Mashaa Allaah ☝️ Waa mid khayr qabto ah oo aan aduukan ka jirin maanta wax yar mooyee . Meelsan Allaha 👌 Dhigo aduun iyo Aakhiraba jannatul firdawsa Allaha ☝️ Ku abaal mariyo iyada iyo kuwa kamidka ahba in Shaa Allaah ☝️ Aamiiiiiin Yaaaa Rabbal Caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fartuunmohamed6081Сағат бұрын
Allah ha guuleeyo xaq u dirirka allah ha u dhameystiro guushooda aamiin allah ha mideeyo qalbigoida iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
@Dalmar669 сағат бұрын
Bishaaral azad in la jabiyo ayaan rajeynenaa nacallad allaha ku rido bishaaral azad iyo xulufadiisa
@cismaanguure9273 сағат бұрын
Shiico iyo ruush gabalkooda wuu dhacay dibna usuma soo abaabulikaraan hadda waxaa la gaaray waqtigii sunniyiinta ay dhulalkooda dib ugusoo ceshanlahaayeen kuwii markii hore ka barakiciyey insha allaah,
@fosiabuale65188 сағат бұрын
DEE MAWLIIDOOW ISLAAMUHU ODAYAAASHA WEY ISKA AG JOOG JOOGAANE ODAYAASHAAN LOO TAAG HELAYN
@abdimahadhussein37827 сағат бұрын
RUN AHAANTII SHEDA MOMADA IYO ABAHA SIDA CAJJIIBKA AY DARYEESHAY WAN KU FARXAY SIDAS INAN ANIGA IYO XASKEYGA ISU DARYEELNO AYAN RAJEYNAYAA INSHA ALLAH
@YassinAhmed-yx3ol8 сағат бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo Nimca guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Iran haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamednoor40085 сағат бұрын
Mahadsanid
@maxamedcali74327 сағат бұрын
Walahi es Qiso cajayib lamanshn❤
@cabdinuurxasanyusuf23683 сағат бұрын
Dhumaha shidaalka ee yurub gaaraaya oo laga rabo in bariga dhexe laga jiito ayuu ruushku ilaalinayaa yauu daaran yahay dagaalkaanu
@AliTaajir-zn8lq9 сағат бұрын
Mapka warka ku dar mawliid dhulka suriya iyo ukrain lakala qabsaday
@yasiinmuxudiin89897 сағат бұрын
Wadmahad santahay
@AbdulIsmael-m6k6 сағат бұрын
Waar heedhe yaa Ilaahay yaqqan maxaa naga galey carabtaan iyagii isu naxiwaysay warkoodanaga dhaaf nio wararka somalida soo tabiya
@aslicadeey85112 сағат бұрын
BASHAAR waa mujrim laayey umada suniyiintaa oo sun kulaayey isaga iyo ruush shiico iyo kiristaankiiba waxeey kamideesanyihiin in la wiiqo awooda suniyiinta oo dhulkiodii lagasaaray
Qaybi oo xukun, Carabta waa in la iska horkeeno, midna yuun guulaysan. Waxa la taageero ka daciifka ah, si ‘u u aarguto! Waa farsamo dagaal oo cadowgu isagu iskhaarajinayo