Mucjisada Xisaabinta Qur'aanka Dr Shabir Ally | Mathematical Miracles of the Qur'an

  Рет қаралды 29,605

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Allaah is the best creater and designer of the universe
@deqojama8680
@deqojama8680 Жыл бұрын
bini aadan am qorin ma qori karo kitaabka alle waa kalmadihii alle subxaana laahi ilaahaw na xafadsii
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 3 жыл бұрын
Nin wax ku ool ah khadar🤩🤩
@libanabdule548
@libanabdule548 3 жыл бұрын
Masha allah wll ilaah ajar hakaa siiyo
@Nuu-qn9bw
@Nuu-qn9bw Жыл бұрын
سنريهم ءاياتنا في آلافاق وفي أنفسهم حتي يتبين لهم أنه ألحق أولم يكف بربك أنه علي كل شيء شهيد.
@asmaabdiraxman3131
@asmaabdiraxman3131 3 жыл бұрын
Wllilahayhaku xiftiyo aduun iyo akhiraba liibaan janatul fardaw alhajugeeyo wll jasaakalaahu khayr wll khadaraw
@kheyreahmmed
@kheyreahmmed 2 жыл бұрын
Wlky ilaahay ha kuxifdiyo aduun iyo aakhiraba
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
SHUKRAN SHUKRAN MA OGNAHAY exciting channel, سبحان الله، ALLE swt cilmiga cimriga iyo aqoontaba ha kuu siyaadiyo, bi'idniLLaah.
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 3 жыл бұрын
Waa mucjiso quraanku
@5hanl3
@5hanl3 3 жыл бұрын
allhu akbar wale waa cajiib 🥰
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 жыл бұрын
Shukran shukran khadar, ALLaha swt ay nafteenu gacantiisa ku ayaan ku dhaartaye, waa xigmad qofkasta oo qalbigiisa iimaan ku sugan yahay u siyaadineysa iimaan, runtiina fahankeyga maanta ee arinkan wuu ka duwanaa kii aan haystey, Waayo ( dushaada waxaa ahaadey 19) sida ay ii yaab gelisey iyo sida aanan u daba gelin, nuqsaan ayey igu tahay, barnaamijkan oo weliba hore u dhegeystey maan dhameysan, cidbaana iga dhex gashey, IBLIIS cn ii adeegsado . Waxaaney markhaati ka tahay, ( annagaa soo dejiney qur'aankan, (digra) anagaana kugu ilaashaneyna) ( kelmada LAKA) Ma waxay u dhaceysaa ( annagaana ilaashaneyna mise kugu ilaashaneyna ( yacni quluubta muslimiinta )
@liibaanmohamad5795
@liibaanmohamad5795 2 жыл бұрын
M.a aad iyo aad
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
Cajiiib, Masha allah Thankzzz
@sultansharif252
@sultansharif252 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Jazaka allaHu Khayran
@mohamedadan1940
@mohamedadan1940 3 жыл бұрын
Mashallh alxm
@mcwadaad6046
@mcwadaad6046 2 жыл бұрын
Jazaaakalaaa khayr
@shiqahmedadam5958
@shiqahmedadam5958 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal Allah haku xifdiyo ajar iyo xasanaad Allah hakaa siiyo wll soo badi shiiqaan hadaladiis
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 2 жыл бұрын
Jazakkallah cilmi baarista quraanka kusaleesan yahay aad baa ugu faaiiday alaha kubarakeeyo
@ayuubalhusarichannaloffici8666
@ayuubalhusarichannaloffici8666 3 жыл бұрын
Maasha allh
@allekabaq7933
@allekabaq7933 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ربنا
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 3 жыл бұрын
Msha allah
@abdalleali354
@abdalleali354 3 жыл бұрын
Subxaanallaah, qur'aanku waa mucjiso.
@mahamedfayax4504
@mahamedfayax4504 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah
@adanadi1135
@adanadi1135 2 жыл бұрын
حفظك الله ورعاك waxaan kacodsanlaha inas ino sotarjumtid dodihii sh Ahmad didaat
@allekabaq7933
@allekabaq7933 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@Midomoon17
@Midomoon17 2 жыл бұрын
AllahuAkbar
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын
M.a Xafidahullah
@somgamers7554
@somgamers7554 3 жыл бұрын
thanks wallal horay usoco waa faido runti iyo kheyr aad iyo aad u weyn
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Wll sheikhan wadankee. Kasoo jeedaa isaga iyo david wood ayaan arkay wada doodayee soo turjun plz
@mohammedhussein3013
@mohammedhussein3013 3 жыл бұрын
Walal waa 27 jeer inta lagu sheegay quraanka nabi Adam iyo ciise CS
@xasanmaxamed3599
@xasanmaxamed3599 3 жыл бұрын
Qeyr ayaan ku gu ogahay wll
@suldanabdulahi4132
@suldanabdulahi4132 3 жыл бұрын
Masha allah shukran
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 Жыл бұрын
Masha alah
@farhiyohusen
@farhiyohusen 2 жыл бұрын
Masha alaha jizakalah kheyran ustaad
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Masha Allah waa cajiib waliba waxaad soo eegtaa khadarow Ninka la dhaho Dr Abdi daaim al.kaxiil ninkaasaa mucjizaat badan quraanka kasoo saara
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 3 жыл бұрын
jazzakallah Qeeyr sheeq ISSLLAM
@monaaa5032
@monaaa5032 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@amiinhaibe
@amiinhaibe 3 жыл бұрын
War nio barnaamijyada noocan oo kale ah noo soo badi wll. Sida muuqaalkan aad ku sheegaysay (xisaabinta quraanka) waa cilmi nagu cusub oo aanaan horay umaqal qaybo kalle hadii ay jiraan noo soo turjum noo sheeg meesha aad warbixinta ka keentay☝️
@naajimoha1595
@naajimoha1595 3 жыл бұрын
M.a horay usoco pro
@asia8578
@asia8578 3 жыл бұрын
Maasha allaah habo illaahay miisaanka xassanaadka ha kuu saaro
@raxmoahmed617
@raxmoahmed617 2 жыл бұрын
Subxana allaah
@adanyusufaliallhuakbar4152
@adanyusufaliallhuakbar4152 3 жыл бұрын
MAALING MAHADSINTY
@hafsaahmed7359
@hafsaahmed7359 2 жыл бұрын
سبحان الله
@Midomoon17
@Midomoon17 2 жыл бұрын
Masha Allah
@khadermohamed4360
@khadermohamed4360 3 жыл бұрын
SubhannAllah
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr wll
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 3 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@libanmuse2848
@libanmuse2848 3 жыл бұрын
الله أكبر Allahu Akbar
@samaysanerabiic8192
@samaysanerabiic8192 3 жыл бұрын
Cajiib
@bioandchemistry1264
@bioandchemistry1264 3 жыл бұрын
Dr shabir cali debates badan oo adag ayuu galay marka walal in ad noo turjamto ayaan rajeynaa inbadan
@hamsacahandule2263
@hamsacahandule2263 3 жыл бұрын
Subhanallah😔
@Masago2025
@Masago2025 Жыл бұрын
Systemka islaamka dhan aaba xisaab iyo mucjizo ah.. tusale Ashahaadku waa 7 xaraf,,Cirka waa 7,,dhulka waa 7,, waxa lagu sujuudaa 7 xibnod,, sacyi saffah 7 mar,, sheydanka 7 mar latuuraa.. awlaada nabi mohamed scw waa 7,, week waa 7 maalin.. quraanka waa 7 jalaad,, lafaha madaxa waa 7 lafod,, quraanka iyo diinta islaamka waa nolol dhameystiran lkn aaway dadki ku cibra qaadan lahaay
@abdinasirmohamud5314
@abdinasirmohamud5314 3 жыл бұрын
(بسم الله الرحمن الرحيم) تتكون أيضا بتسعة عشر حرفا
@abdinasirmohamud5314
@abdinasirmohamud5314 3 жыл бұрын
sidoo kale bisinku wuxuu ka koobn yhy 19 xaraf
@imsuleimansson1104
@imsuleimansson1104 3 жыл бұрын
M.a
@salahibrahim5417
@salahibrahim5417 3 жыл бұрын
Nabarka 19 waxa ku jira 2019 wax badan ban ka diyariya alfabeka inglishka nabarka 19 wa xarafka s arabina wa sad ama suradu sad laba shey bay u dakandahay 1 marka wadanada carabda laso babihiyo waxa hadaysa somalia iyo xarafka u horeya ee magaca mahdika
@dhacdooyinka3151
@dhacdooyinka3151 2 жыл бұрын
Adam waxaa lagu sheegay 30 jeer halkaas iska hubi
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 3 жыл бұрын
Xarash iyo madax😃
@farahmohamed6402
@farahmohamed6402 3 жыл бұрын
ASC sheekhan hala baaro waxaan ogaa asagoo khadarka aan aamisaneen waa reer toronto canada culamadda somali iyo carabta hindida hala weeyey diiyo in toobad keeney
@ceegsane
@ceegsane 3 жыл бұрын
qaariga quraan ka aqrinayo waa codmacyahay magaciisa ii sheek
@jawaahiri
@jawaahiri 3 жыл бұрын
Sh xasan al waajidi
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 2 жыл бұрын
Bal gabayda hadraawi eeg boogisa maanasoyinka silsilada ugu dheer wa dabo huwan waa 800 hadii loo qaybiyo dhamaanhadaraawi 800÷3.88=206 oo ah inta uu bini aadanka Skelton ka kooban yahay bal hadeer gaariye soo daawo erayda somaliga xarafka k oo somalia eray uu udanbeeya ma jiro
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 жыл бұрын
Fadlan akhriskaaga deg degga kadaa oo si deggan u akhri waxaad daldalaysidba lafahmimaayo
@naemaosman1422
@naemaosman1422 Жыл бұрын
Mashaa allaah
Fahanka Axaadiista Dawooyinka kusoo arooray Sh Dr. Yasir Qadhi
34:49
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 105 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 12 МЛН
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
Maxay akhlaaqda Bulshada Soomaaliyeed Hoos ugu dhacday ?
23:13
Omar Inshar
Рет қаралды 27 М.
Dood Qur'anka iyo Bible ka kee Sayniska waafaqsan Q.1aad ilaa 4aad
1:03:53
Dagaalka Eray Bixinta. []  Aqoon-yahan Aadan-Sahan.
34:30
Akaadamiyada Maan-Maal
Рет қаралды 28 М.
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
Cirrada  | Mucjisada Quraanka Iyo Maanka Gaalada.
10:40
Sahanka
Рет қаралды 27 М.
20 Qodob oo lagu eedaynayo Dr Zakir Iyo Jawaabahooda
58:15
Jawaahiri
Рет қаралды 35 М.
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 105 МЛН