Wareysi ! Gabadhii Eeyga ku dhex wadatay Muqdisho oo arimo badan oo eeyga ku saabsan ka hadashay ?

  Рет қаралды 47,679

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Wareysi xasaasi ah ! Gabadhii Eeyga ku dhex wadatay Muqdisho oo arimo badan oo eeyga ku saabsan ka hadashay ! Keligiis ayaa Hotel degen , lacagtiisuna waa 20K dollar " Waa maxay sababta ay u keensatay?

Пікірлер: 282
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho Жыл бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤😂🎉🎉
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ubaxbashir7334
@ubaxbashir7334 Жыл бұрын
Scw❤❤❤❤scw scwscw scw ❤❤❤Scw scw scw Scw scw ❤❤❤
@JacfarNur
@JacfarNur Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 күн бұрын
Eey ayaa laga sheekeynaayaa ee Saliga NNKH maxaa meesha keeyo, nimanyahow comment raadiaka ku waashey....
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Naagtaan waxaan kuqancikarno illaa iyo hada kamaysan hadlin, eeyga muxuu qabanayaa?? Ileen diintu shuruudo ayey u ogoshahay; wiilka muxuu uqabtaa??
@halimomohamed1487
@halimomohamed1487 Жыл бұрын
Subxannallah o Eey u jooga wadankeenah qofki rabah kan tiimir lafba ku jirtah
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 Жыл бұрын
Anigaa jarmal 20 sano jooga qof Somali ah ee ey wato manaan arag ee diintaa iyo dhaqanka ino ilaaliya somaliyeey
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Absolutely
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 Жыл бұрын
Asc maxaa loo geeyaa xerada xalane ujeedada loo keenay waa maxay ? Teeda kale wiilka loo keenay muxuu ka shaqeeyaa ?
@muuday6093
@muuday6093 Жыл бұрын
Subxaanalah dadkan dhaqan badal ayeey wadaan eey nijaas ah ayeey dadka caadi uga dhiganayaan
@hodonnuur
@hodonnuur Жыл бұрын
Gabadhaan warkeeda mafahmin allaha naxafido Runta allah ayaa garanaa
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Amin ya Allah
@yud.5218
@yud.5218 Жыл бұрын
Dadkii ayaa wax ey cunaayo ma heestaan, 150 dollar .😂
@xaawo1
@xaawo1 Жыл бұрын
Guruubkaan waa guruubka ilmaha xado soomaaliyeey halaga daba tago arinkaan plz haleeyska hubiyo
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
SUBXAN ALLAH SUBXAN ALLAH
@idilomar3051
@idilomar3051 Жыл бұрын
Nijaaso iyo fadarabaa soo bilaabatay ilaahayoow na bixi
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Amin ya Allah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Жыл бұрын
Munasatow eygaan hotelka loogu kerrey 150$ habeenkii eygaan fariin buuwadaa waxaa laha yaabaa inuu camaro kucirantahey eygaam iyo dhabalafaas yaan lasahalsan
@maryamhassan4093
@maryamhassan4093 Жыл бұрын
Hala baaro said wll
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Camera kuma xerno
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
​@@hanefa283 see ku ogtahay
@xaawo1
@xaawo1 Жыл бұрын
Eeyga sabab la aan looma keenin saba Lee loo keenay ee halaga daba tago soomaaliyeey
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu Жыл бұрын
Eeyga maxaa sidaan looga buuqaa. Soomalida madaxeeda ayaa majo loorogay. Gabar EEY wadato xaaraan waaye. Dadka ladilaayo, laqarxinaayo, ladhacaayo la musuqaayo. Wax ka dhiidhinaayo malahan. Waa is ka caadi.
@Professor4555
@Professor4555 Жыл бұрын
Dadkena wa maangaab kuligood,
@deckoalimohamed5901
@deckoalimohamed5901 Жыл бұрын
Waxaan nahay dad yaab leh oo diinta Iyo dhaqankaba ka been sheegaynaa alle ha na soo hanuuniyo
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SIRDOONKA WADANKA MACU QABTA HADUUNA OGAN KARIN SASABTA DAL SHISHEEYE LAGA SOO DIIRA??? ADUUNKA EYDA ADUUNKA WA SIRDON IYO SARAKIL LA ADEEGSADO!! DALKAN WA BAABA,AAY😢😢😢😢😢
@caalamin4334
@caalamin4334 Жыл бұрын
Waxan la yaabay sida ay u indha cadahay iyo kan waraysanaya sida jilicsan ee u u waraysanayo ma walaashiiba?
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Жыл бұрын
subxaanallaah subxaanallaah
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 Жыл бұрын
Dhaqankii gaalada ayey rbtaa inay mugdisho oo wadan 100% muslimin ah inay ku faafiso
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Жыл бұрын
War heedhe eeyugu soomaah xaywaan ilahey abuuratay ilahey kafogad yir ee ma ah
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
DAL BA,OOW YAA KU LEEH WA WADAN BAHALO GALEEN NOQSAY OO BALAYO KASTA LA SOO GALINAYA😢😢😢 WA IN NAGTAN IYO QOFKASTO EYGAN KU LUG LEH SIRDONKA WADANKA WARAYSTA IN BALAYO KU DUUGANTA SUURA GALA IN SHISHEYE SOO DIRTAY AY LAGA YAABA!!! DAWLAD LA,AANTA NAGA DHUGACDAY DHANWALBA WAN KA JABNAYN!!
@gamer5Real
@gamer5Real Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@haania2495
@haania2495 Жыл бұрын
Yaa rab
@cashocali9290
@cashocali9290 Жыл бұрын
Subxanallah
@fowziya9536
@fowziya9536 Жыл бұрын
Waxaas sheeko lagu qanco maahan hadii aan uqadano gabadan seyshegta ninba lookeenay maa amison qof airport ka uga sooqaada usoodirsadan mxy dumarka soomaaliyed u isticmalayan taas waa kutijabi dadkan muslimka wx kastoo xaaran ku ah
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Жыл бұрын
Eagan waxaa lagu soo aqriyey Sixir waxaana lagu soo day rabaa Xamar eygaas Waa in la Toogta ???
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 Жыл бұрын
Guri aa u kireynay qol uu leeyahay waa loo qubeeyaa macno ma lehee Nebigeena csw wuxuu noo sheegay guriguu joogo Eey malaa’gta ma soo gasho afkiisana waa najaaso
@abdikadirsaid1721
@abdikadirsaid1721 Жыл бұрын
Munasar Sxb, xaqiiqdi ma sidan baa wariyo ku tahaa, koley aniga hadalkeda wax kama fahmin
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Subxanaalahi
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Жыл бұрын
Wax walbo wala arka wlley anaga yurub ku nool eeyna marku jidka marayo wlhi wadada wan gooya xataa ilmihii aanku dhalney yurub aya eeyda ka baqa lakin shekadan timir laf aa ku jirto, iska cadey nooh eeyga hadii uu yahey eeyda baara daraga iyo qaraxa simple is that
@muussagal2719
@muussagal2719 Жыл бұрын
Munasir warrka waad sooheshaa lakiin nasiibdaro saani waxba uma waraysan kartid waxay kuugu sheekaynasaa macno la aan labo qof oo shee kaysanayaa ayga somaliya xanaano lookeenay kkk aqligal maaha hal sano iyuujogaa kkk ninbaa wada naagbaa waday kolba wax adigu munasar aqoontaada kordhi sida waxloowaraysto mise sheekadu waa youtuber bes
@sowdahilaac4197
@sowdahilaac4197 Жыл бұрын
Waa balaaya soo socota
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Nayaa xayeysiska eyga joji Yahoo Allahu akbar
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 10 ай бұрын
😅😅😅..in laweydiiyo sida ay afkiisa iskaga ilaaliyaan ayaa laweydiin lahaa...waayo 7 jeer haladhaqo ayaa layiri..mase maxaa isbadalay?
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 Жыл бұрын
Heerkaana ma gaarney wax kalena waa sugeynaa
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Maxay kawada eyga nin balajoga hadana waa keligis maxay se eyga ku samaynayan muxuuse soomaaliya ka samaynayaa ma rufyan baa mise ey akhalq xumo labaray oo dadka inuu kufsado lookeenaa naagtan usheega eygan yuu ku kufan eyo galadu wax xun ay baren ayaa jira eygan soomaaliya halaga saro ninku muxuu isu qarinaya oo naaguhu uhad hadlayan ninku ma qomuluud baa ninka iyo eygana wadanka halaga saro haday dowlad soomaaliyed jirto. Xasbunalaahi wanicmal wakiil RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali inteda sidhab ah kuu rumaysay kabadbadi Aamiin yaa rabbi.
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Sheekadaas sax maaha yyurub waxay leedahay meel eeyga lageeyo waana lGuu heynaa iyaaa
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
yaahuu
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Жыл бұрын
We don't understand. They is something big going on
@casiisocadeey8565
@casiisocadeey8565 Жыл бұрын
Subxaanaallaah Subxaanaallaah eey iyo dawaco aa iska dhalay kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 Жыл бұрын
Dawaco iyo ey hadi iska dhalen waa najaaso
@umaamina1885
@umaamina1885 Жыл бұрын
Waxas war qof weyn ma ahan naagtan carur miyey dadka mooday yaahu
@Wardhere77
@Wardhere77 Жыл бұрын
Eeyaha buuraha waaye wey qurux badan yihiin
@idilqalanjo
@idilqalanjo Жыл бұрын
Eygaas miskiinka ah ee somalia la geeyay waanka naxsanahay sababtoo ah cuntooyinkii ayda ma yaalan takale inaga Muslim baanahay eyda guriga kuma haysan karno hadii uusan ahayn mid utaba baran arimo gaar ah
@Nobody1579
@Nobody1579 Жыл бұрын
Wa qof eshu ah subxanllah
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Naa hedhee runta sheega ilhay ka baqa ayagu kuwa afrika ku gajaysan muxu dheer yahay niinka had sheegtay xiita muxu ku qabta sheeg 😢😢somli ilhaybay ledahy marba mantaana ayaa bey kenen yurub 15 sno ayaan daganhay waligy ma araag qof somliya oo aay wata bisadn korsana bees 😂
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Жыл бұрын
Alaskan Husky😂😂 the cost of this dog in the USA is between $600 to a $1500 not $20,000. Mida kala naagu xayaysiika dog ayay noo bilowday😂😂
@wow6708
@wow6708 Жыл бұрын
my exact thought 😂😂😂
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Waxaa kadaran, eyga Husky meelaha kulul umafiicna, waxaa ufiican meel qabow ah oo barafleh, balse soomaalida qaar ilbaxnimada kuyar, 😂
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Жыл бұрын
Been waaye 20,000$ huskies kama joogo scandinavian ka Alaska husky iyo siberien husky waa is ku lacag waxayna joogan 19,155 sek= 1.074$. Koleyba lacag ey loogu ijarayo hotel 100$ iyo googo habeenkii sidey sheegtey gabadhan oo cunto special lagu siinayo, imagine inta somali waxay cunto la’a oo xamar ku nool, gadal ka gaar goob dumis goorma somali intaa oo lacag ah ey ku qasarin jirtey, cajiib, hubal waa lacag aan loo soo dhididin lacagta eygas lagu qarashgareynayo, diyarad soo sar, hotel u ijaar, cuno special ah dibada oga keen kkkkkkk xayawan aan diintada ku ogoleyen in uu guri kugula nolado sow cajib ma ahan?
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir Жыл бұрын
Eybaa qol 150. Loogu kireeyey dadkiina kaajo baadishay
@JacfarNur
@JacfarNur Ай бұрын
Hadan sowaday hadalkas kwrn runtii wa xanun
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 Жыл бұрын
Acuuudu billahi
@bashirqasim7054
@bashirqasim7054 Жыл бұрын
Asc walaalayaal, waa Maadays Aduunyadu dadkuna waa matalayaan. Waa Mashruuc gaalada lagu tuugsanayo, waxaa la yirahdaa. Isjilci ama Caadi iska dhig. No Face, No. Damiir. No Diin. No Dadnimo. Only Dulaysi iyo Facaa tuug soo dhawaada. Welcome
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Жыл бұрын
Waxa iga tala ah waa in ciidan baaritan kusameyan qoftan hadi Laga waayo shuruudaha diinta kubaneysay aayga wa in xabsi ladhigo aaygana wadada lagu fasaxo si kuwa kle malaayacniga kuso wado dalka aay cashir ogu noqoto dalka waa dal Islam ah ah dadkana waa dad Muslim ah wixi kena intaas wixi kabaxsan ciidanka caasimada waa iney howshooda kaqabsadan ayado qofna xaqiisa lagu gudbeynin
@suhailah7170
@suhailah7170 Жыл бұрын
Husky loves cold environments
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
Kkkkkk sheekadaan waxbaa ku jira Subxaanallaah
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 Жыл бұрын
Waybay qsrinaysa shekadN masaxno
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Ma fahmin ninki laha muxu ugatagey Eyga Europe sharci ayu leyahay $150 habeenki oo ijar ah waa yab
@belovedboy30
@belovedboy30 Жыл бұрын
Walee waa sheeko kale
@MohamedAhmed-ge8yq
@MohamedAhmed-ge8yq Жыл бұрын
Hadalkaan sax ma ahan. Naagtaan hadalkeeda ma fadhiyo.
@Ahmedhassan-ov6em
@Ahmedhassan-ov6em Жыл бұрын
Qofka eey sidax arimood unbuu u heysan karaa: 1. In lagu u gaarsada 2. In uu qofka xoola u raaca ama u dhaqaaleeya 3. Iyo uu beer ama guri ilaaliya
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waa sheeko waalan? WAR ARRINTAA MAXAY EHEED?
@zakarriyejaahilduug3454
@zakarriyejaahilduug3454 Жыл бұрын
Labo eey
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Subxaanallaah in lagu siidaayo ma aha ‼️ wadanka
@aim1695
@aim1695 Жыл бұрын
Maxaa laga faa iidayaa markaas $150 haddii hotel loogu kireeyey
@AminaAbdi-c8t
@AminaAbdi-c8t Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤
@mohamedabdullahi2722
@mohamedabdullahi2722 Жыл бұрын
Waxaan ubaahanahy gabadha lambarkeed ayaan ubaahanahy
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
ayga somalia waa la heesan jiray hada suulay malaha ey la heesto anaka dariskeena sadex cid ey lahaan jiray marka yaraa dugsileey ahay qaliba ayeeyo weyn hada dhimatay heysan jirtay xayawaan maskiin in la dhaqaaleeyo xaaran maaha eyga waa waardiye guryaha waardiyeen jiray waa la dhaqaaleen jiray abaayo eyga hada intaan la soo ekeysata6 wazba ha dhageesan heyso shaqaaleyso dadka qaar eyga dhaama abaal dhac yaqaano wlh
@ummu.amiira8890
@ummu.amiira8890 Жыл бұрын
from BRIT SOMALI TV
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 Жыл бұрын
Kolay Aniga Iyo Eey ma wada ciyaari karaa?
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Waa eey basaas ah 😢halga digtoonaado
@fathiibrahim1631
@fathiibrahim1631 Жыл бұрын
wiilkaas eeygiis iyo Adiga waa lays daba dhigaa
@wow6708
@wow6708 Жыл бұрын
from brit somali tv
@qadrahaji3314
@qadrahaji3314 Жыл бұрын
Subxaan allaah somalia aaaaa😂😂
@asiam5603
@asiam5603 Жыл бұрын
Eyga ilaahey baa abuurtay
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Haaa Balse Xaram waye Laguna hdiln ino Rabi Aburtay io inkale 😢😢😢
@asiam5603
@asiam5603 Жыл бұрын
@@sumeyahusseinibrahim4624 eyaga wa xayawan Ilaahey abuuray, sifo diinta nafaraty ayaa jiro oo loola dhaqmo. Is nadiifi ayaa lagu yiri 7 mar hada ey qoyan taabato. Ee lagu ma dhihin eyga hala faquuqo. Wax soo baro inta dad ka caayin
@canbuurguleed8857
@canbuurguleed8857 Жыл бұрын
Istusnimo Aniga jogna qurubo Ayana Ma naqono
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Soomalida eeyga la baraa caadi in looga dhigo
@abdirahmanhassan6056
@abdirahmanhassan6056 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 dog ain't be in mogdisho wlh this Halimo needs theorapie 😂😂😂
@aliderie4978
@aliderie4978 Жыл бұрын
Subxan laah weykalahadleysa wax beyqarineysa amason ayey ku heysaa sirdonka dowladu sifiican haubaren ayaan dowlada farayaa eeyo soomaliya wey buxan iyago noocwalboleh 150 halhaben ayaa lagu sexiya habenki oo cuntadiisa iyo kharashkiisa kale udheeryihiin waa arin diinta kabaxsan arinkaankasi waryara soomaaliyey tana mainodanbeysy baaritaan aan laaluush kujirin arinkan halguqado tala ahantey wabilaahi towfiiq
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 Жыл бұрын
Subxaanallaah yaab ma heerkanaa gaadhnay
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir Жыл бұрын
War heedhaha dhaqankii baa hirgalay in xayawaan lala galmoonkaro waa hawshì oo qarsan
@umuCigramo-ls8rp
@umuCigramo-ls8rp Жыл бұрын
Waxka xun oo aan arki lahaa malaha waxey igu qancineeysa dawaca iyo eey ayaa iska dhalay madawaca iyo eey ayaa ikala xiga
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@cookingwithyasmin3934
@cookingwithyasmin3934 Жыл бұрын
Walee waxbaa ku hoosduugan eeygaan ee haladabagalo wadanka laga keenay waxaa jiro meelo laguxanaaneeyo qofka leh markuu safro
@MuxumedCabdi-f7g
@MuxumedCabdi-f7g Жыл бұрын
Ay iyo Adiga xidhiidhbaa idinka dhexeeya Nadra
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Amisom maxay kawaddaa? Amisom iyo Ayga iyo wiilka xiriirka ka dhexeeya maxaa waaye? Mafahmin
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
Sheko weyn kujirta mesha
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 2 ай бұрын
Eyga caafimaadkiisa marki lagasoo gudo iyo indhihiisa baluugaa taabashadiisa aaba xaaran eh wax kale $20k joogo maala waayay marki ey lacag loogu marmarsimonayo
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
tabashada eeyga qalalan gacantadoo qalalan nijaso malaha
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Жыл бұрын
waa kuwi qabisiinta ookale somalia wax walba waalagu tijaabinaya hada halaga gaaro
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
CAQLIGA SHACBKA SOMALIYED YAAN LAGU CIIYARIN WAXAN WAX LA QADAN KARO MAAHN!!!
@Dabeyl.J
@Dabeyl.J Жыл бұрын
Waa uleefaa eygu xabada nooh
@qureeshoxaaji4315
@qureeshoxaaji4315 Жыл бұрын
eygani waa sirdoone halaga warhayo
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 Жыл бұрын
indhihiisa ayaa buluu ah qol qaboojiyo kujiro ayuu dagan yahay Sheeko soconeysa ma aha ilahay ceebaheena ha asturo
@SharifAdow
@SharifAdow Жыл бұрын
Oo eeyga dharkaada iyo korkaada ayuuleeleefaaye
@mh_xk7611
@mh_xk7611 Жыл бұрын
❤❤ till her to Jun somalia police
@AhmedMukhtar-c5c
@AhmedMukhtar-c5c Жыл бұрын
Ninkaleh maxalo arkiwayey?ey Hutel dagan 150£ Waa arin wen sanad dhan bujoga muxukaqabana?sheko kale tan
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 Жыл бұрын
Subxaanallahi waa yaab ma ey baa ilbaxnimo laga raadinayo oo sidii ariga nalaga dhigaya waa yaabka yaabkiisa wax kale aan sugeynaa
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Жыл бұрын
Sheekadaan halaga davatago muqdisho balaayaa degtay meeshaan wax kale yaa ku jira war dadkan hala baaro nimanka eeyga keensaday waxkale yey sameeyaane soomaali doqney iska baara maafiyada soomaalida dibada jirtaa inteeda badan eey msheystaan mana jecla mana xanaaneyn karaan ilaa ontaasna soomaaliya waxa loo geeyey waa waxkale ee dadkaas hala dabagalo waxaan u haystey in naagtu indhala,dahay oo uu hagi jirey sida gaalada indhaha la,a aanku arsgno laakiin sida ay hadda naagtaani u hadleyso waxkale taa jira muqdisho waa bahalo galeen war soomaaliyeey isjira
@hassansiyatkeinan5041
@hassansiyatkeinan5041 Жыл бұрын
Inalilah waina ilehi rajicun wa daqankii galada hor
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 күн бұрын
Wax tarkiisa maxaa waaye, anaga ha inoo amaanin dawaco iyo ey ayaa iska dhaleyda Naga daaye.
@hassanriwax5161
@hassanriwax5161 Жыл бұрын
Eey 20kun dollar laga bixi iyo guri 150 dollar kiro laga bixiyo cunto kasii dheer Qofkas hadu intas oo hanti heysto mu sadaqeysto
@abdirahmanmohamed1260
@abdirahmanmohamed1260 Жыл бұрын
Ninka somaliga ah ee ay 20k $ kabixinayo yaa laga dhadhicinaya hadayba dhacday. Ay 20k$ igu jooga seen cidlo uga tagaya Waan wada imaanee maan wada laabano sheekadan ma fahmin Aniga
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Aqira saman ayaa lagu jiraa dadka somalida wexey u badan yihiin dad hankooda yar yahay oo wax aan micno leheyn isku mashquliya yaareyt sideey isugu mashqulinayan eey hadey amaankooda uga shaqeyn lahayeen oo isugu mashulin lahayen in eeysan qarax iyo tuugo dad danbe uga dilin. Hankiina kor uqaada
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Жыл бұрын
Eygaan wax baa ku duugan allow sahal amuuraha
@NorGaal-uw6cw
@NorGaal-uw6cw Жыл бұрын
EEYGAAAN CALOOAHIISA HALA BAARO
@qureeshoxaaji4315
@qureeshoxaaji4315 Жыл бұрын
oo ma adaa xaarka ka maydha ilayn ey xaar isga maydhi maayee
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Жыл бұрын
Mafahmin warkeeda
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
HANOOLAATO
Рет қаралды 122 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 7 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 339 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .
46:41
Somali National Television
Рет қаралды 198 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 7 МЛН