Xasan Adan Samatar "Dadku kaama Maarmee Qaranka Sii Maamul Madaxwayne Farmaajo

  Рет қаралды 556,157

SSTV

SSTV

5 жыл бұрын

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Пікірлер: 304
@hassanosmaniman7289
@hassanosmaniman7289 4 жыл бұрын
Habeenkii Madaxweyne farmaajo ladooranayey Mugdisho Ayaan Joogey Aniga Iyo dhalanyara badan Isla fadhiney Oo codka Madaxweyne U Xisaabeyney Dabadeedna markii Asiga Ku guuleysatya Oo madaxweynahii hore Hassan sheikh Mohammud Oo gacanta taagey oo madaxweyne farmaajo Uga Shubey COdkiisa Aad baan Uga faraxney Dhalanayarada qolka Aan isla deganin Ayaa mid kamid Ah Telkiisa dhulka kadhuftey oo faraxad diraaded ,waxaana Kenya ka imaney 2016 bisha 11 Aad. Run ahaanti Anigo Aheyn kuligeyn dad isuga jira bachelor degree holder iyo O level dad Soo dhameystey oo wadanka raja badan kaqabay Ayaa maanta kala cararrey Oo Nabad galya la aan Aa Awged wadankeyn, waxaana maanta kala joogna Arlada daafaheeda Sida Asturiala,Finland,Germany,kenya Iyo Anigu hada Jooga kamabla oo buufis canada ah sugaayo!!!!! Illahow Wadankeyna Nabad Inooga dhig insha Allah 🇸🇴🇸🇴.
@cismaandiilax2652
@cismaandiilax2652 4 жыл бұрын
Heeso somali
@mohamedabdi2263
@mohamedabdi2263 4 жыл бұрын
asc xasan osman sxb dalkenu insha Allah Malin ayuu hagaagaya marka yan laraja xuman qofkii awoda inuu dib udajin iyo nabaden gobikaro habaadi goobo kii kalana ha ilaaliyo inuu afkiisu burburka kaqayb qato
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 жыл бұрын
Madaxwaynaha xasan aadan yiri xukunka siiyay. Cismaaciil cimar geele oo uu hadda kahor u qaaday ma astaahilo farmaajo in loo qaado wxuu galay qiyaano qaran
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 4 жыл бұрын
Sory bro qoral itabtay runtii alaha somali dhibka ka saro from kenya
@asedmahamud6298
@asedmahamud6298 3 жыл бұрын
@@mohamedabdi2263 ĺ
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Inta Somalinumadu ku weyn tahay oo rajeynaysa in maalin uun ay Somalia midowdo like hayla dhaafina ilaahay dalka nabad ha inooga dhigo
@ayuxasan9101
@ayuxasan9101 5 жыл бұрын
taageeraha hasan aadan samatar hadaa tahy like iigu qabo ☝️
@shukriahmef4544
@shukriahmef4544 5 жыл бұрын
Ayanle Xasan
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 жыл бұрын
Inta madaxda iyo qaranka somalia vs jabuuti jacel like ta sara👍
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 5 жыл бұрын
Jabuti waa Soomaali😁 Labada dhinac waan ku jirnaa👍
@amiraaqueeny5829
@amiraaqueeny5829 4 жыл бұрын
Asc / asxaabeey, aamiinta Ila dhaha ; illaahayoow Rabbiyoow Raxmaanoow,Cimri dheeroo kheir qaba inoosii Madaxweynahayna.farmaajo.
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yarabi
@fouedahmad9778
@fouedahmad9778 4 жыл бұрын
We love ❤️ xasan adan and farmajo hadaN nahay Somali state Dawlada deganka Somalida ma aqonsannantina 🙏🙏🙏
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 5 жыл бұрын
Waa runutii waayo waayo waa ni rabo inuu soomaaliween mageceedii iyo maamusikeedee soo celliyo 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yurubhassen6697
@yurubhassen6697 5 жыл бұрын
Xasan Adan samatar wlhi wuu gaboobay hadana codkiisu isma badalin lkn illaahay waxaan uga baryeyaa inuu khaatumada khyr ugu khayimo insha allaah
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 4 жыл бұрын
Halkaa waxaan ka arkaa eng yariisow alle ha u naxariisto 😭❤💯
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 4 жыл бұрын
Wariya mashaallaah afka ssomaliga labaduba sii doono ayuu igu hadlaa waakam wariye Qaran
@waryaawariiri4815
@waryaawariiri4815 5 жыл бұрын
Nabad iyo nolol masha Allah alla noo daayo
@user-fl4fn8on6r
@user-fl4fn8on6r 5 жыл бұрын
Waaladooran iinshaa allaah marlabaad asagaana dhibka loogabixidoonaa cadawga soomali Allah'a jabiyo aamiin
@anisaismail2154
@anisaismail2154 5 жыл бұрын
Maasha Allah
@zahramohammed1341
@zahramohammed1341 5 жыл бұрын
InshaAllaah yarabi caalamiin
@naagweyn5078
@naagweyn5078 5 жыл бұрын
ilaahow hanagusoo celin adaa waaxide
@mohamedsalat1066
@mohamedsalat1066 4 жыл бұрын
In sha allah nabaad ayu kuso noqoon
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 жыл бұрын
Heesta farmaajo looma qaadin ee hadda ka hor ayaa loo qaaday m.cimaaciil cumar geele, farmaajo uma qalmo qiyaano qaran ayuu galay
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 5 жыл бұрын
Abdikarim farax qarey jiir madaxweynaha fanka somaliyed cimri dheer alle hakusiyo
@mustaffmaxamed5439
@mustaffmaxamed5439 5 жыл бұрын
Aabaha fanka somaliyed xassan aadan samatar
@abdinaasir1742
@abdinaasir1742 5 жыл бұрын
Axya wadani yaa salaam xasan Adan samatar
@fadumomohamed4643
@fadumomohamed4643 5 жыл бұрын
Maanshaa allaah alfanaan hasan aadan samatar waa wadani wadani dhalay dadka kama maarmee maanta qaranka siihay
@qaliifshiikh5705
@qaliifshiikh5705 5 жыл бұрын
C4000 .ho9
@waayeelwayeel4320
@waayeelwayeel4320 5 жыл бұрын
Dadku kama maarme maantiyo bariba qaranka sii maanul inta aragta dadalka farmajo like iisara
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
qarmaajo hoyadii ha wasee maxaa inaga galay
@nuram3495
@nuram3495 5 жыл бұрын
Dalku waxuu hore ugu soconlayahay waa dadkaas waxuushta oo cayda ladabataagan Madaxwayne kasta oo ladoorto war heedhahaya allah intaad kabaqdaan madaxwaynayaasha cayda nooga daaya
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
Walesan wx kaqadeyn waska dhaq dhaq leyan dadkani waxuushtahi
@fadumaomar2726
@fadumaomar2726 5 жыл бұрын
Heestii dharka jabisay farmaajo xasan guuleeyso
@shamsoibrahim6205
@shamsoibrahim6205 5 жыл бұрын
Faduma Omar kkkkkkk heesta madaxweyne I. O. Geelaa lootiriyey ee Farmaajo maaha kkkkkkk
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 5 жыл бұрын
Farmajo Again President of somalia👨‍⚖👨‍⚖
@abdifatahhamudmuhumed4412
@abdifatahhamudmuhumed4412 5 жыл бұрын
Mansha alah my country Somalia Alow kor u soo qaad.
@mohamedbilcaanood5930
@mohamedbilcaanood5930 5 жыл бұрын
Farmaajo hadii mar 2labaad ladoorto Waynu guulaysan
@bashthetrucker112
@bashthetrucker112 5 жыл бұрын
Let farmaajo lead us next 10 years, 👏👏👏
@zizuvicnune3314
@zizuvicnune3314 5 жыл бұрын
InshaAllahu tacaalaa
@amiraaqueeny5829
@amiraaqueeny5829 4 жыл бұрын
Waaba ladooranaayaa inshaa' allaahu tacaalaa fabi,' idnillaahi tacaalaa,Dalka iyo Dadkaa ayaa baahiweyn uqaba.( Alloow cimriqeyr qabo 'barakeysan sii. )
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Maxamed cabdiqaadir waa runta wll waynu guulaysanayna hadaynu dib u doorano farmajo oo garab istagno nabad iyo nolol
@adenkheyr6196
@adenkheyr6196 5 жыл бұрын
H.Aden samatar please come to baydhabo jinaay
@maxamedaxmed8695
@maxamedaxmed8695 5 жыл бұрын
Xasan aadan samatar libaax libaax dhaley baa tahay allaa yacizak
@zahramohammed1341
@zahramohammed1341 5 жыл бұрын
MaashaAllaah madaxweynaha jamhuriyada dimuqaratiga soomaaliya guuuuuuul inshaAllaah mudane farmaajo
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
Mashallah ilahow cimri dheer iyo caafimaad kusii samatar fanaan sumcad ku yeeshay fanka muujiyay in somaali u simantahay wa libaax codka libaaxyadana leh 🦁 cod weyn mashallah
@saciidclaahibaybooksaciidc482
@saciidclaahibaybooksaciidc482 5 жыл бұрын
Caleeyk yaqey madaxweynuu u qalmaa xasan adan samatar.
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 5 жыл бұрын
Dalaku kaama maarame marakalle🇸🇴 qaranka sii maamullu waa ereyo cajuuba 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍
@jasmine-007
@jasmine-007 4 жыл бұрын
Heestan Ismaciil cumar geele ba iska leh oo hore logu qaadey 👏👏😂😂😂
@waleedosman1259
@waleedosman1259 5 жыл бұрын
Guul nabad iyo nolo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@hodanaxmed5601
@hodanaxmed5601 5 жыл бұрын
xasan aadan waa fanaan soomali yeed lkin waxaan rabay inuu salaanta umada soomaliyeed
@khadartuke3940
@khadartuke3940 3 жыл бұрын
Midhaha Heestan waxaa Curiyey # Abwaan Ismaciil #jiheeye.
@maxamedbr5221
@maxamedbr5221 5 жыл бұрын
Fanaan qali ah waku fanaa
@worldwideshow3
@worldwideshow3 5 жыл бұрын
Hadii xaaqiiqada dhabta ah lasheego farmaajo iyo kheera marlabad dalka somali haladortoo qaraanka waa ubadbada ,cadowka gabre wayfijeyna no amision , no gabre
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 5 жыл бұрын
Qofkii labad ee dawado like saar tliyahay
@shamsamohamed8625
@shamsamohamed8625 5 жыл бұрын
Dadku kama marmee mantana qaranka siiima maamul farmaajow allaha ufududeeyo howsha adag ee hortalo ,hasan adan cimrigada haraago fanan qaran
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 жыл бұрын
Heesta xasan wuxuu u qaaday m .cismaaciil cumar geelle, umma qalmo farmaajo oromo abiya axmad walaal kiis ha dhoco
@ilariaterzo7003
@ilariaterzo7003 5 жыл бұрын
Cimri aad kumaamushi 50 sano kali aloow kusii farmaajoow
@zahramohammed1341
@zahramohammed1341 5 жыл бұрын
Amiin Amiin yarabil calamiin
@naagweyn5078
@naagweyn5078 5 жыл бұрын
faan jecelaa
@gaandayyare3866
@gaandayyare3866 3 жыл бұрын
Afarta sano ayaa khasaartay ee alloow na dhaafi kan
@Hassanadanmohamed-xv7dm
@Hassanadanmohamed-xv7dm 17 сағат бұрын
I love xasan aadan farmaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤❤🎉❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤
@axmedbiidshiikh7230
@axmedbiidshiikh7230 3 жыл бұрын
Waxaan rabnaa m/weyne sharafta dalka iyo dadka somaliyeed ilaaliya. Oo cadawga soomaaliyeed xiriir lalaheyn.
@zekiadam9535
@zekiadam9535 3 жыл бұрын
Legend xasan wa gaboobey heestu wa duubentey..heesto socota kadaba qaadaya
@aminaabdiaadan1713
@aminaabdiaadan1713 5 жыл бұрын
Wwww fankii hore Xasan Adan Samatar waxgarad runta sheega ayad tahay Dowlad dhab ayad horey u so aragtey guul Nabad & Nolol been ma aha hadalka abwaanka hore u soco MD Madaxweyne
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut 7 ай бұрын
Merci M Hassan Aden Samatar, le délégation de Djibouti 🇩🇯
@maxamedtahir5227
@maxamedtahir5227 3 жыл бұрын
Masha allah soomaliya guul
@calideeq5060
@calideeq5060 4 жыл бұрын
Sadriga iyo laabta kaa salamnay aabe farmajo Dadka kaa maarmee maanta qaranka sii maamul
@Halgan18876
@Halgan18876 5 жыл бұрын
qofkii 20 aad **** farmaajo wuu qiirooday kkkk. farmaajo sii maamul
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@farxanadanxaashi8018
@farxanadanxaashi8018 4 жыл бұрын
Frmjo mamulka rabow kuraaji
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Marwada 1aad Khadra Xayd .wuu bahdiley Farmaacho.
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc fadlan soo booqda channel kayga daryeelka timaha qurxinta wlc all waad ka maqsuudi doontaan ❤️❤️❤️
@abdirahmanaminosman8817
@abdirahmanaminosman8817 5 жыл бұрын
Somaaliyee hadaad rabtaan hormar in aad gaarno fadlan dib udoorta madaxweynaha Sharafta leh qaasitan waxaan lahadlaayaa Barlamaanka waayo ayaga ayaa codka siinkara madaxweynaha waa hadii hormar ladoonaayo Asc
@marwaaliballahkuxirnow
@marwaaliballahkuxirnow 4 жыл бұрын
Heesta iyo laxanka iyo codka wa dhag dhag lkn farmaajo madhamo wax hees lo qaado lkn ceebta lagu dhaxdhigay xasan aadanow waxa masuul ka ah md ismaaciil cumar geele waayo waligaa wa diidi jirtay dowlad isku sheg ina uhesto lkn dadka si fcn kuulama socdaan ina dhihi jirtay dowlad lo dhanyahay wa tagi waana kaheesi
@mahdielmi2195
@mahdielmi2195 3 жыл бұрын
Hassan Aden wuxuu ahaa Fanaan qaran hadana waa bahdilanyahay
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Cod aan caadi ahayn ayuu leeyahay xasan
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 5 жыл бұрын
Legent is come back no more flash
@alihassanhiraabe8244
@alihassanhiraabe8244 4 жыл бұрын
M ismaciil c. Geele waa mudan yahay. Heestaa qiirada leh. Hiiil walaal guulaysta.
@AhmedIbrahim-hd4to
@AhmedIbrahim-hd4to 4 жыл бұрын
Great Legend...Proud to be Somalian.💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@baashibaltolk5324
@baashibaltolk5324 Жыл бұрын
Mushishanka weyn ee aan taagero sidii cali wiinkey waxaa sharaf ii ah fanaanka weyn xasan aadan samatar oo uu music kaa dalbado on record waaye
@nicimakhadar1166
@nicimakhadar1166 4 жыл бұрын
mansha alah xasan adan ❤❤
@mohameddahirofficial201
@mohameddahirofficial201 3 жыл бұрын
Welcome farmajoo
@abukarali3558
@abukarali3558 8 ай бұрын
Somalidu halyeygeeda iyo geesigeeda kadhasha iyagaa cadow kunoqdee. Ilahay dawlad ban waydisaynaynaa
@user-qq5zk9fn6x
@user-qq5zk9fn6x 5 жыл бұрын
Farmaajo waa aabihii umada soomaaliyeed waa inaan ku magacawnaa aabo farmaajo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
Kani markaas jabuuti buu deganaa xasan adan wuu jiranyahay allaha cafiyo odayga
@abdirisaaqabdiriraaq1023
@abdirisaaqabdiriraaq1023 3 жыл бұрын
Waaaaaw m.a ❤❤❤
@guulwade8259
@guulwade8259 3 жыл бұрын
Hooyad waas xasan adan samatar. Saaxraan
@islamistemusulmane882
@islamistemusulmane882 3 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ! Anay ba iline ayaa iga timiday , xasus tii ismael Omar guelleh , marku indhaha gabay u ALLAH SWT ku kibrayey .
@ahmednuune1033
@ahmednuune1033 4 жыл бұрын
masha alaah
@hassannoor4584
@hassannoor4584 4 жыл бұрын
Legend and sinior Hassan big up..
@maansaawiaxmedcali158
@maansaawiaxmedcali158 5 жыл бұрын
Maansha allaah
@farxiyomohamed2030
@farxiyomohamed2030 4 жыл бұрын
Ssmatar. Wakusalaamay
@ayaanelmi7973
@ayaanelmi7973 5 жыл бұрын
dalku kaama maarmee qaranka sii maamul ismaaciil waa hees madaxweynaha jabuuti
@jimalehassan6854
@jimalehassan6854 2 жыл бұрын
Masha allaah xasan afkaga cano lagu qabay
@user-pr2um8nx8j
@user-pr2um8nx8j 4 күн бұрын
Mas❤❤❤❤❤ 14:51
@jimalehassan6854
@jimalehassan6854 2 жыл бұрын
Masha Allah xasan afkaga canno iyo malab
@user-pr2um8nx8j
@user-pr2um8nx8j 4 күн бұрын
Mas❤❤❤❤❤
@farxanadanxaashi8018
@farxanadanxaashi8018 4 жыл бұрын
Xizbiga nabad iyo nolal waligood hagoonka hahayaan
@saidaainichanel7928
@saidaainichanel7928 4 жыл бұрын
President of Somalia will not get that song today u Put dispute between people of Somalia
@yahyamusa9733
@yahyamusa9733 5 жыл бұрын
Maashaa allaah mareexaan cid aan idinka ahayn oo loo heeso la waayey (GOBANIMO WAA U DHALASHO).
@libaansergio4426
@libaansergio4426 5 жыл бұрын
Haku wasaan mariixaan aydii kudhadhaybwase qabiilkan aaa naga daba wadid maxaa waye qabyaaladiistayahow farmajo waa madaxweynaha umadda somaaliyeed wlhi adiga cml qoorta aan kajari lahaa oo wlhi ah
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 5 жыл бұрын
Madaxwaynaha laga hadlayo waa Ismaciil Cumar Gele🤚
@yahyamusa9733
@yahyamusa9733 5 жыл бұрын
@@ahmednurgele4356 isaga iyo farmaajoba waa mahadsan yihiin Qalbigaaga wanaaji naxariistu waa balaadhan tahaye ha inagu yarayn saaxiib.
@yahyamusa9733
@yahyamusa9733 5 жыл бұрын
@Last King Adeer qabyaalad kuma shaqeeyo soomaalina waa ahay kaama iibsan maxaa khayrkeen inaga reebay kkkkkkkk (iska hadlow ina igarre)
@ahmedjamac3643
@ahmedjamac3643 5 жыл бұрын
Iyo geesinimo majeerteen waa gabdhihii daarood shisheeye boqol sanno daba ordin yaa hawiye yey oga baqaan mareexaan raganimada ilaahey siiyey iyo geesinimada
@BareMacalin
@BareMacalin 5 жыл бұрын
yaah yaah bari samaadkii miyaa soo cusboonaaday
@ayanali9514
@ayanali9514 5 жыл бұрын
Masha alah
@ilariaterzo7003
@ilariaterzo7003 5 жыл бұрын
😭 farmaajo guuuuuul
@hodons5863
@hodons5863 3 жыл бұрын
Aamiin samatar wadani waar runtaa farmaajo allow no daa
@nadirajamac9250
@nadirajamac9250 5 жыл бұрын
Mar Farmaajo mar labaad waan dooranaynaa waayo Wax qabad kiisana aragnay waana ku wanaa sanahay
@siciidjaamac2568
@siciidjaamac2568 2 жыл бұрын
Wa imisadi
@zakariyaxassan4217
@zakariyaxassan4217 3 жыл бұрын
mshllh allow no da.a mudane madax weyne
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah 😎😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 koro callanka soomaalliya 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hilowhaykal9399
@hilowhaykal9399 5 жыл бұрын
hinda bulshaale horay usoco
@hilowhaykal9399
@hilowhaykal9399 5 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 guuleysta waligiin
@zizuvicnune3314
@zizuvicnune3314 5 жыл бұрын
Lan Baal maraaaw ki birmee ma bad baadiyaaw
@sheikhcabdirashidalisuufi
@sheikhcabdirashidalisuufi 3 жыл бұрын
Inti Somali aaah walaheyga aah subscribe. Igucawiya
@abdihassanwarssame667
@abdihassanwarssame667 4 жыл бұрын
Waa magaceyga saxa aha ina xafaley
@maxamedcadaaanimaxamedgabo569
@maxamedcadaaanimaxamedgabo569 4 жыл бұрын
Allow iddaa Somali weyn Qarankena na mid hagaaga kadhig
@safimohammed8156
@safimohammed8156 3 жыл бұрын
Wuu cabsanaa xassen adan samatar
@shamsoibrahim6205
@shamsoibrahim6205 5 жыл бұрын
faan ugu roona war heeskaan madaxweyne Geele iska leh
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 4 жыл бұрын
hestaan ayado quraal ah ayaan u baahanahay ayaa ika cawin kara
@hamsemaxamed3718
@hamsemaxamed3718 3 жыл бұрын
Rinta waybu wha sheleedey
@zakariyaxassan4217
@zakariyaxassan4217 3 жыл бұрын
i love you farmajo
@asadking2279
@asadking2279 5 жыл бұрын
Axyaa hees 😢😢😢😢
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 3 жыл бұрын
hakaba nanaanshey burtookitallo banooda ballankaana hayey waw lajan xasanow eden nollaw
@ahmedsouleyman3664
@ahmedsouleyman3664 4 жыл бұрын
Soomaalidu ayadaa samaysa keligii taliyaha hadraawi ayaan ka hayaa
@sayidyare2286
@sayidyare2286 9 ай бұрын
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
muqiashu love jabuuti
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 5 жыл бұрын
Xasan Samatar Hada heesahaa mar hore Waye Hada cajal aa dhagaysateen waayoo Hada ma hesi karo cod maleh duq Waye live maya Laakiin cigaal live ayuu ku heesaa waana iskuda labada Marka qof ka ilaahay Ayaa cimrigiisa dhowro
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Dadku kaama marmee qaranka sii maamul ax yaa xasan samatar aduu yimid soomaalia soo noqotay
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 жыл бұрын
Dadku kaama maarmee waa ismaaciil ee farmaajo ma'aha
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Waa intaanu abeeska noqon ina farmaajo
@ahmedsouleyman3664
@ahmedsouleyman3664 4 жыл бұрын
Heestan miyaanu u qaadin cumar geelaha jabuuti ?
XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|
5:38
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 1,9 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 163 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
HALYEEYGII LA DOORTOOW FARMAAJO 2017 HD
8:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 701 М.
Pro Abdiwahab Sh Abdisamid, Xaalada Geeska Africa iyo UAE
49:01
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 253 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 846 М.
FANKA IYO SUUGAANTA XASAN AADAN SAMATAR 20 03 2019
27:18
Somali National Television
Рет қаралды 107 М.
Xasan Aden Samatar: Kujar Hadalka Official video Original Version #samatar
6:22
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 163 МЛН