Morning routine ❤️ ila tali ❤️ guri kiro aha wuu iska dhip tahay😩😩😏

  Рет қаралды 8,951

sabarin abaas

sabarin abaas

7 ай бұрын

Пікірлер: 65
@IftinRooble-kz7rh
@IftinRooble-kz7rh 7 ай бұрын
Masha allh abyo guul wacan ayaa ku rajeeyaa abyo sabriin
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 7 ай бұрын
Maasha allah
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 7 ай бұрын
masha allah hormar wacan sabrin qurux ❤❤❤
@KuweydaHashi
@KuweydaHashi 7 ай бұрын
Mash allh sabirina
@FarhioAli-hr1fu
@FarhioAli-hr1fu 7 ай бұрын
Abaayo alle hakula koriyo awlaada masha allah tintana nabraha yar yar kasoo baxa waxaa ukeena tinta sifiican aad u xiryso haku dhuujin xoogaa kafududee gabadha
@RayanQurux-qn7od
@RayanQurux-qn7od 7 ай бұрын
Amiin Abaayo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 7 ай бұрын
Maasha Allah abayo adeeg raqiis waaye xagiina aniga dhan gubta daganahay waa qaali Xaafada adeegoda
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 7 ай бұрын
Sabrin abayo xamar weyne guri iiga soo raadi fadhi iima yaalee adeega raqiiska ku jeclahay waa Martiini ka shaqeyn jira soo mari jiray hada adeega qaali
@sacdiyocariif829
@sacdiyocariif829 7 ай бұрын
Masha allah abayo horay usoco
@leylaabdi1680
@leylaabdi1680 7 ай бұрын
Masha allh allh haku xafido abaayo mcney
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@nafisomacalindahir1169
@nafisomacalindahir1169 7 ай бұрын
Abaayo dadka ma ogolo ineey koronto iyo biyo gooni loo bixiyo aniga cid aan la deganahay koronto iyo biyo naguma dhibaan lkn cariir aan daremaa gabdhaas lacagta dhexda noogu dhufo la dhahaayo lacagtaa inteey wax ku badsadaan guri kaligood ama cid 1cunug heysato ha udegaaano aan ku weydiiyee madiino magaalo ma ahan miyaa😂😂 waa iska kaftan madiina waan deganahay
@mumtazmuniira8756
@mumtazmuniira8756 6 ай бұрын
Masha,allah abyo allaha ku barakeey gabadha yartaa maalinkaste madaxa maad ka,dhaqdaa mase maalin dhaaf❤
@RayanQurux-qn7od
@RayanQurux-qn7od 7 ай бұрын
Mashaa allha ❤❤
@user-ej6gj5mf2z
@user-ej6gj5mf2z 7 ай бұрын
Asc abyo sabirin xajiga oo mar walba iska maqan kwrn subixii wuu dhelmanaa habeykii lixsaac guriga cidlo igu telka lee iska dawada imanaa kalmad lama wey dinkaro
@user-ej6gj5mf2z
@user-ej6gj5mf2z 7 ай бұрын
Istarees wlhi shaki ?
@nastehahassan2593
@nastehahassan2593 7 ай бұрын
Hhhh waxaad ku dhahdaa howlahaaga dhan waan la socdaa inaan ku moogahay ha moodin waxaad ku jirto intaan aamusanahy khaldka iska sax waabso😂😂😂😂
@user-ej6gj5mf2z
@user-ej6gj5mf2z 7 ай бұрын
@@nastehahassan2593 kkkk mahadsanin abyo kagadaran kuso wicimaayo hadaad wacdan ragbaan shirkula jiraa uudhahaaaa mahadlikaro 🤔🤔🤔
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 ай бұрын
Love you saabiriin qurux badan❤❤
@faadmamaxamuud9369
@faadmamaxamuud9369 7 ай бұрын
Sax waye abayo sidashekti aa uxalah
@SiciidIsmaaciil-ch4vu
@SiciidIsmaaciil-ch4vu 7 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅.mashalaaha wllo❤❤❤❤❤
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 7 ай бұрын
Mashaa allah horomar wacan
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 7 ай бұрын
Nabraha lastiiga ukenaa oo waliba lagu dhujiyo tinteda xoga way kotay lastiga kadaa takada caadiga oo yaryartaa uxer nabra kuma arkaysid inshaa Allah hana kudhuujin xitaa madax xanuunay kaqadaysaa dhujiska kayare
@faadumobuluug552
@faadumobuluug552 6 ай бұрын
mnzh Alh aby adeg rqiis
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Abayadaas waxaan dhihi lahaa hal.qol iyo fadhi xataa jiigad ha ahaade raadso malinkasta dayn raadis ma anfacayso
@user-di2bg4iq7h
@user-di2bg4iq7h 7 ай бұрын
Anaga puntaland joga u xiisay lacagta somaliga❤
@xamdamaxamuud
@xamdamaxamuud 7 ай бұрын
M.a raqiis
@Yaboy.22
@Yaboy.22 7 ай бұрын
@user-rp6uo1hr3w
@user-rp6uo1hr3w 7 ай бұрын
❤❤
@IdilsacidAxmed
@IdilsacidAxmed 7 ай бұрын
Gabadha Madagascar ayar wll
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 7 ай бұрын
Anagoo puntland joogna baan lacag soomaali uxiisnay wllhi
@boqoradacadar
@boqoradacadar 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@user-ep9ox7hi4v
@user-ep9ox7hi4v 7 ай бұрын
Abaayo saliida umariso nalawadag adooraliya aniga salidaha kudhibanahay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 7 ай бұрын
Yurubna ma joogno shilin somalina mahayno waa uxiisnay reer puntland 😢
@hiigasi123
@hiigasi123 7 ай бұрын
M.alh
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n 6 ай бұрын
Abayoh adeek raqiis miyaa qali an ku ogahay
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 7 ай бұрын
Abaayo maceeyaha iyo maraq junbe khatar weye
@IdilsacidAxmed
@IdilsacidAxmed 7 ай бұрын
Abayo masha allah muqdisho raqis qudarta ani hada 5 xabo omos ah hal dolar iyo shen iyo labatan sinti ayankasobixiye
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Masha allh sabirin cadey abayo adeega subaxdaas meeqa dolar waaye lacag somali ma aqaano intay Africa ku nolahay
@ramlahuseanahmed2928
@ramlahuseanahmed2928 6 ай бұрын
1kii doller 26 kun shilin somali waye
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n 6 ай бұрын
Abayoh daarissalam soo dek lacakTISA raqiis wye girada $180 DOOLAR WYE
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 7 ай бұрын
Abaayo guriga kaguur guri fican raadso
@saciidocismaan185
@saciidocismaan185 7 ай бұрын
Abyo meeqo bill ee jirtaa
@user-ye5wr2xt4x
@user-ye5wr2xt4x 7 ай бұрын
Mahadsanid abayo anig aya sodagsaday lkin dalala aya ikenaya wa dada isalamey wana iga deday wlhi dalalki wayo wa lalalo ashay dalalka ayaga lacag sseyen maraka wlhi anigba ma jeceli cida abayo lkin wa filo abayo
@user-ye5wr2xt4x
@user-ye5wr2xt4x 7 ай бұрын
@xsxs9741
@xsxs9741 6 ай бұрын
Xage waye gurigada abyo aniga guri rabay aroos cusub nahy waakula dagi lahaa
@bahsahajii8061
@bahsahajii8061 7 ай бұрын
Kun shilling somali meqa waye kenya money abyo
@ifrahabdinur8239
@ifrahabdinur8239 7 ай бұрын
Guriga kaguur kulatalilahaaa dhibatadaaas wajirtaaa waxadan isticmaaalin ayaaa lagaa qadaaaa dadka isku isticmaaal mahan wanakala badanyahay 2canug hadaa heysato 6 caruur cid heysata isku isticmaaal matihiiin ilamaha qaaar waaa biyo kudheeel marka abyo guri kalo Kira ah iska dag ama saacada kalasaarta saacad Goni xiro
@caynicabdulahixuseen2681
@caynicabdulahixuseen2681 7 ай бұрын
Acs abaayo waxan karbaa inaa furto KZbin ma icaawin kartaa Abaayo ❤❤❤ plz iisoo jawaba ❤❤❤
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 7 ай бұрын
Abayo anaga 6kun 3dax xabo lagusena
@aminasalad3786
@aminasalad3786 7 ай бұрын
Wasax goni usameso
@hanicabdulahi5995
@hanicabdulahi5995 7 ай бұрын
Sabariiney gabadheyda 9bilood noo socoto waline liko nooma soo bixin
@zahracuud7268
@zahracuud7268 7 ай бұрын
Sabarine birta meqa kaso bixisay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Ani waxaa iijoogto gabar 3 wiil ka waynyihiin iida markaan qamius usoo gado lama aamusin karo iyo dharka maliyada 😂😂😂😂 qamiis yar iyo buumaa loo xiraa 😂😂😂😂
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@sabarinabaas
@sabarinabaas 7 ай бұрын
😂😂😂
@user-yu1fd3jj8u
@user-yu1fd3jj8u 7 ай бұрын
Abaayo irbad ma kugujorto
@maandeqaxmed9865
@maandeqaxmed9865 7 ай бұрын
Saabirin abaayo waxaan ahay hooyo inaan shaqeeysto aan rabay meel magaalada ka baxsan aan jogaa abaayo waxaad ii sheektaa geedaha teg awayga oo macmacaanka lagu sameeysto ii sheeg abaayo bakaaro waan tegay walahi waan ku daalay
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 7 ай бұрын
Supermarketka xayaat ama juba ka helee
@xamdamaxamuud
@xamdamaxamuud 7 ай бұрын
Aby xgeeejoogtaaa ani ceelasha deganahay dukaan caadi ah kahelay 6 dlr kusoo gaday 125 xabo kujirto umleyni ama 120
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 7 ай бұрын
Masha Allah anaga 4sano lacag Somali ma arag somaliana jogaa qudaartaa raqiiska ah anaga waxa ugu yar .5$ wlhi waa Ina xamar iso guura
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 7 ай бұрын
Xamar oo idin sidaa ma wada ahan waa xamar weyne
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 7 ай бұрын
Ani xamarna Wan joga 6 an ku adegtaa weyna igu yarataa
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 7 ай бұрын
Wa xamar Weyne un
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 7 ай бұрын
Nabraha lastiiga ukenaa oo waliba lagu dhujiyo tinteda xoga way kotay lastiga kadaa takada caadiga oo yaryartaa uxer nabra kuma arkaysid inshaa Allah hana kudhuujin xitaa madax xanuunay kaqadaysaa dhujiska kayare
XALFAD QALINJIBIN QURAN  GABDHA HABAYARTA u AHAY 🥰🥰
7:03
sabarin abaas
Рет қаралды 1,2 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
jawaab iyo isqawojis  kafaideso waad ka helesa
10:19
shukri masala
Рет қаралды 6 М.
FILO PART 49
30:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 572 М.
PRANK: FARURTA BAA SAMEYSTAY
20:08
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
1 DAY TO GOOO HAWEENKII UGU DANBEEYAY IYO QURAAN SAAR ALLAH HA AQBALO AMIIN
8:36
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 74 М.