MUCJISO TOOGASHADA ASKARTII XAWAADLE ABGAAL AFDUUBTEEN,ODAYAASHII REER HIIRAAN HANJABAAD CULUS DIRAY

  Рет қаралды 26,055

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

MUCJISO TOOGASHADA ASKARTII XAWAADLE ABGAAL AFDUUBTEEN,ODAYAASHII REER HIIRAAN HANJABAAD CULUS DIRAY

Пікірлер: 65
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Waa Dad Cawaan ah Subxaanala Allaha u naxariisto
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Yaa Rabi Yaa Rabi usc mooryaanta wey liqdey dad dal diin kuwo dhintey Yaa Rabi mooryaanta ka dul qaad dad dal diin laaxawla walaa quwata ilaa billaah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Hassan munaafuq meeshaan wax haka qabto intuu ku mashquulsanaa duulaanka dad nabad qabo,wataa balaayadii gudihiisa ka qaraxday ,Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
@timsab6597
@timsab6597 Ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون ا
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Hawiye xawaadle waxba kama qaadeen mj ayaa soo nooleeyey 2006 tolaay yaa rabi xawaadle xaqa ugu hiili
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah ilaahay u naxariisto dhamaantood 😂😂😂😂
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
Cuqubo idunku DHACdey Allaah inkaartaas xasuuqas Xasan shiikh ilaahey umada Hangaqabto waa baabi iyey Shacabkaga soomaaliyaed Allaah xasan cadow
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Laaxoowla walaaquwat ilaabilaah XASANA YIMIBAAB XASUUQ YIMI
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Ай бұрын
Adigu ma’reeraha Ayuun baad isku diri, mr majidho, waar ummadda ka xishood Oo ilaahay ka yaab!!
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
😂Waa xayawaan ku waa oo diinta aqoon jaahiliin baa dishey, ilaahay ha u naxariisto,😅 سبحان الله العظيم، انا لله وانا اليه راجعون😮
@KaamilHuseen38
@KaamilHuseen38 Ай бұрын
Xawaad le haka baxaan ciidamada
@xaliimoyusuf4346
@xaliimoyusuf4346 Ай бұрын
😡😡😠🤬🤮🤧😷
@wamuajani54
@wamuajani54 Ай бұрын
sanbalooshaa gumeeyey xawaadle , qof nacas ahoo tolkiis godob meel u dhigey weeye.😢 inta la soo duubayo inta aan lasoo duubeyn ee daarood iyo raxanweyn u badan baa ka badan😢
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
Abgal waa Alshabab.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Abgaal wa cawan waxey guul modan iney gadan askari la shaqeynaya meelwalbey ku fanayan yahuu xawadle laya ab bahahin
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi Ай бұрын
Xawadle mahan hawiye
@M.Duran71
@M.Duran71 Ай бұрын
Bahaa'inkaas cawaanta ah ayaa dal kula sheegta.
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi Ай бұрын
Yaa ibdifaac yiri Abgal ayaga lashaqeyaan Alshabaabe. Från Hiiran
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Sax wa in cidamada o dhan ay kabaxan abgal wa shabab
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Ай бұрын
Subxaan Allaah. Waxaasi waa howlaha xassan.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Ай бұрын
WAXBO NAGAMA GALIN XAWAADLE SHALAY HAWIYE TAAGEERSANAA,MARKA HAKA SAARTO,ALLAHA UNAXARIISTO DHAMAAN.
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 Ай бұрын
GUUL GUUL GUUL Xawaadle
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
😅حسن ماله معرفة في ادارة الدولة وما له معرفة فيها ، ولم يدرس قط في علم الادارة والدولية انه كمثل صم بكم عمي اليس كذالك ايها الشعب؟؟؟😅
@Timir104
@Timir104 Ай бұрын
Sanbalooshe, iyo cosoble Haloo sheegay
@jamajama-n1e
@jamajama-n1e Ай бұрын
Waxaan u malaynayaa maanta waa xuriyadii xawadle anaga dameero moodnay walaal dad rerbaadiya ah yaa iskhilaafsanaa leaking wax wayn ma ahee dameerow is diyaari
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman Ай бұрын
Dawladii somaliyeed haddii halgasii mareyso Diree ha xukumo dawlada somaliyeed
@pxtals
@pxtals Ай бұрын
Ayagu maxay ugu shaqaynayaan waxan dawlad ahayn war nin walba qabiilkis ha ushaqeyo dawlad alshababa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
DAAROOD 🎉HAYSAGA🎉SOO BAXAAN🎉HAWIYE🎉IYAGAA IS MADHIYEY🎉OO IS CUNA🎉AG JOOGIS MAKEH🎉ISAGA KAALAYA🎉HAWIYE HOOG MOOYEE HAUBAD MALEH!
@KhaliifMaxameed-ln7fe
@KhaliifMaxameed-ln7fe Ай бұрын
Raggaa waxaa loo laayey daarood ahaan abgaal wuxuu u shaweeyaa caqliga xassan munaafaq sssssoooorrrrryyyyy😂😢😅
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 Ай бұрын
Xawaadle waxaa loo laynayaa waa daarood
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Asna ma oga xawadle asagaa hawiye laga reebi layahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Hassan munaafuq haloo geeyo DR. XABEEB ABGAALOW XIR XIRA HASSAN MUNAAFUQ SOMALI WAA DHIBAATEEYAYEE
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 Ай бұрын
XASAN DHIIQO AYAA KA DAMBEEYA XASAN DHIIQO MUXUU ULAJEEDEY SOOMAALI HESHIIS AH ???
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman Ай бұрын
Xawaleh wa qabilkee ma Haweye miso Darood?
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Waa in wiilkastaa u aadaa qabiil kiisii yuu u dagaalamin abgaal dhulkooda
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x Ай бұрын
Waruntaa
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Ай бұрын
--------------------WARYAA HAWIYE IYO KAMASLE HAWIYABA ISUDAA SIYAASADA SOCOTA HALA KUFIN THNKS,--------------------
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Aac war wuxu ma argagixisaa ??? 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️ war xasan m hala iska qabto hoow hoow 🐃🐈‍⬛🫏🐃🐈‍⬛🫏🐃🐈‍⬛🫏
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Ай бұрын
Xasan qabuurka wiilashaa isagaa u diiday inay qaataan qoryahooda
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Wax hadda bilawday ma aha ee wax sanadkan oo dhaan socday., iyagaa intaad iyo wax ka badan bay dileen. 24 sac hadday qabteen maxay qaadi karaan?
@ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
@ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr Ай бұрын
War meshan dowlad majirtee dalan yarey kaladaga
@MEl-t5i
@MEl-t5i Ай бұрын
Tnxs❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Xasan dhiiqo waa ugu talla gallaya inuu dalka baaniyo wixii ugadamayana gato oo diyaarada karaaco waayo hada qabayo badan oo u hadhaya majirito badii baa ugu dabeyeseye👁️
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Cosoble lahaa darood waa dayr ha ka hadlo
@AxmedJaamac-p9f
@AxmedJaamac-p9f Ай бұрын
Dalka wuxuu ubaahan yahay in la badbaadiyo waxgaradka soomaaliyeed oo ay kow ka yihiin beesha abgaal iyo dhamaan umada soomaaliyeed waa inay fadhiga ka kacaan dhalin yarada waa inay gacmaha is qabsadaan oo ay ka hortagaan khatarta dhul iyo bad la,aaneed oo nagu soo socoto wixii dhiiglahow kaca oo kahortaga yahuuda la doonayo in ay soo dagto dhulkeena oo ay itoobiya usii gogol xaareyso ogaada inaad isku mid tihiin oo uu gumeysigu idin kala jeclayn ogaadana xasan sheekh in ay ugu danbeyn iyagu dili doonaan war kakacaay
@OsmanAbdi-s2y
@OsmanAbdi-s2y Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
CAAFIMAAD XUMO KAHAYSO! DOWONUIMO IYO NACASNIMO AYAA HAYSA SIRQADAN
@محمدحسن-ك4ل
@محمدحسن-ك4ل Ай бұрын
aniga wariye matihid ee maxa tahay rufiyan
@WllDoon
@WllDoon Ай бұрын
❤❤❤
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 Ай бұрын
Soomaali wiilashii xooga dalka soomaaliya cadowga digada ka daaficilahaa oo farmaajo dalka usoo tababarey xasan sheikh soomaaliya dubayuu ku Shidey isaaq iyo hawiyeba wuu baabieyey xasan sheikh wiilashii dalka difaacilahaa hawiye iyo daaroodba waa la gumaadayaa yaa dalka cadowga ka difaacaya shisheeye waar dalka iyo umada soomaaliyeed halaga soogaadho isaaq alshabaab iyo xasan sheikh dadkaasi doowladnimo marabaan subxanalaah
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k Ай бұрын
Sanbalooshaa idin gatay ama qaylya ama aamusa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Ай бұрын
Ma fahmin sidee ciidan hubeysan oo guutooyin an lix nin oo isku beel ah looga dhex soocday? Waxàas caqli shaqeynayo ma ahan, shaqadaas dad ciidanka Ku Jira ayaa fuliyey oo Ka danbeeyey.
@mohamedabdalla9590
@mohamedabdalla9590 Ай бұрын
War alle ka baq oo waxaadan ogeyn waxaad doonto hanooga sheekeyn .
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Ай бұрын
Af siil waligaa Ina gumeyd farmaajo muxuu yahay naag waxba ma daamo adiguna majeeryn suur naag leh baa daa Dhilaa ku dhashay
@janira7480
@janira7480 Ай бұрын
Ayaga o sodas ay 20wiil Agonyar Qorta iga goyen Abalkoda la mariyay Sorry 😢 adida wax ma ogid wariyow Amuus
@Abdullahi-b6k
@Abdullahi-b6k Ай бұрын
Somali oo heshiis ah dunidana heshiis la ah kuwo kenya iska dhiibay iyo kuwo amxaaro dooloow ku laysay saxxan dhiiqo ha loo sheego kkkkkkkkk
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Ай бұрын
Xawaadle. Waa inay. Ka Aarsadaan Addoonta Abgaal Xasan dhiiqo ayaa ka Danbeeya Askartaas la shirqoolay.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq aya ka dabay dilki 7 wiil ee xawadle hubkina qada iska caliya cawa werar ku qada madaxtooyada villa damajid odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq wa argixso damajid wey fashil man wey jaban
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
Xasan.dhiiqo.dowladnimadii.wuukufsaday.ee.halagagaaro
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Tolaay daarood ayagaa cadow aan baxariis lahayn ayagaa sabab u ah waxa ku dhacaya somalida kale
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Daarood haku waalan waaku fahmayaa oo snm baad tahay waxaana kaa hadlinaya arintii dawacaley hadaad dawlad weererteen ma gacmahay idinka laabanaysaa ina abaarsaw
@محمدحسن-ك4ل
@محمدحسن-ك4ل Ай бұрын
adiga xasan maraka rants shaqo kuma laho
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 06 02 2025
14:19
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Perdóname Episodio 168 (Doblado en Español)
47:27
Perdóname - Beni Affet
Рет қаралды 315
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН