Dhacdo naxdin leh ! Gabar Soomaali ayaa lagu dhex haystaa musqul/Suuli ku yalla wadanka Belaruus

  Рет қаралды 12,569

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Dhacdo naxdin leh ! Gabar Soomaali ayaa lagu dhex haystaa musqul/Suuli ku yalla wadanka Belaruus . Shukri " Musuqushan ayaa la igu haystaa muddo bil ah , waxaan waayay hal qof oo Soomaali ah oo ii gurmada"

Пікірлер: 65
@jbbbbbbbb3850
@jbbbbbbbb3850 11 ай бұрын
illaahow kaa dulqaad dhibka. Saliga Nabiga badi Insha Allaah.
@sammie1163
@sammie1163 11 ай бұрын
Allaahu musali calaa muxamed
@Allmuslim_1
@Allmuslim_1 11 ай бұрын
walaal ku sali nabiga scw scw scw
@RiyadhRadiya
@RiyadhRadiya 11 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 11 ай бұрын
Scw Scw Scw
@samirasahra1747
@samirasahra1747 10 ай бұрын
iLaahay.Ha.Ka.Soo.Fur.Furo..AmiiN
@fadumanur3504
@fadumanur3504 11 ай бұрын
Ya rabii ugargaar walshay ilaahy faraj khayr qaban ku waydinyaa😢😢😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 11 ай бұрын
Subaxnalah 😢
@jafar-m8t
@jafar-m8t 11 ай бұрын
Yaarabi walaasheen ykaalmey
@dhahranadan-hc3ic
@dhahranadan-hc3ic 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 11 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@fathiya5106
@fathiya5106 11 ай бұрын
💔💔💔😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@nastexookey1325
@nastexookey1325 11 ай бұрын
Yarabi ilah haku cawiyo abayo
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 11 ай бұрын
Insha allah walalahaa baa kuu kici waad ka bixi doontaa maalmihii wacnaa way soo socdaan
@maslah345
@maslah345 11 ай бұрын
ALLAHA KA KORQAADO DHIBKA HAYSTA
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 11 ай бұрын
Ilahayhakadosaromesha n
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 11 ай бұрын
Ilaahey haka bixiyo
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 11 ай бұрын
Waa xabisi suuliga iyo Qol
@shahid_hamza
@shahid_hamza 11 ай бұрын
فرج الله عنها
@ayanupdilahi1665
@ayanupdilahi1665 11 ай бұрын
Wllshy Alle haka soo furte Isiqfarta badso Alle ayaa ku cawiin kare
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 11 ай бұрын
Subxaanallah Alle hakaa kor qaado dhibka ku haysta Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭🙏
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 11 ай бұрын
Waa qol iyo musqushiisa dhibna malaha oo dayac wayna kama muuqdo runtii bakse waxaa laga yaabaa inay xabsi dareemayso iyo inay dad booqdo jirin. Istagfaarta iyo saliga nebiga calayhi salaatu wasalaam ha aqrisato. Madaxda Soomaaliyeed Allaha ku hanuuniyo inay dhalinta badbaadiyaan.
@Casariya
@Casariya 11 ай бұрын
Asc walaal Gabadha meesha ay geliyeen waa xabsi cunto looma keeni karo waa run dad wey u imaan karaan kuwa qaarkood ee waxa lagu heysto waa lacag iyo iyadoo sharci laheyn oo xuduudka ka gudbeysay oo ay xanuunsatey laakiin dadka la xiro xasbiyadooda ayaa sidaas ah ee Ilaahey ha uga gargaaro kuwaas.
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 11 ай бұрын
Rabbi swt ha u gargaaro
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 11 ай бұрын
allahu akbar gabdhaheenii ax ax
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 11 ай бұрын
😢😢😢😢wlh blh tlh aad iyo aad aya uga xumahay wlshyda shukri Allaha nbd kaaga soo bixiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sacda-wg9ct
@Sacda-wg9ct 11 ай бұрын
ASC wllo fadlan dadka Belarus jooga ha soo hadlaan si ay inoogu xaqiijiyaan. Waayo marar badan ayay dhacday in sheeko aan jirin dadka lagu beerlaxawsaday.
@Sacda-wg9ct
@Sacda-wg9ct 11 ай бұрын
Walalo UNHCR ayaa joogta wadamadaas sharciga leh. Iyagaana qaabilsan dadka aan sharciga haysan ee muhaajiriinta ah
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 11 ай бұрын
Allaha ku caafiyo abaayo 😭😭😭
@ahmedhaaddi3727
@ahmedhaaddi3727 11 ай бұрын
Aadbaa ugu xumahay waxa ku dhacaaya gabadhas
@xasanajaa3028
@xasanajaa3028 11 ай бұрын
ilaahay hakabixiyo
@WaardaDalmar
@WaardaDalmar 11 ай бұрын
Asc wr wbt wadankasta waxaa kadhaqeeyo red Cross ee pls halalaxiriro si xitaa msuqusha laaga saaro gabadha ha loo ka co pls hana la xaqiiyo
@sammie1163
@sammie1163 11 ай бұрын
Alloow kaa dulqaad dhibka ku heysta abaayo
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 11 ай бұрын
Numberka soo qor Belarus ee gabadha soo ku qor shaashada please
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 11 ай бұрын
walaal Gabadha numberkeda soqor pls
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 11 ай бұрын
Asc aboowe xagee kacaawina hee
@sammie1163
@sammie1163 11 ай бұрын
Asc munasar xabisyada wadamada waa sodaas yurub muqul iyo sariirta u dhaxeysa debi yar.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 11 ай бұрын
Illahey culeyska hakaqaado laakiin markuu wadanku burburo oo dowladla aan dhacdo saas ayaa loo baaba aa midakale dumarkeenu wey iska socdaan oo masuliyadooda qof masaarno
@degaed4409
@degaed4409 11 ай бұрын
Alla ilaahow u gargaar
@FathiMohammed-c2m
@FathiMohammed-c2m 11 ай бұрын
Aloha haka qabto
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 11 ай бұрын
Allha ka saaro dhibta aday ino dhibe wallhi
@ikramfarah2118
@ikramfarah2118 11 ай бұрын
Ilayah a ku dulqaado dhibka haayo
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 11 ай бұрын
Salam aleykum please warka ma dhameystirna please munasar BARNAAMIJKA ha heylnin somali waa reero numberka sida loogu tala galey
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 11 ай бұрын
Waryaaa ganar soomsaloyeed waaye jalz caawoyo nolosha aduunka waa jal hal mar
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 11 ай бұрын
Sorry abayo soomaaliyeey gabadhada hala caawiyo plzzzz ' 😊
@degaed4409
@degaed4409 11 ай бұрын
Munasarow habo mcn dhalinyarada tiktok u sheeg si ay aruuris iyo waxa ay isa siiyaan giftiyada gabadha wax ha loogu qabtee igana raali ahow hadii aan kugu xadgudbay habo anaga waa u share garynaynaa. Intaas awooda iyo inaa u ducayno
@CabgggCabggg-rm3bo
@CabgggCabggg-rm3bo 11 ай бұрын
Caawi is uu alle intiin caawiyo
@Sacda-wg9ct
@Sacda-wg9ct 11 ай бұрын
Hadan waxba layska hubin waxay dhibaato u keeni kartaa dadka sida dhabta u baahan.
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 11 ай бұрын
Sorry abaayo allaha kaasaaro
@fertunali1007
@fertunali1007 11 ай бұрын
Ilaahey hakaso saaro walaalo
@abdullahmahamud3908
@abdullahmahamud3908 11 ай бұрын
Walashay i laaxay ha kaa dulgaado korbada a doon.isha Allah waat ka baxeysaa ulees walbo fodeed ayaa ka danbeeyo niyada kheer u sheeg daad qalbi wanagsan ayaat ka dhalatay.Walaal munasar fareentan na soo garsiyey si deg dey ah ugo soo jawaaba hadii diig soomaalinimo nago jiro si aan u aragno mar labaad ayada uu faraxsan walaasheena?????
@UmmuImaan-hq6tc
@UmmuImaan-hq6tc 11 ай бұрын
asc
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 11 ай бұрын
SAFAARAD SOOMAALI MA KOOGTA MIYAA MASE WAA MAQANE JOOGA WAA NASIIB DARADA NAHAYSATA 🙄
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 11 ай бұрын
Asc wr haday gabadhu dhibkahaysta ayruntahay waxajira hay ad UNHCR hay adaasi waxayledahay qaybo kamida xaquuqulninsanka hadaba madhicikarto qofvtahribayo inlaguxirto wadanka Beelaruus, ee somaliyey gabadha armay arinkale meesha kuhaysataa oo kaduwan mideedakale waxajiro dhalinyaro badan oo wadankaas sharcikuleh somaliyey sheekada gabadhan waxbadan baa kaqaldan ee caadifada iskadaaya xitaa gabadhu indhaheda markanfiriyay wax dhibato al kamamuqdaane fiirogar ahaneed uyeesha hadikale halaidin dhaco Sheekadeda gabadhaan was beentiyo cad
@AfraaxXasan
@AfraaxXasan 11 ай бұрын
Hada maxad xasteeday gabar xabsi kujirto gabdha ilmaheeda barareen ilinta darteed yaab badanaa adiga hadaa waxsiineen dad wanaagsanjiree
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 11 ай бұрын
Kaa soo miiraan ayaa soomali, muslinimo kula sheeganaaya, ilaahey dad kuuma baahiyo adigoo kale, midda kale waxa aad sadaqeysatid ilaahey Aakhiro ayaad ka rajeyneysaa waa haddii aad Aaminsantahay, Please wax danbe ha ku soo qarin meeshaan, intaas somaali ah, adiga kaliya ayaa negative ah.
@UmmuImaan-hq6tc
@UmmuImaan-hq6tc 11 ай бұрын
asc gabdhaa waleshey ii dhibka heysta ilaahay hakaqado wxaan kolon ushagaya rabi gacmaha ha utagato istaqfaarta saliga nabiga csw habadiso dhibka weey kabaxey saa. cidna dhib kuma waarto waan uducey neynaa 😂
@HusseinMaange
@HusseinMaange 11 ай бұрын
allah kaa saaro culeyska
@salahoomar-w6c
@salahoomar-w6c 11 ай бұрын
jow kow now walahi wa been wa show wax ka run ah ma jirto jow kow now hadana bow
@kiinsi12
@kiinsi12 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 35 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 66 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
السـ،ـنـ،ـوار فضـ،ـح الجميع حيا وميـ،ـتا
31:32
القناة الرسمية للإعلامي محمد ناصر
Рет қаралды 444 М.
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 150 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 35 МЛН