Morning Routine Xaajiga markuu imaaday Kadib iyo suprise guriga dhaxdiisa la igu sameeyay😱

  Рет қаралды 310,143

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 693
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️🫵🏻
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@UmuMaariya
@UmuMaariya Жыл бұрын
Scw
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Жыл бұрын
Scw
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@FardosaMohmed-fu7cq
@FardosaMohmed-fu7cq Жыл бұрын
scw scw scw scw
@mumtaazmuhiidiin5407
@mumtaazmuhiidiin5407 Жыл бұрын
inta nasro routinekeeda jecel😭❤😩Keep going qlbiyey
@abdallaali1128
@abdallaali1128 Жыл бұрын
Masha alaaha abaayo alah kuxifdiyo macaniy
@mohamedabdoo-lg5jn
@mohamedabdoo-lg5jn Жыл бұрын
Nasta Abtidoon cid lala bar bardhigi karoh Oo haan aha wallhi ma jirt0 I love yuo so much❤❤
@mahdiasaleban3478
@mahdiasaleban3478 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🔥🧡🧡🩸🩸🩸💶💴😊🎉❤
@maryanikraam50
@maryanikraam50 Жыл бұрын
Abayo Welcome back, sabar, Ilahey Kaliya kuxirnaaw, muhiimadada kowaadna ha ahaato inad Allah raligaleeso bis. 🎉❤😊 so dhawaw and thank you for the useful contributions to your community. ❤
@som1
@som1 Жыл бұрын
We love u nasro. You are a great role model for the somali women
@FoosSharaf-sz6qn
@FoosSharaf-sz6qn Жыл бұрын
Masha allah abayo
@User-m5i2z
@User-m5i2z Жыл бұрын
Jjej
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Youtubarad way daawataa youtubarad lkn naagaha somaalida iskuma quuraan gabar somaali ah daawanaa wiilasha aan daawadaa eeyba iska soo jaraayaan waan layaabay yuotubarad waan ahay hadana adaan kudaawanooyaa abaa waana kudaawadaa Mar walba kwrn hee😂
@AmalcabdiLiza-o8o
@AmalcabdiLiza-o8o 4 ай бұрын
Ayaan gobdoon gabadh qalbi wnanagsan. Gulayso wllshy👍🏾
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 Жыл бұрын
Touha bella ayaad daawanaysaa oo loo yaqaan farhiaumukarim she’s my favorite KZbinr macalimadayda makeup ka 💄❤️‍🩹😘
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Ani marka kijada galo ina quraan dhagaysto marka gari wadayo dharka marka dhaqayo shaqa kasta marka qabanayo quraanka dhagaysta
@FatimaIbraahiim-wv3ff
@FatimaIbraahiim-wv3ff 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 Жыл бұрын
Ma shaa Allah . Am happy to see you are back..please night routine nogu daar
@sahraahmed6435
@sahraahmed6435 Жыл бұрын
Maansha allah nasro cadey maamo cadawgada cagta ka hoos waxad tahay gabar edeb iyo aqlaaq lagu soo koriyay allaha isku kiina xafido adiga iyo xaajigaada
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
@anabali3897
@anabali3897 Жыл бұрын
Nasro ceeb wye abayo qolkaga jifka malaso ban dhigo inta kle caadi wye qolkaga adika bis inaa aragto fican 🎉⚘
@nimcoadan7794
@nimcoadan7794 Жыл бұрын
Tasa xaqiq ah aniga hta tasa kugutagersanhy wll❤
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 Жыл бұрын
Waruunta lamasobadhigo
@MushtaqMushatqmustaf
@MushtaqMushatqmustaf Жыл бұрын
Wlhi waa ku raaxeestay routinekaada ilaahay qeyrka hakula waafajiyo abaayo mcn❤❤
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan Жыл бұрын
Mashallah l love you qali dumar nasro waahan kasalamay form djibouti keep going 😍😍😍
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Dumaashi Qaali One Love♥️ From JigJiga Og🇬🇲
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 Жыл бұрын
masha Allah Allah ha ikindhowro family qurux badan ❤❤❤❤ nosoo badi Routine xabiibti san usugaye waan Dale hore usoco qaali dumar ❤❤❤❤
@hamdamuusejibril101
@hamdamuusejibril101 Жыл бұрын
MashaAllah nasra Cadey wan ku tageera adi iyo gabadha aad dawanayso waxan filaya inay tahay fadxiya KZbin kana ugu qorantahay (touha bella ) ❤from borama, somaliland 😊🥰
@fatumamohamedabdi
@fatumamohamedabdi Жыл бұрын
Maashaa allah xabiibti aadaa kuu jeclahay markastana waa ku taageeraa🎉🎉❤❤
@SofiyaAdanAhmed-su5kp
@SofiyaAdanAhmed-su5kp Жыл бұрын
Aniga mar kasto love wad iga ilowda nasro😢😢
@فتحيةعلي-ي1ن
@فتحيةعلي-ي1ن Жыл бұрын
ما شاء الله بالعافيه عليكم❤❤
@maryamomohamed1890
@maryamomohamed1890 Жыл бұрын
Ayy m.a boqorad allaha ku xafido apyo adi iyo dumaashi allaha isku kiin xafido wllshey mcn😊❤❤❤❤❤
@ramloruun1041
@ramloruun1041 Жыл бұрын
Masha allah nasradeeda noolaw abyo cadowga allaha kaa qabto gabar aan kudaydo horay usoco 💯🤲😘👏
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah walal mcn Rasro abtidon ilaahay il xun iyo mid Xasidba hakaa qabto adiyo Xaajigaguna isku waara ilaahayna Wax idin dhiba idma tuso inta noloshina Ka dhiman Amiiin walal waxa tahay An dar ilaahay u jeclahay laguna daydo Xafiduhullaah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha Allah nasro quruxey il xun idin ma argto adiga iyo xajigaaga iyo caruurtada insha alla xabiibti 🎉🎉🎉❤❤❤
@hibanuura4233
@hibanuura4233 Жыл бұрын
Alla manta nasradeeni hore noso labatay masha allh saanle nola joog muqalo badan kaarabnaa insha allh madama wa xbadan naga maqneyd
@fadumoahmed173
@fadumoahmed173 Жыл бұрын
Msha allh nasra abdi doon❤❤❤
@hodanahmed6869
@hodanahmed6869 Жыл бұрын
Multivitamin abaayo xabadaa laqaataa laba haqaaday waligay ma arag labo laqaadanayo halqaado wadankaa joogtid doctors maqaan inaykuu qoreen oonkala duwanahay balse USA joogaye halbasaa lacunaa abaayo alaha kuxifdiyo gabar qaaliyaa tahay
@jiyaaalicibaar5765
@jiyaaalicibaar5765 Жыл бұрын
Allah ku barkeyo xbbti Nasra
@DekoJama-fh2nc
@DekoJama-fh2nc Жыл бұрын
My role model queen nasra abtidoon ilhy hku dhowro mcnto
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Mnsha allah nasra antidoon wan tageera wllo ilaahay haku barkeeyo nolosha happy ah ee aad ku noshahay
@livinghope5422
@livinghope5422 Жыл бұрын
Mnshalh Allh hkuu barakeeyo. Anna ninkeyga hygu simo inaan saa wax ugu kariyo.
@ilhaanabdi3342
@ilhaanabdi3342 Жыл бұрын
Wan is kaga jeclahay walahi nasra ilaheey haku xafido 😢🫶🫶🫶🥰
@queenifraax7859
@queenifraax7859 Жыл бұрын
Canjerada Qurux wye ❤ lkin saaid waye qamiirka say ila tahay Nasra bilan
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Жыл бұрын
Yes
@rajnaagabadhariyada982
@rajnaagabadhariyada982 Жыл бұрын
Meel qabow qofka markuu joogo qasab waxaa ku ah in uu isticmaalo leebito badan sidàas u fahan
@shaymacali7436
@shaymacali7436 Жыл бұрын
Masha Allh Nasra io hajigeda is ku war Abdkin mcnto ❤
@shugrishacni9733
@shugrishacni9733 Жыл бұрын
Manshaallah waad u qalanta quruxey❤
@sumayabudul507
@sumayabudul507 7 ай бұрын
Mashallah nasra waa gabadhii soomali Oo dhan ugu sharaf badan gacmo dahab allow ii da nasra
@sadiosiciid35
@sadiosiciid35 Жыл бұрын
Nasraa filked uhoreysa ❤❤❤. Masha Allah keep going abaayo .
@nassermoussa9812
@nassermoussa9812 Жыл бұрын
@CaliRaayaan
@CaliRaayaan 5 ай бұрын
Nasra waa ku salaamay abaayo
@aasiyoabshir4521
@aasiyoabshir4521 Жыл бұрын
M.a alle haydin xafido❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Muqal nasro duubto maba kucajiso muxuu udhamaday isdhahaa❤❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Haa
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
Dumashi nasra poqorad madaxa nosaranthy from mr ❤❤💯🥰💪
@ayaanmaxamed2463
@ayaanmaxamed2463 Жыл бұрын
Mashla walshay hora usco ❤❤❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 Жыл бұрын
Team nasra isoo booqda pls❤
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Жыл бұрын
Masha allh hamplyo abyo isku waara adi Io dumaashii ruux walpo Muslim ah oo doonayo guur Io caruur allah siiyo kuwa barwaaqeysan❤❤❤🎉wax walpo oo tabanaayo Io meshuu ka baayanyhy allh katiiriyo dhamnteen❤😢
@xafsamoalimabdiahmed842
@xafsamoalimabdiahmed842 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@radiaaden9180
@radiaaden9180 Жыл бұрын
Really i wanted to be first one to see the video but what happen😔 🤣🤣😅 but nasro keep going love from Djibouti love you sister and i hope that i will see you one day .😍😘😘
@nasraabdrisaq8478
@nasraabdrisaq8478 Жыл бұрын
Kula mid ahay wallhy nasra waa gabadha kaliyo role model kayga ah gabdhaha social media Ku Jira and Malin malaha kamida waxaan rajaynaya in aan la kulmi doono❤markan social media kuso birana sideeda oo kale Ayan rabaa in aan akhlaq iyo edeb Ku joogo social media Nasray horay usoco sis facaa wad Ka horumar tee Alle haku dhowro abaayo❤
@radiaaden9180
@radiaaden9180 Жыл бұрын
Inchallah hope the best
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Masha allah abayo nasro fanskada ka mid ahay aad an ku takeraa so labashadadane wan ku faraxsanhy❤❤ adi xajigana sanado kalo badan idin raheynaa wada nolaada nabad ku waara❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Жыл бұрын
Mansha allaah Nasra abtidoon alle haku xafido hore usoco sister ❤
@fardowsaabdullahi1382
@fardowsaabdullahi1382 Жыл бұрын
Masha,allah tbrkllh abaayo Nasra farxad ku nooloow waligaa horeyna u soco idam alle ❤
@hodancali8991
@hodancali8991 Жыл бұрын
Mnsh allh nasra qof aan jecelhy❤ hore uso co aboyo
@ruweidaabdikadir1324
@ruweidaabdikadir1324 Жыл бұрын
Maashaa Allaah guuleyso Nasra Abtidoon Nasra Nasabeey ❤❤❤❤❤
@ANFAAL152
@ANFAAL152 Жыл бұрын
M.a queen narso daawashada video yadaadu laguma caajiso horey u soco hppti alpi isku waara adiga I.o seygaaga asaagaa usarey huuno❤❤❤❤🎉
@cudoonchannel1469
@cudoonchannel1469 Жыл бұрын
Full routine morning skincare sosamey
@hamdaamiira7085
@hamdaamiira7085 Жыл бұрын
M.a waxa la dhaha Touha Bella🥰Big fan aan u ahay
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Жыл бұрын
Yes gabadhas daawanaye
@KaltumCabdullahi
@KaltumCabdullahi Жыл бұрын
Dadka youtubeka kaadawada aanka mid ahay gabadha youtubers ka aan ugu jeclahay ayaa tahay
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Waa #hamda home decor gabdhan aad daawaneyso weeyan waa qof top ah
@maryamcilmidoon3688
@maryamcilmidoon3688 Жыл бұрын
Msha Allah inta xun ishooda allah kaa hayo abaayo
@Hafza3636
@Hafza3636 Жыл бұрын
Muchallh nasra cadey Walgu miss gareyy allh hku xifdiyo🤍🤍
@sitraismacil2882
@sitraismacil2882 Жыл бұрын
Mnsha alaha TabaraKalaaH Nasra sharaf badan ❤️🫶🏼🫅🏾
@IsmacilCabsirxmqn
@IsmacilCabsirxmqn 4 ай бұрын
masha Allah allaha kuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 Жыл бұрын
Gabadha ad daawaneeyso waa Ayaan gobdoon ❤️❤️❤️
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 Жыл бұрын
Nasro qurux mashaa allaah huuno
@hamdidiirshe3377
@hamdidiirshe3377 Жыл бұрын
Maasha alah nasro horay usoco alahana ku xifdiyo cadawga alaha kaa qabto xabiibti
@Mushtaqabdi-o8f
@Mushtaqabdi-o8f Жыл бұрын
Anaa ugu horeeya still well ma daawan vedioga
@FaadumoyuusufMaxamad
@FaadumoyuusufMaxamad 7 ай бұрын
Nasro hadaan arki lahaa wllhi farxad iima uaraan laheen❤love you sow much nasra😊❤
@fartuunomarahmed9592
@fartuunomarahmed9592 11 ай бұрын
Masha allha nasro allha ikaxafido wan kujecelahay
@sukaynaarab4632
@sukaynaarab4632 Жыл бұрын
Team Snapchat hdaan nahy surpriskan morhoraan aragnay🥺😂
@HodanIdiris-c7m
@HodanIdiris-c7m Жыл бұрын
Macha Allah nasra qurux
@HodanIdiris-c7m
@HodanIdiris-c7m Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@amiishadirie1947
@amiishadirie1947 Жыл бұрын
Haa abyo no so sheeg waxad ku dartay canjera ❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
M.a nasro cafimad iyo barwaqo ayaan kurajaynaya abaayo i.a✌❤❤😍🇸🇴
@masudalisalah7728
@masudalisalah7728 Жыл бұрын
Masha allh quruxey horey u soco marwalbane abdheed ahaaw huuno❤❤❤❤
@nuriyamahamed1774
@nuriyamahamed1774 Жыл бұрын
Mansha allh qali dumar marwalba garabkaaga alle hagalo
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu alaha ku xafdiyo habbo macaanto gabarteeyda nasro abti doon Waa nasab مرحبا في البيت نصر ابتدون ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Yutubka aad fiirsan Waa 2, qof midkooda ismahan daahir. 😂❤😂❤ amba,, yaad fileehee,, xamda dikor home dicor maasha alaahu habbo macaanto alaha idin xafdiyo aaaamiiin aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@IfrahIbrahim-n4d
@IfrahIbrahim-n4d 3 ай бұрын
Abaayo mcn laabtok waa imisa iisheeg ilahay khayri ku siiyo mcn waa imisa
@dahirise7762
@dahirise7762 Жыл бұрын
Waan ku salaamay nasro waa wllkaa ku taageero isku waara adii iyo xaajigaada never give up my sister
@FardawsoJaamac-r5h
@FardawsoJaamac-r5h 11 ай бұрын
Masha Allah bayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caaishoahmedali821
@caaishoahmedali821 Жыл бұрын
Nasra abtidon wlhi video yadeda kma dalo wlhi zaid ku jeclhy abyo mcn noloshada Mr wlba hormar kula jeclhy ❤😊
@kikialemu7
@kikialemu7 Жыл бұрын
*INSHA ALLAH. KHEYRKA IXASUUSI AAN KU XASUUSIYEE* *👉SALAATUL DUUXA HA HILMAAMIN. WAA 3.5DAQIIQO KALI.* *JZKUMLLKHEYR🎁*
@AmranAli-i4d
@AmranAli-i4d Жыл бұрын
Abaayo nasraay anaka kula mida gabadh qisooyinkeeda balwad ii noqdeen ayaan gobdoon qisooyinkeeda qatar hada midaa dhax maroso hoosha madareemesid masha,allh iida miyaa iida hadee eheena soo tijaabi xppti ❤❤
@ikraanelmi-ep3hk
@ikraanelmi-ep3hk Жыл бұрын
Gabadha kaliya eenku daydo ❤
@HabibRouman
@HabibRouman Жыл бұрын
Allah ha ku sharfo nasra dar illahay ayan ku jecel lahay walashay qali
@sumayoelmi5847
@sumayoelmi5847 Жыл бұрын
Hoyadey samidey ku jeclhy nasra cadey ❤
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Masha Allah dumashi homar fiican nolol farxad leh 🌷🌷🌷🌷
@SafiyaIbrahim-p2k
@SafiyaIbrahim-p2k Жыл бұрын
Our queen ❤❤we love you ❤
@khadijaguled994
@khadijaguled994 Жыл бұрын
manshaAllah Allow nasra noodaa xaajigana Allah how xafido. hope to meet you in Turkey if I visit
@RamQuruxdydi
@RamQuruxdydi Жыл бұрын
Mashaaallah 🥰 Marwa sharafle nasra garii dumar inolow abayo ❤❤
@AmalLafole-rs1dw
@AmalLafole-rs1dw Жыл бұрын
Mnshlh abayo mcn allaha ku barakeeyo anaa kula mida sasaa wax u dawadaa
@canabmohamed-ok5gv
@canabmohamed-ok5gv Жыл бұрын
Inta markey nasro KZbin ka wax soo dhigty soo cararty alla nasrooy wllshy wn ku jeclhy
@farahaprilahmett9680
@farahaprilahmett9680 Жыл бұрын
Masha allah waligiin faraxsanaada hbbt
@aishabintusharma1928
@aishabintusharma1928 5 ай бұрын
Abyo nasro.wankujacahai❤❤❤
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Mansha allh wllshy qli nasra keep going ❤❤❤
@sumayadahir1518
@sumayadahir1518 Жыл бұрын
We love you walhi horey usco abayo❤❤❤❤
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Жыл бұрын
Masha Allah nasro aniga jecel markaan jikada ku jiro inaan taleephankayga isku mashquuliyo😊
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 Жыл бұрын
Alla sanka aabahay baan soo xasuustay ookiyaalaha ku sawirmay sida nasra oo kale 😂 sis waan ku xiisnay
@abdijama1984
@abdijama1984 Жыл бұрын
Maashaa allaahhore usoco guul guul❤❤❤😂😂
@NajaxNajax123-wx9tl
@NajaxNajax123-wx9tl Жыл бұрын
Anigaba hargaysa ayaan jooga laxooxda hada iqas hada idubta ahbaan dubtaa hadeerna markaan arkay inaan kaco oo samaystaan rabaa 😊😊
@balqisaali1811
@balqisaali1811 Жыл бұрын
Nasrooy Abaayo vlog noo so gali😊❤
@maryamashariif2033
@maryamashariif2033 Жыл бұрын
HORAY USOCO WALASHEY MACAAN GUULAYSOARWALBE ❤🎉
@ubaxabdirsaaq4958
@ubaxabdirsaaq4958 7 ай бұрын
Nasra waan ku jecelhay walhi abayo ❤
@shukricadey1232
@shukricadey1232 Жыл бұрын
Mashallh allaha ku bara keeyo
@hodanaxmed5125
@hodanaxmed5125 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah farxad igu nolow marwo sharaf badan baa tahay qali dumar❤
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Жыл бұрын
Mashalaha waan kuu xiisaya KZbin waad ka raagtaya الله يسعدك
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
MORNING ROUTINE CLEANING//MAALINTII NADAFADA GURIGA
22:03
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 80 М.
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 312 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН