HAASHIM TAKSIILE SOMALI EE SHIRQOOLAY GABDHIHI LA DILAY OO POLICE KA SOO QABTEEN

  Рет қаралды 68,238

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 11 сағат бұрын
Taksiilihi Shirqoolay police ka aya qabray like saar & subscribe wixi uodate iga suga
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 10 сағат бұрын
Xaqooda ALLAAH HA SOO SAARO BIDNILLAAHI RAXMAAN
@UbaxMaxamed-t2f
@UbaxMaxamed-t2f 7 сағат бұрын
Soomali qabiil jecel hays kala gurina magiciinu waa soomaali uun
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 7 сағат бұрын
Sax waruntaa walal ilahay gabdhahaa wixii dilay xaqa haka soo saaro waxanaga galay majiraan qabiil qof waxa dilayaa waa cadow ciduu doono ha ahaado
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 9 сағат бұрын
Subxaanallaah Allahayow nabadbaaadi oo dhiiga masaakiinta soo bixi yaa Allaaah xuquuqdooda sii Adoomahaas lagu xadgudbay
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 9 сағат бұрын
Inlilaahi wainaa ileyhi Rajicuun ilaahey ha u naxariisto dhiig maqarsoomo
@Degmociise123
@Degmociise123 9 сағат бұрын
Ilaahay ha kashifo Daalimiinta dilay gabdhaha 🥲🥲🥲🥹🥹
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 сағат бұрын
Alaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢😢
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 10 сағат бұрын
Masha allh waa Farxad hadi lasoo qabtay taksilaha
@alisadiqelmi9478
@alisadiqelmi9478 4 сағат бұрын
Alisadiq ASC salan kadib Allah baa mahad iskaleh Allah ha inawafajiyo xaqa Allah ha unaxarito gabdhahaa hadii lahelay cadowgii dilay gabdhaha waa mahad ilaahy
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭meelkasta baan ka ducaynay ilaahow xitaa kii carara qabir 😭😭😭😭
@seed3966
@seed3966 3 минут бұрын
Ilaahay hana asturo waa masiibo aduun weeye 😎😎😎👂👂👂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 сағат бұрын
Somalinimo Dambe Yaanlaysugudhuuman Somali Sun Alle Hasiiyo
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 5 сағат бұрын
💔💔💔
@hafsaali4297
@hafsaali4297 46 минут бұрын
Subxaanallaah. Muslimiinta ha habaarin. Soomaali way isku jirtaa. Mujrimiinta Allaha Subxaanahu Watacaalaa hasoo qabto.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 9 сағат бұрын
Macqul waye waayo kenya waaa wadan sharci leh
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 5 минут бұрын
Waa kuwan kuwii dhiiga Umaddaha ku naaxi jirey. Like and sii faafin
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun
@SaidMohamedElmi-z9l
@SaidMohamedElmi-z9l 4 сағат бұрын
MMMMMM, HADANA MA SOOMAALI DHEXDEEDAA DILAL SAMEEYEY. MMMMM. I AM BEGINING TO LIKE THIS STORY. MMMMM😮😢 CAADI MAAHA SXBAYAAL 😢
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 5 сағат бұрын
Schoolka meey bogin Waris AHN form 2 ayey kaga hartay wey yara xanunsaneysay Form 3 anago ah bu gursaday kadib Garissa ayu dajistay. 🙏 Most of the story sax waaye wiilkan usheegay aniga ilaa class 2 to form 2 class mate aheen
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
ma waris baa isku fasal ahaydeen ilaahow ha unaxaristo
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 10 сағат бұрын
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l 9 сағат бұрын
Rabi janadii fardowso haku casuumo cadowgana rabi haka jaaseeyoo
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
Ninkii mala hayaa horta wlalayaalow ilaahey kabaqooo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 25 минут бұрын
Alxamdulillaah...haa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Naag yar weeye oo qurux badan
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 9 сағат бұрын
سبحان الله
@safaaabdullahi9889
@safaaabdullahi9889 8 сағат бұрын
Somali iyo qabiil subhanaAllah, how will that help in the investigation. Qabil intaa leedhihin caalamkaa indaafey yahuu
@ashasalah2835
@ashasalah2835 7 сағат бұрын
NAAGTAN AAN MARNABA CAADIGA AHEYN, WEYDIIYA CUNUGTA DHINKA DHALAY MAGACIISO SEDDAXAN, IYO HALKA UU KU QABI JIRAY.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 7 сағат бұрын
MARXUMADDA AYEY MEEL UGA DHACEYSA NAAGTAN AAN CAADI AHEYN, WAAD MAQLEYSAN CODKEEDA AAN AHEYN WAX ISKU XIRAN.
@degan4
@degan4 9 сағат бұрын
Naagtii bay Dhabi 2 caruurta Isla dhalatay dishay gacmahay ka gooysay😢😢
@MariaMudan
@MariaMudan 9 сағат бұрын
Xildhibaanka lam.dilin waa la waayay lkn gabdhah la dilay Ina somaali ku lug lee yihiin waa la iska ogaa somaali baa cadow isku ah
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Allah hasoo qabto wixii diley
@isiri.2835
@isiri.2835 8 сағат бұрын
BALAAYO KU QABIILAYSAY QABIIL BAY KU ORDIN IYO DOOD DANBILAA LA RAADIN QABIIL LAMA RAADINAYO
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 2 сағат бұрын
Mesha aay Somalia ku badata dhib iyo shirqol lee ku badan 😢😢😮
@hawabedel83
@hawabedel83 8 сағат бұрын
Amina ayaa gabar wabeneye aah o anaga Mombasa nala dagaan o 22yrs old ah.
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 8 сағат бұрын
Abyo wabeneye kaljecel mu ka tirsan yahy
@Zahra-k5u3n
@Zahra-k5u3n 7 сағат бұрын
To wabeneye waa majeerten galjecelna waa hawiye EE adi somali matihit miyaa ?​@@Nuurahassan7
@AshaUdon
@AshaUdon 7 сағат бұрын
Mj waye
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r 5 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅 ​@@Nuurahassan7
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 5 сағат бұрын
@@Nuurahassan7 Maya wa majeerteen
@digalefarah3227
@digalefarah3227 8 сағат бұрын
Walallay Raabi halaga casbsado.Marxuuminta Allahaa unaxaristo Janatul Firdoosa bisharo In shaa Allah.Damenteen aan uduceyno. Darfalayasha Xaqaa Allaha Tusoo Sharciga Hashaqeeyo Dhulankana iyo Masiibada Allaha nagabadbayo. XHAQA HA SASAREYO IN SHA ALLAH
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
ilaahow Amen
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Geeridu soomaali oo dhan ayey u taal
@mohamedabdi344
@mohamedabdi344 44 минут бұрын
Warka Meel baa laga soo xigtaa niyoow yaan lugubxidhin. Xayawaan baad tahaye. War haweeneedka nagala tag
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 8 сағат бұрын
Alle ha u naxariisto yaa rabbi aamin dhamaan gabdhihii lagu dilay kenya😢
@walgo-media
@walgo-media Сағат бұрын
Now I'm subscribed your channel bro
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Dadka qaar waxad moodaa iney waalan yihiin
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 сағат бұрын
Walal xildhibaanka waa la aaoonsaday maanta oojimce ah ayaana la aasay waana la aqonsaday inuu isaga yahy
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 9 сағат бұрын
Dhaqankan gunimada ah kenya kama jiri jirin waa dhaqankii haaweyda hawiyaha ka saara kiinya haawey gargaarte wuxu waa isku mid ilaa xasankaa habraha assasinationka ku dilaya
@SakariyaDeeq
@SakariyaDeeq 8 сағат бұрын
Cudurkas caradhas udhimo Gaajo gafwareg arinka leynku yaqanay afkaga kareeb
@safiyasaalax1844
@safiyasaalax1844 8 сағат бұрын
Doqonyahow iska aamus garaad damqado kuguma jiro shaydaan ayaa Qalbigaagi quful saartay ma maalin Qabiil laga hadlaa la joogaa.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 9 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢 ajnabi in kaligisa inu kuso dhiiran karin qof Somali ah ila Somali kale uso adeegsado hada somalida waxe moden in kenyan sidan sameyen lakin ceeb ween fadeexad ku dhacdey somalida kenya jogan ine sidan isku dilaan dambi weliba dhaca dusha lo saara 😮😮😮😮 dowlad kenya ayada dadka disho ganacsatada iyo siyaasiyinta laaysa mana shegan cadaalad ma helaayo dhibanaha lakin wixi shacabka so gaaro sidan kale qof siyaasi ahen ama ganacsata aheen somali kale afduubo dhibaateyo ka danbeyaan
@safiyasaalax1844
@safiyasaalax1844 8 сағат бұрын
Somali waxay isku dilaan waa faham daro haysato meeqa mar ayaa loogu celinaa markii ugu horeysay ayeyba cadeed in gabar iyo hooyadeed iyo gabar ay habaryar utahay la dilay way cadahay.
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
subxaanalaah bal ninkaas arxandarada fiiri
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 4 сағат бұрын
War qabiil marabno ee iskaashada taxadarka badiya yaab😭😭😭😱
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Wiilasha xog ogaalka ah u daaya hadalka
@ummumahir7551
@ummumahir7551 9 сағат бұрын
War ma adga wax og😂ninki 48 gabdhod dilay adomeyda ahay wuso baxsade😢ma maqashe
@SagalMohaned
@SagalMohaned 9 сағат бұрын
Caadi iska dhig warkaan illaa aroortii lasoo shegaayaey Qofku doono ha ahaado xaqaa feeraha kasoo dilaacaaya
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv 3 сағат бұрын
Qosol cadimahaakkkkkkkkkk
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Сағат бұрын
War ninkaas hala jarjaro 😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiyoali791
@farhiyoali791 8 сағат бұрын
KZbin ka barta sida laysku difaaco basbaas shiidana qaata telephone kana haku mash quulinina feejig naada 🙏🙏
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Tacsi taal ee naga. Daaya sheekooyon kale
@meymunaali7850
@meymunaali7850 9 сағат бұрын
Thank you so much for your timely update
@HawakinNur-v3j
@HawakinNur-v3j 5 сағат бұрын
Balayo kugu dhacday 😢😢😢 wixi ka danbeye
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 5 сағат бұрын
Say no more said the fact 😂 Islaanta maxa ka qaldan oo kale wah
@FarxiyaMMc
@FarxiyaMMc 7 сағат бұрын
warka labada gabdhood oo waawen wamajetwn gabdha aydhashay asharaaf haashin ogaden waa cabdale sida lashegay
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 6 сағат бұрын
Qofkasta wuufahmayaa in uu kiiskani Soomaali lugaha lagelayo debeda iyo Kenya waxsoomali lagu sheegayo oo dad can iyo horor ah
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 3 сағат бұрын
Sheeko was meelkasto waa jooga reerba diyahan maxuu ahaa ina adero inaderowku hayo
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Xaqa Allah hasoo beyaaniyo
@jamiljama8650
@jamiljama8650 10 сағат бұрын
Dad ayaa mayd u yaalaa idina cayar ayaa ka dhigasaan
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 7 сағат бұрын
Allah u naxariisto
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 3 сағат бұрын
Armey yihiin Itobiyan ugarsahayan Somalida kashahayan Somali doqon ah una fududeyhayo in la dilo walaalkis Somali la ah
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Gabadha yar wey sheegtay haasjim
@amineibrahim6660
@amineibrahim6660 7 сағат бұрын
Amina Abdirashid 22year old is wabeney
@ayanyusufwarsame291
@ayanyusufwarsame291 7 сағат бұрын
Gabadha nusaybo daahir bay u qoreen
@MahamedMahamed-k3i
@MahamedMahamed-k3i 8 сағат бұрын
Thanks deeq side aad wxa usharcday waa saaax aniga Ayaan isku xafad hayn
@LaylaAli-x5e
@LaylaAli-x5e 6 сағат бұрын
Oo mey dhaheen mj baan ahay
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Meesha geeri baa taal
@RaxmoDhuboow
@RaxmoDhuboow 7 сағат бұрын
Gabadha dhimatay hoyadeed waa majeerten waxaayna joogta mareykanka gabadha ladilay waa sheqaal waa ruun hoyadeed waxa ladha fadumo
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 6 сағат бұрын
Hal gabadh lamadiline waxa ladilay sadex gabadhood ilahay wixii dilay ha soo qabto
@qalcaoffacial2039
@qalcaoffacial2039 3 сағат бұрын
Shiqal maahn wa asharaf gbdha mamada dhashey
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 9 сағат бұрын
Been waye naagtan waye laa shqaysanaysay been yanan laga dhadhacinin
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 5 сағат бұрын
taksiilihi ma Faraax Somaali noqdayyyy ??!!!
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Сағат бұрын
Walaaheey is deji😊
@bulohus8548
@bulohus8548 7 сағат бұрын
Midk Deeq la leeyahay ma Cabsan Yahay?
@iman1527
@iman1527 2 сағат бұрын
Ninkas Aya gabdaha shirqolay bastar waye runti
@kiinadan6786
@kiinadan6786 9 сағат бұрын
Dad wadda waalan maxay ahaayeen! War marxumiinta iska daaya!
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Maskiin allayarxama
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 5 сағат бұрын
Maxay tahay dhiigbaa layu arkay war isagii mayahay
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
War yaa islaam
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 Сағат бұрын
@af8803
@af8803 8 сағат бұрын
Akhrista Citizen tv Nairobi Latest news
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 7 сағат бұрын
Waa ruunta waa wada sirdon
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 7 сағат бұрын
JUMCA MUBARAG MAXAMAD
@MahamedMahamed-k3i
@MahamedMahamed-k3i 8 сағат бұрын
Isolated qabo saxiib aniga Ina Harvard ah
@ifrah740
@ifrah740 8 сағат бұрын
War yaa maxaa qaldan gabadha dhimatay ee gabadha yar dhashay sow majeerteen maha
@isiri.2835
@isiri.2835 8 сағат бұрын
Waa laisticmaalay baa layiri waa saqajaanimo hala sugu baarista Dad baa ku.shaqo leh Qof kasta haddi.loo doodo.yaa danbilaa
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 7 сағат бұрын
Hadi la isticmalo sidu ku so bixi kara Mida kale hadiba eey so dayen muxu police ka ugu shegi wayay wa ley isticmalay dad beyna dilen halkas jogan manu oran karin muxu la Amusay
@queenafrica8219
@queenafrica8219 8 сағат бұрын
Listen to say no more people
@Munajamasc
@Munajamasc 8 сағат бұрын
Ana wan maqalay waa majerten owaa wabeneye
@_22260
@_22260 7 сағат бұрын
War waxaas waba kama jiraan waa marahabaabin nin tuuga oo dilaaya miyaa qof siideeynaya.waxaas waxba kama jiraan waa naagta shirqooshey reerka
@AyaneyAbdullahi
@AyaneyAbdullahi 7 сағат бұрын
Yew sidaas aniga xitaa amin sanahay wlh
@Najmamo-g6s
@Najmamo-g6s 7 сағат бұрын
Sasan amindanahay
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Subxaanallaah
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 5 сағат бұрын
Waa beeney 😂 Sual xuma gbrta war history iyo full information ayu bixiye wiilkan maxeey rabtaa oo kale
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Itaqillah
@_22260
@_22260 7 сағат бұрын
Waa ogadeen saan maqley
@FadumoBurhano
@FadumoBurhano 4 сағат бұрын
😢😢
@HodanAli-m9c
@HodanAli-m9c 7 сағат бұрын
Subxanalah
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 4 сағат бұрын
maxay ahaayeen qalyankani aan isfahmey !
@dekaomar3143
@dekaomar3143 9 сағат бұрын
Mungiki wa shafta kikukuyu
@degan4
@degan4 9 сағат бұрын
Dadka maxaa ka qaldan😢😢😢😢😢
@ifrah740
@ifrah740 9 сағат бұрын
Deeq gesood wuu cabsan yahay miyaa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 сағат бұрын
Aduunyo
@rashiid187
@rashiid187 5 сағат бұрын
Kenyatiga ata masabinaysiin
@sainabnor8550
@sainabnor8550 8 сағат бұрын
Waxaas baan maqlay war ma aha
@Umi-v7c
@Umi-v7c 10 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭
@MahamedMahamed-k3i
@MahamedMahamed-k3i 8 сағат бұрын
Sey no more wu saxanyhy
@MahamedMahamed-k3i
@MahamedMahamed-k3i 8 сағат бұрын
Sey no more he is read
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 6 сағат бұрын
Buskud ma cab toy iyo qashin Murmaya ayaad noosoo gudbisey wabeeneeye maanta kahor ma maqal
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 34 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 351 М.
DHAQTARKA MUXUU KA YIRI XAALADA ATARISHO PLZ USOO DUCEEYA
7:56
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 6 М.
'32 KA TIRSAN CIIDANKA ISRA OO ISKUGU JIRA DHIMASHO I DHAAWAC'
10:49
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 34 МЛН