Another level mar uun ayan sugayay in aad maducan ka hadli doonoto since when i was grade 12 ayan nikan ku xidhnaaa ilaa ann hada dhigto 6 year medical student waxa aan ka faiday school kama helin legend .....role model❤❤
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Kuma wareerin waana ku raaxeystay waana muwduucyada ugu wanaagsan e aad noso gudbiso, mahad sanid wll, (Jazakallahu kheyran)
@cmc1154 Жыл бұрын
Waa markii 2aad ee aan si dhamaystiram u daawado Muqaal faa'iido leh weeyi ✋
@mcabtijoma9501 Жыл бұрын
Jimco wanaagsan umadda musliminta ❤❤❤❤❤
@m.k.7788 Жыл бұрын
Bare, Hadalkaada Soo Gaabi Oo Soo Qodobeey, Mahadsanid
@cllaahisheikhxaamud4496 Жыл бұрын
Islaamka iyo dadyoowga kale waxay ku Kala duwan yihiin. Anagu Muslim hadii aanu nahay wixii quraanka iyo sunada kuyimaado waxay noyahiin 💯 💯 sax. Wax shaki ah kama qabno
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Sax iyo qalad ma ahan wax diimaha ay weeleyn karaan aduunka waxaa ku nool dad diimo kala duwan haysta karishtaankana sida aad tiri cml ayey oran karaan oo ah annaga waxaan dadka kale ee gaalada kaga duwanahay sax iyo qalad diinteena ayaa noo sheegtay! Diimaha ma lahan wax sax iyo qalad la dhaho waxoodu waa awaamir ka timid ilaah ay aaminsan yihiin oo aan la aqoon, tusaale ilaah haddii uu ku amro wiil aad dhashay oo aan waxba galabsan inaad disho waa inaad qaadataa sida Nabi Ibraahim oo ku riyooday in uu wiilkiisa gowraco isagoo riyadiisa fulin raba ayaa la furtay oo neef uu gawraco ilaahey usoo diray waa sida aad aaminsan tihiinee bal qiyaas qof waqtigan nool oo wiil uu dhalay riyo darteed u gawrici raba isagoo qiil ka dhiganaya ilaah ayaa i amray qofkaas waxaa lagu tilmaami lahaa inuu waalan yahay! Waxaas khuraafaadka ah ayaad u aaminsan tihiin in Ilaaha kownkan baaxadiisa caqligaaga uusan gali karin abuuray inuu amro waa wax aad loola yaabo diimaha oo dhan waa khuraafaad iyo mala-awaal ay sameyeen rag aan gareynin kownka sida uu u weynyahay oo aan laheyn aqoonta aynu maanta haysano
@nuura2755 Жыл бұрын
Wax badan kaa faaiday jazakalaaah khayr walaal
@Abusaliim30 Жыл бұрын
والحق أنه لا حاجة للمسلمين بهذا العلم، فضرره أعظم من نفعه، وترهاته وبراهينه لا تصمد في وجه فليسوف ولا ملحد، فلا الإسلام نصروا، ولا الباطل كسروا، بل أفسدوا به العقائد، وقالوا على الله بغير علم
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Jeebkaaga waaye Ilaahaaga iyo waxaad difaacayso iyo sheekada dheg dheer waa isku mid waa mala-awaal aan la cadeyn karin
@Mahir52143 Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo ustaad thx
@hassanahmedsadik8014 Жыл бұрын
Aaqiro markey tagaan oo ay arkaan jannada iyo naarta, ayey dhihi doonaan adduunyada dib hanaloogu celiyo si aan shaqo fiican u soo qabsanno, taasna Allaah SWT wuxuu yiri qofna waqtigiisa inyar oo ka mid ah laga nusqaamin maayo loona kordhin maayo.
ASC USTAAS AFKARAHA KLE EE FALSAFADA WAN KA SUGAYAY WAXA AN KU TAXANAHAY SINCE 2017 WAXKHTIGAA OON JAMICAD AAN GALY HADA LAST YEAR AYAN KUJIRAA MEDICAL DOCTOR
@janteyoutubechannel3054 Жыл бұрын
Sxb mahadsanid sida wanaagsan oo aad noola wadaageyso waxa wanaagsan waxaan kaa codsanaya inaa noo bilowdo qaybta falsafada qofka iimankiisa kor uqaadeysa oo gaarsiineysa heer uusan qalqal gali karin
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
Sh imran oo u dhashay dalka tirnad tubaco oo ku tala meel u dhaw dalka Haiti ayaa sida saxda ah u sharxaya cilmiga epistemology
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
Mahadsanid
@billeqabowsade6518 Жыл бұрын
Weriye waxaan kuu hayaa waxa runtu tahay waxa jira heshiis macnaha loo heshiiyana uu yahay hab noloshu u socoto waxana waa sax aqoon ku dhisan inaad diidana waa mid aad u bareertay aqoonta saxda ah ee nolosha iyo aduunka loo keenay wax walbana ay ku dhameystiran yihiin kaba soo qaad talefankaan qof ayaa sameeyay waxa uu soo raaciyay buug ka hadlaya sida uu u shaqeynayo iyo sida loo isticmaalayo hadii aan la raacina ma shaqeynayo hadaba dadka allaah ayaa sameeyay waxa uuna u soo diray rasuulo u sida kitabkii nolasha u tilmaamayay oqoonta allaah iyo sida ay u abuiran yihiin shay walba sida uu yahay hadana waxaa lagu yiri raadsha baara dhulka mara aqoon ayaad heleysaan aqoontaasuna waxey xoojin u tahay aqoonta allah soo dejiyay aqntuna waa tan ku dhisan aqoonta islaamka sax iyo qaladna waa laba wado oo allaah noo sheegay dadkana rabitaanka iyaga oo fiirinaya ayay mid doortaan laakiin sax iyo qalad waa wax dhaba ee adiga run isu sheeg qof walbow
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Cajalad la duubay waxba ma dhaantid
@ugaaz_ahmed_john Жыл бұрын
KZbinr tagay oo talaabsaday legand 🙏🏾
@m.k.7788 Жыл бұрын
Halyeey (Afsoomaali)
@adenhassen9119 Жыл бұрын
nooso badi ustaad❤
@BashirYusuf-u2d3 ай бұрын
1. Ninkaan wax dilay qalad masameyn ninkaas dhahaa hadii gacanta laga jaro oo la yiraa jarida gacantaadu qalad maahin😅 2. Hadaan waxiisa qaato kuna dhaho wax qiima leh maahin iyo qalad kuma lihi😮
@powerfulldua647 Жыл бұрын
Mawaadiic soo badi
@CadowxareedCadowxareed Жыл бұрын
Waan ka heley barnaamijadada wll noo soobadi
@IFSANREELS Жыл бұрын
M.a annaga production
@xareedproduction.7740 Жыл бұрын
Philosophy waa jaceylka xigmada halka Epistemology waa daraaseynta Aqoonta marka maxaa xiriir ah oo ka dhaxeeya macalin mahadsanid ❤
@aidarouselabe23 Жыл бұрын
Barashada falsafada (philosophy) ayaa leh shan laamood oo la daraaseeyo Epistemology waa qayb ama branch ka mid ah falsafada. Kuwa kale waxaa ka mid ah: Metaphysics, Ethics, Logic, and Aesthetics.
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Waa necbahay philasoofyada mulxidiintaa ee ilmha loogu keeno jaamacadaha si ay uga lumiyaan diinta.halkaa ilmuhu wuxuu la yimaadaq diintiu oouu kashakiyo oolaga galiyo shaki,isagiiyoo aan sifiican diintiusu udhisnayn waa halka lagu badalu karo wadamada gaalada ee england uhoretso ilmihii waa lagu baadiyeeyey ,kuwii cristanka ahaa ayaa ja acuudu hileetsta philasuufsayada jooga jaamacadaha ooyiraahda hebel waa shaydaanku oo qof ueg hada waa dhalinti cristanka eeynu gaalada unaqaanay oo kabaxaba xisadahooda nimankaas!ilahyoow oowlaada noo xafid ooiimaankooda uadkee!
@iskahubi326410 ай бұрын
@@sudiyusuf5269walaal falsafadu waa muhiim xitaa dadka diinta dadka ugu yeera ayaa qasab ah inay bartaan Mohamed Hijab, Zubboor Ahmed iyo Hamza Tzortzis marka ay mulxidiinta la doodayaan falsafad ayey kula doodaan muslimiinta qayb waxaa jiri jirtay falsafad ku dooda oo la oran jiray culamaa’ul kalaam falsafada iyo aqoonta waa tan yurub caqliga u yeeshay 30 waxay isku dilayeen laba mad’hab oo Christian ah catholic iyo Protestant marka dambe ayey caqligooda garteen war nimanyahow waxaan doono aan kala aaminsanaano horta aan is nabad galino dowladuna diin yey shaqo ku lahaan oo diinta iyo dowlada hala kala saaro
@iskahubi326410 ай бұрын
@@sudiyusuf5269Aniga qudhayda ilaah iyo diin midna ma aaminsani oo waxaan u arkaa mala-awaal ay dadka iska aamineen ilaaha quraanka, kan bible-ka kan hinduuga iyo ilaahyada ay dadka caabudaan oo dhan isku mid ayey ii yihiin
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Asc sxb tusaalaha madax weynaha somalia e aad so qaadatay waan ka helay xaqiiqo tusaale ah, caqliga allaha ku barakeeyo sxb, Mowduuca falsafadana aad ban u jeclahay mahad sanid, 1 video dhorw jeer 👀
@nuura2755 Жыл бұрын
Haa walaahi waxaa sheegtay iskuulka kusoo qaatay waxay kale sheegaaan in tamarta Iskeeed usamaysanta una burburta subxaanalaah
@iskahubi3264 Жыл бұрын
😂😂😂
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
نظرية المعرفةُ waa Qeybta ugu muhimsan falsafadda Ani ahaan Waata ii Sababtey inaan Waxyaalo badan ka barto Aqoonta io cidda aan Rumeysanayo sida Xawaasta Caqliga io Xadaska 😢😢
@masonmaxwell3773 Жыл бұрын
Dr waan ku salaamay . Waxaan La yaabay Ilaahay MA jiraa !? Mase Astaan kagu garto ma leeyahay!? NOTHING
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Wal ciyadu billah Hadi aad islam tahay oo iman ledahay waxas isma weydineysid ee walalo aqri suratul iqlaas ama qulhuwalaah
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@tafatiraha5632qulhuwallaahu axad, Ilaahayow Anigana ku aaminsaneyn khayaali dad badow ahi sameysteen baa tahay ee live soo gal waxaad tiraahdaa waan jiraa 😂😂😂
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Ilaahey waa mala-awaal ay aadanuhu sameysteen oo aan la cadeyn karin inuu jiro
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
@@iskahubi3264adiga sidan ayaad ku gaalooday waayo diinta oo dhan baa burisay laakiin keep going wax aad ka hesho baad leedahay 😢
May Sxb Aniga waxaan xusuustaa anigoo 6 sano & xoogaa jira ayaan is weydiin jiray su’aalo aad u waaweyn oo falsafadeed waxaan is weydiin jiray waa maxay consciousness? Waa maxay qualia? Waxan adiga kaligaa kaa dhex guuxaya ee cidina kula wadaagin! Waxaan is waydiin jiray wax xaqiiq la dhaho su’aasha xaqiiqda waxa igu sababay waxay aheyd waan riyooday markaan soo toosay ayaan riyadii ka fakarayey oo waxaan is weydiiyey wixii aad runta u haysatay eber miyaa? Hada aad su’aalahaan is waydiinayso malaga yaabaa inay yihiin waxaan jirin oo sida riyada cml ah xiligaas ma garaneyn wax falsafad la dhaho xitaa waxaan is waydiiyey malaga yaabaa dadkaan aad arkayso inay been yihiin oo film adiga kuu daaran kaliya ay yihiin kadib school iyo waxbarasho ayaan galay oo waan mashquulay diintana waa la igu barbaariyey inkastoo habeenkii markaan seexan jiray aan is waydiin jiray mar uun waad dhimanaysaa sida aad sariirta hada u jiifto ayaa mar uun qabri u seexan doontaa ama ugu yaraan aad dhiman doontaa maxay tahay macnaha nolosha? Geerida waxay ii aheyd wax aan hubo ilaa iyo hada waan ogahay mar uun inaan dhimanayo. Su’aalihii aan is weydiin jiray ma ogeyn inay ahaayeen su’aalo daaliyey maanka falsoofaro, wadaado iyo saynisyahano. Kadib waxaan ogaaday inay jirto falsafad la dhaho solipsism oo ah in qofka aamino inuu kaligiis jiro dadka kale waxaa laga yaabaa inaysan jirin oo ay sida riyada cml ay yihiin kaligaa Film kuu daaran waxa kaliya aad hubtid waa waxa adiga maankaaga ka guuxaya qof kale ma ogaan kartid waxa maankiisa ku jira sidaas darteed waxaa laga yaabaa waxani oo dhan inay Film cml yihiin markaan solipsism aqriyey waan yaabay yaraantayda ayaan soo xusuustay Aniga solipsist ma ahi lkn fikradahooda waan is waydiin jiray waagaan yaraa. Waxaa kale aan arkay in consciousness uu yahay one of the biggest mysteries in the world waxaa loo yaqaanaa the hard problem of consciousness su’aalaha aan yaraantayda isku waydiin jiray ilaa iyo hadda xal maloo helin. Xili waxaa isoo martay aan ahlu diin aad ah ahaa oo lkn marka dambe shaki iyo su’aalo badan kadib waxaan noqday Diin laawe aan ilaah aqoon
Argentina world cup kuma aysan guuleysan lkn waa loo sii diyaariyay world cup Ka inta uusan bilaaban kahor Gaalada waaweyn Ka kadambeyay ee umaday Riyada Ka kaca ,,, wax kasta daaha gadaashiisa ma ogodinee
@@abdimuse7911 caadi iska dhiga waalida intaas ma gaarsiisnee😂 kuma jiro Bini Adam ahey Allah a buurray
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@abdimuse7911solipsist miyaa tahay?
@hassanahmedsadik8014 Жыл бұрын
Falsafaddu ma diinbaa?
@iskahubi3264 Жыл бұрын
May falsafadu diinta way ka guda weyntahay
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
In aysan raad lahay
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Wll qeybta 2aad ayan ka sugeynaa inshaa allah, Allah haku waafajiyo
@AbdihaafidGoofane Жыл бұрын
Waxaan aaminsanahay in uusan ahayn xasan madaxwaynaha soomaaliya
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Hye halagaa waalo😂😂
@xashicali9633 Жыл бұрын
Walahi was iga qoslisay🤣🤣🤣
@angadyuusuf4654 Жыл бұрын
Waxaa kaacosanaayaa suaashaan inaa Naga jaahilbixiso dhulka waxaaladhahay waakubad ookale marka dhulka mawareegtaa huduuwareego sabab ee dadka udareemi laayihiin dhaqanaa dhulka hadaba haduuwareego imisa jeer uuwareegaa malinkii
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Waxa aynaan u dareemin waxa weeye ugu horeyn dhulka aad ayuu nooga weyn yahay tan xigta ma jirto wax aan la barbardhigi karno dhulkuna wuxuu ku socdaa xawaare joogto ah haddii aad daaran tahay Train xawaare joogto ah ku socda adigoon daaqada eegaynin oo aan maqleynin dhaqdhaqaaqiisa iyo guuxiisa waxaad umalynaysaa inuu taagan yahay lkn waxa kaliya aad ku ogaan kartid waa marka aad daaqadaha eegto oo meesha uu marayo iyo waxa aad daaqada ka arkayso way is badbadalayaan lkn arinta dhulka wareegiisa wax sida dhulka u weyn oo aad la barbardhigi karto ma jiraan waxa ugu dhow waa dayaxa ama bisha iyadana way yartahay oo masaafo fog baa inoo dhaxeysa tan xigta dhulka wuxuu leeyahay cut is jiidad (Gravity) maka baxsan karno Gravity-ga dhulka
@abdallesacid6474 Жыл бұрын
Anaga production Habenkii markaan see xanayo ayaaan ku sexdaa saaan u dawanayo.
@Inamuse4 Жыл бұрын
Keep up
@Gold123movies Жыл бұрын
Run iyo been in aan kuu kalasaaro hadii larabo waa la kala saari karaa waxaad aqrineeso na inta wanagsan waan ka qaatay waana kula xiranahay soo layaab ma ahan lkn waxan idin sheegaya falsafada naftigeedaa waxee u badan tahay fakiradeeda qaar runta oo su aalo sheedanka nafta ugu sheegeeyo runta na iska camoleneeso waxaa na cadeen u ah adi hada kitaab ALLE ama runaa mise waa been ileen run iyo been meel ee ka imaadeen majiran ayaa dhadayee Marka suaala ha qofka dhamaan isweediinaayo oo dhana diinta wee uga jawaabeesa Marka waxan soojeedin lahaa suaalahada iyo cilmi baaris aad sameesay kuma qaldanin lkn waxwalba raad ayee leeyahiin oo xaqiiqada loogu tago hadaa suaala suaalo qofka sheedaan udiray eesan aheen waa mhd santahiin..❤
@Khadarkey1911 ай бұрын
Sxb rocfeller video kasoo samee plz
@maxamedxasan7484 Жыл бұрын
Aragtiyaha falsafada noo soo badi
@Ahmed-j3s6x Жыл бұрын
Ani qolka waa kasoo baxay
@Miimi205010 ай бұрын
Way ZaxaNyihiN marka zİ Lo eegO😂
@laylaacabdi6867 Жыл бұрын
Somalida Mulxidiinta noqday su,aalehe xujo ka dhigtan waye qofka mulxidka hadladiisa weyba is buriyaan
@deeqayuusuf1700 Жыл бұрын
waar horta yaa fahma ninkan waayaabe
@abdirazakgarad8785 Жыл бұрын
Maxaad aragtay? Adiga maxaad u fahmi weysay?
@Abusaliim30 Жыл бұрын
Falsafo iyo iimaan kala fog...
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96 Жыл бұрын
Madaxweyaha somalia waa farmaajo😂
@m.k.7788 Жыл бұрын
Soomaaliya (Afsoomaali)
@Aliibrahimali249 Жыл бұрын
Anaaba i sheki gelisay nio saacada qpfka sameyay yaa u sheegay waqtiga la maraayo
@calicabditokiyo969210 ай бұрын
Waa wax aadamuhu isla qaatee lkn xaga QURAAN IYI DIINTA WAXAY INUU SHEEGAYSAA WAA DHAB WAAYO WAXAY KA SOO FUSHAY ILAAHII ADUUNKA ABUURAY