Mucjisooyinkii nabiga SCW | Dagaalkii Xunayn | Dagaal kulmiyay saxaabada iyo malaaikta

  Рет қаралды 482,704

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Dagaalkii Xunayn | Mucjisooyinkii nabiga | Dagaal kulmiyay saxaabada iyo malaaikta
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 566
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 жыл бұрын
Ha ilaawin inaad la wadaagtid asxaabtaada💙
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 2 жыл бұрын
Fadlan wll ila shaqee
@yb1576
@yb1576 2 жыл бұрын
الله يحفظك يا اخي 😍
@AhmedMohamed-zg8ol
@AhmedMohamed-zg8ol 2 жыл бұрын
Video gii adlof hitler mxaa uga saartay hhhhhh😅😅😅 however, move forward😇
@hanad8226
@hanad8226 2 жыл бұрын
𝑇𝑒𝑎𝑐ℎ𝑒𝑟 🥰✊
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Hye zxp
@AliKhadaab1
@AliKhadaab1 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr walaalkey Barnaamij kaan aad ayaan u xiiseena
@wallkj8569
@wallkj8569 2 жыл бұрын
Wll qaliya❤️❤️
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Adna alle ha kaa abaal mariyo adiga iyo dadka garabka kugu siiya dadka tabaalaysan ee caawinta u baahan
@rahmoahmed6756
@rahmoahmed6756 2 жыл бұрын
Wll ali
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 жыл бұрын
Ali khadb garbkaaga allaha galo sida ad dadka u cawinesid
@haliimodaahir2119
@haliimodaahir2119 2 жыл бұрын
iisoo duceeya asxpta dhamaan imtaxaan baa galayaa Ha ilaawin inaad nabiga ku salin scw
@deherjr1056
@deherjr1056 2 жыл бұрын
Allaha kuu fududeeYo exam ka iYo dhaman hamigaada
@MahamedShekh-hi8jh
@MahamedShekh-hi8jh 2 жыл бұрын
Allah haku fudeeyo imtixaankaaga
@ahmedsadiiq4131
@ahmedsadiiq4131 2 жыл бұрын
Allah kufududeeyo
@hodanyuusuf3262
@hodanyuusuf3262 Жыл бұрын
Ilaahayaw janatufardawsa
@mahamudmuse3453
@mahamudmuse3453 Жыл бұрын
Alah ha ku fudaydiyo
@sumayaahmed6775
@sumayaahmed6775 2 жыл бұрын
13:36 qaarigaaas magiciisa cid garanysa ma jirtaa Allah kaa abaal mariyo wll Abdirahman 🧡
@abdirazsudais351
@abdirazsudais351 2 жыл бұрын
Aniga waye sheikhas wll
@aaminyare2011
@aaminyare2011 2 жыл бұрын
naseer al qatami waye wll
@mohanedyusuf158
@mohanedyusuf158 2 жыл бұрын
@@abdirazsudais351 subxanallah
@geedi1132
@geedi1132 2 жыл бұрын
@@aaminyare2011 naser allqatami mahan wllo
@muxudiin4499
@muxudiin4499 2 жыл бұрын
@@abdirazsudais351 wax lagu kaftamo meesha mataalo😡
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,Waad ku Mahadsan-tahay Soo Gudbintadaada Barnaamijyadaada Qiimaha U leh Umadaha Afka Soomaaliga ku Hadasha ee Daafaha Dunida ku Nool Oo aan Ka Mid Ahay,Jzakalaah Qayr
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@SucadAhmed-cd5th
@SucadAhmed-cd5th 3 ай бұрын
Man Sha Alah
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 2 жыл бұрын
Wcs walaal mashallah rabbi ha kaa raali noqodo 🥰♥️😘 mahadsanid go"aan fiican ayaad Qaaday JimcoMubarak abdirahmaan cumar
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@abdirehmanhussein5753
@abdirehmanhussein5753 2 жыл бұрын
@Waabari media ajar alle haidinka siiyo Tabinta Taariikhda muslimiinta Allahu akbar Diinta macaan ee maanta aan haysano Rag iyo Dumar ayaa Dhiigooda u Huray Dhibaato badana kasogaadhay Allahu akbar
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم الله أكبر Taariikh loo wada baahan yahay yar iyo weyn marxaladkasta oo uu qofka muslimka ahi ku jiro nabiga ayaa tusaale inoogu ah.
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@user-yr5om8jv4b
@user-yr5om8jv4b 2 жыл бұрын
Jasakallaah kheeyr wll waa lagu xasila Siirada nabiga scw ❤ waxeyna kor uqada kalsonida qofka muslimka ah macnawiyan iyo nafsiyan shugran
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Mashaaalah sxb aad noogu soobadi muqaldaan noocan ah Hadaan Erayga isku dayo((doox waa meel tog ah ama meel godan hareeraha lagag teedsan yahay))
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 2 жыл бұрын
Allahu akbar, nabiyullaahi muhammed SCW ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Isbedel2023
@Isbedel2023 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u fiican oo aan ku ogaaneyno taariikhda muslimiin waad ku mahadsan tahay walaalka
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 жыл бұрын
Wll mahadsanid incha Allah jimce kasta anaa ugu soo horaynaya
@awmuse71
@awmuse71 2 жыл бұрын
M.a alle ha idin sharfo Waberi media, Waanu u hamuumanayn qisaskeena soo jireenka ahaa☝🤲
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 2 жыл бұрын
Masha Allah, aad ayaan u jeclahay barnaamij yadaan
@africanboy5510
@africanboy5510 Жыл бұрын
M.a walashie
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
Barakallah codka macan iyo cilmiga allaha ku barakeyo Abdirahman
@qanciyeboy1234
@qanciyeboy1234 6 ай бұрын
Runtaa weeye❤❤
@TageeR
@TageeR 2 жыл бұрын
Masha Alaah Walaal soo Badi Muqaladaan
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakalah kheyr walalkey
@abdallekaynaan7554
@abdallekaynaan7554 2 жыл бұрын
ASC waa Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah
@heersare8314
@heersare8314 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@user-uz5tp9gi6s
@user-uz5tp9gi6s 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@lipanofficial802
@lipanofficial802 2 жыл бұрын
Wabari media channelka kaliyee si dhap ah ugu xiranahay lagana fa ido karo wax badan keep going brada waxaan jeclaan lahaa inaan dariqan oo kle qaado plz qof wlpa ha igu so darsado si aan kalsoni shacpiyad u helo mhdsadiin
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@hibaaqyusuf5785
@hibaaqyusuf5785 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cnuurboorow6067
@cnuurboorow6067 Жыл бұрын
M.a scw scw
@abubakar-ol5fz
@abubakar-ol5fz 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyra wlala Abdirahaman.
@shamsoshiine
@shamsoshiine 2 жыл бұрын
Mahadsanid 👍👍👍❤❤❤❤❤👌 jasakal llaaho kheyra 😊
@TheDjfowzi
@TheDjfowzi 2 жыл бұрын
💙Allahu Akbar💥 masha Allah This's Great story❤💯
@saleebanxasan1314
@saleebanxasan1314 2 жыл бұрын
27. Haboon O 28. Hoodo O 29. X.fal O 30. Qadan R 31. Isaaq R 32. Foosiya O 33. Sh.aw xasan O 34. Gilingil O 35. R cali R 36. Samiira L 37. S.c/laahi L 38. Dh.caleen R 39. Barako L 40. Qadan O 41. F.muuse W 42. R.cali L 43. Mataan O 44. Mataan L 45.
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 2 жыл бұрын
Mansha Allah, Mahadsanid wll Cabdiraxman soobadi barnaamijyadaas
@abdisalamali6573
@abdisalamali6573 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد
@yussufburalle6999
@yussufburalle6999 2 жыл бұрын
شكراً لك وجزاك الله خيرا
@Todob_3
@Todob_3 2 жыл бұрын
Masha allah
@Yaz2687
@Yaz2687 2 жыл бұрын
salallahu caley wasllam🤍
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@ifiyeofficial7642
@ifiyeofficial7642 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@cabdisalamaxmed5390
@cabdisalamaxmed5390 2 жыл бұрын
Alahu akbar scw
@sadaamdaahir1433
@sadaamdaahir1433 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@unknownperson3532
@unknownperson3532 2 жыл бұрын
Masha allah soo badi sxb👍👍👍
@saidabdillahi1590
@saidabdillahi1590 2 жыл бұрын
machallah le la prophete maxamed scw
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
scw scw♥️
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 5 ай бұрын
الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Thanks for your specific information in xunayn war
@hananluckylucky3707
@hananluckylucky3707 2 жыл бұрын
Wallo Abdi Rahman, Ilahay hakaa raali noqdo. Inbadn aad baan uga helaa programska aan nala wadaagto qasatan waxnka helaa kuwa ka warama tariikhda islamka.
@4ktmakaveli130
@4ktmakaveli130 2 жыл бұрын
Mashaallah great story TAARIKHDU WAXEY ITAHAY SUBAX AROORA SUNDAY APRIL 27 MAALIN SOON AH OO UU SOONKU MARAAYO 16 M.A♥️ IDUCEEYA INUU MURAADKEYGA II SAHLO ASSALAMU CALEYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKAATUH
@tigernimcan
@tigernimcan 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaan cumar keep going bro Soo badi barnaamijyada nocan ah
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@SamiraAli123
@SamiraAli123 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mukhoyare1418
@mukhoyare1418 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MAXAA DHIB DIINTA LOO SOO MARAY INSHA ALLAH GUUSHA ISLASMKA KEH INSHSA ALLAH
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
ﷺ❤
@abdinasirlibanmohamed2122
@abdinasirlibanmohamed2122 2 жыл бұрын
Bro like iyo share kabadan haddaan kusiin karo waan kusiin lahaa . Waxaad inoo Soo diyaarisay mawduuc aad iyo aad u muhiima hadda iyo mararaka kaleba
@Maxamad8amiin1237
@Maxamad8amiin1237 2 жыл бұрын
Wll qali waaberi media ayan ku xiranahay eee Allah haku barakeyo noso badi video nocan camal kusabsan dintena barakeysan❤️🥰
@sahrasiciid1458
@sahrasiciid1458 2 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر كذالك سنفتح القدس انشا الله
@siciidoshmaxamed6023
@siciidoshmaxamed6023 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤🥰
@MohaaMaxamud
@MohaaMaxamud Жыл бұрын
M.a
@SR-gx1bk
@SR-gx1bk 2 жыл бұрын
Jazaka ALLAAH khayr yaa Akhiii
@sofihussain1437
@sofihussain1437 2 жыл бұрын
Allahu aisajb aji Ak6
@sahrafarah3527
@sahrafarah3527 2 жыл бұрын
Ma sha allah tabarakallah walal nosobadi qisoyinka iyo sirdoona adunka thanks
@poqolsoondabka882
@poqolsoondabka882 2 жыл бұрын
Masha allah alle kheyr haku siiyo walaal hanaga ilaawin waino muhiim
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 2 жыл бұрын
Mansha allah walalo jasakala khayr ilahay haku xiftiyo insha allah
@osmancuuke4914
@osmancuuke4914 2 жыл бұрын
Maasha llah🥰💕❤
@zaidofficial5789
@zaidofficial5789 2 жыл бұрын
Masha allah waad ku mahad santahay walal noo soo badi isha allah
@badriilkacase3642
@badriilkacase3642 2 жыл бұрын
Maansha aallaah Jazaakallah khayr
@hashimsuley1644
@hashimsuley1644 2 жыл бұрын
Masha Allah جزاك الله خيرا اخي
@cabdiqafaarxasan1670
@cabdiqafaarxasan1670 2 жыл бұрын
Nabigu SCW wuxuu lahaa Maalinkan ● أنا النبي لا كذب ●أنا ابن عبد المطلب
@hassanpedrimedia4387
@hassanpedrimedia4387 8 ай бұрын
Gulaysoh Shp💜 Waaberi Media
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@osmanabdi3042
@osmanabdi3042 2 жыл бұрын
Codkaaga kaliya Ayaa kugu qasbayaa inaad dhagaysato Muuqaalka Allaah Haku barakeeyo Akhii
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@qeyskabacley4747
@qeyskabacley4747 2 жыл бұрын
My God bless you
@darulnuur2486
@darulnuur2486 2 жыл бұрын
كانت معركة عظيمة
@kgliam6224
@kgliam6224 2 жыл бұрын
Taqrida muslimnta adba u jeclhy wlhi ❤️❤️❤️❤️
@user-js7vi3qx8f
@user-js7vi3qx8f Ай бұрын
AllaahaAllaahaAllaahaAllaahaAllaaha❤❤❤
@asmonajiib222
@asmonajiib222 2 жыл бұрын
Mnsh Alha wll jaskalha khayr
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 2 жыл бұрын
Maasha allaah ❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
Mashaallah
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Jazakallah kheer brother noosobadi inshallah
@heersare2373
@heersare2373 2 жыл бұрын
Masha Allah aad baan uga helay
@amiirabdilahi1413
@amiirabdilahi1413 2 жыл бұрын
Allahu Akbar ❤
@kifahhaile9080
@kifahhaile9080 2 жыл бұрын
Thanks macalimoow🙏💯
@ejen7263
@ejen7263 2 жыл бұрын
M.a wll mcn qisoyinka noso badi allaha kaa awal mariyo
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021 kadib............... kzbin.info/www/bejne/qGaXh5RtbNGJgc0
@princessfilsanjibriil3915
@princessfilsanjibriil3915 2 жыл бұрын
Masha allh🥰
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayr Akhii
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 2 жыл бұрын
Masha Allah Jazakaallah khyra
@nabilalhabshi1407
@nabilalhabshi1407 2 жыл бұрын
scw Masha Allah
@user-gp2ef7cd7n
@user-gp2ef7cd7n 4 ай бұрын
Akhii iso sheeg saxabigaan dhahy halgu soo daro caruurta iyo xaaska magciisa ❤🎉
@comndmalki57061.
@comndmalki57061. 2 жыл бұрын
M.a Walaal qaali Alle haku barakeeyo 🤗🤲
@fartuuncismaaciil7055
@fartuuncismaaciil7055 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤ ♥ Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤ ♥
@fardowsonuux569
@fardowsonuux569 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم 😢 جزاك الله خيرا يا أخي Shiikhan Magacii qur aanka akhrinaya
@yaxyemoha571
@yaxyemoha571 4 ай бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️
@hamdaabdilahi6091
@hamdaabdilahi6091 2 жыл бұрын
mashallah
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 2 жыл бұрын
Masha allaah kheyr allaah ku siiyo noo soo badi
@AhmedMohamed-fs2fk
@AhmedMohamed-fs2fk 2 жыл бұрын
Maansha Allah jazaaka laah
@ahmedhaabudh5953
@ahmedhaabudh5953 2 жыл бұрын
Mancha Allah jazakalah walal
@dacardhacar8203
@dacardhacar8203 2 жыл бұрын
Allaahu akbar masha,allaah
@abkisse8438
@abkisse8438 2 жыл бұрын
Jazakallah walal
@zirhamsa
@zirhamsa 2 жыл бұрын
Mashalh tabarakallaah
@fieldmarshal7081
@fieldmarshal7081 2 жыл бұрын
Mashallah sii wad 👏🏿👏🏿
@Ama.channel
@Ama.channel 2 жыл бұрын
Scw jazakallh walal abdirahman
@abdirahinabdiwahid6834
@abdirahinabdiwahid6834 2 жыл бұрын
Masha allah wll jizakalaah qeyr
@husseinabdullahiahmedafrah1000
@husseinabdullahiahmedafrah1000 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaanow qaariga aayadda aqrinaayo magaciisa waan ka helee ❤️☺️
@CC-sv5ih
@CC-sv5ih Жыл бұрын
M.a wll Qaliya Mahadsanid
@memchannel1016
@memchannel1016 2 жыл бұрын
Baarakallaahul kheyr wll
@NaciimaQali
@NaciimaQali 11 ай бұрын
Mahadsanid
@abuabu6253
@abuabu6253 2 жыл бұрын
Mashllha 🤲☝️♥️
@Khaalidmaxamuud-ys5vp
@Khaalidmaxamuud-ys5vp 4 ай бұрын
jasaakalahuu kheyr ilaahay hakaa abaal mariyo wllo
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,3 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 19 МЛН
Cabdiraxmaan Binu Cawf | Taariikhda Saxaabada | Qiso Cajiib Ah
9:05
Taariikhda Rasuulka Maxamed SCW - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:34:03
Abdirizak Intifaacso
Рет қаралды 130 М.
Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Jibriil Oo Ka Yaabay Malagii Soo dhagay Kaligii
5:17
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 661 М.
family is everything 🥺❤️ #shorts
0:16
Pop it GO
Рет қаралды 20 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
🤣🤣❤️
0:26
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 2,3 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,1 МЛН