiyaOsman-do7hm Ай бұрын
Asc naciima aniga wiil yar oo aan dhalay 18 jir weeye hadana bidaar ayaan gashay marka bidaartu mid weeyn iyo midyarba way gasha marka bidaartu ceeb Maha e waa qader ilahay bidarta iyo jeexjexaba iyadaa kujeclaayd ookula jooegteye Mahaday ceeb lanoqotay ilaahayoow nastur
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Haa da'da kuma xirna!
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 Ай бұрын
Munira shalay sawti icafi lahayd Waa dulmi lay
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 Ай бұрын
Tani waa shad aadiinu insi waa masiibo ilahay umada ha ka qabto waa lagu danbaa bayaa dad baa hagaaya waan doqon iyadaa dhigtay sawtii sheegaysay
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Ай бұрын
Asc walshy qaali marban is idhah mobilkaba iska daa isticmalkiisa lkin niciima kujirto sasan u isticmalaya wax laga sishoodo weyan waxani
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Walaal Bahja Allaha na asturo!
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Yay na danbaajin qoftani war maxamadoow ka fogow naagtaa
@fadzmu7334
@fadzmu7334 Ай бұрын
Waa eyadaa fareheda weyan
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m Ай бұрын
No no iyadaa kasoo dhigtay nin hurda qolkiisi jiifka second gacanteda loo jeeda be lakiin don’t worry what goes around comes around
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Aniga ba waa islee yahay uur malah
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Naagran wey waa latey sawi ayhada gurga amiiro looga qaadey ayaa lalee tahay mahamed ayaa soo qerxiye wala yaqaanaa sawirka cusub iyo kan oldiga ah naagtaan wax ceshato malah faamil maqabto aawey walaalah hooyadee aabaheed😂😂😂😂
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 Ай бұрын
Wallaahi asraarta dhan banaanka lakenay subxaanallaah bidaar mu ceb
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 Ай бұрын
Gabadha waalid ceshinaayo malahan miyaa ? Allow waalidiinteena xifdii qof waalidkiisa kadambeeyo waxaas cml masameeyaan allah hasoo hanunsho
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Ай бұрын
Gabdhan horay ayay ushegtay in aay sir ka hayso maxmed aayna so dhigi donto hadle dedi horay dib ugu nogda gabadhan waxba ma xerin wilkedana ma dhowr in magaci dumarkana Mel ayay kaga dhacday
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Naag ninkeedii banaanka ceebihiisa keenaysa akhas maxay kafaaiidi
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
NAAGTAN KOWDIIBEY QAABDARNEYD NAAG GAAL BAANLA NOOLAA MEELAFADHIDEY OO ILMAHEEDII SOODAADISEY MUXUU KASUGAAYEY WANAAGAA
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Ай бұрын
Muuqaalkaan waa iska cadyahay iney Muniira soo dhigtey inkirtayaa ama iska dhaaftayaa qof aan iyada aheyn ma soo dhigin
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Muniro kuwo aqli yar ayey gacanta ugashay kuwo u aqli celiyo meysan helin sory wlh anaga somali hadan nhy dinta islamka culture ayan uqadanay mid lagi tagi karo marki ladono laqadan karo subhana Allah Allah yahdinaa
@faizahassan3241
@faizahassan3241 Ай бұрын
waa Muwaladad maska iyagaa ka xun Naag maaha taasi
@saadiaali2726
@saadiaali2726 Ай бұрын
Fainlam yastaxyii fasnac maashita waa xadiiskii Nabi muxamed csw. Maxamed buskut iyo muniiro illaahay kacabsada oo ilmaha yar ergeyga ka daaya‼️💔💔😡😡waxaan ahay hooyo ma jecli illmo yar in la soo qato oo sawirkii shooshal mediayaha lawareejiyo.
@sosomax5931
@sosomax5931 Ай бұрын
Taan aweso waaye wlhi nacima taan iislan nimadu weey kuu yaartahay gawar ficanan umaleneni lakin goonlo waaye naak gaal beeja qaab eeh lanolet oo iilma uudhashi oo muslim eeh maxa kasugey hadi larabo galkasabo kanaxaris badan umadena mahan taaan ilahey caradisa hakuu ridee yagursanayo taan oo kusirmayo waxoo iskaga fogeyi oo uufuri ayo qawa maxamed waaxan dhaan qaarar lee waye waxa wadoo
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 849 М.
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
QUEEN QAWAAN OO WAXBA U REEBAN XAASKA MOHAMED BUSKUT MUNIIRO  QUEEN OO WAXBA BADAN KASHAFTAY
3:04
𝙂𝙊𝙇𝘿𝙀𝙉 𝙈𝙀𝘿𝙄𝘼
Рет қаралды 3,8 М.
QADAN QARAN OO CBDKRIN CALI SHAAH FEEDH IYO BOQOR BUURMADOW OO...
12:49
Cishqi Official
Рет қаралды 1,2 М.
DEG DEG QUEEN QAAWAN OO SI XUN U CAAYSEY DAYAX XAASKIISA FARXIYA 😲
10:55
ARIMAHEENA IYO CK WAA KEE KAN BULSHADA CILMI USOO GUDBIYA? DHAGA HADALKA ADUUNKA!!
27:31
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 56 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН