No video

Mucjisada Quraanka iyo Buuraha u socda sida Daruuraha!!👍

  Рет қаралды 62,157

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

HALKAN KA AKHRISO: gaaldiid.com/pr...
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Xaqu (S.W.T) waxa uu ku tilmaamayaa aayadahan muhiimada iyo shaqada buuraha, oo ah inay sugaan dhulka si aan dhulku inoola liicliicin, waxay dhahaan Mufasiriintu Eebe waxa uu ka yeelay buuraha hoostiisa rukuno, sababtuna waa inay sugaan dhulka iyo qaaradaha, una diidaan in dhulku socscoda xilliga dhulka uu wareegayo.
sidoo kale xaqu waxa uu ku tilmaamay buuraha rukuno, rukunkuna waa shay haya ama sida shay kala si aanu u dhaqaaqin, waxa tusaale fiican noqon kara sida musmaarku iskugu hayo looxyada oo kale. buuruhuna waxay isu hayaan dhulka qaybtiisa hoose iyo qaybta sare.
waxa la xaqiijiyey sanadkii 1956 dii in buuruhu leeyihiin xidid aad udheer kaasoo gaadhaya lakabyada uu dhulku ka koobanyahay illaa laga gaadhayo lakabka (Sima) oo ah lakabka ugu hooseeya ee wajiga dhulka (Earth crust). Tusaale ahaan buurta aduunka ugu dheer waa buurta Everest, dhererkeedu dhulka waxay ka saraysaana waa 9 km, halka xidikeedu ka gaadhayo 135km oo dhulka hoostiisa.
Lakabka sare ee wajiga dhulku waa adagyahay hase ahaatee lakabka ka hooseeya ee (Sima) waa mid dhagdhag leh (qoyaan leh), maadaama dhulku wareeg sameeyo waxa ka dhalan lahaa dhul gariir joogta ah, markaa waa inay jiraan rukuno isku xidhaya wajiga dhulka iyo lakabka Sima, si ay uga hortagaan ama u yareeyaan dhulgariirka iyo fulkaanayaasha, sidaa awgeed ayuu Eebe ka yeelay buuraha kuwo xidid dheer leh oo gaadhaya lakabka Sima, si ay usugto dhulka.

Пікірлер: 72
@alihzaanmedia2751
@alihzaanmedia2751 5 жыл бұрын
Masha alah waa barnaamij wanaagsan in aan ku baraarugnaa quraanka io mucjisaadkiisa
@muniirkhalif2696
@muniirkhalif2696 7 жыл бұрын
allahu akbar jizakalah sheikh waa joqaraafigii anu hada baraneyna wax walba waxa ay kasoo qaateen quraan iyo axaadiista rasuulka (scw)subxaanalaah
@mustafNune
@mustafNune 10 ай бұрын
Masha allah quranka wax udhigmo majiro
@baabka3baabka89
@baabka3baabka89 7 жыл бұрын
masha ALLAH wll ILAHAY khayr ha ku siyo ee barnamijyada noo soo badi thanks
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
jasakalah alfa kheir habibi sheikh
@manowabdiaziz
@manowabdiaziz 7 жыл бұрын
zakallah . may Allah grant you Janatul Firdows
@malitiama986
@malitiama986 7 жыл бұрын
msha allah wll illahey haku barakeyo sida aad wax No-Go faideysay illahey hakogo faideyo
@malyuunilmimohamed3838
@malyuunilmimohamed3838 4 жыл бұрын
🤗🔊🎹📞☎️📲🥁😎🙄😏😣😶😚🙂😚😶🙄😶😶🙄😶😑😑😗😚🐯🦄🐗🐖🐖🐮🦄🐖🐗🐽🐔🦃🐧🐠🦀🐝🐞🐛
@zamzamdarod7208
@zamzamdarod7208 7 жыл бұрын
mnsha alaagu subxaanalahaa ilahay abuurtiisa
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
Yaa allah gaaldiid janatul fardowsa aclaa gali yaa rabi shukran wllkey gaaldiidow aad ayaan uga heela barnamijyadaada ee halkaas kasii waad inshallh abaalkada waa jano shukran
@habonyusuf5928
@habonyusuf5928 7 жыл бұрын
waan jeclahy runtii barnamijyadaada noosoo badi ale hku brkeye
@mohamedxamar9065
@mohamedxamar9065 6 жыл бұрын
Asc ilaahey haku xafido aaaamiiin masha allaah
@adoontiiallah1992
@adoontiiallah1992 7 жыл бұрын
masha Allah shiiqeen ALLAH jala jalaluhu ha ku xafido adun iyo aqiro jazakallahu khery akhiii
@abdishakourkader6683
@abdishakourkader6683 6 жыл бұрын
mncha alla ssheekh laakin dhulka socodkiisa ayaanan aminsanayn inuu socdo 100 jeeerna waan maqlay ii cadee
@Mohamed_Dirir
@Mohamed_Dirir 2 жыл бұрын
ماشاء لله يا شيخ
@amiinyaasin5868
@amiinyaasin5868 7 жыл бұрын
sheikh dhulku mawareego lakin marbuu waregaya waa Qiyaamu saaca aqriso Suuratul IdaaZulZilatil Ardhu ZilZalaha . ama dhagayso Sheikh Omar Faaruuq Allah unaxariste tafsiirka uu dubay Quranka kariim ka
@rahimaabdi8085
@rahimaabdi8085 6 жыл бұрын
Masha Allah ajar allah ka siiyo
@yaxyexuseen1965
@yaxyexuseen1965 7 жыл бұрын
masha allaah alaha nagu sugo xaqa adiga iyo inta mu.miniintaa
@ilyo-bashir
@ilyo-bashir 6 жыл бұрын
Masha allh jasaka allh
@deeqoibrahimmahamed5936
@deeqoibrahimmahamed5936 7 жыл бұрын
subhana Allah
@hanimahamad1701
@hanimahamad1701 7 жыл бұрын
allahu akbar
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 6 жыл бұрын
Ilaahay saxiib hakaa abaalmariyo
@smkemow9035
@smkemow9035 6 жыл бұрын
Maasha allah allaha kubarakeeyo wlle mcne
@aabehooyo5066
@aabehooyo5066 Жыл бұрын
Alahu akbar
@habonyusuf5928
@habonyusuf5928 7 жыл бұрын
masha allah wiil yaroo barakysan baad tahay oo cilmi leh
@fadumoadow7074
@fadumoadow7074 6 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 7 жыл бұрын
ما شاء الله الله يحفظك من كل شر يا شيخ
@hanadhassan273
@hanadhassan273 7 жыл бұрын
maanaha allah jazaaka allahu qeeyr
@maxamedcismancawaaleshiine9333
@maxamedcismancawaaleshiine9333 6 жыл бұрын
Haa waa runta waayo ilaahay woxoo usameyay dhulka inay xajiyaan
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 6 жыл бұрын
Masha Allah wllkay
@buuloguduudbari7332
@buuloguduudbari7332 7 жыл бұрын
Allahu Akbar
@nasirinshar8458
@nasirinshar8458 6 жыл бұрын
Masha allah
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
Maansha Allah tabaaraka Allah
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 жыл бұрын
سبحام الله
@jamacabdirashid6902
@jamacabdirashid6902 7 жыл бұрын
Subxaana laah
@hanimohamed9775
@hanimohamed9775 7 жыл бұрын
mashllh jazakallhu khayr
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Masha Allah beautiful keep going
@hanimohamed9775
@hanimohamed9775 7 жыл бұрын
subxanllh Al cilmi cindallh !
@B.B.A_55
@B.B.A_55 7 жыл бұрын
Manshal Alah
@bahjamaxameddmm368
@bahjamaxameddmm368 7 жыл бұрын
mashaa allaaah
@Tamehussen
@Tamehussen 6 жыл бұрын
Subxanalaah
@cabdilaahimohamed3997
@cabdilaahimohamed3997 7 жыл бұрын
mansha allah
@user-el4dr9yc6h
@user-el4dr9yc6h 6 жыл бұрын
Sheekh noloow
@HassanMohamed-xw5zu
@HassanMohamed-xw5zu 7 жыл бұрын
Jazaakallah walaalkeeyow 👍💯💯
@Boatofnoah1
@Boatofnoah1 7 жыл бұрын
Jazakumullah Khair
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 6 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 7 жыл бұрын
subxaanallaah mashaa allaah
@hubiducale8790
@hubiducale8790 7 жыл бұрын
Subxanallah Allaahu Akbar
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e 7 жыл бұрын
sherkhow so ale ma dhihin waxa wareego wa qoraxda Marka Burahada Hadii wareego so dhulka wa waregaa maad ledahaay sheekhow wayo ayada dhaheso ((washamso tajirii li mustaqari lahaa )) ayadaas sidaas ayey ledahaay waan gartey in buurta wareegto sida ayada ku cad Lakin waxa iga dhadhici la dahay in Dhulka wareego kaas iga shaafi ustadi
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 7 жыл бұрын
Dhulka wuxuu ku wareega udub dhexaadkiisa, (Wa kullun fii falakin yasbaxuun) mid kasta wuxuu ku wareega falag ama Orpit u gaar ah, sidaas awgeed dhulkuna wuu soo dhex galayaa. Hase ahaate wareega dhulka ma dareemi karno sababtoo ah bani aadamka oo dhan waa sida xabad qudhaanjo ah oo kubad wareegaysa dusha ka saaran miyay ogaan karaan? Wallahu aclam.
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e 7 жыл бұрын
gaaldiid gaaldiid thanks walaal qaali sida wanagsan aad wax igu fahansisey
@xamsemataan6429
@xamsemataan6429 7 жыл бұрын
شكرأ يا أخي
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
Masha Allah jasakalaa
@farhanahmedahmed72
@farhanahmedahmed72 7 жыл бұрын
miski c.risaq ok
@nuurkaxassan8921
@nuurkaxassan8921 7 жыл бұрын
masha allah
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 жыл бұрын
سبحان الله
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Sheekh cabdi casiis rabi ajar iyo xasanad alle ha kaa siiyo cilmiga aad nooso jeediso
@qalbidhaya7298
@qalbidhaya7298 7 жыл бұрын
mashallah
@hamdiabdullahi2766
@hamdiabdullahi2766 7 жыл бұрын
asc masha.all Hejaz any mullah I qeyr
@Spyyg
@Spyyg 7 жыл бұрын
Mashallah
@xamsemataan6429
@xamsemataan6429 7 жыл бұрын
Mncha Allah
@miikaleabow2287
@miikaleabow2287 7 жыл бұрын
ماشاالله
@luckyboymoha8052
@luckyboymoha8052 7 жыл бұрын
ماشاءالله
@habibaali8992
@habibaali8992 7 жыл бұрын
manshallah
@nuurkaxassan8921
@nuurkaxassan8921 7 жыл бұрын
thanks
@user-jj5wm5xe8w
@user-jj5wm5xe8w 7 жыл бұрын
sxb ahiikhow waan kaa ogolaaday in ay buuraha ay socdaan lkn dhulka ma socdo ok ilaah baa noo sheegay in ay qoraxda wareegto lkn dhulku maya ok ma iiga soo bixin kartaa aayad ka hadlaysa kaliya in uu dhulku wareegayo wllo adigoo mahadsan
@bashiircraxmaan8956
@bashiircraxmaan8956 7 жыл бұрын
wll alaha kaa ajar siiyo
@miikaleabow2287
@miikaleabow2287 7 жыл бұрын
لا حول ولا قو ة الا بلله
@jimcaleaxmadjimcaleaxmad4024
@jimcaleaxmadjimcaleaxmad4024 3 жыл бұрын
JimvAle mahad sanid
@jaabircadde415
@jaabircadde415 7 жыл бұрын
Aayada waxay ka hadlaysaa Qiyaamaha sida laga fahmayo aayadaha ka horeya ee sheiq see waaye bal dib u fiir tafsiirka salafka
@tyendawah2061
@tyendawah2061 7 жыл бұрын
kkkķkkkkkkkkkh
Mucjisadii ugu waynayd ee Quraanka (Toga Qudhaanjada)💥
33:12
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 76 М.
Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan
8:01
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 6 МЛН
Daawo Mucjisooyinka ku duugan abuurida Geela!
12:19
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 31 М.
Qisadii ninkii arkay Yuug iyo Yamaayuug.
16:32
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 396 М.
Qaab Fudud ufahan Aduunku Saynis ahaan siduu ushaqeeyo
43:51
Jawaahiri
Рет қаралды 28 М.
Saxaabigii Fardaha ka dheerayn jiray!! Cajiib
16:27
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 97 М.
FAA IIDOOYINKA QOFKA QUR AANKA AQRIYA || Sh Maxamed Idiris
26:13
Daacad Production
Рет қаралды 25 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН