MORNING ROUTINES

  Рет қаралды 24,312

MY RAJO

MY RAJO

2 жыл бұрын

Пікірлер: 75
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
Wll yaalo ii faiideya 9ki bilaa ii dhaman rabto timir Ayaan lacunaaa maqaly hadan cunana xanuun ayaa I qabta maxaa sabab ah alle ha idin barakeeyo
@ubahfarah6952
@ubahfarah6952 2 жыл бұрын
Abyo anigu waa cunay sagalka markaan ahaa qorfe Iyo cananaas waa cunay laba cunug oo horena waa laygu qalay normal baan udhalay kii sadexaad allxamdulliallah marka foosha way kaa caawinaysaa timirta isticmaal insha Allah Allaha kuu fududeeyo
@khadradioman8843
@khadradioman8843 2 жыл бұрын
Kaniinka foli asid isticmal isaga foosha fududeya socodkana badi insha allah
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 жыл бұрын
Abaayo xulbad gabdho isticmalay arkay ofosha ufududatay
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 жыл бұрын
@@ubahfarah6952 abaayo muqdisho maad joogtaa adoo laba jeer lakuqalay see waxa fosha fududeyo ucuntay indha adkidaa masha allaah markii laku qalayay dhaqatiirta maxe sababah kuqalayeen plz iso jwb
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
@@ubahfarah6952 mhdsnd abaayo
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 👌
@maryanshariif6860
@maryanshariif6860 2 жыл бұрын
Mansha allah ❤♥🥰🥰
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahAllah 👏
@abdullahimuktar4102
@abdullahimuktar4102 2 жыл бұрын
Maasha allah ♥️🥰❤💉
@zahuur_family
@zahuur_family 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 2 жыл бұрын
Mashaa Allah walaal bilcaafiya
@saabiriinciise8513
@saabiriinciise8513 2 жыл бұрын
Masha Allah Abayo👸🏾💕💋
@istahilali4803
@istahilali4803 2 жыл бұрын
Hhhhh Masha allah thanks Abayo
@suusansuleyman7071
@suusansuleyman7071 2 жыл бұрын
Masha allah ku barakeyo 🥰❤
@Boqorada342
@Boqorada342 2 жыл бұрын
👍👍😍😍😍😍😍😍
@-taibatmuna
@-taibatmuna 2 жыл бұрын
mashallah tabarakallah
@qaaliquen3324
@qaaliquen3324 2 жыл бұрын
Mansha allaah hpo muniiro
@adnanabdukadir2714
@adnanabdukadir2714 2 жыл бұрын
Maasha allaah alle haku barakeeyo
@raaharuun4411
@raaharuun4411 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@FatimaFatima-ny8ju
@FatimaFatima-ny8ju 2 жыл бұрын
Mashalaah
@najmaa11laki29
@najmaa11laki29 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
Mash Allah
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
Mansha allh maami
@zamzamabdi5906
@zamzamabdi5906 2 жыл бұрын
Mansha alh tabark alh
@subaanibarhinasubaanibarhi900
@subaanibarhinasubaanibarhi900 2 жыл бұрын
Machaallaah Machaallaah 😍
@maryanshariif6860
@maryanshariif6860 2 жыл бұрын
Mansha allah shaqo hada shaqo kadhigato ayey shaqotahay kan kuwata halheskas wan jeclahay
@aminaabdullah4893
@aminaabdullah4893 2 жыл бұрын
Mash allah abayo
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 2 жыл бұрын
Mansha allah abyo mcn muniiroy afar sano ku Dawana Mansha allah ilahy haku xifdyo mida kale abyoy alabihi aad samyn jirtay sharaxda aha mar ma noso galiso ubaxyda alabta la sari jiray ee qurxna
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Yaa yaas
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 жыл бұрын
Masha allah abayo ❤️ 💖
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah munira sharaf Cafimad Alle hakuu siyaadiyo walashay Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️
@samiroabdullahi5230
@samiroabdullahi5230 2 жыл бұрын
Masha alh Boqorad an jacelahay alh ika dayo xabiti
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm masha allaah
@haliimosiciid4358
@haliimosiciid4358 2 жыл бұрын
mnsh allhaa wll
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Hore wn kugu sheegay hadii aan dhalo gabdha wn kugu saminaa insha Allaha
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah
@fardowsaabdiisack5569
@fardowsaabdiisack5569 2 жыл бұрын
Abaay muniiro sethy xanuun allah cafimdka allah ku siyaadiyo wllshy mcn 🥰🥰
@naciimokhaliif6967
@naciimokhaliif6967 2 жыл бұрын
masha allah abyo alle haku fududeyo adbaa ku jeclhy ❤ wax badan aya kugu xiranhy wax yabo badn aya ka bartay wallhi m.a alle haidin xafido dhamanten
@qaalidumar4004
@qaalidumar4004 2 жыл бұрын
Masha allah muniiro qurux allaha ku xafido abayo adiga iyo family kaga
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 2 жыл бұрын
mansha allh tabaaraka llah Allah wll muniiro adiyo wll fartuun ba aad ban idiin jeclahay iyo routine kiinaba Allah ha idin xiftiyo
@Sacdiyohussein5626
@Sacdiyohussein5626 2 жыл бұрын
mashaa allah abayo alle haku xafido 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi ramadaanyo badan
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 2 жыл бұрын
😅😅😅 abayo muniiro hadalkaga wan ku qosla love you 🥰ani Ramadan sadexad ay itahay inta ku dawanayo
@falisabdi2866
@falisabdi2866 2 жыл бұрын
Mashaa allah abaayo ❤❤🌺💯
@roodaahmed9758
@roodaahmed9758 2 жыл бұрын
manshalah manshalah manshalah manshalah
@fatxifuad8665
@fatxifuad8665 2 жыл бұрын
Mash Allah abyo muniro xog xog ku jclhy routine wu isacida
@Nadahajji3371
@Nadahajji3371 2 жыл бұрын
Abayo muniiro wad ika qoslisay walahi latuwalwal
@fadumaabubakar4540
@fadumaabubakar4540 2 жыл бұрын
Anakaba xoog xooog kuu jecel nahay abaayo muniiro 😍
@hafsaomar9833
@hafsaomar9833 2 жыл бұрын
Mashallah dheh muniiro adilee ha iska cyuumin ubaxa😅😅😅
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey ku jecliyaa aniga habooney abaayo muniiro 🌹🥰🥰🥰🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 2 жыл бұрын
Kkkkk nakta iyo nakiikta ma ka tumee wakuku haystaa wlhi m,a
@iqramaxamedyuusuf3825
@iqramaxamedyuusuf3825 2 жыл бұрын
M.a abyo muniiro wallhi waan kugu walacay wan ku jeclahay farxad kunolow xabibti😘😍😍❤👸👸
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
Ilaahay dartiisa igu so booq walal
@nasriinadow3298
@nasriinadow3298 2 жыл бұрын
2018 wakula joogay isku diyaarinta ramadaan guriga wa isla dhaqenay maasha'allah hhh
@nimcodagan4506
@nimcodagan4506 2 жыл бұрын
5 saac 4 saaac marka leedahay noo fasir saaas uma fahanoo 😅😅😅from hargeisa
@sagaldiamond2076
@sagaldiamond2076 2 жыл бұрын
Asc wll kurasta qadada xagaad ka iibsatay
@fadumasaidnur3975
@fadumasaidnur3975 2 жыл бұрын
abaayo muneero aankula kaftameey malaguugu yaryar yahay
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Ookalle ayaan rajeynaa
@ifkamuse1501
@ifkamuse1501 2 жыл бұрын
Wcs mamo aniga ramadanki labada kulasomoyaa lkn lakin sababta kudawanayo ma aqano wayo mamoyinka dhiri galisaa lkn adiga waneceb tahay habo inlagudhaho abayo lerabta maxa lkn an kula kaftamee
@samruuhaji2813
@samruuhaji2813 2 жыл бұрын
Cilaan igu dishay malmahan masha'allh 💖💖💖💖💖
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 Жыл бұрын
Abayo dawad cilanka waxge ka so gaday
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
Isku dadaal ceeb mahaa
@khadradioman8843
@khadradioman8843 2 жыл бұрын
2018 ban kugu so biiray muniroy telefonki aa iga xumaday alx midkaleh ayaan subcerib kaso iri marka miyan kugu cusbahay🙌
@nashaadxussein7491
@nashaadxussein7491 2 жыл бұрын
Abyo muniro yanyurta guuriga kasar wayo cuduro badan aya laga qada
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Abaayo musqusha waaba halis shabaq ku xir ciyaalka waaba Qatar ama inlga soogala sheeko sodafrica kadhacday wlh Soo xasuustay daaqad tuuga kagaleen nxdin iska xir
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 жыл бұрын
Sax
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA RER #my_rajo
10:13
MY RAJO
Рет қаралды 21 М.
TALALKA UURKA MA IS DURI KARAA ? #my_rajo
11:57
MY RAJO
Рет қаралды 37 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
CASUMAD IYO QOSOLKA ADUNKA RER #my_rajo
12:04
MY RAJO
Рет қаралды 39 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA 🥲 #my_rajo
14:20
MY RAJO
Рет қаралды 28 М.
FARTUN HAPPY OO SURPRISE IGA DHIGTAY KOKO BULLE #my_rajo
9:58
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
MY RAJO
Рет қаралды 62 М.
NIGHT ROUTINE KENA ANIGA IYO FARTUN HAPPY #my_rajo
13:25
MY RAJO
Рет қаралды 48 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН