CUNTADA AAN SIIYO BABY NAHIDA || quraac qado iyo casho || 6 to 12 months baby food

  Рет қаралды 160,702

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Kuso dhawaaw Channel keeyga. Hadii halkaan kucusub tahay, ha hilmaamin inaa subscribe gareesid!
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Welcome To My Channel! if you enjoyed the video, don't forget to subscribe!
Join Adna Channel now by clicking here;
/ @adnachannel
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Waxaad igala soo xariiri kartaa halkaan;
Instagram: / adnahenna123
Snapchat: nnalka83
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

Пікірлер: 975
@samraanshaamofficial3737
@samraanshaamofficial3737 3 жыл бұрын
SOOKOR OO SOO BARBAAR MAAMO ASXAABTA PLEASE SEY MAASHA ALLAH
@leilakahiye4972
@leilakahiye4972 3 жыл бұрын
mansha Allah baby nahida gabadhayda way isla egyihiin sabti iyo axad bay kala dhasheen inkasto wali tayda sfcn ugurguranin mansha Allah habo mcn
@farduskhalid1943
@farduskhalid1943 3 жыл бұрын
Waxad tahy qf qalbi wangsn insha alhh waxba waxas niyada hagashn shly ilhygi kusiyey waa mhdleh oo adiguba shly mdn hysan mrka waxs haniyeysn wllo adnh aad bn ku slmyh qorlknh iskuma fcnin mgrty wan ku slmyh ay hob inad qorlkyga aqrin dontid
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
🙏🏻😇
@shahraahmed8977
@shahraahmed8977 3 жыл бұрын
@@AdnaHenna meqa bil waye ani teyda 9 bil waye cunto dhan ma cuneyso afar bil jirto aya ugu danbeysay inay sifcn ucunto cunada
@mushtaaqayuusuffarax3879
@mushtaaqayuusuffarax3879 3 жыл бұрын
@@shahraahmed8977 ma cunug 4bil jiraa cuna sisay
@umunabiila8178
@umunabiila8178 3 жыл бұрын
Masha Allah xppti Alle hakubarakeyo gurigaga iyo ubadkagaba iyo zawjkagaba dhamantiin Alle haidin xifdiyo
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 3 жыл бұрын
Www masha allah xabibti allah ku daayo bby naahida anigane iso ducey xaamilo ahay inu ilahey ifududeyo 😢
@amiiraxasan8077
@amiiraxasan8077 3 жыл бұрын
Allah ku fedaaya
@haniaweys501
@haniaweys501 3 жыл бұрын
allah ku fududeeyo abaayo umushii is qadato allah ka dhigo
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 3 жыл бұрын
@@haniaweys501 aamiin yaa rabi
@fahiimaelmi7860
@fahiimaelmi7860 3 жыл бұрын
Allah ku fududeeyo abayo aniga ii so duceeya in alle ii fududeeyo foosha
@haliimaabuuker6127
@haliimaabuuker6127 3 жыл бұрын
Mashaalaah abayo adna alaaha no dayo beby nahida ee mehqa biloot oloobiawa cunda
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 3 жыл бұрын
Adnaay plz cunugta kadaa hasoo galin way yartahay ilaa 2sano markay garto mooye hada kadaa walshay
@shugrimaxamed4465
@shugrimaxamed4465 3 жыл бұрын
kamirada kada gabadha yar xbbtii ilahay habarakeyo intan heysan ilaahy hasiiyo awlada fican
@xaqiiqomedia8137
@xaqiiqomedia8137 3 жыл бұрын
walal mcn allah dartiisa igu soo booqo aduunka ayaa walal lagu yhy waa codsi ha idhaafin fariinteyda hadii aad aragto alalah dartiisa😭😭🙏😭🙏
@wardoabuukar9762
@wardoabuukar9762 3 жыл бұрын
Quraan haloogu aqriyo abayo abaheed ugu tuf dheh alle hacaafiyo
@fadumomaxamed548
@fadumomaxamed548 3 жыл бұрын
Isoo duceya first beby In alle nabd igu umuliyo 👩‍👦 m.a adna wax bdn ka barte thanks hooyo igarab qabato ilama jogto adne waa icawise markale thanks 🙏
@axmadsheikhabdirahman9448
@axmadsheikhabdirahman9448 3 жыл бұрын
Koritanka caruurta soboqo waxpadan bad ka fa iidi inshaah
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 жыл бұрын
masha allah abaayo allah ku xafido ciyalak abaayo waxa yar an talo kusina kajoji ciyalka yar yar media
@farxiyahilowle7453
@farxiyahilowle7453 3 жыл бұрын
Alle u wada qeer has siiyo walhi waan jeclhay caruurta lkn singal ayan ahay🤣🤣😅😅🙈🙈
@farxiyahilowle7453
@farxiyahilowle7453 3 жыл бұрын
@@falastinshieqsaalah3263 abahoda away hee🤣🤣😅😅🙈
@khadrasabriye4567
@khadrasabriye4567 3 жыл бұрын
Abayo hadi ad comment geyga aqrineysid caruurta 1 sano kayar cusbo iyo malab ba loma ongola. Cusbada wey tuurane kilyaha ayey fariisane li'ana dheefshiid ka carurta wu yaryahay. Aniga Norway ayan joga lomana ongola carurta dhaqtarka wu diidaa
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 3 жыл бұрын
Masha'Allah Lkn dadka dhan inee Masha'Allah ku dhahaan jeclaan lahaa oo videokaan daawado Edna❤😇
@umaimamohamed5433
@umaimamohamed5433 3 жыл бұрын
Please KZbin ka daaaa baby yarta ah 😩
@fartunriyo8307
@fartunriyo8307 3 жыл бұрын
Abyo adno m.a abyo illhy hakuu xafido gabartaada Naahida yariisy 😘😍🥰
@halwomahamed4582
@halwomahamed4582 3 жыл бұрын
Masha Allah habo cafimad igu cun adna gabadha ayado wax cuneso haso galin wixi ad sineso lee nala wadaag
@iqra11rok43
@iqra11rok43 3 жыл бұрын
Adna abaayo ilmaha cuntada cusbo haugu darin umafiicna Nahida allha kudhaweo
@maryanhassanali8790
@maryanhassanali8790 3 жыл бұрын
Masha allah allaha ku dhaafo Adno mar dambo haso galin cunugtaas abayo ma jiryo canug 7 bil jiro oo gar guurabaayo waad ku qaldan thy in ad so galiso dadkan ishoda ka ilasho cunugtaas yeeey curiyan ka noqon hadana ka bixi videogan codsi🙏
@Ayaan319
@Ayaan319 3 жыл бұрын
7 bil ilmaha badana kuguur gur tan xabiibti aniba wiilkeyga 6 ii 7 dhexdooda ku guur guurtay
@maryanhassanali8790
@maryanhassanali8790 3 жыл бұрын
@@Ayaan319 wey jiraan bals ma badno
@munocabdi5061
@munocabdi5061 3 жыл бұрын
Abaayo wey jiraan 7bilood kugurta
@hafsasheikh1505
@hafsasheikh1505 3 жыл бұрын
Wey jiran abyo amba wilkey 7 bil ayu ku gurgurti abyo adna ilahey ha ku xafida nahida
@umumuhsin4626
@umumuhsin4626 3 жыл бұрын
Anbo wilkeyga wokugurgurty alx
@cabdiyare8935
@cabdiyare8935 3 жыл бұрын
Allah hooyo dhanaa waa isku mida naktii waxa dhashay lee dareemi karto
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 жыл бұрын
Maashaaa allaaah nahida habo soobarbaar sax waaye abaayo maashaa allaah inladhaho waaye alaha kuudhaafo Indha doogsi waaye ilmaha intii heysato alaha udaayo inta aan heysana alaha udhaafo
@amiinaciise1602
@amiinaciise1602 3 жыл бұрын
2k igar siiya somaliyay blz
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 3 жыл бұрын
Illahow noodaa inantena quruxbadan
@fardowscabdiraxmaan5575
@fardowscabdiraxmaan5575 3 жыл бұрын
M.a Gabadhada 2 billod iga wye Tahye M.a Alle Hanoo Xafido Caruurta 💋💋💋💋❤
@hodomohamoud3939
@hodomohamoud3939 3 жыл бұрын
Msha allh Alle ha barakeeyo lkn wlshy adna waa iga talo ilmaha yar ka daa aad soo bandhigayso qof ishiisa kacayso ama xaasid ah war uma haysid ilmaha isha yaranta ku raacda wa halise Alle haku xifdiyo
@ikraanmustave1423
@ikraanmustave1423 3 жыл бұрын
Mnshalaha alle haku xafido habo
@kuwiinaisha7256
@kuwiinaisha7256 3 жыл бұрын
Bahida. Wegarguratay. Wankufaraxsanahay. Manshal
@salmocabdisalmocabdi1025
@salmocabdisalmocabdi1025 3 жыл бұрын
Abaayo mcn adna canug 5 bil jiro anba 6bil mala siin Kara bls iiga Soo jawaab ado mahadsan walaashey alahane inoo daayo naahida cady
@مريممريدي-ص3ي
@مريممريدي-ص3ي 3 жыл бұрын
Maba gaarin cuntee abaayo
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
6 bil markey udhamaato
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 жыл бұрын
Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha
@nimcohassan2712
@nimcohassan2712 3 жыл бұрын
masha llha tabaraka allha
@sagalsulaiman9107o
@sagalsulaiman9107o 3 жыл бұрын
Wll qli ilmaha laguma siyo Mel dadku ku badnyahy marka wll qli ka dad
@maanomaxamed6582
@maanomaxamed6582 3 жыл бұрын
Adno.catugtA.cuntadeedaa.maahadana.soo.dhigey.wllhi.way.kaa.wareertay.adunyada.wllhi.bes.magoo.igu.filn.saadkaxaay.ani.wku.tgeera
@ayaanaragasanofficial9688
@ayaanaragasanofficial9688 3 жыл бұрын
Walahe ilmaha dadka marka wax lasinaayo walaga qariyaaa
@nasriinanalka174
@nasriinanalka174 3 жыл бұрын
Mansha alah baby nahida alaha kuxafido hoyo sobarbar abayo adno waxan kuweydina ukun mala siinkara🥰🥰🥰🥰
@farixadeq5165
@farixadeq5165 3 жыл бұрын
Haa wa la sinkaraa lkn ogow ilmo gar ayaaa xasasiyad ku qabo ka firi wajigeda hadad calamad shucaca Adan ku arkin sii
@nasriinanalka174
@nasriinanalka174 3 жыл бұрын
@@farixadeq5165 mahadsanid quruxeey🥰💋
@sacdiyacabdisalam7761
@sacdiyacabdisalam7761 3 жыл бұрын
mashalh washene adna alaha kuxifdiyo bebiga wax wanofaideydey mashala alaha kubarakeyo xabibti walhi wajeclahay fidyawashada wana firsada marwaba
@deganahmes12
@deganahmes12 3 жыл бұрын
Plz owlaada qarsada waxa jiro dad ana heysan carur alle haku xafido amiin
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Adna video yadaada waan jeclahay 😊
@ahiraa1438
@ahiraa1438 3 жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allab
@نوريوعدن
@نوريوعدن 3 жыл бұрын
Masha Allah
@qalanjoluulamaxamedxaji6856
@qalanjoluulamaxamedxaji6856 3 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖
@ayaanmaxamuud113
@ayaanmaxamuud113 3 жыл бұрын
Vdiogaan inta dawaneysa mrkey so dawdeen ki murugda ahaan ee nahido mrkey dhalatey ah likt ha ila dhafi
@manalyarow626
@manalyarow626 3 жыл бұрын
masha Allah keep going
@roodaaxmed9333
@roodaaxmed9333 3 жыл бұрын
Manshalah manshalah
@sumayashucayb9381
@sumayashucayb9381 3 жыл бұрын
Masha allah
@ranichannel8659
@ranichannel8659 3 жыл бұрын
Abaayo adano plz hasodhigin gabadha yarata waxaa sinesid soshiyal midiyah plz dadka iskuafa mada ahan
@hakiimaaxmed7572
@hakiimaaxmed7572 3 жыл бұрын
Masha allah
@xadiyochannel
@xadiyochannel 3 жыл бұрын
Beedka waa khalad inad kudhex shiido wayo badku hadan maraka lacuunun mawanag san inala dhiigo
@xaqiiqomedia8137
@xaqiiqomedia8137 3 жыл бұрын
walal mcn allah dartiisa igu soo booqo aduunka ayaa walal lagu yhy waa codsi ha idhaafin fariinteyda hadii aad aragto alalah dartiisa😭😭🙏😭🙏
@akamustigangchannal5546
@akamustigangchannal5546 3 жыл бұрын
Baayo kabadha markaa kaluunka sineeyso ka ilaali kan lafaha watto indro Waa bbe yar gabadha
@faizaemranibrahim5611
@faizaemranibrahim5611 3 жыл бұрын
Abayo don’t give her the egg at this age she won’t be able to talk faster
@shukriabdirahman2329
@shukriabdirahman2329 3 жыл бұрын
Yeah
@dahaboabdi3922
@dahaboabdi3922 3 жыл бұрын
Mxa dhahday huno?
@farhiyaabdi675
@farhiyaabdi675 3 жыл бұрын
Masha allah allah ha ku dayo abayo my Allah bless you and your family amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Safiya Tusmo Iyo Ninkii Sheeko Kale m.kzbin.info/www/bejne/gmPSoIJthryDq5Y&feature=sh
@awosalah5898
@awosalah5898 3 жыл бұрын
mansha allah hpo naxida alla hanoka dasto sobarbar hpo mcn noqo tii D D D ANFACDA HPO
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
M.a♥️♥️🙏
@umumuasif8471
@umumuasif8471 3 жыл бұрын
Mnsh alh rabiyow ku barakey isha xasidka alle hakaga dhayo abyo ukunta markii lagu shiido cuntada ilaa meyqa malin aa lasiiyaa aniga gbrteyda 6bilod aa hada u dhatay hadee bilawosa guugurad marka guugurad dhib mlhn mnsh alh Lee u dhahaa saqirtaa
@shakshii5857
@shakshii5857 2 жыл бұрын
Adna abaayo nuune 6 bil jiro caano wu ka dharti se yela nuuc kasto waku dayay maxa boska canaha ugali karo plz iso jawab ilmaha canaha diido wax ay oga marmaan so gali abayo
@najmoabdala7974
@najmoabdala7974 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo wax badan kaday gabadha wayo wax lag yabaa ina calsha laga qabo to wayo naco asiisa malay iyo caano wee isdhibaan wax kale ayaa siisay ukun iyo dooro aga neey waboratiid saa id maka wax laga yabaa ina xameliwesay wax siisaa halshey cmal ukun bis ama dooro bis marka waxan kadhibtay fikirkega hadaqald ufahan tay sorry
@sahroindhabuur6767
@sahroindhabuur6767 3 жыл бұрын
M.a
@rahorabileh3566
@rahorabileh3566 3 жыл бұрын
Msha allah allah xafido ilxun ba tuso amiin
@umuaisha694
@umuaisha694 3 жыл бұрын
Shiidtaanka umaye fiican yare Jajabiye calooshad siye ulaye qabsto
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Maansha alaah Maansha alaah nahida habo waad gurguurad baratay ale haku xafido mmo ❤❤❤❤
@heeeyhi6193
@heeeyhi6193 3 жыл бұрын
Inantayda yar indonesian ayay u egtahay hh kaftan walaal waxaan kugula talinaya cunugta hasoo dhigin adoo wax sinaya maficno qof kasta ayaa arkayo
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 3 жыл бұрын
Masha allah adna waa gabar fican oo ka xishoda tegerayasheda anaguna waxan lenahay masha allah habo baby da lkn markad afka ugalinayso kayar lexi camarada mahadsanid abyo
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 жыл бұрын
Masha allaah ani waan kudhahay waxaad isheegta 4 bilood jirtaa gabadheeyda cunto masiinkaraa
@drehsanhassan6064
@drehsanhassan6064 3 жыл бұрын
Somalida wa dad masaakin u Badan hadana xaasid Badan Leh pls ilmaha yan lagaa cayuumin wa iga talo hooyonimo Waana wax an khibrad u leyahay Mansha allah allaha noo xafido dhaman awlaada Muslim ka ah dadow idinkana mansha allah ha iloobin a
@nimcoabdi2609
@nimcoabdi2609 3 жыл бұрын
Masha Allah walal mad qarsatid nimcada ad haysato ee awlada ah dadban haysan oo helikarin ee plz ilmaha kada media yan laga cawryjne
@sahromuxudiinsahromuxudiin1862
@sahromuxudiinsahromuxudiin1862 3 жыл бұрын
Www masha Allah nahida habo mcn sobabar Allah kadhigo midi dadkeda dalkeda dinteda anfacda habo sobarbar bbe nahida
@sabirinabdi6018
@sabirinabdi6018 3 жыл бұрын
Msha allh tabaara ka allh abayo illahay haku bara keeyo owladada bariyaal illahay ha kaga dhiko inta owlaad hesto dha maan illahay ha uxafido xabiibti hormar wacn
@wacanchannel1691
@wacanchannel1691 3 жыл бұрын
Hada kahurna snapka wa ku sheegay babyda camerada kadhaaf hadii aadan kadeeneen xita waxa afka u galineeso kajooji
@faadumoxasan2131
@faadumoxasan2131 3 жыл бұрын
mansha allah tabarakalaah ilahay ha ku barakeyo abayo adna waxan ku dhihilaha gabadha marka ad cunada sinayso haso dubin wayo waxa jiro dad badan an ilmohoda cuna ucunin hadan an aqon arayga mansha allah marka ani waxan ku kada
@ubahudgon4952
@ubahudgon4952 2 жыл бұрын
M.a waxan dib udaawady babyy nahida oo school lageeyy m.a hbo weynow❤️❤️
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 3 жыл бұрын
mansha allah mcny ka daa gawadha haso galin cuntada ad siso wad so galin karta sidey kaga faideystan dadka kale lkn nuno haso galin ayada
@munaali271
@munaali271 3 жыл бұрын
Masha allaah adna afar bari anaga horesen ana gabadheda gar gurad iskudaye
@shugrimaxamad3158
@shugrimaxamad3158 3 жыл бұрын
Muna ali meeqa bileen ku guurguurtan ilmaha qof lixbil 18 bari cunug jiro goorme bilawaya guurguurashada iskumid ma ahan miyaana qaliyey
@aslirooble1380
@aslirooble1380 3 жыл бұрын
Wàa yaab in aad soo dhigto baraha bulshada mafiicna maxaad ka faa iidaysaa ilma aad soo dhigto baraha bulshada
@luulamohamednuur8143
@luulamohamednuur8143 3 жыл бұрын
Abayo adna kaluunka iyo ukunta ilmaha carab ganjo ayey ku noqdaan ee kada waa iga talo xabibti
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 3 жыл бұрын
Maasha allah abaayo qandada yar o saliid oli livo ugu dar wey korine lafaha iyo farmajo shiidan
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 3 жыл бұрын
Abayo kadaa cunugta cuntada aad firijka galineyno si cunto fresh ah
@suleeqoqaabsan3961
@suleeqoqaabsan3961 3 жыл бұрын
Ilmaha halsano ka yar cusbo uma fiicna kilyahooda wali sifiican uma korin ha ugu darin
@xaawosharafmaxamuud6055
@xaawosharafmaxamuud6055 3 жыл бұрын
Adna abaayo cunuta kadaf barah💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ bushada
@najamonajamo577
@najamonajamo577 3 жыл бұрын
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👄👄👄👄👄👄👄🤩🤩🤩😘😘😘😘😍😍😍😍😜❤❤😍😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🤲🤲🤲
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 3 жыл бұрын
Adana gabada ka da video ga wayo carurta uma wa nag sano abayo ka da baby 👶 da bulshada
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
Masha allh ilaahey hakuu xifdiyo awlada waa naxaris rabbi runti ani wax badan aa kaafaaiday ilaahey ajar haka siyo xppti🤲🤲🥰🥰
@leylosheikh3505
@leylosheikh3505 3 жыл бұрын
Asc walaal caruurta maleha aad soodhigeeyso kadaa dadka iskuwada mid maahan
@ifraaxjamac6772
@ifraaxjamac6772 3 жыл бұрын
mnsha allllh wll hasoo galin iyadoo wax cunayaa lkn cuntooyinka soo gali kaliya
@awesahmed6490
@awesahmed6490 3 жыл бұрын
Masha alah wlshey mcn wey nojogan gabdho ee dhib la an Ayan dhalne nahido
@asmaapdiqani9024
@asmaapdiqani9024 3 жыл бұрын
Wla noqdy subscribeti waaYo waxba macowryo
@xigmadanolosha7870
@xigmadanolosha7870 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaaah ha ku dhoowro Habo mcn ayadooo gabar weeeyn ah ineee wax kula so duubto rabnaaaa insha Allah ❤️❤️❤️❤️😘😘
@amiirahaji2225
@amiirahaji2225 3 жыл бұрын
Abayo adna ilmaha xasasiyad ay ka qadayaan jikenka iyo ukunta hadii firijka la galsho
@axlamsharaf3421
@axlamsharaf3421 3 жыл бұрын
Asc wll plz ilamaha o wax cunya lama so galiyo hana idhibsan mnshalah
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 жыл бұрын
Abayo Ukun Cunug kayar 6 bilod mala Siin karaaa mise
@ruqiyasheekh2477
@ruqiyasheekh2477 3 жыл бұрын
M.sha allah casharkan wa imuhiim wiilkay hda ayuu 6bil gala allaha ki xifdiyo gabadha Yar m.sha allah
@loloabd1308
@loloabd1308 3 жыл бұрын
Masha allh abyo walhi ani ilama fcna adoo cuntada sinusid lkn cunta
@haaawodiiini4063
@haaawodiiini4063 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti dhamaan hooyo ayaan unahay maaha Allah ne wan dhahnaa
@aaishaaabdalla6266
@aaishaaabdalla6266 3 жыл бұрын
M.a wlhi wa jclhy caruur yar yar alleh ku dhowro inta heesan alleh siiyo😍😍😍😍
@nasriinanalka174
@nasriinanalka174 3 жыл бұрын
Mansha alah baby nahida alaha kuxafido hoyo sobarbar abayo adno waxan kuweydina ukun mala siinkara🥰🥰🥰🥰
@amalinaali4605
@amalinaali4605 3 жыл бұрын
masha allaah illaahey isha haka qabto abayo nahida hooyo mcn so barbaar
@KalsoonOsmaan
@KalsoonOsmaan 3 жыл бұрын
Adnoy gabadhan maba nii ekee walaaley ilmahada xitaa uma eko
@farhiyaisse583
@farhiyaisse583 3 жыл бұрын
Adna abyo ukunta kadaa ilmaha dhaqsi mahadlaan ukunta la siiyo
@sahrayusuf5879
@sahrayusuf5879 3 жыл бұрын
way iga diidayaa walee haday kaadiiday masoo glisten mardanbe
@katraqali3132
@katraqali3132 3 жыл бұрын
Ukunta malasiin kara cunug 7 bilood jiro abayo
@sahrasaladnor7715
@sahrasaladnor7715 3 жыл бұрын
Masha allha allha ha ku xafiido abyo adna henna ilove you illhay dartiii ba adiga iyo familky idiin jecelhy❤❤❤❤❤
@asiyaahmedasiyaahmed1297
@asiyaahmedasiyaahmed1297 3 жыл бұрын
Abyo beybida ukunta kadhaf maxamilo krto
@reyhanreyhan1970
@reyhanreyhan1970 3 жыл бұрын
Abayo martanbe haso galinin camera 📷 ka leehi
CUNTADA LASIYO MAALINKI  ILMAHA 6BIL ILAA 9BIL
9:47
Amira Qurux
Рет қаралды 50 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 113 МЛН
CUNTADA HABEENKII AAN SIYO BABY ASIM
10:47
Amira Qurux
Рет қаралды 79 М.
MAALINTEYDA CAADIGA /A DAY IN MY LIFE
12:53
Amira Qurux
Рет қаралды 79 М.
MORNING ROUTINE || BABY NAHIDA IYO ANIGA JADWAL KA SUWAX DII
11:31
SURPRISE // ADNA IS PREGNANT IYO SAXAAF OO LA WAASHAY // UUR AA
16:29
Adna Channel
Рет қаралды 248 М.
Babyfood/Full/Qurac Qado/Casho ilmaha Kugu #CAYILEYEN#
9:55
Ruumi Channel
Рет қаралды 40 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44