Mooge Yare Wacdaraha Bandhigii Buugii Foolaad Iyo Xusuustii Maxamed Mooge

  Рет қаралды 275,109

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Mooge yare Wacdaraha Bandhigii Hargeysa Book fair Xusuustii (Ahun) Maxamed Mooge liibaan
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 106
@mohmuudabdiaziiz8532
@mohmuudabdiaziiz8532 2 жыл бұрын
Waa heesti ugu danbaysay ee AHUN Max'ed Mooge. Aabihii oo doon doonaya baa loo sheegay kadibna heestaas ayuu soo qaaday si uu ugu sheego xaaladiisa❤️🙏
@khaliilofficialchannel
@khaliilofficialchannel Жыл бұрын
Muu qaadin heesta just kaliya way qornayd heestu ee muu tumin sidan oo kle wll
@nunenune1415
@nunenune1415 Жыл бұрын
​@@khaliilofficialchannel wuu qaaday wll ana arkay
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
"Yaa Salaam Eesh-calaa xasuustii (AHN) halyey Abwaan aqoonyahan sare Maxed Moogee Liban.. Allee haw naxariisto... What a legend and National treasure liberator...
@mohamedomar610
@mohamedomar610 10 ай бұрын
Heeskan waxaa u dhageystaa si wacan❤❤❤
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 3 жыл бұрын
Mnsha allah xusuustii Macalin aqoon yahan Abwaan fanaan halgamaa Maxamed mooge liibaan alle ha,unaxariisto asaga iyo dhamaan halgamayaashii dhintayba
@mustafeahmed3849
@mustafeahmed3849 3 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. Maxaa nin naga baxay. Xabaaley xejiya.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
6 years before dhalashadeyda ayuu shihiiday Mohamed mooge balse waa fanaanka keliya ee aan dhegeysto weligey ma mamaqal wax codkiisa leh allah ha u naxariisto
@abduladam6781
@abduladam6781 3 жыл бұрын
Heessaa cod macaan"mooge yare",iyo xasuustii ragii u soo halgamay Somaliland.M.Mooge."Allah ha u naxariisto isaga iyo kumanyaalkii kale ee naftooda u hurray horaynta somaliland. Salaan wacan.M.N A. shirwac."waa abaabule danta caam ka ah."not only Somaliland,but all Somalis as a whole".Maxamed yare.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Waryee heesta kadaa siyaasada guracan ee qabka daran
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
@@aqoonqaate8109 marka hore hesta waxa lu qadi fahn
@ibrahimabdirrahman7138
@ibrahimabdirrahman7138 2 жыл бұрын
adeer maxaa ladhahaa Somaliland? Ma SNM baad kuqaldee gobolada waqooyi ee soomaaliya? adeer hadaad tahay Habar Awal ama Habar Yoonis ee meeshaad degto sheego haku hataaqine gobolada waqooyi ee Soomaaliya.
@YaseinAbdi
@YaseinAbdi 2 ай бұрын
​@@ibrahimabdirrahman7138 wad edeb darantahy wadna xanuusanaysa. Maxamed Mooge Libaan wa nin reer Somaliland ah oo SNM wa halgama dulmi diid ah naftisana huray umadisa. marka ohin iyo cuqdad ha la imaan halkan Somaliland xanuun la yidhaahda futada kula cun cunaysaaye xalaal laguguma dhalin xaaranyahay afka qudhmuun.
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 3 жыл бұрын
odaygu wuu la haystaa wlaahi siduu ula qaadayo😂😂👍👍👍✌✌
@sulthanofficial1313
@sulthanofficial1313 3 жыл бұрын
Best Music 🎶 & Voice Mooge Yare
@Bulshotv
@Bulshotv 3 жыл бұрын
Mhahadsanid Sulthaan M Music
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 2 жыл бұрын
Aabahay wuxuu ahaa saxibkayga ii dhow welgeyna ima habaarin Aabo waan kuu xiisey 😥 Nooli kulantee
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 3 жыл бұрын
Mooge yare 10 sano kahor ayaa igu dambaysayuwaynaadey maansha alaah waa ninka qudha e sodhaweeyey Maxamed Mooge
@apdirahimmustafe1801
@apdirahimmustafe1801 2 жыл бұрын
AHUN maxmed moge liban muu qadin hestan sidan maqlay muu qaadin hestan kaliya wuu qoray uun isagon qadin aya la dilay. ALLE Wayne Naxaristi jano haka waribyo halgama halyey macalin mujahid mulaxan abwan fanan maxamed mooge liban
@abdinaasiraliahmed2371
@abdinaasiraliahmed2371 2 жыл бұрын
Mooge yare Legend ❤️🥰
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 жыл бұрын
Best singer.
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 2 жыл бұрын
Bulshoo sxb hestaan magaceed wan ku warereee Tolay reee hargeysow na m mooge liibaan waa hes kle markan sxb hadad farinteyda aragtan adiga bulshada Somali inntii aragtaaba hestaan wilkan uu qadahayo magaceda iso sheeega 🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedfarsamo6409
@mohamedfarsamo6409 2 жыл бұрын
Ha hiifin aaboo
@marshal1542
@marshal1542 2 жыл бұрын
Ayaan filayaa bal sidaana ku baadh
@RidwaanDaahir-pw5oy
@RidwaanDaahir-pw5oy 3 ай бұрын
Farriiin waalid ayaa layaa dhahaaa 😊
@RaysleMandeeq
@RaysleMandeeq 4 күн бұрын
Masoo heliysid wll iyadoo m. Mooge qaadayo Waxa Dib ka Hagaajiyay Oo yidhi Siduu m.moge Uqaadi lahaa Haduu Nolan lahaa Ayan Isku dayaynaa
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن 3 жыл бұрын
bandhiga buuga maxamed mooge in lagu cusuumo ayay ahayd
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Mooge yare from Washington Seattle nin culus
@Azemari_cheweta
@Azemari_cheweta Жыл бұрын
I love his voice from Ethiopia
@nimomohamoud5552
@nimomohamoud5552 11 ай бұрын
Wow 😍
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Waa xanuun in aabe lagaaa dilo Amiga oo tii Allah ku baxay waaan awoodi kari l ahay xanuunka iga Qabtay Gaaarida My father Allah yarahmath raahimiin
@Ahmed-hr1tu
@Ahmed-hr1tu 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
Legend mooge Yare best song 🌟
@khameskhames3693
@khameskhames3693 2 жыл бұрын
Aabe alle naxariistii janno haku siiyo amiin amiin
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 Жыл бұрын
Yaa salaam hargeysa hadaba waxa u gurmaday wiilkii uu adeerka u ahaa cabdi kariun
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 жыл бұрын
Kama hadhine qayrkaye aniga u horeeya
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 2 жыл бұрын
Bugan isagoApplication ma la helaa wll🙏
@zuhuurahmad6860
@zuhuurahmad6860 2 жыл бұрын
wow mooge yare aad bu ucod macanyahay hay hiifin aabo o hayhabarine kamahadhine qayrkay anigowhoreyo
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Legan axya sawd mcn
@abdurahmanhussein7002
@abdurahmanhussein7002 3 жыл бұрын
RABI NAXARIISTII JANO ALLE HAKA WARAABIYO MOHAMED MOOGE LIIBAN. WIILKAN YAR JUHDIGA IYO DADAALKA UU GALIYEY SOO NOOLEYNTII FANKII MUGA LAHAA EE MML WUU KU MAHADSAN YAHAY
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Ninkii reer seatle washington maanu ahayn.
@no____name6312
@no____name6312 3 жыл бұрын
masha allh Fanankan okale ayay somal u bahan yihin Wayo SoMaL iyo wano ma kala Hadhan
@waaweynka14
@waaweynka14 2 жыл бұрын
The legend
@mahamedabdihassan6545
@mahamedabdihassan6545 3 жыл бұрын
Codkii macalin iyo muj mahamed mooge waad keentey sxb
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice
@abdig1398
@abdig1398 3 жыл бұрын
HI NICE MUSIC
@RameAdam-zl8bs
@RameAdam-zl8bs 11 ай бұрын
Brothar namtii toola sirbii kee oromifas sirbii kaa
@mohamedahmed-gk7wm
@mohamedahmed-gk7wm 2 жыл бұрын
🌸🌱🎸
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 ай бұрын
Daadka ha iska
@rdiwanjirde2160
@rdiwanjirde2160 3 жыл бұрын
Woooòoooow m yare
@abdihayd3415
@abdihayd3415 2 жыл бұрын
AHN mooge
@munamuse3312
@munamuse3312 2 жыл бұрын
♥️♥️
@yaasinmaxamud8930
@yaasinmaxamud8930 3 жыл бұрын
Sheekhan kabanka garaacaya maxuu ahaa waa war cusub
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Khamiiska sheekhnimo maa hee waa dhar go back to school
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 3 жыл бұрын
hhhhhh maaha sheekh waa qorba joog qaara cuudka
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Waan naxoow waxan mooday sheekh berberaawi subxanalaah isha qacdaan ku siiyayba anoo yaaban baan arke in uu ninkale yahay
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
@@sssdddf8508 Sax laakiin somali markaynu nahay dhar lagu yaqaan culumada iyo ehlu cibaadada weeye
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 2 жыл бұрын
Wxi gadh io khmis Lehba sheekh maahe isqabo de hajji
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 3 жыл бұрын
kama hadhin dheh indr kama harin inaga maaha
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Hhhhh sax
@jamacabdi6630
@jamacabdi6630 3 жыл бұрын
Kama Harin isagaa ah, ee iska daaya inanka
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Wallo inanka inankayagi weeye eryga suu sax ku yahay baa ah hadhin, harin konfur baa leh marka wa dialog
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 3 жыл бұрын
Makaa Dhab Baa Oo Imika Halkasad Wax Ka Eegtay 😁 Lahjadu Dhib Maleh Muhimadu Waa In Lays Fahmo. Ogow Sidasu Oromo Yahay Ninkan Yari Oo America 🇺🇸 Ku Dhashay Weliba.
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 3 жыл бұрын
@@sultanshaie2011 lahjada ceeb uma yeelin lkn kala duwanaanshu wuu jira waana wax wacan
@siciidboqortyo2662
@siciidboqortyo2662 2 жыл бұрын
12 Aug 2022 sat 1:28
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 3 жыл бұрын
O nio ma maxamad mooge baa dhalay
@hassandiriye6615
@hassandiriye6615 3 жыл бұрын
May wll
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 2 жыл бұрын
Heestaan oo maxamed mooge qaadayo intee ka heli karaa🤔🤔🤔🙏
@shuuncabdilahi3395
@shuuncabdilahi3395 2 жыл бұрын
Heestan lamba hayoba oo way luntay oo ereyada uunbaa lahaya
@ashrafchannel591
@ashrafchannel591 2 жыл бұрын
Tolaaay reer hargaysow halkaad iga jirtabay dhaxantu iga haysaa
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Maxamed mooge markaan wuuxu ahaa ssdf ama kulmis
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 3 жыл бұрын
Waar ninkani ma ree moogaa toloow mise codka wuu koobiyey
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Dee mayee waa oromoba kkk waligiiba afsoomaali kumuu hadlin ee aabihay ayaa jeclaa ayuu yidhi
@Zoobo01
@Zoobo01 3 жыл бұрын
Halahala 🙌🏾
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Heestan inan hore u hayn jiraan u malaynayaa markan imaka maqlay iyadoo walibaa maxamed mooge ah oo ku duuban heesta kale ee tolay reer hargaysow iyagoo isku hal hees laga dhigay oo soconaya 9daqiiqo
@yoondheermedia
@yoondheermedia 3 жыл бұрын
Halkaad Kugaysay Zxp Zakaiyow bal Meel kusheeg
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
Walaal igu caawi halkaad ka dhagysaty oo aanka heli karnaa anaaba hadeer raadinayaye
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 2 жыл бұрын
Saxiib maka heli karan
@mubaarigfayga169
@mubaarigfayga169 2 жыл бұрын
Hestan anoo tahrbya yaan dhagysnjiray
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Wiilkaan wa oromo hooyadii ba rer somaliland ah
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 Жыл бұрын
Quran ka akhriya
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
Fanaankaan yar cod wuuleyahay lkn af somaliga ku adag waa inuu soo xifdiyaa ereyada heesaha
@abdurahmanhussein7002
@abdurahmanhussein7002 3 жыл бұрын
YAA SALAAM AFKU KUMA GO,O.
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 3 жыл бұрын
Ninkan waa inan kena hargaisa hiido dhowr hala yabe
@KhadarMaxamed-q5r
@KhadarMaxamed-q5r 8 ай бұрын
Ɓnn0
@muniir3654
@muniir3654 3 жыл бұрын
erayga ay ku bilaabaneyso yaa iga caawin kara
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Ha I hiifin aabow oo hay habaarine Kama hadhani khayrkay anigaa U horeeyoo Halgankiyo dagaalkana waxaa la hogaanshaa Howraarta maansada hanaankiyo Luuqdee
@muniir3654
@muniir3654 3 жыл бұрын
@@sakariyedayib1491 mahadsanid sxb
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Yarkani wa oromo sidan maqlay
@Abdulkga
@Abdulkga 3 жыл бұрын
Oromo iyo Ciidagale ala kala fogaa! Bal wax hubso inaabti, ileyn wuxuun layska ma qore
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
@@Abdulkga walaal sasan maqlay. Marki hore wa abkor musesan maqlay marki danbe somaali ba mahaa ban maqlay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872 xaqiiq waye wa oromo hoyadii ba somali ah
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 3 жыл бұрын
Sara Waa Runtaa Aniga USA 🇺🇸 Joga Waa Oromo Jinsiyadiisu Isago Ka Shekaynaya Wayihisa KZbin Bay Ku Jirtaa.
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 3 жыл бұрын
@@Abdulkga Maxay Isdheer Yihin Niyow Ma Qoloyinkii Reerkodu Inuu Aadmi Usareeyo Loo Sheegay Bad Aheyd.
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
MOOGE YARE | HEESIHII UGU MACANAA XASUUSTII AXMED MOOGE | NEW VIDEO 2023
10:15
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
HEES | ALLAHAYOW NIN DAACADA | MOOGE YARE COD DABIICI AH
5:40
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 348 М.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
Maxamed mooge heestii eray daran ha ii celin
5:17
Abdinasir Ksa
Рет қаралды 67 М.
Mooge Yare (WAAYEELKA  JAQAFSADA)  2013
4:57
SALAXLEY TV
Рет қаралды 3,1 МЛН
MOOGE YARE 2021 | FARIIN WAALID XUSUUSTII MAXAMED MOOGE
5:31
Somali New Entertainment
Рет қаралды 110 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 230 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.