QISADA QARSOON EE MSS UUNSI IYO ABDIFATAH

  Рет қаралды 280,457

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 968
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 5 ай бұрын
Dunidaaan Masoo Marin ruux ka qeyr badan nabi Mohammad scw ❤
@waberi20
@waberi20 5 ай бұрын
@user-vh9lb3qu6h
@user-vh9lb3qu6h 5 ай бұрын
Scw Scw
@anzalyusuf-ms9kj
@anzalyusuf-ms9kj 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
@aminaqurux4910
@aminaqurux4910 5 ай бұрын
Scw
@Kunolowfarxad
@Kunolowfarxad 5 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw ♥️❤️
@essiahassan5157
@essiahassan5157 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 5 ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 5 ай бұрын
Scw scw
@rahmadaud7946
@rahmadaud7946 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@user-kz8pc3xt1r
@user-kz8pc3xt1r 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤
@Khalifadan28
@Khalifadan28 5 ай бұрын
Waxaa la galay ramadan tobankii danbe waxaan rajaynaya inaa ilahay nala kulmiyo habenka habenada ugu khyrka badan❤ inshallah🎉
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 5 ай бұрын
Allahuma aamin
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 5 ай бұрын
Amiin yaa Allah
@nuurcool
@nuurcool 5 ай бұрын
Aynu ku salino nabiga scw scw scw ❤❤❤
@Xdemonfam
@Xdemonfam 5 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@naimahussein3911
@naimahussein3911 4 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Madridista686
@Madridista686 5 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@WasiirkaMaliyadda
@WasiirkaMaliyadda 5 ай бұрын
sxb cidkaste meelbey ku amanantahy Ridwaan gurigaan dhisitaankiisa adigaa kadanbeyay Allah ajar hakaa siiyo 🎉
@kaariyemedia7031
@kaariyemedia7031 5 ай бұрын
Nabigeenii Sharafta Badanaa Aan Ku wada Salino S C W ♥️
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl 5 ай бұрын
Gabdha way ka wanagsantahay asigoo nin rag ah inuu wax qariyo oo waxyabaha qaar barafeet ka dhigo ma yaqaan
@AmuunAbdi-vq8co
@AmuunAbdi-vq8co 5 ай бұрын
Haa ayada way dulmar tay asna banko keenay dabl wye😂
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 5 ай бұрын
Aad iyo aad dhaqan ogaadeen malahan
@jowharmedia5378
@jowharmedia5378 5 ай бұрын
Somalida badana haweenka wax qariyo ee ragu banaankeykeenan
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 ай бұрын
Nin jeedaga eey u xiirantahay miyaad wanaag kasugeeyae Allow kan oo kale haigu Imtixaanin gabaraan jeclahayna haku imtixaanin Aiyo isagana iyo qof kastooAmin dhahana nahanuuni
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 ай бұрын
Xaqiiq weeye waxa arkayaa in gbdh kashalyn doonto
@akramlyrics8043
@akramlyrics8043 5 ай бұрын
igula salli Nebigena Muhammad nbd gelyo naxriis korkiisa ahate SCW
@essiahassan5157
@essiahassan5157 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 5 ай бұрын
Scw scw scw
@CelSucudi
@CelSucudi 5 ай бұрын
Qofkaan wax reerku diido wuu istaahilay wlhi, Inantaan ayada jacaylka iyo rabitanka ay ninkaan uhaysta baa xadkiisa dhaafsiisan lkn asaga waxba kuma dhex jiraan waana qof dhaqan dooris ah Hadaad fududahay gabareey oo aad wali kaligaa tahay waligay rer dhisan sidaas kulama taline.
@cabdirahmanmohamed6577
@cabdirahmanmohamed6577 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@mohahaashi3573
@mohahaashi3573 5 ай бұрын
Nabi muhamed hada magacisa aragto hadhafin wll scw
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 5 ай бұрын
S.c W❤
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 5 ай бұрын
Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 5 ай бұрын
Scw
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 5 ай бұрын
Jeegadaada waxay ku tarjumaysaa shaqsiyadaada, qof xaaskiisa /xaaskeeda wax ka sheegaayana qof caqli leh ila ma ahan.
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 5 ай бұрын
Thanks for you Ridhwan adha isku kente❤ Allaha isku deyo waxa hayo ilmanimo wano badan ayey ubahin yihin gurku ciyar maaha wa mas uliyad aad uweyn samir iyo dulqad ubahan
@Mudhalibboy
@Mudhalibboy 5 ай бұрын
Allah soonka iyo salaada ha naga aqbalo wllhei❤❤💯
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ❤️☪️☝️
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 5 ай бұрын
Aamiin
@Ixsaas3
@Ixsaas3 5 ай бұрын
aamin
@maxamedamin2738
@maxamedamin2738 5 ай бұрын
Ameen
@user-ib8kd6gt1y
@user-ib8kd6gt1y 5 ай бұрын
Aamiin
@fooshussein6872
@fooshussein6872 5 ай бұрын
Aaameen aamneen aameen yaa rabbi
@africanstar
@africanstar 5 ай бұрын
His hair style should definitely be a deal breaker 😂😂
@yahyoos
@yahyoos 5 ай бұрын
Right
@nazreenabdi6642
@nazreenabdi6642 5 ай бұрын
Seriously though it should be 😂😂
@Kaaba904
@Kaaba904 5 ай бұрын
His hair style are very disturbing 😢
@magool8581
@magool8581 5 ай бұрын
Exactly 😢
@mustafejiinje8771
@mustafejiinje8771 5 ай бұрын
A kid is a kid😂😂😂
@umuaisha694
@umuaisha694 5 ай бұрын
Abdifatax uu yare fudad yahye lkn sacadiye masha Allah
@XamdaApdiRahmaan
@XamdaApdiRahmaan 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ikranabib7919
@ikranabib7919 5 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 5 ай бұрын
Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم
@naimahussein3911
@naimahussein3911 4 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@muxyadin548
@muxyadin548 5 ай бұрын
Ninkan rudhwaan kaliya waxaan ku tageraa su aalaha uu waydiinayo qofka
@Eidohajibotaan8650
@Eidohajibotaan8650 5 ай бұрын
Anagoo noo hadlaa soomaha😂
@arahmanfarah3663
@arahmanfarah3663 5 ай бұрын
Waa hadal yaqaan hadalkiisu cad yahay runtuna dhaqan ay u tahay
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 5 ай бұрын
Acudubillah maskiintaan nin Kama raacin ilhy ha u wanaajiyo
@fa12176
@fa12176 5 ай бұрын
Hi mumtaaz
@farxaanjayte6218
@farxaanjayte6218 5 ай бұрын
Duni waxaan jooknaa dhaqankii wanaagsanaa io diinta laga sii siqsiqaayo oo nanga laqabo lala haasaawaayo wixiinu jaceyl maaahan ee ii maankiina yaa naaqus ah rabi u towbatkeena
@user-zc1co8qq6d
@user-zc1co8qq6d 5 ай бұрын
Wiilkaan markii hore waa kufaraxsanaa laakiin hada challenge ayuu wali kujiraa subxannallah waa ciyaal qofku baan umalaynayaa
@iphonexihone9136
@iphonexihone9136 5 ай бұрын
Wiilkan wali waa xifaaltamayaa siday u badan tahay xanuunki gaadhay wuxu raba inuu ka aarsado, dhaqankisa waayo aragnimo kama muuqato timahan iska hagaaji kolka qof masuul ah in laga arko weeyi
@nasroayaancabdullahi925
@nasroayaancabdullahi925 5 ай бұрын
Qofki ladhala la amrikarin Kan mayaka dhalay shegi awadaa
@xuseenramlo1700
@xuseenramlo1700 5 ай бұрын
Walh waalga daremaya gawdh inuu ixtarmaa fiiicneed jelcyag qarkodaa bahdil waye
@Xaawokiin927
@Xaawokiin927 5 ай бұрын
Ridwaan issak run ahaantii dad badan ayuu isku keenay qalbiyo badan ayuuu mideyey allah hakaa ajarsiiyo ridwaan dad badan oo dhibana caawimaad waad ufidisay oo bulshada waad u bandhigty mahadsanid ❤❤
@Najmamohmut145
@Najmamohmut145 5 ай бұрын
His hear style should definitely be adeal breaker😂💔
@YasinMohamed-hu2rd
@YasinMohamed-hu2rd 5 ай бұрын
gabadha la yaabi maayo laakiin ninkan qof masuuliyad qaadi kara maaha. 1. ninkani malaha wax sir ah noloshuna waxay ku qurux badan tahay sir weliba arrimaha uu sheegayo kuwo mudan in la sheego maaha. 2. nin marar badan xaaskiisa ku soo celcelinaya media ee mararka qaar live ku bahdilaya waxaasi waa sharaf daro 3. waraysigan ehelka gabadha iyo dadka wanaaga la jecel oo dhan way dhibsan doonaan.
@user-ih1ox8ju7f
@user-ih1ox8ju7f 5 ай бұрын
Walahi aniga xitaa waa ka naxey bal reerka xidid ka ah iyo seediyaashi muxuu meesha u keeney.tankale wixi dhacey gabadhi waaa xaaskisa oo hadaa waa qabaaa maxaa ku khasbayaa inuu soo qufo siraha iyo arrimaha dhex marey oolaga gudbey.gabadhan ilaahey khyr Ha la kulmiyo miskiin waaye jacaylka indho tiray
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 5 ай бұрын
Aad iyo aad ​@@user-ih1ox8ju7f
@umiirajama5954
@umiirajama5954 5 ай бұрын
Macnaha hada wuxu uso fadhistay inu shego gabadhasi inay iyadu jeceshahay oo soo donatay markan uf waar gabadha kadhamow wabad qabtaye😊
@qadroomar4143
@qadroomar4143 5 ай бұрын
Sootii reerka xididka laga cishoon jiray sootan ninkaan la xifaaaltamayaa wali reerka
@magool8581
@magool8581 5 ай бұрын
Gabadhu wa muxajabad asturan isaguna sida ciyaal suqa ulabistaa soo mahaboona inuu xishmeeyo oo isku kadayo levelkeeda inu ulabisto c/fatah??!!
@Farxadii
@Farxadii 5 ай бұрын
Jaceylka dhabta ah mar walbo guul aya udanbeysa masha Allah isku waara 👏👏❤👸🤴🤍
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 5 ай бұрын
Ridwan Masha'Allah dadkan guushoda adaa usabab ahaa❤🎉
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 ай бұрын
Miss uunsi wlhi wka shalayn doonta nolashada wax kbdal sidan hda kusii socotid oohin kudanbeynysa
@NuuraCabdi-z7q
@NuuraCabdi-z7q 5 ай бұрын
Benta maha walhi
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 5 ай бұрын
Maxay samaysay
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Bisinka Secml
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 5 ай бұрын
Meeldherbad ka egtay wlhi
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 5 ай бұрын
Maxad kutiri wllo alaha umakaso ooyin wadumar miskinada
@abdullahinature7519
@abdullahinature7519 5 ай бұрын
Gabadhan waan u naxsanahay waayo wuu ka tagi doona
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
😢😢
@marwojanno6316
@marwojanno6316 5 ай бұрын
Abdifitax weli dumaashida aya ku taagantahy waana ceeb naa walsha ninka waxba haka shegin dheh
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Ninkan dhaqankaan xagee ka keenay horta ??? Dadka xididka ah waryaa ka leexo!
@Sahra__________908
@Sahra__________908 5 ай бұрын
Gabadhan markuu uur uyeelo wuuka tagaayaa iiga qora waayo ninkan gabadha aarsa,sho un buu u guur saday allh lagarab galo nolosha hooyo nimada gabadhaan wee samir badan tahay lkn wilka ma sabar badno mana yaqaano wax la asturo 😢😢
@AmuunAbdi-vq8co
@AmuunAbdi-vq8co 5 ай бұрын
Sas hadhihin wxa dremoya gurka kdib iney zaid ujeclaty😢
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Way yar yaryihiin aduun kama waramaan i hope inay wax fahman oo ay iska dhaafaan waxan ciiryaamooyinkan
@Hafsonor22
@Hafsonor22 5 ай бұрын
@@AmuunAbdi-vq8coguurka ka hore xitaa saaid u jeceleed ninka jees jees ayuu wadaa
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 ай бұрын
Waalidkeda Aa U diiday gabdhan raali kama ahayn
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 ай бұрын
Inta xumaanta qalbigooda buuxiyay ayaa aaminsan taas
@user-dp9cd3ze7w
@user-dp9cd3ze7w 5 ай бұрын
Hadaad Soo oroday markaad argatay Uunsi iyo Abdifatah 😂 Like dhac ku sii😂😂😂
@Iqraabdullahi4390
@Iqraabdullahi4390 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@Nfisoabdullahicaliciise
@Nfisoabdullahicaliciise 5 ай бұрын
Waa bahdilau wlhy gabadha😢😢😢
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 5 ай бұрын
Baraha bushada iska yareeya dhalinyaro qoyskiinana ilaashada ale haydiin barakeeyo reerkiina
@user-yd9ju7wl2d
@user-yd9ju7wl2d 5 ай бұрын
Ninka gabadha wuu bahdilay xaa ka qaldab gabadha miskiin waaye😭😔
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 ай бұрын
Ninkaan waa narsistic gabadhaan alle haka furdaamiyo😢
@munaabdi4779
@munaabdi4779 5 ай бұрын
Ma hadli karto xitaa hadalkuu ku jaraa maanta dhan
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 5 ай бұрын
Aqrud nogadaya rerka habarka
@XusnaKayse
@XusnaKayse 5 ай бұрын
Runta mmaad diidanty​@@hamdiahmed6784
@rahmamohamud9928
@rahmamohamud9928 5 ай бұрын
alahaa naga og oo dabeecadihiisa hoose manaqaan laakiin waxey ila tahay sacdiyo iney yac iska dhaheeso oo qof nool tahay oo dariiqa toosan kusoo ridi doonto dadka masaakiintaa lee daran sacdiyo cadkeeda wey goosaneesaa ofka cudurkaa qabana qof nool iska celin karo ama lanoolaan karo
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 5 ай бұрын
Adigo team aheen 700 gartay masha allaha 800 comin soon guuleso ❤
@user-cp2ep6cy2u
@user-cp2ep6cy2u 5 ай бұрын
War dumaashidaa ka xishood ileen hada walaasheed baad qabtaaye dhaqanka ilaali iyo xishoodka
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 5 ай бұрын
Abdifataax baraha bulsha iyo waraysiyada badan jooji sxb,xaaskaada dhaqo horna usocda gabadh qiimo badan ayaa ilaah kusiiyay ee xajiso.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
Ragganimo 🙌
@xafsaccasis4751
@xafsaccasis4751 5 ай бұрын
Qof kalmad leh noqo yacni goaan ama meesha kamaqnow qof ad heshiiseen mxdba udhihi msnsn heshenin goaan yelo xbbti😊
@zahramohamed3471
@zahramohamed3471 5 ай бұрын
War hedhe abdifataxow gabadh aaad iyo aad uqurux badan uu ilahy kusiiye nin rag iskadhigee gabadhan ilaasho oo nin weyn cml ulabiso waaxay tintan ciyal suqyasha cml ueg war niyow sidhi isku daaan
@abdinurali5671
@abdinurali5671 5 ай бұрын
Yarkaan uma qalmo in gabadh la siiyo oo lala xidido sababtana ha iweydiin fadlan.!
@ahmedhersi6006
@ahmedhersi6006 5 ай бұрын
ayadana kama roona waa isku mid
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 ай бұрын
Public family plz sidan wax ka badala subxana allah
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 ай бұрын
Abyo codsi wlltinimo wiilkaan kahar ma isfahmeysan isfahanko waa shey qaali wlhi nolashada umu ficna sida aad wax u wadaan c/fitax wa wiil fcn lkn isma fahmeysan kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤
@KawsarJama-b9v
@KawsarJama-b9v 5 ай бұрын
Xasidnimada ma fcna dad isqaba ledahay kala hara iyaga Iska ka yaqaan OO is jeclaaday
@abdirahmanaden403
@abdirahmanaden403 5 ай бұрын
Nin la,aan haday ku hayso waa diyaar
@Khadro8796
@Khadro8796 5 ай бұрын
Reerka dhisan ha isku dirin
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 5 ай бұрын
qoftan waa atention raadis iskadaya kadaya replay ga xasidka magaca SCW ku dhumanayo maficno😡
@xasanmahad115
@xasanmahad115 5 ай бұрын
Aarsasho Ayaaan u Arkaaa Abdifataah Kor waayeel waaa wada indho Aan wada Eegno Halkay wx ku danbeeyaaN iga Qor midaas
@AbuubakarCabdalla
@AbuubakarCabdalla 5 ай бұрын
Maxa ku tiri waxaas wll
@user-yd2jq2xp2k
@user-yd2jq2xp2k 5 ай бұрын
@@AbuubakarCabdallawey muuqataa wllo
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 5 ай бұрын
Been mhn aarsasho ayu u socoda ninkan gabdha wu u cil cunaya
@xasanmahad115
@xasanmahad115 5 ай бұрын
@@amiirahussein6125 haaa hdlkas iga qora BaL halkay ku danbayso
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 5 ай бұрын
Wlhi anigaba sidaas ayaan udareemay ninkaan aarsasho ayuu wata waadna ogaan doontaan
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 5 ай бұрын
Illahow yaa nin raali gilinin xita hadan gardanhy waxy ku qurux badanthy in gberta la raali galiya allow nin yaa isku bahdilin😂😂😂😂😂
@Leylo266
@Leylo266 5 ай бұрын
Qiyaali iska daay is Lee's raali geliyo waxka fiican ma leh
@AnfacfaniXasan
@AnfacfaniXasan 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂saas weeye
@Ahmedabdikadirmusa
@Ahmedabdikadirmusa 5 ай бұрын
Nin wa Kii kudalay raga iskumid maahan haugafin raga islamed
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 5 ай бұрын
@@Ahmedabdikadirmusa nin maba caayin mideda kle heatka ku gaaray maxa waye😏😏😏
@Ahmedabdikadirmusa
@Ahmedabdikadirmusa 5 ай бұрын
@@maryamaabdallahi7493 wamba danqadhay he raga iskumid maahan qar dxnba jiran
@HashkoKing
@HashkoKing 5 ай бұрын
Allah soon kaashiii iyo salaada ha Naga aqblo wlhei❤❤❤
@DeeqaAxmed-ko5jl
@DeeqaAxmed-ko5jl 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صل
@user-ow9bq8so8r
@user-ow9bq8so8r 4 ай бұрын
SCW SCW SCW
@ah5023
@ah5023 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Dooseyy3
@Dooseyy3 5 ай бұрын
Haddii la ila tashanayo ninkaba gabadhan ka dhigi lahaa 😅Ninku Fududaa bisinkee😮
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 5 ай бұрын
Waxaan filayaa inaan meherkiinu sax ahayn naag nin qabo waraaqdaada soo qaado anaa ku guursanayee culumada waydiiya arinkaa
@dhelatira
@dhelatira 5 ай бұрын
Labadas horta maxs meel walba loga waresta war nolashina waresiga badan iska daya😮
@RidwaanGeele
@RidwaanGeele 5 ай бұрын
War walalawo gabadhan ilaaali ana cebeyenin waxan xishoneyeninbatahye
@amaalmaxamedcabdi1760
@amaalmaxamedcabdi1760 5 ай бұрын
Malmuhu isku eka se dhacdooyinkeedu kala duwanaa maanta waa lamaane shalyna waxay ahaayeen dad is jecel oo duruufuhu kala fogeeyeen😢 jacaylku ga waaro
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 5 ай бұрын
Ninku mu dhiman yahay sawdiga gabadhii guursaday waxay arimahan private ka ah eed social media aad la tagan tahay adaa nin ee gabadha u aqli celi nolosheeda waxay so maratay ilawsii oo ruwaayada ka bax
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 5 ай бұрын
isku fikir ban nahy 😮.
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 5 ай бұрын
Cil baba iga haya ninka sidu gaabdh u hada qabo wax uga shegi kara ilin wixi hore xididnimama ka dan baysaye yaab
@hawaabdullahi9371
@hawaabdullahi9371 5 ай бұрын
Waa ogaaden😂 somalida waa ka dhaqan duwanyihiin😂
@Aamino-ou2od
@Aamino-ou2od 5 ай бұрын
​@@hawaabdullahi9371 ogaaden ba ku ciiley kia😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
Ninkarameed 👏 xaaskiisa inuu waxkasta u qariyo ayaa fiicnayd
@Hibo6875
@Hibo6875 5 ай бұрын
Kaafiyo waa run ley
@somalikanye8642
@somalikanye8642 5 ай бұрын
Masha Allah isku waara. Ilahey hani barakeeyo
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 5 ай бұрын
Ridwan in uu kafiyo soqabto wuku saxsanaaa wayo idinku afkina wan fahmi weynay 😊
@sagal667
@sagal667 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdilatifMohamed-u4h
@AbdilatifMohamed-u4h 5 ай бұрын
dulqaad ina leeyahay waxan ogaaday videoka dameystay part2 aan sugeynaa 😂😂😂😂😂
@AfnanAli-cb2bm
@AfnanAli-cb2bm 5 ай бұрын
Wllhi Ben mashegin😂😂
@XaliimowarsameXaliimowarsamema
@XaliimowarsameXaliimowarsamema 5 ай бұрын
Asc mansha allah wan ku taagera wlle ridwan issack sxb thanks
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 5 ай бұрын
Nin timihiisa saan u yaalo wlh damac igama galaayo naagne nin ayeeyba ka dhigatay wlh dooqu waa cajiib
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 5 ай бұрын
@hiboahmad6733 hhhhhh wlh
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 5 ай бұрын
Me too nin jilicso marsadey
@FartuunXareed-o6p
@FartuunXareed-o6p 5 ай бұрын
Wlhi been maahan so kasta u qurux bdan yhy damac igama galo
@saynabali9801
@saynabali9801 5 ай бұрын
Wllahi qofyahay isku dookhnahay ragga raamaha leh oo jeegada xiirta waa necbahay kana timihiisa waxbu marsaday
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 5 ай бұрын
Waad ficantihiin ani laftay gabadh aan sifican uasturayn doqayga ma aha
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 5 ай бұрын
Ridwan su'aalo boolis alle ima bado inad iwaraysatid
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 5 ай бұрын
Legend brother ❤🫵
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹❤️🏆🇫🇲🇫🇲
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 5 ай бұрын
Legend Ridwan Issack Wll aan taagero oo daacad eh runti ❤❤❤guuleyso Wll qalia
@foos-up4lt
@foos-up4lt 5 ай бұрын
Ridwaan part2 kaasugaynaa Lasoo dhaqso mida kale noo waydii inee kaafiyo hishiis Layihiin mida kale miss uunsi makaroofanka kor ha ugu hadasho
@fatimaabdi636
@fatimaabdi636 5 ай бұрын
Marmarka qaar waxa lagu diido wixii laguu diidaa jiro walahi
@ubahali5155
@ubahali5155 5 ай бұрын
Ninkaan waxa kabaqaa maseer dartis inu uguro gabadhan jecel una jecelyhy anyway allha isku barakeyo
@alidubo9
@alidubo9 5 ай бұрын
Laban qof Daqan xumo Ayey social media kuwadaan. Noloshooda in private ka dhigtaan ayaa wanaagsan ma ahan in Tiktok Isku gacma gacmeeyaan
@naimamacalin6618
@naimamacalin6618 5 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@aminazahra4629
@aminazahra4629 5 ай бұрын
Waligey barnamijyadan comment kama baxsan waxaa iii muuqda ninkaan sbbt gabadha waalidkeed iyo walaladeed ugu diidanaayeen Xaqiiq ninkaan gabadha inuu u qalmin ogaayeen sacdiya ilaah u maqan ruuxaan walee inuu nin kaa raacin
@user-ww7xq7qc7n
@user-ww7xq7qc7n 5 ай бұрын
say u sheekaynayso baa cil igu dilay reerkeeda lagu jarjarayo allah kuwan baa yaqyaqsi badanaa lalabo
@sahraali8379
@sahraali8379 5 ай бұрын
Qurux lamaanahan, inshallah ilmo sidaas uqurux oo wanaagsan dhala.
@user-ge7ij1ln5t
@user-ge7ij1ln5t 5 ай бұрын
Salalahu wacaleyhi wasalam 😢😢❤
@abdiali2801
@abdiali2801 5 ай бұрын
Kaafia hala raali geliyo hadaba,,, adna dumashidaa ka xishoo
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 5 ай бұрын
Waan ku salamy bro hore u soco timaadu aad bay u quruxbdyihin dadkaan ku mashquulsan ha joojin ❤🎉
@user-ry8fp4ze2z
@user-ry8fp4ze2z 5 ай бұрын
800k coming soon l.a ❤❤
@nuhali5917
@nuhali5917 5 ай бұрын
War Maha qaldan ,Aaway Xalwadi Ridhwaan Issack. Mida kale shaqadan best KZbinr iyo wareeysi Ridhwaan halodhaafo.
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 5 ай бұрын
Sheeko yableh kafiya run ay shegaysay ileen markay Sadia walaqaba dhahaysay😂😂
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 5 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 5 ай бұрын
Mashaa Allah mugalkan amal wan kaa sugay Ridhwan 😂😂😂😂😂😂
@user-yz6hu9pw9c
@user-yz6hu9pw9c 5 ай бұрын
Frist one😅❤👍
@hhm7684
@hhm7684 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@halimaadam422
@halimaadam422 5 ай бұрын
Gawadan wey luguoosantahy ninkan mashaqestaha eeh iney katashato maficno
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Goormee ka tashanee haday duuduub isugu tuurtaybee😂😂😂
@nasrocali7771
@nasrocali7771 5 ай бұрын
Adi maxa ka Galay shaqadisaa😂
@jeymoedow5298
@jeymoedow5298 5 ай бұрын
The man behind the success of this beautiful marriage.
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 5 ай бұрын
Lamaanaha social media meeshii ay ku dhammaan jireen waa la ogyahay ee wixiina privet maa ka dhigataan haddii kale one day xfld furiin partiga aad ka noqonaysiin ma ogi
@user-yc8cz8oh8i
@user-yc8cz8oh8i 5 ай бұрын
Aaarsi &isdifaac buu wadaa wlhi waxna mailaaliyo wlhi naa isku Badnow. Kan mid kaatagayo waaye
@user-dc5hz3ic5c
@user-dc5hz3ic5c 5 ай бұрын
Diini Iyo mareexan dhimay gabar meeshan ah magaca oga ciyaartay naa wallly naga fadhiiso subxanllah 😢
@hawoahmed9279
@hawoahmed9279 5 ай бұрын
😂😂😂😂 çiyaar kaliya way nagutumatay😂midan rediininimada ma ogabaxnaa Yamagaqabsado 😢
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 5 ай бұрын
N​@@hawoahmed9279rer dininimada kufana E nacsin rabta Qoftan jilecan gabdahena laguma yaqana😂
@user-xp3kz5ts8c
@user-xp3kz5ts8c 5 ай бұрын
Sas ha dhihina abayoyin aniga lama yaabyoo waa qof wax jecel alaah isku barakeeyo o kayeelo guur lagu dago ona buuq lahayn gabadha telkeda cid taqaano haday jirto wan jeclaan lahaa inan lahadlo insha alaah
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 5 ай бұрын
@@hawoahmed9279waligy ma arag nag mr oo saana
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
😂😂😂 marreexaan iyo diiniba dad adag weeye sacdiyo nugaylka waa xaga abtiyaasheed
@Hotocady
@Hotocady 5 ай бұрын
de wll inanta xoriyadeda u daa wh gaadh uun haka hyn 😮
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Iskuwara kuwaygii Dum Bilan Allwo iskuken dhowr 🎉🎉🎉❤❤❤
@NacimaHuseen
@NacimaHuseen 5 ай бұрын
Mash allh ❤❤❤❤habnmlyo❤❤❤❤❤❤
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 5 ай бұрын
Masha Allah
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 5 ай бұрын
Gabdhan wa gabar aqli badan asturan lkn ninkan uma qalma illahay nolosha hauhagajiya
PART 2 : SABABTA RIDHWAN UTAGIN AROOSKA MSS UUNSI & ABDIFATAH
24:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 170 М.
Azkar Al Sabah  أذكار الصباح
21:49
Dua & Azkar
Рет қаралды 10 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 86 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 153 М.
YAAB! WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA SO CAYRISAY
27:37
Ridhwan Issack
Рет қаралды 167 М.
ABAHED O DHAHAY MA BIXI KARTID AYEY DHUMATEY MXAKA RAACAY🥲🥹
29:13
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51