No video

Subxaanak Baarshaalkii Mooge Yare iyi Live kii Uu ku qaadayey Heesihii Maxamed Moose AHN

  Рет қаралды 249,844

SOMNOR NEWS

SOMNOR NEWS

Күн бұрын

OGAAL NEWS Kala soco Wararkii ugu Dambeeyay ee Somaliya iyo Caalamka sidoo kale Xogta Wararka sido kaleh Falaqaymo
Maalin walba fadlan nagu xidhnaada subscribe,like,share,Comment..

Пікірлер: 343
@cabdiahmed3333
@cabdiahmed3333 2 жыл бұрын
Kalsoonida buxda Kabanku wa bila khalad sidisi Original weyi Codku wu isku misamanyahan Waliba da.yaran waw wlhi wu socday Masha Allah 30 5 2022 dawanaya iga danbeeyo like isar
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 2 жыл бұрын
dhawaaqa xarfaha qaar wuu khaldayaa. shibanaha X wuxuu ugu dhawaaqayaa H wuu na u dhashay wax uu bedeli karo ma aha
@Today-furniture
@Today-furniture 11 ай бұрын
​@@abdirahmanabdulahi3668English ahaan ayuu ugu dhawaqaya inder
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 6 ай бұрын
Waan kuu saaray 23/2/2024
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
@@abdirahmanabdulahi3668waa say(WALLAH)!! maxaad sugaysaa?? Agggggggaaahh!
@m5nuryare
@m5nuryare 4 жыл бұрын
Yaa kugu yidhi mooge yare waa oromo, mooge yare ma'aha oromo ee waa nin somaliyeed. Adeer sax baan ku odhan lahaa
@mohameddulin2863
@mohameddulin2863 3 жыл бұрын
Mooge yar waa copy marxuun kii oo alle ifka dib nogu soceliey. Mansha alla
@iraaqMedia
@iraaqMedia 2 жыл бұрын
Muhiim Maaha Waayo Waa la Dhimanayaa 🥺
@Somalilandforever
@Somalilandforever 3 жыл бұрын
Welcome to Somaliland. Mooge Yare should be given special honors as he has a God-given voice similar to our legend AHUN Maxamed Mooge
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
He is a legend to every somali human ❤
@aadanxasannuunow8192
@aadanxasannuunow8192 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mixiyadiinmaxamed5395
@mixiyadiinmaxamed5395 3 жыл бұрын
Axmed maxamed mooge lix sano ka hor baan dhagaysan jiray wiilku wuu qaldamaye u sheega oromo maaha ninkani waa soomaali waliba dee waa duriyadii isaaq ☺️
@Qoordheere.
@Qoordheere. 2 жыл бұрын
Waanba naxay markuu yiri waa Oromo, magacaa ba’ dheh, duriyada miyaa umaddaha lagu dooriyaa. Asxaab dhow baan nahay kudhawaan 10sano.
@makoahmed9651
@makoahmed9651 4 жыл бұрын
halkan waxaa uga jawaabayaa ninka ladhaho zaki sameh xayawaan baa tahay intaanan ku ashkatayn kasaar shaashada mooge yare oromadaad kusheegtay mooge yare boqolkiiba boqol waa somaali ayadii hooyadii dhashay na waa crab ee yarka qabyaalada halagadaayo yarka yari wuxuu kudu dhashay Orlando Florida haduu afsomaligiisu adagyahay layaab maleh somalideenii waxa burburiyay wa qabill
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 2 жыл бұрын
fantastic suugan sare mooge legendry
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
mako waa mid naceb koley qabiilka Mooge yare ka dhashey waa dad bukaa somalidu
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 жыл бұрын
Abdulahi omar edo inanka ana dhalay wa somali boqolkii baboqol oo aniga umba hoyaday carab ah aabahayna wa somali oo sidaasuu mooge yare %100 somali ku yahay hadu af adag yahay America iyu kudhashay ee somalideena qaarkood wa qabyalistyaal iyo xaasidiin waxay uqudi laa yihiin hibadiisa runtaad ka hadashay
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 2 жыл бұрын
@@makoahmed9651 Mama waad ficantahay wiilkaga hadii uu yahay inta kale waa ku ficanyahee qaacan uu dhuuqaayo maad ka celisid ood ka wanisid cafimadkisa uma roono nin dhalinyare ah wye
@wsuldaan8516
@wsuldaan8516 Жыл бұрын
@@makoahmed9651 adi miya dhaley wll wiilka
@itshim7600
@itshim7600 3 жыл бұрын
Nin oromo ah oo saan heesaha kabanka ah ee dhaqanka SOMALIYEd ugu raxaysanaya majiree ma adaa amxaar ah nio
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 Жыл бұрын
Oroma kulaxa Maa aminin koley
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
@@abdullahabdinur9302 waa ciida galee
@khalidnani1690
@khalidnani1690 Жыл бұрын
Wlhi waa nin cod macaan lejen wxaan ku leeyhay keep going Ahmed mooge yare wxa isku mid tihiin Ahmed mooge waad isku cod tihiin waan ku tageera wlhi hore u soco
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 3 жыл бұрын
Ninkani orimo maha wa legen somali ah oo qurbaha ku dhashay asgoo yarna ku dadlay gacantii maxamed mooge inuu keeno codka heesaha sasanka dhuunta waba maxamed mooge o halka tagan wlhy gacanta muusiga sidan amisanahay lama helayo xataa macaliminta qof sidan u tumaya gacan ta maxamed mooge waxa uu aha m.mooge abwaan fanaan macalin muusishan mujaahid mu alif alle haw naxariisto mujaahidka waa fanaan ka kaliye aan kataagero soomali mogayare wuu watnaday masha allah
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
Axmed mooge ilaahay ha u naxariistee wuxu ahaa fanaaniinta laf dhabarta u ah fanka iyo suugaanta soomaaliyeed laakiin boqorka codka maxamed saleebaan tubeec ilaahay ha u naxariistee ayaa lahaa tilmaantaa
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 3 жыл бұрын
Mooge allow kuu naxariiso aamiin
@abdiqasim7022
@abdiqasim7022 8 ай бұрын
Moogow codkaaga Allaha kuu barakeeyo zxp❤
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
Little Ahmed abti you've grown. It seems yesterday when I first met you in Seattle along with your beautiful parents carrying that guitar with smile. You only knew few Mohamed Mooge songs back then. We later hook up in your uncle Salah's house in Renton with your dad. You asked me to memorize Maxaan Wacdaraha Aduunka u soo jiray waayahoda. Very difficult song to prefect but man to my surprise, it only took you few rehearsals and you had it down. I knew it right there and then that you were special. Well done bro. Your little accent in certain notes made it even more special. if you ever come to Hargeisa, look me up.
@Samatarr
@Samatarr 2 жыл бұрын
He's on tiktok. Moogejr. I think this is not his channel on youtube. Yes he's special.
@saidhussein9037
@saidhussein9037 2 жыл бұрын
Mooge yare waa Soomaali barrax tiran waana dheh wlhi balse waan ka xumahay inaad Oromo ku sheegto.
@abdilahiibrahim2710
@abdilahiibrahim2710 2 жыл бұрын
Ninkani maaha oromo waa somali qurbaha ku dhashay sida aan waraysi uu bixiyey ninkii kabanka baray ka dhegaystay Mooge yare aabihii oo geeriyooday Ahun ayaa jeclaa oo aad u dhegaysan jiray maxamed mooge , mooge yarena isaga oo yar ayuu ku hana qaaday sidii uu maxamed mooge ugu dayan lahaa .
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 2 жыл бұрын
Waala yaabay, ilaahay godka haw nuuriyo adeerkay sayid Mohamed Mooge Liibaan.
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 3 жыл бұрын
Marka koobaad Fanaan oo waa khayr laawe marlabaad xaraan ayuu cabayaa Haddana kaban Xaraana ayuu tumayanaa Mar ke xiga qaarbaa leh ina mooge ayaa dhalay Ina mooge wax dada gabadh Yaasmin la dhaho ayuu dhalay ee wiil mu dhalinba Ta kale somali ha ahaado.ama wax kale yaan lagu murmin Ninkii garanaya cidiisa wuu sheegi karaa isna wuu is sheegi karaa Alleh heesaha ha inaga hadeeyo.dhamanteen
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 жыл бұрын
Hadday xaaran yihiin oo aad sidaa u ogtahay maxaad ka dhagaysani ee aad ka soo doontay kkkk
@Maska2323
@Maska2323 3 жыл бұрын
@@Warbaahinta_somaliland in oo anaga nawaaniyo ar moo uyimid hee 😂 😂 😂
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 жыл бұрын
@@Maska2323 😂😂
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 8 ай бұрын
camalkayga ha eegine cilmigayga qaado nio khuruush aan baxnee ma is kaashsanaa @@Warbaahinta_somaliland
@shantasomalimidnimo9576
@shantasomalimidnimo9576 2 жыл бұрын
He is a brilliant legend.viva! moh'd mooge yare.love u all times saxib🙏🙏
@rasheeddyasseen7109
@rasheeddyasseen7109 4 жыл бұрын
Deeqaay wanaageey Dawo caafimaDeey. Hantidiidaamlkaygaa dhaxalkii dadkaygaay. Dayaxyo cadceedeed dabka lagu shitaayeey. Dhxantiyo darooraa dadab laga galaayeey. Ducaqabe ka xeel DHEER dabarkiyo mareegtuye. Digarogashadaadanaa degdeg lagukeenay OO. Aniguna darsadaa waan Soo dabaashee. Alahayow nin daacad. Mooga yare. Baytka2
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 3 жыл бұрын
Ninkaas hadlaayo ee dhahayo wiil oromo ah ayaaku heesaayo heesihii Mohamed Mooge yaa waaye Ninka keeni karo codkii Mooge ?? Waryaa wiilka ha dafirin waa wiilkii mooge iyo dhashii ciidagale isaaq weeyaan sorry
@codkarajada199
@codkarajada199 2 жыл бұрын
Walal maxamed mooge muu dhalin wax wiilal ah kaliya wuxuu dhalay hal gabadh oo la idhaahdo deeqa maxamed mooge
@XamseIbraahin-op7us
@XamseIbraahin-op7us 6 ай бұрын
​@@codkarajada199 may yaaasmiin m.mooge weeyaan
@sakandar31
@sakandar31 2 жыл бұрын
Mooge yare intan garanayo wuxuu garacayaa mudo 12 sano alle ha xifdiyo
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 4 жыл бұрын
Nin Ciidan gale ah oo Dhulkoo dhan ba dega weeye Mooge yare Mooge yare geelisuu waxuu ka cabaa ceel shaa sagas iyo ceel ka aware iyo faaanan iyo geyig dhan
@rdiwanjirde2160
@rdiwanjirde2160 3 жыл бұрын
Omg what a talented young man u are Omg
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Mooge Yare Oo Nin Weyn Noqday Ilaa 13jirkaagi Ayaan Kula Socday. Gacantii Macaaneyd, Codkii Halaasiga Ahaa Ee Dhegtu Aanay Ka Caajisi Jirin. Haybadi Iyo Quruxdii Mujaahid, Macalin, Mu,alif, Mulaxamayste Marxuum MOHAMED MOOGE LIIBAAN Waad Keentay Dhan Walba
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 4 жыл бұрын
Walaal mooge wiilkan isaga Maa dhalay hadaad taariikh ka heeyso
@sooraanjawaan4485
@sooraanjawaan4485 4 жыл бұрын
Google
@AiSomaliland
@AiSomaliland 4 жыл бұрын
mooge muu dhalin u kaadiya dadkiinan hadii u codkiisii u eeg yahay ma waxay tahay isagaa dhalay waan ka yaabay dadkan waar mohamed mooge gabadh kaliya ayuu ka tagey soomaaliyeey wax maqla yaasmiin ayaa la yidha nairobi ayay joogtaa
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
@@ibraahimxasan9456 Muu dhallin Mooge isla marka wuxu ku dhashay USA,, . Lakin Abihi ayaa dheeysan Jirey Heesaha I Mohamed Mooge marka isagoo yar ayuu dhageyssn Jirey Makhaayad Soomaaliyeed oo ku taalla Washington Seattle oo lagu qayili jirey marka mulkiilaha Makhaayada ayaa baray kamanka markii danbena isagaa ka Badiyey sidani waa waraysi uu siiyey SOMALI Diaspora website ka oo ku baxay English language.
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 4 жыл бұрын
Yaa Oromo ah dayuus yahow goorma nin isaaq ahi oromo noqday
@moogeyare
@moogeyare 3 жыл бұрын
iiso wac, sii fiicaan ban kula hadlaya
@momaminamoubarak5755
@momaminamoubarak5755 2 жыл бұрын
Respect bro! I called this the revival or the grande renaissance! Keep it up abti.
@Eng_moy
@Eng_moy 5 ай бұрын
❤wow❤wow ❤wow ❤you are so fabulous❤
@amiincllhi5026
@amiincllhi5026 Жыл бұрын
Kabax kabax geel iyo gamaan faRas ayaan kugu gal binayaa ish calaa hees😍🌹❤😍😍😍😍😍
@abdirashidsicid1797
@abdirashidsicid1797 Жыл бұрын
Kaagan mooge yare ku sheegaya oromada aadbaad u qaldantahay ninkani waa somali debedahaa ku dhashay
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 3 ай бұрын
wow caadi ma ahan
@haadimedia
@haadimedia 3 жыл бұрын
in uusan isagu oromo ahayn ood adigu oromo tahay waxan ku gartay qoraalkaaga neef
@ashkirdhaaley7007
@ashkirdhaaley7007 3 жыл бұрын
Waar waa runtiisee waa oromo wlhi
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Bililiqada meel kasta ayee gashay codkii xataa malisku heystaa. Maxamad suleman ayaa ah boqorki codka both allaah u naxaristo ayaan leyahay
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Cidba umadidana wll lakin nin waxbuu kuu ficna ha iloobin taas Allah ha unaharisto both of them
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
fanaaniinta somaliyed makala dhacan xushmadweynagu leeyiin midna wax shegi mayno maxamed mooge liiban wxu aha lafdhabartii fanka somaliyed
@faysalahmed448
@faysalahmed448 2 жыл бұрын
Casdi ma ah waa cope M Mooge✋
@user-op7ve8pv4v
@user-op7ve8pv4v Жыл бұрын
Waar ninku maaha Oromo wax silanbaad tee waa say wllhi USA uun ku dhashay waa somali laba Somali iska dhaleen ee wadankisii unbanu ku korin waa ninkaa codka luxdan ee lagdan ku qadaya wuxuu kaso jedaa somaliland reer hargeisa weyan waryaa 🔥❤️
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 11 ай бұрын
Somali land...ma.ambato....side.washaysiga.....inankaa.yaree.kidhashay.qurbaha....ninkii.ugu.isaanka.badnaa...ayuub.codkii.mishihii.laxankii.keenay....rageediii.
@abdul3509
@abdul3509 3 жыл бұрын
Adeer moga yare bahashaas aad cabayso kafogow ayaan kugulatalinayaa xumaan oo dhan bay dabada kuwadataa saxiibada qarinab bay leedahay adeer please please iska jooji hadiikale maalin aan maanta ahayn ayaad odhan doontaa maxaa iigeeyay belada waa na xaaraan marhaday dadka caafimaadkooda waxyeelayso iyada iyo sigarate kuba iska daa adeer bilaa caleyk waa iga nixisay. Thanks 🤩 adeer waanku salaamay
@Jibriil571
@Jibriil571 2 жыл бұрын
Mooge yare kabban fiican oo 12 xadhiga haloo iibiyo
@macalinshuceyb497
@macalinshuceyb497 4 жыл бұрын
ALEH HA UNAXARIISTO M, M, L, GEESI NAFTII UWAAYEY NABADAA ANU MAALEYNO WAA IGU BAL MARKASTA AAN KU XASUUSTO INAAN KUU DUCEEYO INTAAN NOOLAHAY ADIGA IYO INTII KULA SHIHIIDEY
@zhacabkamedia5550
@zhacabkamedia5550 4 жыл бұрын
Heesta dadka ha iska weynayn inta u hoaysa wuu khalday waxa ugu horeeya waxn ahay nin waayaha aduun wax uga muuqdan waxyi iguma soo dago hadana waxba ima seegan naga sax dheh 👍
@michaelmo2393
@michaelmo2393 4 жыл бұрын
May taasi waa hes kle sxb
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 жыл бұрын
@@michaelmo2393 heesta tolow reer hargeisa dhakad iga xiigta bay dhaxantu iga ..... maxay heestasu ka hadlaysa?
@somaliland6718
@somaliland6718 3 жыл бұрын
Dagaalka Afweyne ila so gala buuu lahaa oo qoriga qaata sidayda ..... Halgan bilaaba oo Afweyne iska xoreeya bu lahaa
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 жыл бұрын
@@somaliland6718 thnx walaal
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@somaliland6718 Ilaah ha unaxaristo
@yutuper7649
@yutuper7649 2 жыл бұрын
Wilka Hoyadiis waa somaali lkn abihi waa oromo wuxuuna kudhashay Casumada somaliland Hargaysa waa Hoyadii Hoygii Fanka Somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
KKKK Soomaaliyi yaa wax aan jirin oo la mala-awaalay isugu sheekeeyey. Axmed Maxamed (Mooge Yare) waxaan arkay kuwo kale oo leh waxaa dhalay Maxamed Mooge lool. Wiiilkan yari waa Soomaali asaga iyo waalidkiisba. Wuxuu ku dhashay oo haddana joogaa SEATTLE, USA, Hargeysa iyo guud ahaan Afrika marna cag ma soo dhigin, Axmed Yare dadka hadda bartay ayaa u haysta nin aad u weyn lkn waa wiil yar wuxuu ku jiraa youtubeka 12 sano ka hor asagoo ah 14 jir kabanka si fiican u tumaaya isla heesahaanna si fiican waagaas u qaada. Waxaa iska beddelay waa inuu nin weynaaday oo gadh yeeshay noqday, may be hadda waa 26 jir. Waad weydiin kartaa facebook, tiktok iyo meelo kale sida youtubeka Axmed Yare waa isticmaalaa/
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
BEENTA jooji!! Yaman Buu ku DHASHAY !! isagiyo HOOYADII waa Soomaali🎉ayeeydii waa CARABIYADA!!
@samawathe
@samawathe 3 жыл бұрын
Kaban nin qaaday nuugid sigaar/shiisho laga waayni waa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Inaan qaada baan jeclahay ee iga War haay bal anigana 😄🤣😂😆
@xamdasaado6874
@xamdasaado6874 2 жыл бұрын
Waa nin cidagle ah
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
We thank you so much Adeer
@Fosiyaahmed-m2b
@Fosiyaahmed-m2b 27 күн бұрын
❤tokay Rees hargesa
@mohamudabdi1588
@mohamudabdi1588 2 жыл бұрын
This guy is greatest younger singer to witness this generation I couldn't believe when I find out he is non somali born in America I wish him well even though oromia is my people
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Anaa kaa daran waxana moodayye in uu xataa u dhawyahey ilam mooge oo xataa ciidgle akliya aheyn ee yahy reer mooge illahey qof walaab hibo gooni siiyey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
gabdh baa soo qortey waa somali hooyadii ba a carabiyad ah markeyn buu ku dhashey somalida xata dhalshadaa waayka saaryaan kaasi wa amid naceyb hal qabiil yarka orma ku sheegey
@kalilrage8873
@kalilrage8873 Жыл бұрын
Who told you he is not? Mis-information
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 7 ай бұрын
Ninkani waa Somali ee Buuqa kalatavaa
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 жыл бұрын
I am asking to remove this commercial mooge yare he is not oromo
@Duuliye17
@Duuliye17 7 ай бұрын
M.a 100/100
@mustafeabdilahi5613
@mustafeabdilahi5613 3 жыл бұрын
Legendary 👋🏽🚀
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Waaaaaw ya mooge yar keep going!! Salansare!
@theclassifiedmedia-j6d
@theclassifiedmedia-j6d 4 жыл бұрын
Mooge yare waa Somali
@padriugaas3313
@padriugaas3313 Жыл бұрын
Wiil jira weeyan mooge yare yaa salaam
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 11 ай бұрын
thanks.alot.brather
@wilwalluwaluwa5608
@wilwalluwaluwa5608 2 жыл бұрын
He is not OROMO you Somalis are sick of qabile these young man he is Somali Ethiopian and he is DUUBO
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
We must offer him greatest encouragement
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
THE ONLY LEGEND MOGE JR = MOGE SENIOR
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 2 жыл бұрын
J aime cette très Belle chanson de mon cousin mogue yare.
@husseinolad4297
@husseinolad4297 4 жыл бұрын
Well done my youngbrother
@faadumofaarax6266
@faadumofaarax6266 11 ай бұрын
Israay aduunyada gadaashay Alle wayne kuma tuso dhibato
@user-jq3bt5ys1m
@user-jq3bt5ys1m 6 ай бұрын
Ahmed maxamed mooge yare waxan iskada inaadero
@siraad8026
@siraad8026 3 жыл бұрын
Kii yare ilaa 14 jirlisa daawanayey ma badeecadii habrahey bareen
@hewho7993
@hewho7993 2 жыл бұрын
Wiilkan maaha Oromo. Please stop lying. I have nothing against Oromo people but Mooge yare is 100% SOMALI born in USA. Waa very talented young man 👍👍👍
@afdhaba1064
@afdhaba1064 2 жыл бұрын
Let me tell about GOD-send legend: he is not Oromo but he is pure Somali so his Dad is Dobe-digil & Mum is isaaq really root.
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 2 жыл бұрын
You are lovely.
@axmedcumaribrahin8032
@axmedcumaribrahin8032 2 жыл бұрын
war mooge yare wa somali
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 Жыл бұрын
Waw Amazing
@abdibashe567
@abdibashe567 4 жыл бұрын
Caleek I was think Iam second m/mooge.but you are.
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Maha oromo 😂😂
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Waa oromo kulaha garac ma si ad u caydad garan wayday 😂😂😂😁
@kakaqalbi9150
@kakaqalbi9150 3 жыл бұрын
Kkkkk sxb waa xaqiiqo waa oromo ninkani lkn gabadh somaaliyada ayaa dhashay oo waliba isaaqa markaa xaga reer abtigii ayuunbuu raacay aniguba soomaalibaan moodijiray lkn waa oromo
@Somalilandforever
@Somalilandforever 3 жыл бұрын
Qofku haduu Oromo yahay ma caybaa? Oromadu waa qoomiyad jirta oo waliba Somalida jaar ay yihiin waana caadi in la kala guursado oo abti la isku noqdo.
@aminjamal2758
@aminjamal2758 3 жыл бұрын
Oromonimo caay maaha.
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 Жыл бұрын
​@@kakaqalbi9150 Somali 🇸🇴 iyo oromo halke ukala wada waba miid quura wa dad isdhalay siida diirta darodka hawiyaha ayey lamid tahay oromo halke uufogeeyney
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 жыл бұрын
mooge yare somali weeye maaha oromo ha iska odhane hubso
@normad229
@normad229 3 жыл бұрын
Go and see the new mayor of hargeysa my brother
@Jibriil571
@Jibriil571 2 жыл бұрын
Oo sidii kii adeero maxamed mooge liiban u danana niyow sida kale waa talanted ninkani walee
@ebraahimsweet4009
@ebraahimsweet4009 3 жыл бұрын
Hore u soco wallo
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
axsan fanaan mooge yare
@intisaralifidhin5059
@intisaralifidhin5059 4 жыл бұрын
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 3 жыл бұрын
Halkanbaynu Kawada jiibinaynaa indr
@HappyFountain-nn6dd
@HappyFountain-nn6dd 2 ай бұрын
Waxan buka ee mooge yar ku sheeg omo ma iska oramo ah oo somali nimad ayuu quudhi waayey
@tariqmahamed8321
@tariqmahamed8321 2 жыл бұрын
Salaan sere sxb hurey usoco maasha alaaa
@padriugaas3313
@padriugaas3313 Жыл бұрын
Wah wah yaa cisak
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 жыл бұрын
Saas waye Kalsoni boxda sidisi bu ugaracay ..horay usoco
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 жыл бұрын
Wa somali...wilkan..Wa xow kasojeda..galmudug..wana. Cyr maxamad.......micnaha..Wa. habargidir....cyr maxamud..hada baro.......
@faduumoabuukar8803
@faduumoabuukar8803 2 жыл бұрын
waaw
@faduumoabuukar8803
@faduumoabuukar8803 2 жыл бұрын
horo usoco mahadseni
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
Mooge yare intan wuu ka yaraaye kani ma Abihii baa? Kkkkkk
@khalidkhadib6849
@khalidkhadib6849 4 жыл бұрын
Waankaa helay
@muniraabdullahi7737
@muniraabdullahi7737 4 жыл бұрын
Heestan o qoraal ah halkeen ka helaaa please qofki garanaya ha iso sheego
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 3 жыл бұрын
Tee dee heso badan bu halkan ka qadaye magceda sheeg
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Heeso ayuu qaadaya wll midee rabtaa
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 жыл бұрын
Magaceed heesta way badan yihiin heesaha uu halkan ku qaadayo
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu Ай бұрын
WIILKAN MA AHA SOMALI SABABTO KUMA HADLO LUUQADA SOMALIGA ENGLISH BU KU HADLAA
@MohamedAhmed-bg8wn
@MohamedAhmed-bg8wn 2 жыл бұрын
War yarku Oromo ma’aha ee wll horta ciddisa ogow maadama uu maraykanka ku dhashay buu afku ugu adagyahay ee Somali
@haniabdirahman5376
@haniabdirahman5376 3 жыл бұрын
Waaaw cod macn
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 4 жыл бұрын
Waaaw dhaxal weeye ninkani codkuna waa hibadiisa
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Wowow 👏👏👏👏
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 2 жыл бұрын
Hommage med mogue.
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 2 жыл бұрын
Waa ina maxamed mooge
@yutuper7649
@yutuper7649 2 жыл бұрын
Waaaw hesihiba wu Wada hayaaye
@tariqmahamed8321
@tariqmahamed8321 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 жыл бұрын
Waxaan xagan uga digaya Ninkan badowga ee Somnor ku so warinaya mooge yare kusheegaya oromo waan ku ashkateen please xayaysiiskan kasaar
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Ninkani miisiga mooyane heesaha qaardhanbuu khaldayaa
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 3 ай бұрын
Say walhi waye😂
@mukaram__studio3976
@mukaram__studio3976 11 ай бұрын
Legend waaaye wlhi ninkaan ragaygii waaye❤😂
@dahirabdi2758
@dahirabdi2758 2 жыл бұрын
Ma oromo sxb sare keep going
@nimcomahamudmuuse6160
@nimcomahamudmuuse6160 7 ай бұрын
Hoyadabaa Oromo ah ninka ka xishoo cilqaba tahee anaa naqanee
@mustafamuse1906
@mustafamuse1906 2 жыл бұрын
oromada canfarta somalida wa walaalo xagee u kale wadaan
@muzamilali2949
@muzamilali2949 2 жыл бұрын
Thank
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
War yaa Alla yaqaan, oo wuuba badeecadeynayaaye ka yari. Laakiin waa heer sare.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
Mooga Yare ma Oromo? Mooga yare waa wiil fariid ah oo caqli badan.
@Hadhwadaagnews
@Hadhwadaagnews 2 жыл бұрын
Adeer maaha oromo wiilkani waa nin somaali somaali dhalay ah
MOOGE YARE | HEESIHII UGU MACANAA XASUUSTII AXMED MOOGE | NEW VIDEO 2023
10:15
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )
8:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 79 М.
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 17 М.
Kaban Macaan Mooge Yare Heeso Xul Ah - Hinsom Films
8:50
Anja Media
Рет қаралды 45 М.
HEES | ALLAHAYOW NIN DAACADA | MOOGE YARE COD DABIICI AH
5:40
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 338 М.
MOOGE YARE LIVE KABAN  HEESO MACAAN
31:44
Boramanews.com
Рет қаралды 118 М.
MOOGE YARE 2022 | KAL-LAXIIBA AAN LEEYAHAY | MAXAMED MOOGE
7:24
Mooge Yare
Рет қаралды 100 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 207 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН