MOHAMED OMER--DOHA, QATAR

  Рет қаралды 190,349

Mohamed Omer

Mohamed Omer

Күн бұрын

HADAFKEENNA XIGA 100K Subscribers - Let’s do it #INNAMARI
Halkaan Ka iibso Course-kayga: :courses.mohame...
WhatsApp: +252 62 4455194
Booqo Website-keyga : www.mohamedome...
Follow me on FACEBOOK :: / mooinspires
Follow me on INSTAGRAM : / mooinspires

Пікірлер: 171
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@tijaabo2851
@tijaabo2851 Жыл бұрын
Aamiin
@muscabahmed8704
@muscabahmed8704 Жыл бұрын
Aamiin
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Yacni hadalada wiilkii yara ee shortiga xidhna uu ku hadlay waxay ka dhigantahay 《LUGAHA HADDAAD KA JABTO GACMAHA KU SOCO NEVER GIVE UP 》
@caaishaibraahim3303
@caaishaibraahim3303 Жыл бұрын
Masha allah my teacher waan ka dhex helnay macalin guuleyso waxaad bedeshay mind setkayga anoo yar waxaan aaminsanahy maskaxdeyda inaa dhisty guuleyso macalin aduunka sidaa noo garab gashay eebe aakhiro eebe janada hakugu casuumo
@waayoaraagchannel3152
@waayoaraagchannel3152 Жыл бұрын
Libaxnimadu waa uu dhalaad ee Ilahay cafimadka iyo cimriga haku siyadiyo akhii muxtarim
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Жыл бұрын
Mash Allah, we need positive people like this 👏🏽👏🏽
@abdirisakali8010
@abdirisakali8010 Жыл бұрын
Aad baan kuu salaamay ustaad. Qofku halkuu ka dhalo ama ka dhalmo daayo siduu aduunyada u arko maaha lkn qudbada inteeda kale waan qaatay thanks 🙏
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Жыл бұрын
Absolutely Your a Super motivation person that I Sow ever.💯
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Жыл бұрын
ما شاء الله على شباب بلدي الصومال وصومالي لاند العز والشرف لكم يا أهل بلدي.
@kaysesaleeban30
@kaysesaleeban30 Жыл бұрын
wllky alle u mahad naq in aad tahay muslim allena ka dhaliyay diim wamgsan aabo kugu soo tacab beelay in aad caawa tidhaah ninkaas ayaa sabab u ahaa dhalshayda alle ayaa qoray tan alle ayaa mahad leh quruxda iyo qiimaha aad leedahayna alle ayaa sababay allyow nimcada iyo niyda noo hagaasi waad arki doonta qoraalkani
@Talasame.00
@Talasame.00 Жыл бұрын
The best coach of the world
@khadar8016
@khadar8016 Жыл бұрын
aakhiro qofka guulaysta ayuunbaa guusha dhabtaa gaadhay aduunyo waa ayaamo yar oo laga dhimanayo ama laga gaboobayo nafmaleh qiimana maleh
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Жыл бұрын
Dhirigaaliyaha aan ugu jeclahay
@abokorabdi7929
@abokorabdi7929 Жыл бұрын
Diinta Hadaad barato Life is easy complete
@muunailyaas7269
@muunailyaas7269 Жыл бұрын
My best teacher i have ever seen❤
@fardowsab2422
@fardowsab2422 Жыл бұрын
Maasha Allah tabarakarahman really We are proud of you 👍👍👍👍👏👏👏
@The-BoY-x5r
@The-BoY-x5r Жыл бұрын
Guulayso Ustaad marar badan buu hadalkaagu shidaal ii noqdey.
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Жыл бұрын
Machallah runti Mohamed waxad ka mid tahay dadka aan uu jecelahy oo ii ah dirigaliye aan aad uu tagero big love ♥️
@bilehaaji7171
@bilehaaji7171 Жыл бұрын
marki aan afkaga ka maqlay nolosha wa in ey ani i aqbasha markan dhageysanayay muqalkan qawow ayaa ka wehsanayay in aan ku shaqeyo markan ereyada eh waxyawaha aanan hadlenin qeel haka dhiganin markas ayan jakadeyda isku so jiiday aya shaqadeyda so galy ilaah haku xafido ustaad
@RadiyaOmar
@RadiyaOmar 2 ай бұрын
Mnsh allh mahmed omar I hope inad akhrido fariintyda wllo aadbd u mhdsnthy wayo fariintda wan ku dhiiri gly mlin kastna wad dhagaysta markii hore iyo mnta farqi wayn ba ii dhexya mhdsnid abaalkga ilhy jano ha kugu badlo thkns wll ❤
@cubeydali6770
@cubeydali6770 4 ай бұрын
Dhiiragaliye ustaad maxamed cumarb❤❤🎉🎉
@dhexdhexaad514
@dhexdhexaad514 Жыл бұрын
Masha allah good man!!! You are the best roll model.
@adarabdi2308
@adarabdi2308 Жыл бұрын
Oh oh qalbiga idhaqaaqy Marku yiri hooyaday iyo Abhay l love it
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
Ustad xiligaan xitaa ogaalkada unstoppable buu ahaaa m,a .
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 9 ай бұрын
bahbahbahbahbahbahbah yariisEEEy hawEEEn dumaar yaaba helitaro.yartaan tanaa waa laguu yaqaane yarta familibanahey islaaaaam soomaaliyeed. murtiiso yariiseey murtida. mashaaaalatabaratalah
@maxamedcasayrjaamaxamedcas6970
@maxamedcasayrjaamaxamedcas6970 Жыл бұрын
You are the best motivate ,good luck
@maxamedkatiite8583
@maxamedkatiite8583 Жыл бұрын
Masha war bixin xiisoleh waxbadana aan kabartay ajar alle hakaasiiyo our teacher
@abismedia882
@abismedia882 Жыл бұрын
Legend wa dawaday videogan 2018
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 Жыл бұрын
Our teacher guulayso 🥰
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله يحفظك الله.من كل شر وسوء
@raxmacabdirixman1588
@raxmacabdirixman1588 Жыл бұрын
Xagan ka helanaa mac hadada Mr'mahamed omer wanu bahanah hargeisa malaga he laya jasakallah qayr
@nuurreydal825
@nuurreydal825 Жыл бұрын
Live needs someone faced their hardships like this person 🎉✅👑 so the only thing I wanna tell everyone to make it what he will proud tomorrow means the future ✅👑
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 Жыл бұрын
Mnshallh mnshallh my best teacher keep going
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Жыл бұрын
Thanks fight life
@kingmohaofficial629
@kingmohaofficial629 Жыл бұрын
The best coach of the world mohamed Omar
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Duruuftu waxay soo saartaa wofku wuxuu yahay Maxamed omar ❤
@muscabahmed8704
@muscabahmed8704 Жыл бұрын
masha,Allah
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mnsha allah ustad
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa Жыл бұрын
Masha Allah
@alimahamed2717
@alimahamed2717 Жыл бұрын
Yes right brother hotel always good
@rashiidmuxumed7989
@rashiidmuxumed7989 Жыл бұрын
Illahay baa ibaadbaadiyiy dhe kadabna caqlika fiican illahay isiiyay ayaanku badbaaday السعاد بيدالله ولا تنال الا بطاعته الله
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Markuu madaxa I xanuuno oon caajiso halkaan kaniini ka cabi lahaa waxaan shitaa mohamed mahadsan wax ka weyn hadey jiri laheyd waan ku dhihilahaa ustaad
@alimahamed2717
@alimahamed2717 Жыл бұрын
Realtà you say right brother mash allah
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 9 ай бұрын
reeraanahay.as. waa muhiimtobisyaashan inbadana rayiyaashydi qaar
@shabcanpodcast
@shabcanpodcast Жыл бұрын
Thank you very much teacher
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 Жыл бұрын
Weynu ladagaallanaa ilahey aad hakuu sharfo maxamed Omar markasta ee muxaadarooyinkada aan dhageystaba kalnooni iyo waxaa ii kororto isku faraxsanaan ilahey aad iyo aad hakuu xafido sxb guul wcn👍
@fardowsaabdi2356
@fardowsaabdi2356 Жыл бұрын
Mashaan Allah 👏👏👏👏
@RudwaanFarxaan-yi7ny
@RudwaanFarxaan-yi7ny Жыл бұрын
Marshallaah
@naturalrelaxing9594
@naturalrelaxing9594 Жыл бұрын
Mansha Allah wll Fadila Allah na ha ilabin ee halkaa kusoo gaadh siyay
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Жыл бұрын
Manshallah very talented young man
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
kaagadaran oo run ah. ihihihihihihihihihii iyaaah.
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Жыл бұрын
daruuftu wexe soo sarta qofkan wuxu ahaa.
@Sirhikma1
@Sirhikma1 Жыл бұрын
Best bay ahayd maxamed cumar isma dhiibayno insha allah
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Жыл бұрын
Action speaks louder than words.
@khalidyare7587
@khalidyare7587 Жыл бұрын
Mash Allah
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Жыл бұрын
Mahame omar thanks soo much for your advice.
@ruqiyafarahmaxamed2880
@ruqiyafarahmaxamed2880 Жыл бұрын
mansha Allah tabarak alle ha ku barakeeyo wll mohamed
@mohashiine2458
@mohashiine2458 Жыл бұрын
Masha allh ustd waxaad tahay qof kudayasho mudan
@aneesaaneesaabdukadir488
@aneesaaneesaabdukadir488 8 ай бұрын
🥺✋gabr walba oo yaran ah oo masliliyaad walid saran tahY wan salme😢
@libanyasin
@libanyasin Жыл бұрын
Masha allah ❤
@mahadahmed9669
@mahadahmed9669 Жыл бұрын
you are a really good teacher
@shukrishacni4421
@shukrishacni4421 Жыл бұрын
Masha Allah keep going I wish sidad oo kale Ina naqad
@Gabal373
@Gabal373 Жыл бұрын
mohamed cumar shaqo ayaan siinayna
@ZUHEYPJOKER
@ZUHEYPJOKER Жыл бұрын
QOF KA KALIYEN KU DAY DO HORAY U SOCO WLL MCN🖐🏾👑
@abdourahmanahmedhoussein5841
@abdourahmanahmedhoussein5841 Жыл бұрын
Masha'Allah Mohamed omer dhiirigeliyaha naftayda keep going sxp sare 🙏🙏🙏
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Ninka waa nin guulaysay
@subansaid9841
@subansaid9841 Жыл бұрын
Maasha allah hoor uu soco
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
ManshAllah tabarakalah huno
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 Жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
waxbaan kairi baan kawadaaye lakiin waa waxbadan muhiimah barnaamijkaan. badanaa topikyadaan masoo bandhigno.
@maxamuudsiciid7289
@maxamuudsiciid7289 Жыл бұрын
Allah haku barakeyo maclin taladadu waa mid insha allah aan isku badali doono
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Жыл бұрын
I needed this lecture the most Jkl walaalkey 😊😊
@mohamedabdilahi8618
@mohamedabdilahi8618 Жыл бұрын
M.AllaH
@fatoumamahamoud135
@fatoumamahamoud135 Жыл бұрын
Jusakallh khier wlhi wax badan ayanka fa iday brother ♥
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 Жыл бұрын
Mashaa allah inader plz Miyaad noogu timaadid Wadanka Belgium 🇧🇪 magalada Antwerpen
@qoslaayeboy5061
@qoslaayeboy5061 Жыл бұрын
Aniga miyaa iwadid qof yahee
@burhanmohamed9175
@burhanmohamed9175 Жыл бұрын
Mashalah waa odhaahyo xikmad leh
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
Waaw
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Жыл бұрын
Masha Allah
@khalidyare7587
@khalidyare7587 Жыл бұрын
My teacher mohamed omar🙏
@shrmrkexsn6790
@shrmrkexsn6790 Жыл бұрын
Run ahantii qof karti bdan ayad tahay waliba mclinkayga ayad ahayd wanan ku jclhy waxn jcln laha inan malin noloshayda kalu fira qeya wayo adkaysiga ama samirka ayd ayan lehay mcnahaygu maha ay ayan ahay lkn nole inta alle umay ayuu ugu samir badan yahay sow maha wan ku jclhy xaqiiqdii mclin
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 Жыл бұрын
Ma aqaan goorta aan isbadalo doono se wali waxa ku dhex jiraa uun comfort zone kii
@sharmakeaydarus4348
@sharmakeaydarus4348 Жыл бұрын
Waashay iyomaanta
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 Жыл бұрын
Macalin🥺♥️
@AniisoAbdirahmaan
@AniisoAbdirahmaan 21 күн бұрын
Wll godey mar un maad noo imaatid
@abdihamiidali3929
@abdihamiidali3929 Жыл бұрын
Ustaad Machadka xaggee kala xiriiraa
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
Maasha alaah somali Tedx
@aishaahmed15
@aishaahmed15 Жыл бұрын
Mnsha allah 👏
@zahrabilemohammed1257
@zahrabilemohammed1257 Жыл бұрын
Mashallah
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
sahraaydatan yareeycadayfaraxsaneeydumaar. iyaaaaahyah
@yussufhussein4396
@yussufhussein4396 Жыл бұрын
Mashallah bro my role model
@shucaybupdi2193
@shucaybupdi2193 Жыл бұрын
Thanks zxp
@hawaalewaranchannel2941
@hawaalewaranchannel2941 Жыл бұрын
Samir baa sad kadhigaty ustaad
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 9 ай бұрын
sawiradaydu waa ii qaas say noloshayda shaqsadayda qaas iigu yihiin lakiin waa daliilcadayn nololban wax tu ahay run ah
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 Жыл бұрын
The legend
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Жыл бұрын
Mansha allaha
@Waris668
@Waris668 Жыл бұрын
Maashaa allah
@mursalmudakar2387
@mursalmudakar2387 Жыл бұрын
Macalinka qudhanku daydo maxamed cumar
@yahyemohamad9555
@yahyemohamad9555 Жыл бұрын
M.a jasakallah ustaadi
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
aww. Tani waa khatriinafaraxsaneyqiimobadan marwa dumaroocadceed.yareeey.familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy gabadha khatraaaayqaraneeeycadayyareey. xamareeeeywadajir.
@mihiimahmed5941
@mihiimahmed5941 Жыл бұрын
Hore u soco wllo 🥰
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Жыл бұрын
dariiqa guusha hadaa wyeso adigu dariiq sameeso
The David Rubenstein Show: Microsoft Co-Founder Bill Gates
25:05
David Rubenstein
Рет қаралды 1,4 МЛН
MOHAMED OMER-ETHIOPIA
48:26
Mohamed Omer
Рет қаралды 64 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 12 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Kalsoonidu Waa AWOOD | Mohamed Omer
17:13
Mohamed Omer
Рет қаралды 74 М.
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 84 М.
Tababare Maxamed Cumar Cismaan Talooyin Cajiib Ah.
30:27
Giirre Media
Рет қаралды 71 М.
Waa Markaagii Mohamed Omer.
30:54
Warsame Bade
Рет қаралды 21 М.
FAQIIRNIMDA SOOMAALIDA MAXAA UGU WACAN #WASIIR-MUXIYADIIN_CABDI
31:41
Wasiir Muxiyadiin Cabdi Faarax
Рет қаралды 27 М.
LIVE LIFE ON YOUR TERMS With Mohamed Omer
29:22
Ahmed Abdirahman
Рет қаралды 64 М.