Wxn Hanbalyo culuz u dirayaa laba kastoo is jecel isla marnaaka rajeynayaa in ay mustaqbal wanagsan sameytaan Allah ha isku calfo ❤ Wxn salaan mug io miisan le u diraa qof kastoo xiriirka fadhiiistey mise naftiisa aaminey😢
@dahabocadan4114Күн бұрын
❤
@HassanbeyllehFatouma-rf1mq23 сағат бұрын
❤
@nimaanshaqale7865Күн бұрын
Heestu waa wacyigalin akhlaaqda iyo damiirka saxda ah ayay ka hadlaysaa Great job Maame I hope inay dhalinyartu fahmaan Islaamka waa xaraam in qofka ka hadlo qof is aamineen oo sir isku dhiibteen
@MohamedHussein-k9yКүн бұрын
Kudar bro inta is heshay i mean inta is guursatay kana dhabeeye balanqaadyadoodii
Maame 2025ka Waa Zandkiizi Malaa Mohameth Maame Super Star🏅
@nimcomaxamednimco-ff6yw2 күн бұрын
Ma hees Tan oo kale ❤🥺
@QadanAxmed-q6oКүн бұрын
Hestani wllhi meel bay i tabatay 💔😭😭
@Faadumo-r7q2 күн бұрын
Hees way dhaftay,❤❤🎉
@WarfaaQalib2 күн бұрын
Tan hees waa dhaaftay runtii happy new year 2025
@AyaanMaxamuud-x5s4 сағат бұрын
Hanbalyo mohamet❤🎉
@IlhamAmir-hr6cmКүн бұрын
Abwaan dab jacayl ❤❤ inader 🎉🎉big respect ❤
@abdilaahicaska3892 күн бұрын
anther level wllhi pro maame 🎹😇
@zuldanxayz64062 күн бұрын
xumaan kaa sheegi maayo wlhy qaaaali 🫶😭
@AhmedAnisAbdullahiSomow11 сағат бұрын
Ereyada heestaan inaan aniga qoray maxey ila egtahay Allow aniga waan cafiyay adigane darteyda ha u cinqaabin Nolosheeda Farxad Haku Dhameysato qofkuu Dabadeey Calaf ugala Yuusan Ciilin 🤲🤲🤲
@nasteehoahmed072 күн бұрын
Tan hees wey dhaaftay😢❤😢
@masbal9180Күн бұрын
😢ani wiil ajanab ah aya I jeclaaday wlhi wanaaga uu ii mujiayy waligay qof ii mujiyay ma arak wan kadidijiray marki hore ano kusababaynaya in anan helayn wayo familkayga ma ogola qof shishiye ah 😢lkn wan jecladay ugu danbynti 😢balse nasib xumo walidkayga dhaafi kari waayay ilaa hadda wu i barya anna si aan wax ugu sheego garan mayo wax kasta wan isku dayay lkn 😢😢😢😢😢
@anisaahmedabdallah758Күн бұрын
Sorry😢waalidkaa huri karimeysid kaad is rabtaana xal umaheysid ilaahoow adaa jira😢hadaan fikrad kugu dhaamo waan kugu caawin lahaa,balse sidaada oo kalaa family kaan ka dhashay igala wayn yahay waxkasta oo aan rabo😢cid ay ka heybaystaan waalidkaa haday jirto usoo mar yacni waalidkood ama wllahod ay ka dambeyan,sameyna inaad is calfataan wiilkaa,buuq,xanaaq,ficil kastoo ka yimaad waalidka oo diidmo wuu soo dhamaan mar uun markaad adinku isku dhagtaan ugu dambeyn way ogolaan adna ku dedaal sidaad uga duco raadsan laheyd waligaa inshallah guuleyso wllo❤
@masbal9180Күн бұрын
@@anisaahmedabdallah758Mahadsanid wll qaali wlhi run ahaanti waxkasta wan isku dayay abahay isaga aya walidkis curad u ah wuxu go aamiyo unba soconaya aniga na waxkasta iyo dareenkasta oon wiilkas u qaaday waxan uga tanasulay abahay dartisa wayo haddan manta wiil ajanab ah xita somali u san rali ka ahayn an raco bari waxkasta dhicikara wan o gahay willas jacaylka u ii qabo in u san i xumayn doonin lkn walidka hadaysan kuducayn ama wax ay san ralika ahayn ad ku dhaqaqdo wax kuhagagaya majiran marka aniga darenkayga wan xakamayn kara lkn wiilka ayan ka calol xumoodaa marmarka qaar 3hours ayu iska oya aniga sidokale wuxu i dhaha qof muslim ah ayan ahay Maxa laygukadidaya wan u shegay waxan ku iri anaga dhaqankena sidas ah qof shisheya ah ma is gursano wuxu iso aruriya waxa gabar somali am wil somali o ajanab qabo wuxu idhahy beenta Maxa igu shegaysa wad gursataane waxan dhaho mabrkan garan wayo ayan iska oyaa 😢😢😢😢
@LaylaMohametКүн бұрын
Waa arin culus abaayo Iska sabar maalin uun baad guulausane wiilkas haduu kahyr kuu yahy calafna Kugu leeyhy isma waayi doontaan ishiallh markasta Ka danbee waalidkaa allhana Ka Bari waxaad jeceshahay haday khayr kuu yihiin inuu Ku siiyo waa shaki la. Allh hadaad raali galiso waalidkaana raali galigaliso inaad liibaanayso farxadna aadan waayayn aduun iyo aakhro@masbal9180
Mamuleyza inu i hadlay mahmatt mameAniga sanifayo ka tagay suqa gali mayo 🙏🙏
@yasminhussein9256Күн бұрын
the legendary mame❤❤❤
@KhadraAxmed-n7c2 күн бұрын
Maame heesta so wada dhame ku dheh intani waa inti hore heesta wy macantahe so wada dumaba heesaha ficn waa la so wada dhigye mRba in yar lama so dhige🥺📷🎤🎧
@MattanPro2 күн бұрын
Hees intaa ka badan xagee lageynayaa?
@KhadraAxmed-n7c2 күн бұрын
Mya wy kalla dhiban thy Dee inti lugu talla gally ee aay ka kobneed ereyadeedu😂🥺
@KhadraAxmed-n7c2 күн бұрын
Maha
@MattanPro2 күн бұрын
@@KhadraAxmed-n7c kala ma dhina waa intii logu tala galay
@NinkidimashadaubarareyКүн бұрын
Heestan aad qortay waa mid xambaarsan dareen qoto dheer oo jacayl, calaf, iyo ixtiraam ah. Waxay muujinaysaa sida qofku ugu adkaysan karo xaaladaha adag ee jacaylka, isagoo ilaalinaya sharaf iyo kalsooni, xitaa marka xiriirku caqabadaha wajaho. Waxaa laga dareemayaa dhawr arrimood oo muhiim ah: 1. Jacaylka iyo Calafka: Waxaad ku tilmaamaysaa in jacaylka iyo calafka aysan ahayn wax lagu xukumo dadaal qof keliya, balse ay yihiin arrimo ka weyn qof walba. 2. Ixtiraam iyo Ilaalinta Sumcadda: Waxa muuqata in aad diyaar u tahay inaad ilaaliso sumcadda iyo sharafta qofka aad jeclaatay, xitaa marka aad kala tagtaan. 3. Cafis iyo Samir: heesta waxaay muujinayaa inaad cafiska dooratay oo aadan u baahnayn inaad qofka ku canaanato ama aad waxyeello u geysato, inkastoo qalad dhacay. 4. Qoto-dheeri Xagga Dadnimada: Waxaad caddeysay in xitaa qofkaasi aad ka tagtay aadan doonayn inaad ceebtiisa banaanka keento ama aad xumaantiisa ka hadasho. Haliscafiyo wa muhiim dalanyroy
woow this is my heart ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜
@Awal_wachaLeКүн бұрын
Best song 2025❤😢
@ClfataaxAadam4 сағат бұрын
0:55 😢❤
@kulmiye5964Күн бұрын
Tan hes lamo dhihi karo pls magac kale halo baxsho🎉
@YusraMahamed-d1o2 күн бұрын
golden voice😢
@HaawoLuul143Күн бұрын
I love it😢
@hanad.cadnaanКүн бұрын
Heesti kaliye dareenkayga ka hadashay runti🥺
@WarfaaQalib2 күн бұрын
Dadnimada intaan suuf ku xiro saylad dhigi maayo, axyaa hees.
@NajaxCismaan-e8tКүн бұрын
Abaha was jacaylow maxad wakhti iga lumisay😢😢
@QadanMaxamed-g6rКүн бұрын
Tani hees waye dhaafta 😢
@xayadxilwaxilkas209922 сағат бұрын
Walow an suntisi ka badey sufi noqon mayo😢😢😢
@Lluka12Күн бұрын
Sorry my love💔 2024 baa raacday 577
@abdilatifofficialtube49142 күн бұрын
Song of the century. Heart touching. 😢😢😊.
@jimcaalemoraage2 күн бұрын
❤❤❤
@omarhustler177Күн бұрын
Gobbonimo 😊
@SmilingIcyComet-gb9qsКүн бұрын
Laxanka ana leH😅😅😅
@Jamilajimca8 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@MaxamedOdeyКүн бұрын
Heestan talow ma dareenkeYga laga sameeyy😢
@MohamedAdnan-x2pКүн бұрын
Heestan dhaqamo xun oo inagu soo badanaya ayay qeexaysaa dhagaha uraariciya inta og in murtidu tahay dheerigaLin io wax sheeg?
@cabdirisaqsaleeye2830Күн бұрын
heestu waxay siddaa dhaqan cusub oo hadda taagan, wiil iyo gabadh wada sheekaytsa waxa aan wacad ahayn ee sir noqon kara ama abaal noqon kara oo la xusi doono garan maayo
@MohamedAdnan-x2pКүн бұрын
Heesaha Lays kama qoree hab Lo'qoro ayaa jira awoooowa [maan'waano'dhaliil] waxan La xusayo io waxan aad shubayso ma garne 9sooogaLi?