TALALKA UURKA MA IS DURI KARAA ?

  Рет қаралды 37,128

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 176
@umuahmedabdikarim99
@umuahmedabdikarim99 2 жыл бұрын
Alx inata isasido ilaahey haiidan fudeeyo aniga maanta aan dhalay alx si caadi ah alx intaan owlaaad heysan ilaahey hasiiyo owlaad saalax aamin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Masha allh waad nimceysatay
@zahraosman9448
@zahraosman9448 2 жыл бұрын
Alif mabruuk anagana allaha no fududeeyo
@samaachannel2121
@samaachannel2121 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nimconuur8134
@nimconuur8134 2 жыл бұрын
Mahadsanid huuno muniiro mafahansanayn wn isduri hadakadib insha allh adina foosha alle hakuufududeyo
@sacidoxeydar103
@sacidoxeydar103 2 жыл бұрын
M.a Keep going queen muniiro Allaha idin xfdo in badan adi iyo family
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
@umusaara6789
@umusaara6789 2 жыл бұрын
Allaha ku fududeyo abayo wilka ka saqiray neh shafec aqiro allaha kaga dhigo maqalay mise wa dadada 4 raad sow ma ahn
@najahmuhammed1127
@najahmuhammed1127 2 жыл бұрын
Alle Nabad ha kugu kal keeno wllo Waa Muhiim Aniga qaatay markii aan ku jiray Bishi Lixad Alx
@maryamsheekhaadan5360
@maryamsheekhaadan5360 2 жыл бұрын
Masha aallaah walashey mcn aallaah idin xafido abaayo keep going
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Saqiir aaqiro alle haka dhigo yaarabi hadane alle nabad hakugu kala keeno abaayo mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yarabi
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha
@naimaofficial6591
@naimaofficial6591 2 жыл бұрын
Abayo cerbada aad sheegeyso weey jirtaa ee qasab ma ahan aniga uk ayaan jogaa tedakale burunkito iyo tetano shaqo kumalahan hoyada mareky xanusato canuga ayeey kadifaceysa babyga calosha kujira tedakale ilmaha markeydhashan 8 week kabacdi ayaa tilaalkoda bilabanaa Ilya 6 bil kagarayaan consoltasiberuwga 20 week waa 5 bil 28 waa 7 bil 32 waa 8 bil 36 waa 9 bil inata kale ilaa 40 42 waa iskiiga darso saas u ogoow cadee
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 2 жыл бұрын
Abayo muniiro aniga ilmaha igu horeya 6sano jirta 3kudhalay jarmalka ama Deutschland oder germany wadankan anigo jira 19sano uur lahay 3ciyal waleduray🥰
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 2 жыл бұрын
Masha Allah grattis muniira
@xabiiboxasanibrahim7082
@xabiiboxasanibrahim7082 2 жыл бұрын
Haa abayo talalka wujira aniga kinya Aya kunolahay mar walbo ad urledahay wainad istalasha wayo sharciga uyalo waye ninya
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 жыл бұрын
Alle haku fududeeyo foosho abaayo umushii isxanbaarato Alle haka dhigo🌹
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl 2 жыл бұрын
Asc abayo ilaah hakuu fududeeyo lakin talaalka magaciisa nala wadaag insha aalh
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 жыл бұрын
Mash Allah ilhay hakuudhib yareyo wlo Aamiin yaarabi
@hm-vb2zv
@hm-vb2zv 2 жыл бұрын
Mashaa allah allaha kuu fududeeyo abayo cirbada dadka qaar harkab aa ku dhaco marki ay week durantahay maxaadareentay
@Ramza112
@Ramza112 2 жыл бұрын
Masha allah
@boolaciire8771
@boolaciire8771 2 жыл бұрын
Anaa qaatay sanadki februari isla Holland kula joogaa magaalada rotterdam 22 week prik waxna maka dareemin meelna ima xanuunin Alxamdulillah ilaahay hakuu fududeeyo adi inti uur leh ba🥰🥰🥰
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
Ik wist het niet dat je uit Nederland komt ❤️❤️
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 2 жыл бұрын
Mansha Allaaha congratulations
@fadumoadem3151
@fadumoadem3151 2 жыл бұрын
Aniga abaayo 9aadbanku jira allehayno fududeeyo aniga iyo inta ila midkaaa
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah wlshey ilahey haku fududeeyo aaamin yaa rabi
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 жыл бұрын
Allah ha ku saqiiro xabiibti
@Ramza112
@Ramza112 2 жыл бұрын
Allaha ku fududeyo ado caafimad qaba iyo ubad caafimad qaba allahuma aamin 🤲🤲🤲
@hibao9569
@hibao9569 2 жыл бұрын
Lkn abayo faa idada wanoo sheegtay negative noosoo sheeg wax kasto faa ido darona waa jirtaa
@simanaliali335
@simanaliali335 2 жыл бұрын
Allah kufudeyo xabiti
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah💕💕💕💕💕💕
@princessheva6099
@princessheva6099 2 жыл бұрын
Aniga uk joga wana diday familka wey ii dideyn wana ilmihi igu horeyay alxm 7month ku jira waxas odhan mahaysto allah I noo xifdiyo awlada
@iqraaden8514
@iqraaden8514 2 жыл бұрын
Asc abaayo inteen kala soxiriraa waxbaan kuweydiinlahaa jawaab wacan abaayo
@aminoosman7034
@aminoosman7034 2 жыл бұрын
Masha alah abayo ilahey haku fududeyo
@shukrihajji3161
@shukrihajji3161 2 жыл бұрын
Sweden anaa bil ka hor ku dhalay la isma talaalo abbaayo. Illaahey ha kuu fududeeyo adiga iyo ilmaha oo nabad ah insha allaah 🤲
@shshss1192
@shshss1192 2 жыл бұрын
Maybe bcs uma baahnid abaayo dumarka qaar hadi uur hore dhib la kulman way u fcnthy waliba ki ka dhintay cml cudurkas bu ku kaalmena. Dumar kalena carur caafimad qabo bay dhalaan oo minkooda iyo hormonkoda ba xoog eh.
@hm-vb2zv
@hm-vb2zv 2 жыл бұрын
Kk waa run munira walaashay aa iyada saas ugu, anuunsatay qandho
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah I’m the last one but I love this family abayo Munira keep going Insha allah everything
@rahaanolow4814
@rahaanolow4814 2 жыл бұрын
Asc wallasey setahay xaladada babiibti waxing jogaa Germany wana Leska duraa
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 2 жыл бұрын
wll muniiro adna iyo cayni miyaanay cayni waynen
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey ilahey waxan kaaga baryayaa afar idhood is jecel inu alle kaa dhigo insha allaa quruxey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌹
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 2 жыл бұрын
Masha allah quruxeey allah ha ku dhowro
@zahraosman9448
@zahraosman9448 2 жыл бұрын
Walashey macaan aniga hada waxan ma qaadan karaa talaalka sedexaad 18 isbuuc ayaan ku jiraa waa uurki sedexaad uurkeygi Kobad waxan qaatay t1 iyo t2 yacni talaalka kobad iyo talaalka labaad wan qaatay uurkeyga koobad talaalki 3aad waxa leedhahay marka 6 bilood dhalan tahay oo cunugaga lix bilood gaaro qaado anigana markas uurki labaad ayan yeshay 3 bilood marka gaaray wa iga so dilmeen ana wan iloobay ina qaato hada waxan rabaa inaan qaato talaalki sedexaad waxaana hada ahay 18 week ee ma qaadan karaa caadi miyaa taas kaso hadal abaayo
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 жыл бұрын
Allah haku fududeye abaayo
@caashomacalinxasan1057
@caashomacalinxasan1057 2 жыл бұрын
abayo muqdishu walis duraa caadi waaye hoyada markee urka ledahay
@diamondinahaji7309
@diamondinahaji7309 2 жыл бұрын
Ani xiida waa is dalal waxan ahay eerst baby aan dhalayay hada 1 sano jiir waye allha ii xifdiyo 22 week ley dalaly waxa qandho ah na maa ku argiin alhmdullilah rabil calmiin
@nadiifacadde9179
@nadiifacadde9179 2 жыл бұрын
Haa waa lis talal Ireland
@Boqorada342
@Boqorada342 2 жыл бұрын
aamiin sister 👍👍👍👍
@maleykaibrahin1475
@maleykaibrahin1475 2 жыл бұрын
Abaayo Allaha ku fududeyo adiga iyo inti kula mida lkn waxad tiri wiilka iga saqiray waa dedeyda 3 xaad ma qaladay mise aniga moday in uu dedi 4 raad ku yahay saqiir aqiro allaha idinka dhigo ee magacisa nala wadag qaladna ha ii fahmin quruxeey war jecli somali aya u ehee😳😳🤣🤣
@kheyrjecel6055
@kheyrjecel6055 2 жыл бұрын
🥺😏😏😏 su aal akhireed 🤭
@suaadmuhumed8524
@suaadmuhumed8524 2 жыл бұрын
Mashaa Allah 🥰🥰 aamiin yaa rabi abaayo
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 2 жыл бұрын
2014 👦2016 🧕2017🧕 Nederland ku dhaley lasma sineynin lakis 2021 Uk waa li lilaaley alx waxdhib ahni muku arkin goed waaye
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@anisoahmed7632
@anisoahmed7632 2 жыл бұрын
Ilahi hakufudediyo abayo lakin cirbadas anakawadankan jono mabalaulatashanayo ilahayo masanad kasto madha shid adekutala waludurale eshbdhe hdilaguwidinaa
@dhalaniyodhalinyaro3054
@dhalaniyodhalinyaro3054 2 жыл бұрын
Ok masha allaah
@maidacabdi1342
@maidacabdi1342 2 жыл бұрын
Man sha allha
@malyuuncabdixaashi3504
@malyuuncabdixaashi3504 2 жыл бұрын
Muniira abaayo alle ha idin xafido waa idin salaamey, alle dartii ayaan ku jeclahay, nederland ayaan kula joogaa 19 March ayaan imaadey 4 Bari ayaan joogaa ,insha allah Farxad alle ha isku Keena kulmiyo😍,
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 жыл бұрын
Mahada wadanka so gashay abaayo
@malyuuncabdixaashi3504
@malyuuncabdixaashi3504 2 жыл бұрын
Sucdi ibrahim, haa abaayo
@safiyoaxmed4175
@safiyoaxmed4175 2 жыл бұрын
Anaga waanaladuraa duraa dhibna kuma aragno 9 kii baiidhamaday iisoduceeya wllyl inti uurle alle haufududeyo
@sheymacadey3913
@sheymacadey3913 2 жыл бұрын
Aamiin abyo
@hibao9569
@hibao9569 2 жыл бұрын
Haa cirbada jiro wee leedahay maxaa yelay cudurka walagugu abuuraa maxa umalaynee
@najmaibrahim6338
@najmaibrahim6338 2 жыл бұрын
Mansh aallah wllshy mcnto aniga Nederlan baan jooga waan qatay alxmd
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 2 жыл бұрын
Abayo imisa bilood ba tahay
@umaamiira9596
@umaamiira9596 2 жыл бұрын
Abayo ilax xaku fududeyo ee aniga gana iso ducey in ilax owlad qer qabo isiyo adiga iyo asxabtada isha allh waxa I jogto gabar
@nadiifacadde9179
@nadiifacadde9179 2 жыл бұрын
Holland deysa majerten waye months see udhahayan funny mandhan 🤣
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah
@Ninikadre
@Ninikadre 2 жыл бұрын
Salam abayo muniro cream fartun happy canada ma udirta incha allah iso jawab
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 2 жыл бұрын
Maasha allaaha ani waxaan jogaa Filaan 17 wiig ayaan ahay manaqaadan waligeey 5 caruur ah ayaan na kudhalay mana arag abaayo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 жыл бұрын
Kulamid Abaayo
@fadchanel4899
@fadchanel4899 2 жыл бұрын
Halkan Norway baa hada laga sheegayey wll. Lakiin wa dumarka 35 ka weyn wll
@mamasafachannel
@mamasafachannel 2 жыл бұрын
Asalamu alaykum walaal waa laga bilaabo bishii koowaad ee 2018 waana 20- 35 weeks aniga waan qaatay sanadkii hore . 2017 December waan dhalay laakin wali lama asaxin markaas
@seynabcumar591
@seynabcumar591 2 жыл бұрын
Insha allh iilh haku fududeyo abayo muniira
@isramohamed9467
@isramohamed9467 2 жыл бұрын
Wllo aniga ayaa wiilkayga halsano iyo 5bil jira wx walba way dhibaan cuntoyinka badankooda mx tallo ma iga siin kartaa
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Masha allaha abaayoallaha kuu fududeeya
@anabosman6812
@anabosman6812 2 жыл бұрын
Asc Qli anaba wan qatay lixsano kahor barigaas ayaa igu danbeysay labo cunug aan gadal kadhalay ma qadan irbadaas sinab ale haku kalakeeno Qli
@anabosman6812
@anabosman6812 2 жыл бұрын
American joogaa
@sasen4594
@sasen4594 2 жыл бұрын
Asc abayo mcnt wan kaa faiday lkin qandhada wan kacabsanaa abayo insha allah wan qada donaa shukran mcnt 💕💞💓💯💗❣💜❤💔💕💕💕💞💓💯💯💯💯👍👍👍👍👏👏👏👏
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 2 жыл бұрын
Aniga waan iska diiday talaalkaas sababtana wiilkeyga ayaa talaal iga dhibaateeye autism ayuu qabaa waliba noociisa ugu adag allaha iicaafiyo idin alleh🤲🤲🤲🤲
@farxiyoshikhmuse8003
@farxiyoshikhmuse8003 2 жыл бұрын
Abayo wan ku salamay ilahey tartis ayan ku jecelahy aniga Nederland ayan kula yoga wana qate mana ku xanonsan wana qatar rabi
@fartuunahmed6629
@fartuunahmed6629 2 жыл бұрын
M.a allah ku barakeyo
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 жыл бұрын
Masha allaah 😍♥ allha nabad kugu kala keeno
@umuhamzaosmaanali1218
@umuhamzaosmaanali1218 2 жыл бұрын
Masha Aallha abayo
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 2 жыл бұрын
Asc abyo munir anig wali durey tetano cirbda 5 shabil maraka ahay lawoje ayaa liduray 6 biloda walidurey Illahey hanofududeyo
@faadumahasan7830
@faadumahasan7830 2 жыл бұрын
20 week waa 5 bil abayo
@kinjamac7066
@kinjamac7066 2 жыл бұрын
Abyo muniiro aniga sadex cunug ku dhalay Nederland midna layma talaalin
@nasrodaahir125
@nasrodaahir125 2 жыл бұрын
Abaayo waxaan ku weydiinaa cirbada laqaado waqtiga uurka markaad ninkaaga isku dhiig eheen hadaan qaado maxey sameena eyleedahy
@omosalahal-deen2533
@omosalahal-deen2533 2 жыл бұрын
Masha allah qaaday 3 sano ka hore markale shalay baan soo qaaday.
@qaaliquen3324
@qaaliquen3324 2 жыл бұрын
M.a hpo muniiro 🤴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍒🍇
@hawaladan1898
@hawaladan1898 2 жыл бұрын
Anba 2caruura ayaan dhalay laima talaalin lkn hda xaamilo ayaan ahay waalibalamiyay saas ayay anba idhahday from germny
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 2 жыл бұрын
Asc xbbti setahay cafimadkaga kawaran Adne iyo ceyni kaween mahoo Adne da'a 5 afaraad mahoo adne
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 2 жыл бұрын
Qandho ayee ledah iyo xanun aada udaran waku xanun saday lkn waxa iska cadi waye
@xabiiboxasanibrahim7082
@xabiiboxasanibrahim7082 2 жыл бұрын
xita inta kadhaleysid isbitalka bilkasta walabaneysa cafimad kada Aya laoganaya
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 2 жыл бұрын
mashalha allha walshey alhaa nabad kugu kalmeeno inshalhaaa wax shar ah ma arkeesid
@ubahindho3414
@ubahindho3414 2 жыл бұрын
Manshaa Allah Xabibti Alle hakuu Xafido 🤰🏽👏👏👍
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ abyo
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 жыл бұрын
Abaayo ilaah kuufududeeyo foosha inshalaah afar indho abshir ah ilaah kaadhigo
@xabiiboxasanibrahim7082
@xabiiboxasanibrahim7082 2 жыл бұрын
Abayo allaha kufududeyo huno
@lindalulu1386
@lindalulu1386 2 жыл бұрын
Waan ka xumahaay inaad gabadh vaccin 💉 ku waaniso iney qaatan because ma fcno dadka haa waalin ilaahey wuxuu ku qoray ma moodeysid cunuga markuu dhashto Nederland 8 weken ka dib waa soo taalali karta
@deeqociise6537
@deeqociise6537 2 жыл бұрын
Abayo Muniro afar bil ayaa idhamaaneso ma isduri kara
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha saqir ilahey hakaga dhigo abayo munira allhuma allha 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Muniirooy abaayo 6 year kadib wax u sabab ahaaa miyaa jira in aad uur qaaado oo aaad isticmaashay ilaahey aya ubadka bixiya lkn nla wadaag hdii wax un aad isticmaashay
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 2 жыл бұрын
Armay kala korsa naysay ilmaha
@fatimayussuf
@fatimayussuf 2 жыл бұрын
Ilhay haydiin fudaydiyo intii xaamilo ah ani alle waa ufudaydiyay Alxmdullilah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 alah ku fududeyo cafimad taama ku dhalay inshallah xabibati 🥰✌
@umunasiib672
@umunasiib672 2 жыл бұрын
Talalka uurka waa muhiim gabdhow
@saharah9558
@saharah9558 2 жыл бұрын
Talalka africa iyo hindiya laysasiya qurbahaa maijiro talal hoyada lasiyo
@mohamed_adan4028
@mohamed_adan4028 2 жыл бұрын
Mashallah abayo munira cadey
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
Aaamin alle hano fududeeyo hooyo yinkeena alle jirkoda naar MA tuso
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
3 da shey waa 1:tetanus toxic 2: diphtheria 3: pertussis or whooping cough mida hargabka ad ledahy ama pertussis or whooping cough ka somalida wxa unaqana xiiqdher vaccine ka wa run WHO 2021 sandkan updating ku sameyso munira save delivery ku rajenaya abayo HB ama dhigada la soco bila dambe hda mareso calosha jilci waqti bdn soco 🙏
@dimpythehijabiqueen9993
@dimpythehijabiqueen9993 2 жыл бұрын
Abayo sifican igu sharah ado mahadsan
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
@@dimpythehijabiqueen9993 abyo talaal 3 das shey o cudur u ka difa canugada yar tetano inu ku dhaco xiq dher iyo mida sadaxad canuga nefmarwnka uga dhace dhun xanun qandho waxyabas kenta lkn talalka ka hor tagayo allergey we kene intas u ka difa canugada TT talal e u yaqanan somalida hoyda bilaha dambe 2 mar cml ine qadato u wangsn canugeda save ah u dhalanayo wuna ka bad badaya marwalbana hoyda marke ur yelato wa jne doctor la socona si wxi xanun so wajaho logu hortago lana daweyo
@umumucaad7328
@umumucaad7328 2 жыл бұрын
@@meymunaqaali304 qeyr allaha kusiiyo abyo mcnto ani tetanos qaate bishan 10 keedi ani qaate 15week Iyo 3 days aathe igu dhahen Markan Kuwan kale gorme laqaadan Karan isheeg ilahy qeyr haku siiyo qaali
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 2 жыл бұрын
@@meymunaqaali304 sis Mel lagaga so xiriro isheg waxan raba inan wax bdn ka waresto
@Diirshe560
@Diirshe560 2 жыл бұрын
🇬🇧 uk an joga waa la qataa cirbitaas
ROUTINKEYGA DUHURKII #my_rajo
18:04
MY RAJO
Рет қаралды 37 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
GABAR CADAADO NINKI KAMAY SAMRIN 😭😭😭😭😭
5:37
INTERNATIONAL LIVE
Рет қаралды 1,3 М.
CARURTA IYO WALIDKA SIDE ISKU FAHMI KARAN RER #my_rajo
10:26
MY RAJO
Рет қаралды 3,3 М.
FULL ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 9 М.