MSSWORLD O FARMAJO VILA SOMALIA KU BOQATAY & SHACABKA SOMALIYED O WALI KA SABRI LA FARMAJO SHEGAYNA…

  Рет қаралды 118,681

Somali Tiktok

Somali Tiktok

2 жыл бұрын

Пікірлер: 253
@somalitiktok232
@somalitiktok232 2 жыл бұрын
Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo dhiro galin: #subscribe #like #share adiga oo mahadsan😍
@xamdixalwo254
@xamdixalwo254 2 жыл бұрын
aamiin aaamiin dam alaha siiyo xildhibaanada.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 2 жыл бұрын
Xisbiyagi nabad iyo nolol inshaa allah wuu soo noqonayaa inshaa allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Farmajo ma dhiman wa idin so noqon Insha alah somali youth nasibka ha idin wacnado amiin you love me youth support you all somali youth
@faisashire1295
@faisashire1295 2 жыл бұрын
Nabad iyo nolol hanoolaato 💯💯💯💯🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 2 жыл бұрын
Nabad iyo nolol guul isha alaah waad soo noqon isha alaah aabe farmaajo
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 жыл бұрын
Wan guuuuuuuuuleysandoona inshallah Sonoqo adiga O nabad ah wan kusugeina inshallah mudane madaxweyne farmajo guuuuleyso guuuuleyso weliga inshallah amiiiiiiin amiiiiiiin ya Allah
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 жыл бұрын
Klkkkkkkk MW xasan shiiq narkuuu Sideed sano hayo markad kafib Farmaajo Waa isku dhex yac yay ee muxuu xukumo karsss midkale oon Farmaajo aheyn oo idil Farmaajo dhashay kena
@saalimmohamursal1126
@saalimmohamursal1126 2 жыл бұрын
اللهم أنصر شعب الصومالي ويرجع مرالثاني حبيب الملا يين محمد عبد الله فارماجو
@mawahibabdallah3804
@mawahibabdallah3804 2 жыл бұрын
يبقي الأسود سودا 🇸🇴💙دمت لنا خير رئيس فرماجو
@omarhersi7179
@omarhersi7179 2 жыл бұрын
Geesi farmajo ducaqabe amindhaha idinkuna
@hawaahmed9655
@hawaahmed9655 2 жыл бұрын
Allaw darkens iyo dalkeena noo dhawr aamiin
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 2 жыл бұрын
Amiin allahuma amiin ilahay adan madoobe musiibe dagdag ah
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Madaxweyne Farmaajo Ilaahey ha noo soo celiyo Aamiin doonimayno xasan tuuuuuuugo
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Ilaahoow ku xifdi meel kasto aad tagto mudane madaxweyne maxamed Cabdulahi farmaajo maku ilaawi doono hadaanu nahay shacabka soomaaliyeed 🥰🥰🥰🥰😢😢🤲🤲🤲
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
War naga joojiya dhibaato ma jirtee ilaah baynu leenahaye farmaajo nolol wanaagsan baan uga rajeynayaa aakhirana janatul firdawsa ha geeyo
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
N&N Guul.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Nabad iyo Nolol Guuuuuuuuul inshaAlaah wuu soo noqonaa MW FARMAAJO guuul inshaAlaah
@malyungandal8566
@malyungandal8566 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@zaaanc7008
@zaaanc7008 2 жыл бұрын
AAMIIN YA ALLAH
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 ай бұрын
Xabiibi malaayin ilaahay haku xifitiyo soo laabo Adoo nabada yaa rabii🤲🤲🥰🥰✅🇸🇴🤲🇸🇴🥲
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 Ай бұрын
Nabad iyo nololo guul inshaallaah jazkaallaah kheyran
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 жыл бұрын
Masha allhaa ❤️❤️✅
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@yaasiincabdi6159
@yaasiincabdi6159 2 жыл бұрын
Masha alah
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin
@shareefkiroll5017
@shareefkiroll5017 2 жыл бұрын
mashallah 💗
@muhubokilwo8212
@muhubokilwo8212 2 жыл бұрын
Mustaqbalku waa nabad iyo nolol insha Allaah
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 жыл бұрын
Allaha naguma Soo Celsho Nabar iyo Naxdin waa in Sidii Kansarka Loo bar jar jaras
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
We miss u alot mudane farmajo 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 2 жыл бұрын
Amiin Aameeen Amiin Ameeen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲
@mulkiosman8978
@mulkiosman8978 2 жыл бұрын
Subxaanallah habaarka iska daaya
@anzalcrashiiid8160
@anzalcrashiiid8160 2 жыл бұрын
Haa walahi
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido mudane madaxweyne farmajo guulayso waligaa insha alaah ❤❤❤❤❤❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Жыл бұрын
Amiin yaa Rabi Allaah Amiin yaa Rabi Allaah
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 5 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@saynabyusuf685
@saynabyusuf685 2 жыл бұрын
Aabe mrkle insha alh
@fatushhassan4660
@fatushhassan4660 2 жыл бұрын
Waa sax
@abdiraxmaansiciidhassan6820
@abdiraxmaansiciidhassan6820 2 жыл бұрын
Nabad.iyo.nolol.guul
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Bismi allah
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
We miss u alot mudane farmajo ❤❤❤
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
ilaahay dalkeena ha inoo xifdiyo cidwalba waan ka guulaysanaynaa inshaa allaah
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Amiin ya bari 🇸🇴🇸🇴💯🦁🥰💯😍❤️🤲💋♥️💓👌💜🆘💛🧡💗🇸🇩🤭👍🤍😍💓🧡💙💙🦁🥰👑💙🤍💙👑🥰🦁💋💋🔵⚪️🔵💯💯💕💕❤️🦁💕🔵⚪️🔵
@sacdiyakayf4714
@sacdiyakayf4714 2 жыл бұрын
Aamiin
@malyungandal8566
@malyungandal8566 2 жыл бұрын
Hadaa dib loo celiyay dalkeenii oo ciidamo la keenaayaa Alle baa noo maqan cadaw na xifdi
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Ciisoow imaaciil cumar Usheeg lacag dabe Majirto
@coolboys4288
@coolboys4288 2 жыл бұрын
Aamiiin
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
Noolow waligaa mudane farmajo 🤲🤲🤲🤲
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Жыл бұрын
Yes yes we are
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Жыл бұрын
Okay Amiin yaa Rabi Allaah Amiin yaa Rabi
@amiir2299
@amiir2299 2 жыл бұрын
Exactly
@shouaibahmed7348
@shouaibahmed7348 2 жыл бұрын
Ilaahay nabad hakoso celiyo formajo
@zaaanc7008
@zaaanc7008 2 жыл бұрын
Aamiin mid Allaha kama reeebo
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Aaaaaamiiin. Illaahoow. Aqbalo. Kuwaas. Waa. Xaaraantaa. Cun. Farmaajo. Allaha. Xafido. Allaha. Noo. Soo. Ci
@aminayusuf5450
@aminayusuf5450 2 жыл бұрын
Amin Amin inshallah Amin Amin Amin Amin inshallah Amin Amin Amin Amin
@jamaalabdulahi8996
@jamaalabdulahi8996 2 жыл бұрын
Dhammaad.
@um.samiir3755
@um.samiir3755 2 жыл бұрын
Farmaajo.waasolabana.inshaalaah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Ta kale waxaan la yaabay dadkii ciil baa haya oo wada gabayaa bay noqdeen
@khadiijo7099
@khadiijo7099 2 жыл бұрын
Amin
@dekiyahismail2347
@dekiyahismail2347 2 жыл бұрын
Ameen
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 2 жыл бұрын
Amiiin
@omarhersi7179
@omarhersi7179 2 жыл бұрын
59ki xildhiban ee waregi 1aad uduceya ) 214 furuq iyo sidan iyo kansar
@abukarabdirahman6430
@abukarabdirahman6430 2 жыл бұрын
Roonaaba Rabbaa og'
@shamsamohamed7000
@shamsamohamed7000 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin ilaahoow shacabka ka aqbal habaarka shacabka xildhibaanada aloow geb kadhig xasan sheeqna aloow kaqabo shrkiisa kaqabo
@user-il6qk8jd8q
@user-il6qk8jd8q 4 ай бұрын
❤❤❤
@c-mhoror4871
@c-mhoror4871 2 жыл бұрын
abo ax ax farmajo😢😢😢😢😢😢😢😢
@bashiirdoool8833
@bashiirdoool8833 2 жыл бұрын
Waa runtaa farmaajo qalbigeyna aa madaxwene utahay qalbiga waa xubinta ugu muhiimsan jirka
@bisharayunisyuniskosar7210
@bisharayunisyuniskosar7210 2 жыл бұрын
Ilahii farmajo hasoceliyooo
@mamogaasgaas7148
@mamogaasgaas7148 2 жыл бұрын
Yahuu
@alidaliehdirieh2380
@alidaliehdirieh2380 Жыл бұрын
Illahay. Ha. Xaafido farmajo
@maryantuni6158
@maryantuni6158 Жыл бұрын
Guleso isha allah umada iyo allah ayaa ku jecl
@sahrujagadakaroor8382
@sahrujagadakaroor8382 2 жыл бұрын
Waa sax dadka lkn hawiye wuu is raacey siyaasiyiintoodii, iyo odayaashoodii kuwa aan xaqa fahansaneyn ayaa idin duufsadey hawiye kuwo gurigoodii gubey oo dadkoodii cuney ayaad raacdeen mareexaan waxay ku naceen mj iyo ogaadeenka siyaasiga ah war qaladaadkiina hanoola imaanina iyo qabyaaladiin qurunka ah waxay ku haystaan wax kasto aan dhacno war orod ayey ku dhaheen mareexaan waa soomaali bes buu taaganyahay bal eega oo u fiirsada intaasaa lagu nacey
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 2 жыл бұрын
Ilaahay kii tegey wejigiisa khayer ha ka dhigo ka yimidna xaqa ha tuso soomaali midnimo iyo guul ayaan leeyahay dhalinyarada iyo inta ka sii danbaysa Ilaahay ha ka dhigo kuwo aan qabiil aqoon oo soomalinimo yaqaan dalkeena Ilaahay hayna jaclaysiiyo dadkeenan has jaclaysiiyo muhiimku waa in aan wadaniyiin noqono oon qabiilka ka koro dhulka soomaaliya sooomaali ayaa Ilaahay ku beeray meel ay degan yihiina 5soomaali waa mid qaybinta gumaysiga haw qaadanina in aan kala duwanahay dhulkeena iyo luuqadeena Alaha weyn ayaa inoogu deeqay Ilooba wixii xun kuwa ina xukumayana u duceeya in Iaahay inoo toosiyo inagoo ilawsan qabiil dad qabiil isku raacay meel gaadhi mayaan qaranimo soomaaliyeed ayaan ku adkaan karaa Ilaahayna barya in aan dhibaatada qabiilka ka baxno oo soomalinimo iyo dalkeena aamino
@mohamedmohamud2982
@mohamedmohamud2982 2 жыл бұрын
Waa Nasgihi vilaa bashuuqsi
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 2 жыл бұрын
Car geesi geesi tahay hoos fiiri 💪 👇 Sorry wll mcn 😪 plz waa codsi subscribe ii Saar pls 👍❤️🙏
@suhebgamer5191
@suhebgamer5191 2 жыл бұрын
wat iga qoslise runti
@safimohammed8156
@safimohammed8156 Жыл бұрын
Farmaajo guul iyo gobanimo farmaajo guul
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 2 жыл бұрын
Waa runtiis
@nimo5432
@nimo5432 2 жыл бұрын
FARMAJO ALLAHA KORKAAYEELO ALLAHA KUUDANBIDHAFO CADAWGA KUUSHIRAY WAXAY UDIIDEEN QOF IYO COD WAY OGAAYEEN IN AAD UMADASOMALIYEED QALBIGOODO AYAAD BOOS KULEEDAHAY HADAY TAADI NOQOTANA ALLAHA JANADII KUGEEYO AAMIIN YAA ALLAH
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 2 жыл бұрын
Kheer rabi hadin siiyo wadaniyiin ayaad tahiin wuu inoo soonoqonayaa farmaajo inshaa
@walalek8791
@walalek8791 2 жыл бұрын
Nabad. Iyo nolol waa. Qaranka. Dhabtaa. Ee. Mustaqbalka. Soomaaliya
@fatumasheikh9746
@fatumasheikh9746 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Farmaajo wadani soo laabo insha allah xabiibul malaayiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Shiq adan madobe habar kal iyo lab somali youth ku habaren xamar dhan iney kugu so dunto ilah kaga baryen aniga amiin Leyahay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Amiin ya alah barlamanka habar kal iyo lab ah cuqubo shacab ilah ka so Sara Insha alah cadka sacab ku qarin raban cadka sacab ma qariyo farmajo wa dayax 15 ah o nurayo guul farmajo abahi umada somaliyed
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Farmajo somali uma baahna Somalia farmajo u baahan Wa ninka keliye na tusay qiimaha dawladnimo na baray wadaniyada naga celiyey cadaw sokeye iyo mid shisheye So celiyey qabkaan dunida ku lahayn umadaha tusay waxay somali tahay iyo inaan sidii la rabo laga yeeli karin Kasbaday qalbiyada shacabka aniga kow ahay weli meelu jogo ma arag mana tegin hadana naag tuuladeda niyadsami ku sexata cabsi ka qabin in batrolka iga hoseya bilash lagula baxo badeda ka welwelayn ban ahaa gaajo gobanimo leh ba dhaanta dhereg gunimo leh Hambalyo xabiibal malaayiin meel meeshaad hada ka tagayso kaga khayr badan baan ku rajaynaya anagana gadashaa cadawga allah hanaga qabto mahadsanid mudane Qoralkan hala iga gaadhsiiyo farmajo
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 2 жыл бұрын
Nabab IYO nolol waxa burburiyay Barlaman kusheg la ibsaday iyo Gudon kusheg iman belay 😮
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 2 жыл бұрын
Guul nabad iyo nolol
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 6 ай бұрын
Hala samro wllalayaal Xabiibulmalayiin wuu inoo soo Laaban inshaa allah❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@mahamadsanyara6134
@mahamadsanyara6134 Жыл бұрын
Baarlamaanka soomaliya dawladnimadii somaliya god madawbay ku rideen kuwaa ilaahay aduun iyo aakharaba god madaw allaha ku rido naarta jahannama allaha ku xereeyo
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 жыл бұрын
😥🤲🤲🤲🤲🤲 farmajo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Ajanabigu waxay rabaan nin yes man ah waana xasan waxayna ahayd arrin qorshaysan isagoo aan xilkii la wareegin ayaa dalkii la soo degey
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 5 ай бұрын
Scw. Scw scw scw
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Ilahow Odawaa dalka Xukun milateriga farmajo ha ugu Qabto
@hajiali8689
@hajiali8689 2 жыл бұрын
No more mahamed Abdul Farmajo INShA Allah No more daaraood
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Hagi DAAROOD dhulka ayuu Lee yahay xaguu xukumaa xasan sidii 4tii sano uu haayey ayaa loogelayaa dhul Daarood waa ka xaaraan xasan bakhti kenyati u sujuude Soomaaliya Daarood ayaa ugu badan uguna gobol badan marka Xasan wuxuu xukumaa dhul hawiye no more Soomaalida kale no more nama xukumi doono taas ogoow midgaan yahay
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
Ameen ya rab
@-mrrayan
@-mrrayan 4 ай бұрын
Baga xaarmaajo U dhacay
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 жыл бұрын
Qaboil uf waa ka soomaali halkaas dhigey shalay iyo maanta Madaxwaynaha cusub ha loo duceeyo In alle xilka u fududeeyo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Xildhibaanadii Xaraanta quuutay ee Kahiiliyey Madaxwaynaheeni Wadaniga ahaa Mudane Maxamed Farmajo,Xabiibul Malayiin, kuwii Xoolo kadoortay Xabsi Allaha kuguro. Cuduro Xun Allaha kuriday, Kitaabkay kudhaarteen bilramadaan haqabto, amiin amiiin🇸🇴🙌😭
@sahracr1073
@sahracr1073 2 жыл бұрын
Waa runtaa khabiil yaan wax laga sheegin Nabad iyo nolol guul
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 жыл бұрын
inta habaaranatay allah ku celasho habaarkood
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 жыл бұрын
N and N hanoolaato 💙💯🇸🇴
@alimmahamud9412
@alimmahamud9412 2 жыл бұрын
Acuudu bilaahi waxa ku dhalay muqdisho cayayaan badan oo hadana qumayooshin ah Habaarkiina ilaahay heeydin ku soo celsho Waana in Cayayaanka Sunta Cayayaanka ha lagu Buufiyo
@fartunhassan1977
@fartunhassan1977 Жыл бұрын
Haa walhi 💔💔💔😭🤔🤔🤔🤔🥰💔💔💔💔😭🤔🤔🥰💔💔💔😭😭😭😭😭 aabo farmajo inolaw
@nimcabouraleh275
@nimcabouraleh275 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 88 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 58 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Hayaanka Horumarka qaybtii 1aad - Puntland
34:11
Madaale Productions
Рет қаралды 252 М.
FARMAAJO, OSLO, NORWAY
18:15
CALANKAmedia
Рет қаралды 172 М.
REER TIKTOK OO WELI LA ILMEENAYA GUUL DARADII KU DHACDAY FARMAAJO 🙈
9:27
Zaki honest Official
Рет қаралды 38 М.
Hees cusub Waan mahdinee Markale ugu dara! MW Farmaajo
13:38
Gurgmad Qaran Media
Рет қаралды 250 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН