MUNA IYO JINKII JECLAADAY|2 SHEEKO|

  Рет қаралды 146,595

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

Пікірлер: 649
@RuweydaStyle
@RuweydaStyle Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantihiin saaxibayaal waan idiin xiisay runtii Shareta iyo liketa noo badiya ❤❤❤
@abdisamadatoor1447
@abdisamadatoor1447 Жыл бұрын
Soo dhawoow. Noo soo badi walal in badan ban ku sugayne. Thknz❤️
@ANOTHERONE..
@ANOTHERONE.. Жыл бұрын
Jidhay 😂 jirtay
@sunrise4459
@sunrise4459 Жыл бұрын
Anagaba waa kuu xiisnay Ruweyda yar
@Farxadiih9366
@Farxadiih9366 Жыл бұрын
Sido kalEh kuu xiisayE noo soo badi😁🥰quruxeyyy
@claahimaxamedkarar7588
@claahimaxamedkarar7588 Жыл бұрын
Abyo adoo sixun ii fahmeyn sheekooyinkaaga ayaa sooqaataa tiktokogeyga ayaa soodhigaa dadka hda soodhigaayo anaana ubilaabay hda videogaan ayaa sooqaadan waraa 2 daqiiqo cml ayaa kasoodhigaa adaana kugu soo motion gareena waxaana dha haa sheekodoo dhameestiran kadaawo youtubeka ruweyda style adoona si xun iifajmeyn sheekadana adaa leh oo na xaq uleh 😅🥰
@ayannitta
@ayannitta Жыл бұрын
😂😂😂 Allah ruwaydo maxan sheekoyinkaga jeclahay Allah ku xafido abayo ❤
@ruunabdullahi8745
@ruunabdullahi8745 Жыл бұрын
Ruweydo abaa wallakey iga yar baa aaad ujecel barnamij yadada hadana waa fulay wuu kacabsadaa jinka 😂 Malinkasta wuxuu iwey diiyaa Ruweydo style wax masoo dhigtay.
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Hhhhhhhhhh
@masterdhagey
@masterdhagey Жыл бұрын
Wax jira matihid 😢 wlhi sida laguusugayey waan daanlay ❤ soobadi hadabo hadaad timid 🎉
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Calaacalka jooji waryaa gabar tana Xaad ku caysay😬🤬🤓
@adnaabdiqadir5714
@adnaabdiqadir5714 Жыл бұрын
Wlhi abayo maanta baa niyada kugu hayay oo dhahayay hal bil wax ma soo dhigin Ruweyda ee xaa ku dhacay waan jecelahay inaa ku dhagesto ❤
@munamoalin5879
@munamoalin5879 Жыл бұрын
Shakeeyinka dambi baarista inaad noso xusho aan rajeynaa😊
@hafsahonest4671
@hafsahonest4671 Жыл бұрын
Sideyda oo kale sheekooyinka dembi baarista jeceshahey❤
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
Certainly 😊
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 Жыл бұрын
Anba wan jeclhy wn rajeynaa👍
@maariyadraadan2541
@maariyadraadan2541 Жыл бұрын
​@@hafsahonest4671amba danbi baarista waan jeclahey ilahay amarkii😂❤
@Hba_nim0
@Hba_nim0 Жыл бұрын
Wa bad so gashay ee nabiga kusali🤲📿
@bushroyy
@bushroyy Жыл бұрын
Scw
@Awaleey
@Awaleey 10 ай бұрын
sᴄᴡ sᴄᴡ❤
@MaxamedAbduqadir-sr5nk
@MaxamedAbduqadir-sr5nk 9 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MAIDOCABDULAAHI-qg1zw
@MAIDOCABDULAAHI-qg1zw 6 ай бұрын
Scw❤❤
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Жыл бұрын
Waan ku baryaa golden voice ku qoro youtubeka run ahaanti qofkii kula baxay magacaas waa runti we love u wlhi ruweyda gold💖💖🤩🤩
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Ruwayda caadi maaha waaloogu tala galay qisooyinka Dadka Qaarbaa khasbada laakiin ruwayda waa natural story teller
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Welcome back sister walahi qofka kaliya ee aan muuqaaladeeda xiiseeyo saan kuu sugayey anyway keep going sister
@kaafiabilan2792
@kaafiabilan2792 Жыл бұрын
Sheekada cabdullaahi waa qosol miiran wllhi 😂😂😂😂
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
Cabsi Cabsi waye io qosol😂
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Walaahay waa raftay 😂😂😂😂😂
@TasnimOsman
@TasnimOsman 22 күн бұрын
Haa saa uqoslyy lee😂😂
@faizaabdikaderadan6845
@faizaabdikaderadan6845 Жыл бұрын
Qalpigaa Ka farrxay wallahi welcome back ❤️🫡
@Saalima_
@Saalima_ Жыл бұрын
Wallahi ruwaydaay hadda dhawr daqiiqo kahor ku fiirinayay ina wx so dhigtay ❤
@aslimohamed744
@aslimohamed744 Жыл бұрын
Ruweyda style mahadsanid shekoyinka jiinka cabsida bdn waa jeclahy e noso badi shukran xipipti
@kimmaria2345
@kimmaria2345 Жыл бұрын
Ruweyday abayo ani dhawan kugu soobiiray wlhi qisooyinkaga wn kuhaystaa kulina wn daawaday plz hppti si malinle ah noogu soogali❤
@RuweydaStyle
@RuweydaStyle Жыл бұрын
Waa dadaalayaa
@luulhassan8276
@luulhassan8276 Жыл бұрын
@@RuweydaStyle no non on no nnnn nnn on nnnn nnn n Nn nnnn p’n n Nn n
@luulhassan8276
@luulhassan8276 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 I’m🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Hyh🎉🎉 I’m🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉j🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉jjj🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 n🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉j🎉Nnj🎉 my Nnn Lynn 🎉🎉 in🎉🎉🎉 N 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Nn🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉j🎉🎉 ku Nn let🎉🎉 myyou have a 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Nn Lynn
@hamdadaahir311
@hamdadaahir311 Жыл бұрын
Walahi jidho daad ayan ke helayba cawa oodhan wan kuu fiir sanaayey ad ban u qoslay dad badan oon aqaan ookale ayaad noqotay ❤miss you so much walahi
@MohamedAmin-ez9hz
@MohamedAmin-ez9hz Жыл бұрын
Ala maxa Ku xisay Ruweyda style from Djibouti 🇩🇯❤🇸🇴
@Ayaanciise-x1y
@Ayaanciise-x1y 7 ай бұрын
😂😂😂😂 sheekada c/laahi waa qosol wllhi acuudu bilaahi
@natashasharmaarke2500
@natashasharmaarke2500 Жыл бұрын
Ruweyda wlhi qosol mirana tahay 😂😂hda donesid ina koox tagerayalo nocasa rabtid keep going kulaha 😂😂
@ahmedabdinuurali5149
@ahmedabdinuurali5149 Жыл бұрын
Ruwayda inder sheekooyinkaaga iyo codkaaga macaan ba waanu xiisanay ee hanaga maqanaan wax badan baanu ku sugaynaye soo badi sheekooyinka
@khadiijomaxamed9626
@khadiijomaxamed9626 Жыл бұрын
Ruweyday roda hani yeey rexaan udgooney raaliya haweeney ❤ gabar yar oo ila dhalatay baan u qaadaa heeestaan misna aad isku magac tihiin allah idin dhowro dhamaan tiin kuna mahadsanid sheekoyinkaaga runtii mudan ku cibro qaadashada ee lkn naga soo dhaqso ruweydaay 🙏
@sundusali8376
@sundusali8376 Жыл бұрын
waan qiiroday commentigan wlhy karaamo korga ha aahaato
@Suldaanmedia3
@Suldaanmedia3 Жыл бұрын
Calaacal badanidaa 😂😂😂
@NaciimaCabdirashiid
@NaciimaCabdirashiid Жыл бұрын
​@@Suldaanmedia3😂😂😂qoralkan fahmi la,hy
@NaciimaCabdirashiid
@NaciimaCabdirashiid Жыл бұрын
😂😂😅suuraha mxa waye
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 Жыл бұрын
Waxad Haysata Wax KZbinrada Somalida Ayna haysan Mashlah Noso Badi Shekoyinka Qof Kaliya Ee Muqal Keda La arkin Hadana La Xiseyo Shekoyinkeda Welcome back
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 Жыл бұрын
Mansha'Alaah qof hibo ilahay siiyad thy rabi haku dhawro kolay ninka ku helaa gabdh aan laga caajisayn helay ❤
@HaniHaniMubarak
@HaniHaniMubarak Жыл бұрын
Inta sheekooyinka ruwayda kuhaysta farta taaga☝️
@MaxamedAbduqadir-sr5nk
@MaxamedAbduqadir-sr5nk 9 ай бұрын
Waa ikan☝️
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Me me me number 1
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 Жыл бұрын
Masha Allah ruwayda gabadha yar waxa kudhacay aad ayaan ugu xumahay Adigana isha xun illah haka qabto
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Tnx wllshey mcn waqtigaada quruxda badan maadama aad nasiiyey waxan ku lee yahay 100k coming soon congratulation in sha allah 🙌🙌✨️✨️👏
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
Walaaahi manta ayan niyada iska waydiyey hada kadisa yay igu noqotay muqaalkagu Wow ruwayda ku jecliyaa ❤👑💘
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 Жыл бұрын
Mansha allah horta salaan shilis ruwayda Gudoon raagistadana waanu iskala qabsanay, waxa naga maydhay raagidii aad naga ragtay 2 da sheeko ee is dabayaala
@abdijabaarabdullahi9563
@abdijabaarabdullahi9563 Жыл бұрын
Hadii aa dooneysid koox nocaan oo kle oo tageero Ku yeelatit keap going kulahaa Ruweyda 😂🫵
@WaddiH
@WaddiH Жыл бұрын
MaqnaanshaHaga wn iskla qabsny qaali dhib malaha muhimadu wa cafimad qab inan iskugu so laabany alx❤
@fardawsacabdulaahi-jz3ml
@fardawsacabdulaahi-jz3ml Жыл бұрын
Quruxeey fiidyooyada. Noosoobadi alle haku barakeeyo😍😍😍
@muhanettdhahir4214
@muhanettdhahir4214 Жыл бұрын
You can't imaging how i waited your videos😢
@SumamayoZakariye
@SumamayoZakariye 29 күн бұрын
Ayy ruweydoo sidaa kuu jeclahay lee😭🫶🏻
@ismailmohamed4507
@ismailmohamed4507 9 ай бұрын
Baayo xagee naga aaday waan kuu wsynaye waxaan isdhnay ma saanbusihiibaybadsatayi i xaga caloshy kib ka tabaysaa . Waatan lawaayaye❤
@princessaliishaa9443
@princessaliishaa9443 Жыл бұрын
Ruweyda saa ku jeclahy iyo saa videos uso dhigen ismalaha 😭❤
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
RUWEYDAAN walaaeey Maxaa kaadalma mararrka qaarkood wax waa kore daawanay ayaad kusoo celisaa hadaan qaldanahayna waad iqaban kartaa😢❤❤❤❤❤❤
@dagankhadar1870
@dagankhadar1870 Жыл бұрын
HaNa nicin.ruweydoY hadaba🥺👸
@hibocadar5342
@hibocadar5342 Жыл бұрын
Ooh welcome back shekoyinkada iyo sad noga qoslin jirtey baynu uxiisneye😂
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
RUWEYDAAY NOSOO DADAAL BILLAH CALEYK❤❤❤❤❤
@HONEYOWHASSAN
@HONEYOWHASSAN Жыл бұрын
Welcome back Ruwaydaay
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 Жыл бұрын
Horay usoco wllehey❤❤❤ 100k insha Allha❤🎉🎉
@afnanhassan7099
@afnanhassan7099 Жыл бұрын
Ruweyda bayo waxa ka soo hada sha sadam Hussein ❤
@halasports6007
@halasports6007 Жыл бұрын
Wlhi maqnashahagu dhinacna Waa Asal dhinacna Waa xiiso laan Mansha Allah ❤ dhuunta lgma cowryo
@hanaanfeysal2294
@hanaanfeysal2294 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤ abyo wakusukoyaa alla hakuxifdeyo
@NimuzhhuseiN-ii5qg
@NimuzhhuseiN-ii5qg Жыл бұрын
Ruweydaay walhi waan qoslay tii 1aad fuley buu aha😅
@nimcoahmednimcoahmed7539
@nimcoahmednimcoahmed7539 Жыл бұрын
wan ku xisay qaliyey so dhawow mar kale❤
@halimamaxamed9456
@halimamaxamed9456 Жыл бұрын
Ruweydoy ❤. cawa hurdo majiirto cabsi cabsi
@munishkamuuseoffical2305
@munishkamuuseoffical2305 Жыл бұрын
Anaguba waan ku xisnay wll lkn haga dahin ❤❤❤keep going wllshy🥰
@sumayaabdi7057
@sumayaabdi7057 Жыл бұрын
Welcome back sister
@mzz.salent.
@mzz.salent. Жыл бұрын
Ruwaydan aadban kugu xiisey wlhi dar ilahy ku jecelhy ❤ ALLEH haku xafido🤲
@AyanIbarahin-cy3ys
@AyanIbarahin-cy3ys Жыл бұрын
Ruwayda aadbankuguxiiseywlhidarilahyku Jecelh🎉all😢
@mariyoabdiaziiz1840
@mariyoabdiaziiz1840 Жыл бұрын
Gold voice Ruweyda style ❤
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 Жыл бұрын
Asc wr wb ruweyda waa ku salamey walashis mal mahan xagee ka baxdey waa lagu waaye lakin walashis waxaa ino shegey inaad xalad cafimad daro la maqaned hadii alle cafimad kada kuso celiye waa masha allah want ku faraxney inaad kuso labato baramajikada fican o mar walaba la socon jirey waa alle mahadisa waa ku salamaya asc wr wb walashis
@nimcoanfaconline8941
@nimcoanfaconline8941 Жыл бұрын
Ma jidho reer mudug keep going sister
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
hadda kdip suuliga kma heesi doono waan baqayba😭😂
@mumtazabdulkadir1681
@mumtazabdulkadir1681 Жыл бұрын
Oo maasuliyada kuhesi jirtay😁
@hafsoshort
@hafsoshort Жыл бұрын
Abyo qisoyinka jinka ah noso badi plz❤
@AaliyaMahadsanid-gx9gh
@AaliyaMahadsanid-gx9gh Жыл бұрын
Waa caadi wll isku soo yara taxaluuji uun 🥰
@Aliy611
@Aliy611 Жыл бұрын
Ruwayday Mar walba fiirin jiray ciwaankaga 😢😢maxaa San noogu gashay😢
@mulkimanka50
@mulkimanka50 Жыл бұрын
Jah ilahey haku deysto abayo❤❤
@ubaxabdirsaq7303
@ubaxabdirsaq7303 Жыл бұрын
Shekoyinka jinka soo badi abayo ruweyda ❤
@hamdaabdi-qr1bq
@hamdaabdi-qr1bq Жыл бұрын
We miss you your golden voice 💯💕💙😘
@fardossa12
@fardossa12 Жыл бұрын
noo soo badi xbbti waa kuu xiisne hal bilaa maqneed noo soo gud 🤣😘
@mubaarikmaxamuudjaamac6689
@mubaarikmaxamuudjaamac6689 Жыл бұрын
Walaahi qalbiyan Baan ufarxay ruwaydaay❤❤❤❤😂😘😘😘
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b Жыл бұрын
Imiss you ruwaydooo❤❤❤
@jerri2376
@jerri2376 Жыл бұрын
😂😂wa fuurayy walhi cabsi + qosol sheekoyinkan 😂😂😂
@nasriinmukhtarhajihusein7182
@nasriinmukhtarhajihusein7182 Жыл бұрын
Sheekadada quruxda badan wn ka helay ruweydo aad kaaga mahadcelinaya sidaa noogu dadaaleysid. Sheekada labaad wan ka cansadey aniga musqusheena waan ku heesa hada ma iska daaya😂
@zamzamhussein1702
@zamzamhussein1702 Жыл бұрын
Abaayo wakuuxisay wllhi codkaga waa iska jeclahay ❤
@abdisaamad5368
@abdisaamad5368 Жыл бұрын
Ruweyda is back 😂😂❤😅
@faizaereg4574
@faizaereg4574 Жыл бұрын
Naayaa walal wan ku xiisnay wlhi❤❤lkn inaadery ileen rer majidho baad ahayd specially mudug😂😂❤
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
Ma ila aragtay😂😂
@iqlasrashidrashid
@iqlasrashidrashid Жыл бұрын
Ala maxan ku xiisey xappti ❤ solawasho wngsn ❤❤ ❤❤
@awoahmad6245
@awoahmad6245 Жыл бұрын
kumee Ruweyda style walashay
@ruweydomaxamed
@ruweydomaxamed Жыл бұрын
samideyda waa kuu xisy 😍nooso badi hee sheekoyinka 🙃🤣
@asadceydid2560
@asadceydid2560 Жыл бұрын
Keep going maa sii dhahee walashey 😂😂😂
@niyaadhassan1222
@niyaadhassan1222 Жыл бұрын
Ruwayda waan ku jeclahy wll alle haku jecladee❤❤
@mursalkhaliif6932
@mursalkhaliif6932 Жыл бұрын
Riwaayda qabiilkeeda hadaad rabtaan wàa warsangeli ❤😂
@saciidocabdi7221
@saciidocabdi7221 Жыл бұрын
Ruwayda waan ku tAgeeraa❤❤❤🎉
@ahmedbarre7287
@ahmedbarre7287 Жыл бұрын
Waaw❤ abaayo hore usoco😊😊❤❤
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 Жыл бұрын
Ruweida miss you wll ❤️
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok Жыл бұрын
Soo dhawow habo mcn wan ku xiisnay plz labo todobad kabadan ha maqnan
@muwaahibaxmad3670
@muwaahibaxmad3670 Жыл бұрын
Ruwaydaay wall qaar cabsile Wana mahasan thy Hore usoco walashay qali
@bushramohamed9549
@bushramohamed9549 Жыл бұрын
Mcaaneyy sheekoyinka danbi baarista aad noogu soobadi🤌😩
@luulahmed7589
@luulahmed7589 Жыл бұрын
Ayy ruti abayo aad baan kugu xiisnay shalay unban damcay in aan kula so hadlo xogaha wan yara cebsaday on is iri mashqulku wa iska badan yahay madama aad nafahantay od ino dadashay aad bad u mahadsantahay ❤😊
@ramlaabdullahishuuriye5253
@ramlaabdullahishuuriye5253 Жыл бұрын
inaa ado caafimad qabo inaa noso laabato naga badan quruxey ❤
@MohaAmd-ro5uw
@MohaAmd-ro5uw Жыл бұрын
Welcome back my sister 🥰
@xanaanahmed3206
@xanaanahmed3206 Жыл бұрын
😢Nolshydii waan kujclaanay walahi jacylka Hangu gumysn dee❤❤❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Jooji calaacalka
@AwoSuraya
@AwoSuraya Жыл бұрын
Wll sidaan kuusooraadinayey wankuhelay ❤🎉yes
@abdullahiyare9714
@abdullahiyare9714 Жыл бұрын
Sheekoyinkan cml waba igu baxdaa🥰
@yusramohamed4004
@yusramohamed4004 Жыл бұрын
Welcome back ❤❤❤❤❤❤
@ameenmahmud1246
@ameenmahmud1246 Жыл бұрын
RuwaYda style soo dhawaw mar lpad wllshy🎉❤😊
@micnaha_nolosha
@micnaha_nolosha Жыл бұрын
Ar noo soo badi sheekooyinkaan ❤❤❤🎉
@AishaCrihman-ec4sn
@AishaCrihman-ec4sn Жыл бұрын
Good ruwayda stayle
@enajamamohamett-lt6ze
@enajamamohamett-lt6ze Жыл бұрын
Miss you wlhi ruweydo❤😥
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Yaa waalan oo rabo koox taageerayaal oo jin ah 😩 🤣🤣🤣
@Lilwhite444
@Lilwhite444 Жыл бұрын
Finally u back ❤❤
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
soo badi wll ruwayda 😮🎉
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 Жыл бұрын
Welcome back baayo♥️mardanbe saan oo dhan haniiga maqnaan😂
@rutsaamdey3430
@rutsaamdey3430 Жыл бұрын
Wlly codkaaga caadi maha qosol miiran atahy😂😂😂😂
@DAMLA_BASHIIR
@DAMLA_BASHIIR Жыл бұрын
Malinkasta io 1 sheeko kadhig 😭💗
@Mikasa7chan
@Mikasa7chan Жыл бұрын
Ugudamben vidoe Aya soo dhigtay lkin Ani habenka ina dawado jeclahy waa ku sexda shekoyinkaga wallhi🌸👏🏼 ruwayda💗👸🏻
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Hhhhh Ruwaydow hadalkaaga un baa nadeeqa walashey😆Guuleyso mar hadad caafimad qabto waa alxm mashquulka aduunyo maaha mid dhamane..
@fuaadcllaahi7171
@fuaadcllaahi7171 Жыл бұрын
Aad ayad umahadsantahay ruwayda style
@cismancumar8940
@cismancumar8940 Жыл бұрын
Mashallah keep going baayo
NINKAY ISRAEL ULA BAXDAY AMIIRKII CAGAARNAA
23:37
Ruweyda Style
Рет қаралды 103 М.
AWOOWIHII YAABKA BADNAA ||QEYBTA 1aad||
18:41
Ruweyda Style
Рет қаралды 117 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
#Qiso dambi baaris ah kiiska umu manaar @Hafsabilanqis
40:44
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 3,3 М.
QISADA CABIIR IYO SCHOOL-KII CABSIDA BADNAA!@sawdamqaalib
39:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 105 М.
FURO AYUU IS YIRI LAKIIN MAXA QABSADAY||sheeko yaab leh||
17:06
Ruweyda Style
Рет қаралды 128 М.
FARGALKII KIISKA XALIYEY
34:36
Ruweyda Style
Рет қаралды 151 М.
4TAN WIIL GABADH IYO AABEHEED AYEY CIDLO KA HELEEN MAXAY KU SAMEEYEN!!
15:05