MOHAMED DAAUUD XAASHI IYO SAFIYA OMAR OO WUJIGOODA RUNTA AHAA BANAANKA SOO DHIGAY!

  Рет қаралды 20,416

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Жыл бұрын
Maasha Allaah Naciimo Ilaahey ha kuu xafido caqligaaga runta ayaad ka hadashey Daa'uudna waxaan Ilaahey ooga rajeynaayaa inuu warkaada iyo waanadaada wax ku qaato Inshaa Allaah
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Жыл бұрын
Aniga daauud maba taageeraayo aabbe ahaadee lkn cunugaaga aad dhashay inaad inkaarto iyo in uu bahdilo
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨🤍🤍
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
Maanashallahu ilahay codakaga haku barakeeyo aad quranaka aad ku akharisayso
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 Жыл бұрын
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ Naciima sida xaqqa u dul istaagtid guuleyso safiya iyadoo lugta ka xeren miyey sidaas u hadle😮
@jmk7b947
@jmk7b947 Жыл бұрын
Wan kugu raacsanahay daauud iyo sofio waa caasi bare yaal dhaqan waalid & naxariis waalid midna malaha dadka islaameed iska dhaadhicinaa yaan owlaadooda aduunkey nacsiiyeen
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 Жыл бұрын
Asc nacimo mashalah ale haku xafido😘
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Жыл бұрын
Nacima Abaayo waa sax Barkallahu fikk Runta waa xaaq.❤❤ caruurta lama habaro laman caayo weey qaldan yahin😢😢
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Жыл бұрын
Baraka laah niciima abaayo aqligaaga allaha kuu dhowro somalida maanta jirta qaar badan waa nacam leeya yaal dulmiya qofka dhiba naha ah kusoco xaqa inaad difaacdo
@lailahassan7336
@lailahassan7336 Жыл бұрын
Waxaan la yaabey habarti safiyo aheyd markey dhihi jirtay gabadheyda qofki meel ku arko yeysan hadal xun iga oranin maxad hooyada u xirtay hadhihina Oran jirtay oo wiilkii maxamed daa uud caayeyso inta daaqad uso kortay Bal wiilkas aabihiis bey rabtaa inu kasii cararo sowtaad taada u diideysay in laweydiiyo hadii qof aragto hooyadaa maxaad u xirtay ood u oraneysay wey iga fogaaneysaa video gaas daarsha tiktiko markey soo Gali jirtey bey tiri habeen habarta waalan oo caruurta iyo waalidkoda isku direysey hala tuso maxamed daa uud iney gaaday
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Жыл бұрын
Asc maamo naciima iso ducee habo mcn waan xanuusanahay gaas baa ihaya duunta 4bilod ixanuunaysa
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier Жыл бұрын
Runta ku jecliyaa masha allaah tabaarakaallah wankufanaa ❤❤❤❤
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Walahay wax badan ayaan udiran fariimo balse ninka sidaan dhaqtar ayuu ubaahanyahay markuu dhibkiisa soo bandhigo dad xuman uun kashaqeeya oo taladoodu tahay ku soco ale ka cabsiga ma ba jira
@fardowsa4389
@fardowsa4389 Жыл бұрын
Runta waa u sheegtay ilaahay ha fahansiiyo xaqa
@faisamusse8522
@faisamusse8522 Жыл бұрын
May Allah protect you sis from all evil sis 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 stay safe sis n stay strong 🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴 please back off if they evil eyes sis love ❤❤❤ Somali ppl will never change n they don't like when you tell true but Allah ppl who tell true no matter what inshallah I will protect you n family from evil eyes
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 Жыл бұрын
Mashalla sister amen ❤❤❤
@kafiyanursulayman1183
@kafiyanursulayman1183 Жыл бұрын
Dhaqanka somalida qar caruurta way dulmiyan wlh yaranti waxa caruurta lagu sameyo ma Ilawan hadii dhahdo walido dulmiga iga daa ha idilin hooyo iyo abo waxay leh yihin casi ayaa tahay hdl haiguso celin marka damqato wax darenta oo iga dayo dulmiga wan waynaday maba Ku daremayan wlh yaranti waxa wanagsan in sida nabiga scw dhahay caruurta utarbiyeeyo wan wada tosnaan leheni 😢😢nolasha qar xuma xasuusteda qalbigana caruurta markay xita guri yeshan sameyn Ku yelanaysa😢😢
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 Жыл бұрын
Absolutely wixi 2 sano kahor igu dhacay waan ilobaa inta badan lkn 5 sano ilaa 19 sano wixi igu soo dhacayay wiligey ma ilobayi yaranta aad ayee ufududahay maskaxdoda inee wax ku keedsadan
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Abaayo Ciid Mubaarag. Kkkk hadii la dhaho wixii ay noogeysteen waalidka gaar ahaan hooyooyinka walaahi argagax ayey noqoneysaa. Aniga waxaa iigu daran hoosta bisbaas la’iska marinaayo. Waalidkeen Illaah ha u danbi dhaafo iyo anagaba. Aan is bedelno oon curuurteena si fiican oon u dhaqano Insha Allaah.
@saidodahir5086
@saidodahir5086 Жыл бұрын
​@@allowikaalmeyofficialchane4488 bismilaahi waanala dilijiray lkn bas bas ilahaynamatuso adiganah qalbiga alaha kuu qabojiyo hooyana iska cafih
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 Жыл бұрын
Runleeey 🥰😍 Maashallah 👏
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
Mash Allah thankAlx Abaayo❤❤❤❤❤❤
@khayrtoali7217
@khayrtoali7217 Жыл бұрын
Sax walaashey Naciimo. Runta ayaan kugu jeclahay. Adigookale soomaali Illawhay ha usoobadiyo.
@aishaahmed145
@aishaahmed145 Жыл бұрын
Mansha allah hooyo qaali ah baad tahay ilahay haku xafido
@anisaabdi1063
@anisaabdi1063 Жыл бұрын
Absolutely you right naciimo
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
Masha Allaha hambalyo My sister ❤❤❤❤❤ wcs wr wb ❤❤❤hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@nafiso7343
@nafiso7343 Жыл бұрын
Waxaaa sidokle runta usheegay farxiyo cabsiye waxay dhahday hashaqayso qolol xabsi kaso baxa shaqesto
@yazissa6411
@yazissa6411 Жыл бұрын
MaashaAllah great advice 4 brother,,,thank u sis
@nafiso7343
@nafiso7343 Жыл бұрын
Dauud ma caafimad qabo markaan firiyey ilmaha hadii xita xumaden asaga maxaa xumanta u raba dauud
@user-co7ef1xx6y
@user-co7ef1xx6y Ай бұрын
Masha Alla
@umusumaya9350
@umusumaya9350 Жыл бұрын
Cilmiga iyo caqliga Allah ku barakeyo naciimo xbbt
@eastafricankitchen
@eastafricankitchen Жыл бұрын
*Day 29: Ramadan* *Reminders* *"O Servants of Allah* ! *Ramadan is ending, and* *very little of it remains: whoever from* *you spent it well should finish it the same way;* *and whoever is falling behind should finish* it *in the best manner, for the reward of actions are determined by their* *ending." (Ibn Rajab)*
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Жыл бұрын
Masha Allaah Abayo quruxey Runta ku istagtay .❤❤❤ilaahay haku barakeyo.❤
@khaliahmed9517
@khaliahmed9517 Жыл бұрын
Q
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Жыл бұрын
Kheerto , kheer Allahaa Ku Siiyo Adoo kale Allaah ha Noo badiyo Runtaad ka Hadashaa Allaah ha Garansiiyo Waxaad U sheegeeysid Ummadda Soomaaliyeed ,Jah -Wareer kana Allahaa ka bixiyo !!!
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Жыл бұрын
Walaley Samidey waano Abuura ka horeeyay ee dadkan jiro yay nagu dirin
@sahrokhalif6130
@sahrokhalif6130 Жыл бұрын
Asc waa sax munasto oo iska cafiyo maxuu u sihabarayaa wiil ka maskiinka waxan kunacay odayga habaarka subxanalaah xitaa dad ka wax ugaystay mu iskacafiyo cafimaad kisa ayuu ku ciyarayaa dadkana way siwalayan waxba umaqabanayan
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤
@umuiqra1092
@umuiqra1092 Жыл бұрын
Safiyo marki ladhahay adigaba sidas wey kuheysta wiilka maxaad ucaay neysa waxey ku jawaabta aniga ilmaheyga caasi ma ahan waxan maqlijiray qofka waxuu dhalay xayow dhaha kkk
@Gorgosauruslibra
@Gorgosauruslibra Жыл бұрын
Ma sha Allah Naciimo Allaha caqliga kuu barakeeyo runtaad u sheegtay
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Guulayso walal qiimabadan oo khayr badan.
@NuurtoCadey-pf3zo
@NuurtoCadey-pf3zo Жыл бұрын
Mashaa Allaah calek xafadaka allh calek
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 Жыл бұрын
Go Ahead habo qaali ha Aamusin ilaahay ha ku barakeeyo
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 Жыл бұрын
Maashallah walaal Allah ha ku barakeeyo walaal .
@nasrabarkhad418
@nasrabarkhad418 Жыл бұрын
Masha allaha tabarakallah kheer allahu ku siiyo❤
@luckyabdi8337
@luckyabdi8337 Жыл бұрын
Maansh allha
@dawal7837
@dawal7837 Жыл бұрын
Jizaa kalaa qeyr sister,
@khadijaali6986
@khadijaali6986 Жыл бұрын
Manshallah hoyoo nimco keep going mum❤❤❤❤
@marianali9559
@marianali9559 Жыл бұрын
Habaarkaaba ka daran weligiin caruurta ha habaarina waa qalad. Alle ha hagaajiyo ciribteena danbe.
@mohamedsalad2029
@mohamedsalad2029 Жыл бұрын
Wallahi been kuma aadansheegin horay ayaa ufahmay sheekadaan ❤❤❤
@fardowsaahmed9151
@fardowsaahmed9151 Жыл бұрын
Masha Allah abayo hadal waa u dhaneysay kii waku qaato Allaha kadhigo adigana ilahey cimri dher haku siiyo dadka loobahanyahay aa koow katahay ❤❤❤❤❤❤❤
@naimomahamedroble6853
@naimomahamedroble6853 Жыл бұрын
Maasha Allah Illahey caqligaaga Allah kuu saa iidiyo
@fardowsosalaad6254
@fardowsosalaad6254 Жыл бұрын
Gabadheyda dhimatay shaashada garaaca kulaha😂😂😂😂😂
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Жыл бұрын
Weey iga dagi weeysay, murug iyo tiiraanyo waalid ay heeyso sidee ku xasuusan karaa SHAASHADA GARAACA!!!
@nafiso7343
@nafiso7343 Жыл бұрын
😀😀😀😀
@Xawa_A
@Xawa_A Жыл бұрын
Hahahaha bisinka tolow ma lacag buu ku helaa shaashada la garaacayo waa yaabe!
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟💟
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 Жыл бұрын
@@Xawa_A astaqfurullah 😢😂
@khadrojamaa1408
@khadrojamaa1408 Жыл бұрын
Ilaah haduu rabo inuu ceebtaada banaanka keeno wlh cid ka hor istaageso ma jirto. Ninkaan afkiisa ayuu isku fashilaaya.
@jamilaali8511
@jamilaali8511 Жыл бұрын
♥️
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 Жыл бұрын
MashaAllah,Abaayo Illaahay dartiisa ayad u hadleysa,Laakin Ummaddaan Aqoon laan aya hey so Allaha u gargaaro Ummaddaan.
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Жыл бұрын
Wcs naciima horta safiya qerey ma aha mudul gubtey mudul dhisan kama naxo hora lo yiri sokor hado qabo ha iska ilaaliyo istareska iyo dhibka
@muhsinincoming6230
@muhsinincoming6230 Жыл бұрын
subxaanallah Ben badanaa wana cuudi bilaah
@naciimaabdisamad1673
@naciimaabdisamad1673 Жыл бұрын
Naciima alla haku barakeeyo manshallah xbbti aayad markad aqrineysid lama akhriyo bisinka shaydanka uun iska naar
@mulkiahmed313
@mulkiahmed313 Жыл бұрын
Mansha'Allah Allaha ha ku xifdiyo walaashey xaqa sida aad uga hadasho ayaan kugu jeclahay iyagana kuwii xaqa ku dhama Allaha ka yeelo
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Daauud wa aan ka xumaaday markuu wiilkiisa dhahay fara maa laga haayaa ma la kufsaday bismillahi kaas aabo miyaa. Gabadhii dhimatayxataa wax dhahay
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Waxanuun xaladani Allaah hasahlo amuraha👍💖💖🌹🌹🌹💔💔💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴
@mihimhennachannel9908
@mihimhennachannel9908 Жыл бұрын
Waa 2 waalid oo qayral masuul Ah run ba ku taagantahay naimo keep going habo safia. Malaa ciyal bay la hadlaysa lkn anyway safiya waa stressful
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Жыл бұрын
Qof hadaa Aragto uun Shegahayo weliba Aan ogolayn in Qaladkiisa kaga dhigo inad Adiga Rali falin ugu Dartid o Qaladkisa Dafiraya . Ogow inusan Caadi ahayn. CUDURKA Narcissistic.
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
War qoftu aqli badna Rabbi aqliga haku daayo
@zainababdi7956
@zainababdi7956 Жыл бұрын
Run waaye abaayo us 🇺🇸 sharci buu dagsaday ilaahay hanagu nabad yeelo lkn anigaba aabahay caawin kama helin waalidka xuquuq buu alle siiyay ilmahane xuquuqdooda waa in la siiyaa ilaahow ilmeheena baari nooga dhig waalidkeen caasi kumaanan noqonee
@HalimaAbdiHassan
@HalimaAbdiHassan Жыл бұрын
Masha. Allaah
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 Жыл бұрын
Quraanka waa aqrinee lakiin umada iskadaa ilaahay kabaq
@saidsharif2050
@saidsharif2050 Жыл бұрын
Well done
@umuraage8617
@umuraage8617 Жыл бұрын
Wuxuu ba leeyahay daud waa inuu ka shalaayaa qaladkii uu iga galay aniga midaa baan ilaa hada ka yaabanahay iyo habaarka uu ubadkiisa uu iska habaarayo alle xaqa ha fahansiiyo ninkaa.
@fadumojama4596
@fadumojama4596 Жыл бұрын
Mashallah sister
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo walaahi qof nool ayaa tahay waa kugu raacdanahay inta aad wiilkaas ka sheegtay waa kugu raacdanahay. Sax wax ka naqan Ma jirto waa dabiile mana qirsana haduu aqbalo dabigiisa weey fiicanaan leheeyd . Wax la caawiyo meeshuu laba moroodi ku diriraan ubaxaa ku baabao aan maqlo jiray asiga iyo naagtiisa wixii dhax maray ayaa ubadkaan loo ciqaabayaa ax ax ax 😢😢😢
@xamdixiis8509
@xamdixiis8509 Жыл бұрын
Sax waye hadalada tiri anba wan oran ader daud wilkaga cafi oso dhaweyso o horay usoco guleyso adet
@xaawodheer1768
@xaawodheer1768 Жыл бұрын
maasha allaah habo❤❤❤❤❤❤👍💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@jannah3447
@jannah3447 Жыл бұрын
Umadaa mohamed sac aa ka nabadgalan subhnallah adiga dadka hankaa kaa naa maxkamad islam matahid ummadah mohamed sac baris a karadsan malinkasta gof baa kudagantahay adiga sheik iska digaayoo illahi munafig nibada naga gabo amiiin😢
@user-qr3gx8ob2n
@user-qr3gx8ob2n Жыл бұрын
asc Masha Allah abaayo naciimo Allah yaxfadak
@fatumofalis114hussein2
@fatumofalis114hussein2 Жыл бұрын
Masha allaah tabaarakalaah xafidulaah filduniyah filaqiraaha abayo sax waye jazakalahu qeran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah
@abootokutubeey6917
@abootokutubeey6917 Жыл бұрын
Masha allah guuleyso wlsh
@suadyork9151
@suadyork9151 Жыл бұрын
Waa ruun
@hodanmohamed5401
@hodanmohamed5401 Жыл бұрын
Sax wye. Qof walba xag ayu leeyahay owlaada xaq ayey leeyihiin. Aabaha na xaq. Islaax beenan naas wax ka fican ma lahan. ...
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 Жыл бұрын
Soomaalidaan diyo malayga rabo barteen hadaan dilo maku lahoo ilaahey ilmaha caloosha ku jiro in la dilo ma ogola subxaanalaah umudaan ilaahey ha hanuuniyo hana markey cunuga u naxariisatey iyadaaba lagu kacey
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 Жыл бұрын
Masha’allah qofka kaliya oo san rabay uu hadlay
@nasteexo23surey81
@nasteexo23surey81 Жыл бұрын
Runtu waa cajiib Qofka inta uu been kaaka qoslinlahaaa runta in uu kuku qalo ayaa kafiican Mashalaah
@mohameddaauudxaashi
@mohameddaauudxaashi Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wal ciyaadu billah subxaana allah wal ciyaaadu billaah subxaaxa allah wal ciyaadu billah viewga aad ka fikirtey laa kiin qiyaamaha kama fikirin ina bacda dani ismun walaa tajazazuu subxaana allah
@user-duckchampo
@user-duckchampo Жыл бұрын
Subxanallha subxanallha subxanallha
@Sahra881
@Sahra881 Жыл бұрын
Waa runtaa walhi, ka hadashay.
@xawaxasan-zp3cc
@xawaxasan-zp3cc Жыл бұрын
Mash Allah naciima Allah ku xafido runta ku jeclhy
@calishaakir1
@calishaakir1 Жыл бұрын
Kalmada "MAAMO" iyo "BAABA," Waa iskumid labaduba waa Naaneysta saqaalaha "KANIISADA"
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Waali haloo qoro da uud wiilkiisa waxan dhihi lahaa ka jeeso abahaa markad awoodo waad cawini doonta hada kuma bahna abahaa wax barashada wado mustaqbalkaga ilaali habaar xaqdaro ah kugu dhici maayo.ayan leyahay wiilkan yar 22jika ah subxanaallah safiyo wiilka daa walaalay hoostada ka helaysaa
@nimo3724
@nimo3724 Жыл бұрын
Runta ayaad kaadashay jazaakallaah abaayo soomaali been bay rabaan inay ku noolaadaan
@saynabxasan1xasan927
@saynabxasan1xasan927 Жыл бұрын
waxwalbo weydhaceen daauud hda waxalagudboon inu wiilkiisa soodhoweysto arimahii horena iska ilaawo jacayl iyo abbonimana umuujiyo dadkaana warkooda iskadaayo
@samirasharif5137
@samirasharif5137 Жыл бұрын
Masha Allah Somali runta majeclo
@Itsyagirlasmaaa
@Itsyagirlasmaaa Жыл бұрын
Waxaan maqli jiray runsheeg waa ceeb sheeg naimo illahey haku xafido walhi waa runtaa markad leheed ibaro kadibna adigaa go aanka leh inad ila jogeysid iyo in kale
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Жыл бұрын
Naciimo walahi waa anigoo inta taagan runta dadka ma rabaaan
@redroses4071
@redroses4071 Жыл бұрын
waxad mooda inaynu isku shaqsi nahay intaan u sheegi laha baad u sheegtay daauud
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Very good 👍👍👍👍👍👍
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 Жыл бұрын
😭😭sax wlhi wiilka waa bari garab istag uu.bahan abahana qalbigiisa allaha nadiifiyo
@munocumaryusuf8107
@munocumaryusuf8107 Жыл бұрын
Mashalah runtad kuhalashay kuwi ku wani qato alahahaka yeelo
@izabelaahmed
@izabelaahmed Жыл бұрын
Ala ku jecliyaa Naciimo ❤maansha Alah sidaad u fahamtey xaqa aad ku taagantahay Allaha ku xafido Naciimo adiga familkaada aamiin❤
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Maashalaah talo wacan baad siisay
@Fathia123_
@Fathia123_ Жыл бұрын
Manshallah Manshallah abaayo ❤❤❤
@rahmagure9093
@rahmagure9093 Жыл бұрын
Subxaanallah. Ilaahey dadka Allah ha astura
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Жыл бұрын
Asc sax waaye naciimo i has habaat mafiicno llaahow asigana qalbiga alaah u qabojiyo
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Жыл бұрын
Walhi,waa,runtaa,abaha,ma,ogola,inuu,wilka,hadlo
MOHAMED DAAUUD XAASHI CAFISKA YUU KADALBADAY?
39:32
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 12 М.
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 34 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 16 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
MOHAMED DAAUUD XAASHI IYO SAFIYA OMAR, BARAHA BULSHADA WAAN WADA JOOGNAA!
25:40
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 15 М.
Wajiga saxda ee Ninkeyga ayan ogaday markan jiraday.🥹😢
12:47
Habiba Addow Channel
Рет қаралды 4,5 М.
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 56 М.
ASTAAN GUDDIGA CUNTA DHADHAMINTA, TALOOW CUNTADA AY DHADHAMIYAAN XAGEE LAGEEYAA?
25:23
FATXIYA CABSIIYE MUNAAFAQNIMADEEDI OO BANAANKA IMAATAY!
26:21
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 36 М.
Who is your friend? | Khutbah by Ustadh Umar Muqaddam
36:51
Al Rahmah Masjid
Рет қаралды 2,6 М.
SH. MAXAMED DULMI DIID OO LAGU HAYSTO: "MAXAAD XAQA UGA HADLEYSAA?"
17:59
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 6 М.