No video

MSS UUNSI IYO ABDIFATAH KADIB GUURKOODA SIRTA AAY QARINAAYEN OO BANAANKA TIMID BY DEEQ DARAJO

  Рет қаралды 138,851

SomFlix

SomFlix

Күн бұрын

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 134
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 5 ай бұрын
Anaa nasab ah iyo kuwa aan nasabka ahay waa kalmado khalad ah. Ado waliba qabiilada waawayn ka dhashay oo wariyaha U yirina waa khalad. Laakiin wax kasta oo kale waan taageersanahay lamaanaha ilaahay ha isku waaro oo ha barakeeyo reerka cusub❤❤❤❤❤❤
@deqomohammed194
@deqomohammed194 5 ай бұрын
waa runta abaayo waa qalad areyga uuyiri inanka aniga oo nasab ah waayo waxaa nasab eheen qofka janada laga waayo marka ereygas ha iska saxo walaalka iyo wariyaha deeq darajo oo yiri idinko kaso jeeda qabiilada ugu weyn dadka dhan waa nasab koley aqligeyga hadan kahadlo
@MohamedAminAdan-ke8od
@MohamedAminAdan-ke8od 6 ай бұрын
Lamanaha qarniga barakowa i.a ilxun idinmaargto
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 4 ай бұрын
Masha Allah
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n 5 ай бұрын
Uunsiyeey.jooji eedaynta reerkaada ninkaad.tabtay waa.heshay.mark.mediyah.badanaa.jooji waxaas.waa.dhamaadeen.marka.horay usocda.danahiina.raacda.ku.mushquula noloshiina..shaqo gaara raadsada.waa.iga.talo waa uunsi waa hooyadeey.ina adeerteed habaryar.mediyaha.ha.ubadnaan
@herhighness6771
@herhighness6771 2 ай бұрын
Dhikri kowad La illaha illalah wax dahu la sharikalah lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kulli shay in qadir malinti 1 kun iyo subhanallahi wa bixamdi cadada khalqi wa rida nafsi wa zinata carshi wa midada kali matih 1 kun asagana malinti wa furaha 🗝️ albab walbo xirna fuuro rizqi hadey tahay shaqo, wax barasho, guur, awlad wax walbo wallahi been nima sheegaye wad heleysa hada malin walbo labo sac oo kali ah siso naftada ❤
@abdirzaqilmi2481
@abdirzaqilmi2481 5 ай бұрын
Culeys ka iyo xanuunka dheer ee aad so marteen waa saaid lkn waxa ka xanuun badan marka adinkoo qoys ah aad is qiyaantaan ama is ixtiraami weysaan ama qofkiin daacad darro sameeyo oo kalsoonidu lunto taas iska ilaaliya oo ogaada in dad badan idinku ceebin doonaan waliba sacdiyo waalidkeed uga soo go'day jaceylkan. Iga gaarsii deeqow lamaanaha fariintaan
@iam_spongeboy
@iam_spongeboy 6 ай бұрын
Welcome back deeQ darajo nd som flix brod cast❤😊🎉
@Somflix01
@Somflix01 6 ай бұрын
Thanks 🙏🏻
@iam_spongeboy
@iam_spongeboy 6 ай бұрын
@@Somflix01 ❤🙏🏻
@user-yg9gp7uj6p
@user-yg9gp7uj6p 5 ай бұрын
Qofkaan muslim aan ahyn ba nasab ahyn muslimintu wa wada nasab❤
@Fuadfj1.
@Fuadfj1. 5 ай бұрын
Xaqiiq 😊
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 5 ай бұрын
Maasha allaah illaah haku barakeeyo
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 5 ай бұрын
Alle ha isku kiin dayo lamanaheyga ❤
@umriyaan9
@umriyaan9 5 ай бұрын
Nin annasab ahen inowdhaho cabdifatax waqalad nasb iyo nasabla an qof ahmajiro eedadka qalbiyadooda ilai nasabwaki janada galo waxan idinkugu duceynay inaiskuwartan guriqabow allh idinkagadhigo ❤❤❤❤
@faadumahuseen756
@faadumahuseen756 5 ай бұрын
wxaaan jeceyl mahan idhaaf
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 5 ай бұрын
Allaha isu barakeeyo lamaanahan nolosha kumidoobay ❤
@Mrsqaramii
@Mrsqaramii 5 ай бұрын
Allah haidin barakeyo❤
@fatimashire9109
@fatimashire9109 5 ай бұрын
Masha Allah❤
@yayemoha544
@yayemoha544 5 ай бұрын
Keep up bro ❤
@suhuurmuuse372
@suhuurmuuse372 5 ай бұрын
Geesi wlhi 😢 Naag la qabo hadiiba aad kaso qaaday
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 5 ай бұрын
Hada sow familygii kuma siin oo kuma ogalan mad familyga iska cafisan wixi lagugu diidayeey wad ogayd oo bila sabab cidna kuma diidin lkn hada walidka iyo ehelkaba dhago hadalka ka daya òo xishooda
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 5 ай бұрын
Ninkan naagta WA Ka xaraan familka iyo labadan bo dambi weyn bay galeen😢
@Medibrahimabdi
@Medibrahimabdi 5 ай бұрын
@@mohauniquetech4410chill broh , gabadha ninka ma rabin walagu qasbay. Dinta Xage ku banesay in gabdhaha lagu qasbo guur ee san rabin?
@MahamudsheikhHassan-jr1ct
@MahamudsheikhHassan-jr1ct 5 ай бұрын
@@Medibrahimabdi sxb see loguqasbay noo faafaahi midkle soo ninkale maqabin ama waxaas waa dhaqankii reer galbeedka sxbtinimo ahaa aniga waxaa arkay wiil somaliyeed oo sheegayo naag gaal ah qabo oo lawadiinayo naagtada amay islaami
@user-cp6vu5de2w
@user-cp6vu5de2w 5 ай бұрын
M.a bro Abdi fatah cawogatha unolwa ❤❤❤
@CabdiraxmaanDeeq-it8st
@CabdiraxmaanDeeq-it8st 5 ай бұрын
Masha Allah 🎉
@user-bj6kq8ge3n
@user-bj6kq8ge3n 5 ай бұрын
Macha Allah ❤❤❤❤❤ du lourd bonheur ❤😊 m'y best prendre
@ifraaxabuukar7794
@ifraaxabuukar7794 5 ай бұрын
lamanaha soo labeyo laylo iyo qeys dhanka jacelka wan idin jeclahay barakowa walalahey
@fadumomaxamud738
@fadumomaxamud738 5 ай бұрын
Cabdi fataax iyo sacdiyo illaahay hasku kiindaayo Nasiibkuna idinmaxumeeyo Abaayo Sacdiyo wadada aadsoomartay midkadeerbaakusugaysa gabadhu waa tiirdhaxaadka guriga waxaan kuguka talinayaa inaad dadaalbadan iyo kalsoonibadan latimaado Mina kafogow adoo xanaaqsan haykudeyi inaad kawaab uraadiso waxad kaxanaaqaday waayo xanaaqa iyo guuldaradu way iskudhoyihiin wakhtiguna wuu isbed bedalaa guulaysta abaayo iyo aboowe
@salmaabdullhiyarrow
@salmaabdullhiyarrow 5 ай бұрын
Tiye podcast ma isticmashan miya yutub bas baa iso baxo maqal ahan baa raba inaan ku dhagesto dhaqso iso jawab
@user-ol8li8oj7z
@user-ol8li8oj7z 5 ай бұрын
Mashal Allah ❤❤
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 6 ай бұрын
Waxba so socda badan 🙌🏻
@user-uu7tn4yn4m
@user-uu7tn4yn4m 5 ай бұрын
Ma.iskuwaara.walaalahay.aanjecelahay❤❤❤❤❤❤❤
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 5 ай бұрын
Subxanallah 😢😢 ma naag la qabu shukansanaaye . War xita hadi nin ka lagaa furo xita iyado ninkan ma guursano wa ka xaraan forever Diinta aan barano sxbyaal
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 5 ай бұрын
Allahuma barik😍uunsi waa geesiyad nin aan reerkeyga rabin anigu maba la haasaawi karo lkn calafka ka weyn wax walba
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 5 ай бұрын
M.a cabdifatax iyo mss unsi sacdiyo cadey m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ik1hl9vs4q
@user-ik1hl9vs4q 5 ай бұрын
Masha allah
@user-bp7fc2pk6w
@user-bp7fc2pk6w 5 ай бұрын
Subxaanalaah Kalmado qaldan ayaa isticmaashay , waayo dadka oo dhan Waa nasab,laga yaa baa in aad fahamsaneyn,
@Malapeyyy
@Malapeyyy 4 ай бұрын
😢😮
@deqomohammed194
@deqomohammed194 5 ай бұрын
ASC WAAN IDIN SODHAWEYNAYA LAMANAHA CUSUB MARKA HORE MARKA XIGA QOF AAN NASAB EHEEN MALAHA EREYGAS WAAD KU QALDANEED WALAALO RALIGALIN KABIXI DADKA WALALAHAGA AH ADIGO ILAALINAYA QALBIYADODA INTASNA WAA IGA WAANO WALAALO GURKANA ALLAHA IDIN BARAKEYO OWLAD SALIXNA ALLAHA IDIN SIIYO
@AbasAqil411
@AbasAqil411 5 ай бұрын
Waw
@Frieghtfriend
@Frieghtfriend 5 ай бұрын
Why one’s private life is in public??
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 5 ай бұрын
Imagine subhanallah
@ahmedkafi9864
@ahmedkafi9864 5 ай бұрын
@freightfriend because of fame and financial Aid thru media views
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 5 ай бұрын
aduunka sixiirka Aya u daraan quranka guriga kashitaa
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg 5 ай бұрын
Mashallaah iskuwaara
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 5 ай бұрын
Kaafiyo iney run shegeyso wan dareemayey wlh sorry Kaafiyo gabadhan iyo Wiilkan marwalba wey kuu gafayen lkn wll fcn oo run iyo wanag waday ayad aheyd guuleyso abayo😢💔
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 ай бұрын
Kaafiyo wareysigeda xge kadaawada
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 5 ай бұрын
@@tazniimhupii8266 Ridwan isack aya so dhigay dib ubaar muqaladiisa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 5 ай бұрын
Waxakeliya ee lagukala nasabsanyahy waa taqwada diinta iyo taqwada alaah
@user-eg9fb2rn7t
@user-eg9fb2rn7t 5 ай бұрын
MashAlaah❤❤❤😅😅😅😅😅😅
@Cadeey
@Cadeey 5 ай бұрын
Nooooooo Stop 🛑 please joojiya cunsurinimada anigo nasaab aa Abdifatax cidina kama nasaabsaniid dadka kale Somaliyeed yaan logafiin😮
@nimcuushhenna-vp2vb
@nimcuushhenna-vp2vb 5 ай бұрын
Ugu danbeen guul m.a❤😢😊
@user-yx6br1og4c
@user-yx6br1og4c 5 ай бұрын
2019 ila hada wan wada socona wlhi 🥲❤️‍🩹
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n 5 ай бұрын
Waa yaaba arintaan.sacdiyo inteynan.mediyaha.imaan.inaad iska furtay aheed .hadane inaad sheegtaan.ma.aheen
@FaadumoMuktarabdi
@FaadumoMuktarabdi 5 ай бұрын
masha Alaha
@munacabdi9740
@munacabdi9740 5 ай бұрын
Msha aalh badhaadho ku dan beeye my family❤
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Waryaa ka daa sheekadaan xira waad is haysataane waalidka iyo dadka xididka ahna ka xishoow oo waa la ii diidaydan naga xidh bahal yaroo jilicsan ah baa tahaye !
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 5 ай бұрын
Hanpliyo my ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 5 ай бұрын
Masha allha ❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 5 ай бұрын
Waa ayo cidda aan nasabka ahayn balsheega waadad maskaxda lagadhaqay subxaan alaah
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 5 ай бұрын
Kaafiyo warkeda run ahaaa kwrn nagta wala qabay miyaa waqtigas gabar nin qabo see ula baxee dhaqan Diin maba ahe
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 5 ай бұрын
Mss uunsi markii Ridhwan Isxaaq mugalka kaduubayey wey yereed wlhi xadii been mooda dib ufiiri😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@idilismaelahmedidilismaela7543
@idilismaelahmedidilismaela7543 5 ай бұрын
Part 222
@Faraxarts98
@Faraxarts98 5 ай бұрын
Bismillah dhibaka
@kaysedamta
@kaysedamta 5 ай бұрын
Ok😊
@user-bp7fc2pk6w
@user-bp7fc2pk6w 5 ай бұрын
Waxaan nasab aheyn nin naag la qabo kadaba wareegaayo, l
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 5 ай бұрын
bobo woowo lipx
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 5 ай бұрын
waaxn oo kle aaya hablha naagu diiraaya i amiin kuwaan wax yar xaata maa sii joogaayan waayi is fuuri donana
@sulekhaisse5759
@sulekhaisse5759 5 ай бұрын
m.a
@salimaguure2671
@salimaguure2671 5 ай бұрын
M a Allah iskuken brkeyo
@CumarFiigaal
@CumarFiigaal 5 ай бұрын
M.a
@user-st2kg4dl6q
@user-st2kg4dl6q 5 ай бұрын
waxan codkaba lama maqlayee
@user-is6df9he6b
@user-is6df9he6b 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-gj3he8fm5t
@user-gj3he8fm5t 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-zr9zp7yv7l
@user-zr9zp7yv7l 5 ай бұрын
@user-px4yo3rv9n
@user-px4yo3rv9n 5 ай бұрын
M.a❤❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 5 ай бұрын
Somali oo dhan cadaabka alaah ayay gelayaan hadayna alaah utoobad kenin
@asmaomer5311
@asmaomer5311 5 ай бұрын
Subxanallah adi Ilaahay u toobad celi😮
@user-cc8iq8ti5y
@user-cc8iq8ti5y 5 ай бұрын
Waad isku soo baxadeen
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 5 ай бұрын
Warkaani mid maaha waaar shekadaaa hore ayaaad ugashekaysay waxaasina mafiican inaad siiwadaaan so hada reer xididkaas wixii idindhexmaray haka sheekayn aduunkuna waaa calaf markaa gabarta calaf ayaaad kuheshay cudud kumaad helin media Ka jooji shekada
@samiihashaale454
@samiihashaale454 5 ай бұрын
😊😊😊
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 5 ай бұрын
Muqaladi hore noso celi
@ifraaxabdulaahi6051
@ifraaxabdulaahi6051 5 ай бұрын
Gabadha ninka waa so gatay miyaaa
@amiraosman5350
@amiraosman5350 5 ай бұрын
Oo cidad maanay tirsan inantu
@KhadarDaauud-zs4sr
@KhadarDaauud-zs4sr 5 ай бұрын
Wllo ismay aragba sida aan kadareemay hadal kooda
@user-hr6cc9oz4r
@user-hr6cc9oz4r 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@keyfabdi8071
@keyfabdi8071 5 ай бұрын
Aan nasab ahyn maxy kawadan ?
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 5 ай бұрын
Subxaan alaah waacid aan nasab ahayn majirto ee alaah halagacabsado alaah Somali maxay ba day ohogtey
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 5 ай бұрын
walhi ano arkii qorlkaka isku fiikir baa naahyi subxnlha
@maxamadcabdiogle2307
@maxamadcabdiogle2307 5 ай бұрын
😂😂dad baa laga waalay 😂😂
@user-ij1gu2bl3d
@user-ij1gu2bl3d 5 ай бұрын
Abdifatax keep your family issues
@fartunsimbeofficialsimbe6550
@fartunsimbeofficialsimbe6550 5 ай бұрын
Horta hadalka may isku dayan way iska daba buuqayan
@roodoarab6684
@roodoarab6684 5 ай бұрын
Kuwan haday joojin waayan waalidba saan na yeelay way ku kala tagi doonan hore uga socda noloshiina hada ku mashquula
@user-sj8ru8gz2i
@user-sj8ru8gz2i 5 ай бұрын
Gulesta mar walba
@muhibahaji6754
@muhibahaji6754 5 ай бұрын
Nin aqli badan mafiicno hadoow uu ku galinaa aqliga is ilaali gabareey😂😂😂😂😂
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 ай бұрын
Oo hada ma nin doqon ah ayaan raacnaa?? 😅
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 5 ай бұрын
Sorry laakin nasab qofaan eheyn majiro kalmadas inaa dhahdid ma eheyn
@CumarFiigaal
@CumarFiigaal 5 ай бұрын
😅😅😅 22:06
@JaniceFowler-x9d
@JaniceFowler-x9d 13 күн бұрын
Miller Anthony Miller Margaret Hall Donald
@ismailxusen7654
@ismailxusen7654 5 ай бұрын
see cml gabar marka.lasoo foray iyado cudada tirsan side lagugu daraa macquul maha
@Faraxarts98
@Faraxarts98 5 ай бұрын
Dee nink nolal ma wadaagin meher bes baa dhex mare markaaso kale hadii manta laga fure bari waa la mehrin karaa 🎉
@maryamaducaale6576
@maryamaducaale6576 5 ай бұрын
Gabadha aan lala aqal galin cuda malahan sharciyan
@user-jg5bp7je2b
@user-jg5bp7je2b 5 ай бұрын
Cudad magelayso wayo ninku maba arkin somahan
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 5 ай бұрын
Wax aadan cilmi ulaheen hashegin, especially when it is religion matter
@laylacabdi8585
@laylacabdi8585 5 ай бұрын
Gabadha hadanay kulmin ninka cido matirsato
@user-yv6zr6tw8h
@user-yv6zr6tw8h 5 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 5 ай бұрын
subxnhl rer dhiisaan baan kaa fuurdyi walhi waa dhaaqn naacs nimo ah ilahwo noo gargar somali heerka maayi maryisa
@NasiibShine
@NasiibShine 2 ай бұрын
Hada maxaaidikamaqsn😂
@sacdiyamacallin-vi8md
@sacdiyamacallin-vi8md 5 ай бұрын
Qof aan nasab aheen ma jiro eraygaas aaba danbi ah ar somaliyeey dadkaas walledeen wayee ka daaya niyad xumida
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke 5 ай бұрын
Qof aan nasab ahayn waa khalad inuu dhoho
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 5 ай бұрын
Qof an nasab aheyn majiro hdlka iska saxa niyow aad iskula weynyahy wiilkan marwalba hdlkas ayu kuso celceliyaa bisinka
@user-ve8ju3lr8r
@user-ve8ju3lr8r 5 ай бұрын
Qof aan nasab ahayn majiro cabdifataaxoow Ee halkaa haku kadsoomin adiga kolleey xumaam kama wadid lakin diinta aad ooga war qab. Qofkastoo muslim ah ayaa nasab ah . Waxaanan nasab ahayn gaalada iyo munaafiqiinta
@canbuuleeste4152
@canbuuleeste4152 5 ай бұрын
Xaaraan ee isku qabaan, naagta ninkee hore aa wali qabo, meesha film ee ku haayaan
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 4 ай бұрын
War nacasbad thy cabdi nag laqabo ayad lahayd ifura inan gumed bathy wayo kama shekaysene wad iska amusilahayd ninba kaqadaybad ledahay adigana walagasi qadidonaye ha uqadan wayin nacas nacas lowayeybad thy lkn isku warimaysan khiyanad samaysay
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 5 ай бұрын
Soqaabo kajal
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 5 ай бұрын
Hal su aal qaaba gabadha marka la furo soo cudo tirsato ma ahy Mise gabadha ninkeeda gogol miyaa
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 5 ай бұрын
Way tirsanaysa
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 5 ай бұрын
ani xatee wa yabanahy
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 ай бұрын
Lkn sacan ine cudada ku jirto so ma ahayn ilen bisha Dec dabayaqadeda u ninka furay u dhahay yaab badanaa
@Faraxarts98
@Faraxarts98 5 ай бұрын
Hadaany ninka nolal wadigin cida tirsan mee just meher eheed kaliya
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 ай бұрын
@@Faraxarts98 horey uma maqal
@Hoodohalgan
@Hoodohalgan 5 ай бұрын
Cidadu waxa la eega uun in uur iso baxo iyo in kale lkn iyaga sanad iyo badh nolol ma wadaagin ee u cidu bixi
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 5 ай бұрын
Ninku furay go,gol ma wadaagin saas ku suurtobi kartaa uun
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 ай бұрын
@@fowsiyodaahir4819 tas wan ogahay lkn waxan horey anan umaqal in aynan ninka wada kulmin waxa modayey in ay dhaqmeen ninka
@abdulfattah568
@abdulfattah568 5 ай бұрын
Somalida ma oga in gabadha iska furi karto Ninka hadii 8xaalo kala kulanto
@aminasaid7006
@aminasaid7006 5 ай бұрын
Aniga block aad u jeclhy
@dytffttg6491
@dytffttg6491 5 ай бұрын
Ad wilkan dacifnima kamuqtaa adban ugu baqaya wlh
@Faraxarts98
@Faraxarts98 5 ай бұрын
Kee cabdi fitax baa
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
AX WIIL IS JECLEN QUDBI SIRO IGU GURSADAY LAKIN CAFIMADKISA
17:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 284 М.
QALBI XANUN! SHEEKADAYDA DHABTA AH ABDIFATAH MSS UUNSI JACELKEDA Pt1
43:56
Fikir iyo Farriin | Xalqada 1aad
31:05
Bile TV
Рет қаралды 191 М.
OJALIA (TIKTOKER) MAXAA ISAGA DHIDHIGTA QOF SHAYDAN CABUDA
56:51
Ridhwan Issack
Рет қаралды 226 М.
QISADA QARSOON EE MSS UUNSI IYO ABDIFATAH
38:11
Ridhwan Issack
Рет қаралды 278 М.
PART2: SABABTA U GOANSADAY INA XIRIRKA UJARO MSS UNSI DIBNA UGU LABAN
52:09
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН