Khadra silimo & ismacil Arka & Raxma oo Canada loo diiday like saar & subscribe
@himilofishingcompany256520 күн бұрын
Ceebay tacaal Weli indho adagaaaaaaa
@user-gg2kx7zh4r20 күн бұрын
Wcs walalo salan sare waxatah wiil aad iyo aad u caqli badan diiday afarahiisa inu kahadlo👌👌👌👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@11naa4419 күн бұрын
Verbal agreement
@umalkhymohamed749219 күн бұрын
Adu nagti ade qaabtaye soo celiseeye ee frijeerki maa uu buxisey eekadey gaajo daa kuu dishey dedkan hoole kuu tale maahe 😂😂😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedisak482720 күн бұрын
Waaw
@yumna467520 күн бұрын
today is Friday xasusa gale Mohamed buskud 😂😂😂😂😂
@user-pr2iw1pp2t20 күн бұрын
Mashallah
@Watermelonxberry20 күн бұрын
Subxaan Allah 😱😱😡🫢🫢
@AHMED_MUNAZER20 күн бұрын
Jimco mubaarik
@ilwadahmed330319 күн бұрын
Daneyste miyaad hadleysa
@AA-ze7zk20 күн бұрын
FIIRI HADI AAD XASAN TUKO WAX UU KU LUGLEYAHAY AAD FULISEY 😂😂😂 WALAL ADIGANA LUGBAD KU LEEDAHAY WAX HANO HADAL MACEYN QOFKUNOL TORONTO OGEY MA JIRTO XASAN TUKE JOOJI JOOJI JOOJI BEENTA GABAREEEEEEY
@zuusarmohamed92120 күн бұрын
Mac sokor
@nalababy382520 күн бұрын
MOHAMED BUSKUT SUBXAN ALLAH XASUUSO OO KA BAAQO QABRI LABAA METER AAH BAA KU SUGAYAA KA TOBAAD KEEN HA DEY RUUN TAHAAY MUNIRAA HADAAD XUMEY SAAY ILMIHIINU MAARKU WEYNADO SUBXANALLAH
@hodanfarah332919 күн бұрын
Tuug
@HassanAli-gs2ls20 күн бұрын
Jumco ma jirto qofti waa fogeeysay wax ka ceeb badan malaha
@fowzia1abdullahihaji15620 күн бұрын
Hi
@farhanMed-v3p20 күн бұрын
Tu es Apple ta femme merci
@Farhia_ali20 күн бұрын
SORRY. KHADRA ISMAIL RAXMA
@dhulkaygahooyo302320 күн бұрын
Lacagaha iyadaabo dadka lacagta ka arurisey, tigidhada iyadaa haysey oo iibisay, labadooda isku dhegan wada shaqaynayey, lacagta iyadaa laga rabaa dadka ka aruurisay marka mediaha iyadaa kala hor martay hada, waala iqiyaaney kulahaaa 😂 Subhannallah yaahuu
@user-ld3zs1kj8t19 күн бұрын
eelay wiiq family tugsado 😂😂😂😂😂
@mohamedisak482720 күн бұрын
Waku ficantahay qadro in lasoo celiyo mareekan Samaroon ayaa ka taliya
@Sara-bl1vn20 күн бұрын
Qabiilkii ku daqrey kuma soo dhigo maxad ka talin karta mise maseyr is not easy oo mursal ba ina adertaa dhacdey???
@UmmJacfar9720 күн бұрын
@mohamedisak4827 Walaal Qabiilka Samarroon magaca iyo sharafta haka dilin waxay khadra kaa hallaysay ma naqaane!! Subxaanallah walaal Allahaa ka baq Bisinkee Khadra silimo maxay kaa samaysay wll? Haddii aad Samarroon tahayna abti baan ku leeyahay aniga reer abtigay weeye qabiilkan sharfoon In isaga dartiis qof miskiin ah lagu xumeeyo qalad u arkaa huuno mcn marna abti marna inaabti aad iskugu xishoo!
@11naa4419 күн бұрын
Kow meeshu mareykan maha wa canada kala baro Laba samaroon aya ka taliya canada weliba Ottawa mesha la dhaho aqoon ba kaga dhiman
@UmmJacfar9719 күн бұрын
@@11naa44 good!! Lkn micnaheeda maaha In dad kaleeto Samarroon uu ku tunto!!