Baaristii oo soo dhamaatey ! Waa kee Isbitaalka dhaqtarkii joogey laga helay cudurka HIVga? ISJIRA

  Рет қаралды 52,643

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@cagmadhige2287
@cagmadhige2287 20 күн бұрын
Walalkeyow illah haku barakeyo marwalibahi waxan dhanka samanta iyo runsheega ugaas
@afiarte8318
@afiarte8318 20 күн бұрын
thanks munasar shaqo qaran baad haysaa
@Arkaboy77
@Arkaboy77 17 күн бұрын
Waxa laga helay cudurkas wa gabar 20 jir ah Allah ha cafiyo Allah neh dadka haka qabto 🤲💯😢
@FadumoYare23
@FadumoYare23 2 күн бұрын
Tanks wllky ❤
@foossahardid4895
@foossahardid4895 18 күн бұрын
Masha’Allah hore u soco munisar ❤
@LIIBAANMOHAMED-i6f
@LIIBAANMOHAMED-i6f 14 күн бұрын
Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 20 күн бұрын
ilmaha dowlada yurub guryo ugu dhistan shacabka iyo cidanka wadakanka Ku dhanana
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 20 күн бұрын
War ha laga caraaro isbitaalkaas 💔😥
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 18 күн бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@khadrafaarahali7111
@khadrafaarahali7111 16 күн бұрын
waa khalad wayn soomaalida maaha dad masuul ah aniga waxaan kashaqeeyaa caafimaadka drs ayaan ahay waxaan joogaa yemen oo wadankeena lamida hadana sanadkasta waxaan jidiidinaa aqoonsigeena sanad kastan waxaan marnaa baadhitaan caafimaad marka aan aqoonsiga cusboonaysiinayno soomaaliduna waa dadka ugu liita aduunka oo ajaanibta caabuda
@Mudaneey
@Mudaneey 19 күн бұрын
Munasaroow kuwa kuu Soo sheegay ma laga yaabaa in ay Xaasidiin ma shaqaystayaala ahaayeen oo loo digay ninkaasna uu yahay nin maamulka ku Kalsoon yihiin oo ay rabaan Ninkaan iyo isbitaalkaba in ay dhulka la galaan
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj 19 күн бұрын
❤❤❤❤ horey u soco machallah❤❤❤
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 16 күн бұрын
Isbitaalo badan isha halagu haayo oo digfeer ku jiro Somaaliyeey
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 18 күн бұрын
Allaha ku xafido, wa jizaaka Allah kheyr.
@alminoorahmed6424
@alminoorahmed6424 20 күн бұрын
Maxaa sheegtay hadaad isbitalka xun adan shegin waayo waxii xun waa la shegaa mida kale waxaa qaris kaaga baahan dhawacyada foosha xun ee telegrams
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze 19 күн бұрын
Amore weyw hjsbatalku
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 19 күн бұрын
Asc sxb HALAXIRO HOSPITAL KAAS Amoore
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 18 күн бұрын
Subxaana Allah. Allahayoow na badbaadi.
@baaradraage2365
@baaradraage2365 19 күн бұрын
Alx waa aadiraway ilaah janada hakugeeyo❤❤munasar❤❤❤❤
@ayaanyusuf9725
@ayaanyusuf9725 20 күн бұрын
Bisinkow allaha ka qabto umada
@SalmaanBirjeex
@SalmaanBirjeex 20 күн бұрын
Mahadsanis munasar❤❤
@Khadarjeeri
@Khadarjeeri 19 күн бұрын
Waku salaamay wll munasar maxaan sameena meel walba wanagala hasta hadii aan ahay Somalia nabad la.aan iyo caafimaad la.aan xasilooni la.aan waxaa noola ogol yahay dhimasho oo kaliya Somalia 🇸🇴 oo is raacdo ma arki doona allow ❤❤❤
@CxaafidMaxamad
@CxaafidMaxamad 19 күн бұрын
Insha Allah waa imn donta somalia oo isku duuban wll ilhy isku xir
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 19 күн бұрын
Wa sax arintan wa halis anagane ino daran melaha cafimad u donan laheyn hadi dhib naga so garo wa no dhibato
@guledosman2107
@guledosman2107 19 күн бұрын
Waa wax dhici kara in lamasabidana ee masul adi baritanka maka qeyb kashay
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 20 күн бұрын
Somali Ilaahay baa umaqana 🥹🥹🥹
@itz_fadumoafrah1101
@itz_fadumoafrah1101 20 күн бұрын
Haa. Waa ruuna. Kinshasa. Waa in. Lambada. Doorkase. Waaxalah waaradacafiimatka
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 20 күн бұрын
Ninyohow munasarow aniga waxas qalad bay ila tahay qof dhan ba shaqadisi ku ciyaartay ma adigaa biilaya qofkaas ad shaqa jojinta ku samaysay oo fadeexaysay marba haddi qofka la so qarxiyana wa u dhamatay meeshu tagaba kii aidska qabay ba uga horaysa wa qof islama koley intuu irbad qaato dhiigisa dadka ku mudi mayee maxa laga rabaa
@ZenapAbdi
@ZenapAbdi 20 күн бұрын
Marka mawa xaa rabtaa in uuw umada kutalaalo yaap shaqsi in shaqo la aan ku dhacdo iyo in bulsho badan la dhibaa teeyo yaa fudud
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 20 күн бұрын
WCS SXB 👋 KULAN LAMID AH 👋
@karanlekibirjabshe4590
@karanlekibirjabshe4590 20 күн бұрын
Asc msgaciisa haddaa iskudayo qaarka danbe ((((( Abdi salaam Abdiraxman )))))
@Afra_mohamett-r6y
@Afra_mohamett-r6y 20 күн бұрын
😮🙌🏽
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 20 күн бұрын
Cusmaan
@MuxdiinSalaad-w9y
@MuxdiinSalaad-w9y 19 күн бұрын
Muna sar eey baa tahay Waxad dhibaato u geyssaneysa qof an dhib geysan 😊
@MunoOsmanAbdi
@MunoOsmanAbdi 19 күн бұрын
Walhi Ina adirawa alxm illha mahad iskaleh bro thanks
@HiboaxmadMaxamad
@HiboaxmadMaxamad 19 күн бұрын
Aaqiro xisaab ayaa jirto dulmiga mafiicno
@FaaizoAbdirahman
@FaaizoAbdirahman 20 күн бұрын
Hh waba lo jeda qofkas mohamed abdirahman inuu yahay😂😂😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 20 күн бұрын
Miyad garanaysa
@ajkhaled
@ajkhaled 19 күн бұрын
Wryaa Caadi Ma Tihid Wlhi Waa keentay😂
@KhadigiaAli-h3z
@KhadigiaAli-h3z 8 күн бұрын
Wax loo haaya dawadiisa ee fadlaan wa uu daan dar Allah
@laslaaaymen-do1vi
@laslaaaymen-do1vi 20 күн бұрын
Subxanallah imsa qof ayuu ku tllay allahu akbar lkn dawlada ayaa laga rapa iney musuliyada waxn ay qaado waa khatar wlhi alle ayaa u maqan somalida
@AlmarwaziUniversity
@AlmarwaziUniversity 19 күн бұрын
Amoore godkiisa biya ugu galay, marba haduu munasar wacay waxay ahayd iney si kale wax ku xaliyaan oo ay sheegaan ama ay ninkaas kaliya iska diraan si sumcadooda iyo sharafkooda udilmin, lkn hada qof fariintan ay gaartay amoore uma socdo.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 20 күн бұрын
Kan ganacsi maaha doctor aan caafimaadkiisa la ogeen see doctor looga dhigay oo dad loogu aaminay
@maryanyare1323
@maryanyare1323 20 күн бұрын
Ilaahey kacabso isbitaalka hooyada dhashay cunugeeda looga xaday maxaa uqarisay
@Autumn-g8h
@Autumn-g8h 19 күн бұрын
Waa kee isbitaalkaas
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 19 күн бұрын
Haddii la fahmo waxaa laga yaaba in ay magaca bedeshaan taasna hanalosoo ogaado Munasar shaqo fiican ayaa noo haysaa
@abdifidow3870
@abdifidow3870 19 күн бұрын
Dr kaa jiran waa dhabaaye ama la caboow ama lan ka gadaal. HiV ilaah ha naga koriyo. Isbitaalkaas waa in la ganaaxaa
@SalmaanBirjeex
@SalmaanBirjeex 20 күн бұрын
Hospital nosheeg
@mahadnuur1348
@mahadnuur1348 20 күн бұрын
Xoolo maatahay waba ujedaa isbitalkee
@Nasra12-e2r
@Nasra12-e2r 20 күн бұрын
Ninkan xayesin hospital usamaemeya markay lacagta xayesints udidan san sameyaa😂😂😂 dacaysda iska daa
@mohamedalihersi9057
@mohamedalihersi9057 19 күн бұрын
Markii qof wariya ah xurguf idin dhax marto wlhi sidaan ayeey sameeyaan waa awooda aay dadka ku handadaan
@fartuncali1709
@fartuncali1709 17 күн бұрын
Koley aniga dhaqkeyga waa suudaan sifiican ii daaweeyaa allah mahad leh
@DalmarYare-b4t
@DalmarYare-b4t 17 күн бұрын
HIV miya kadaweeya?
@fartuncali1709
@fartuncali1709 17 күн бұрын
@DalmarYare-b4t allaha kugu rido insha allah war aniga sokor qabaa sokor iga daaweye Hiv iyo canser beerka allaha ku keeno maxaa igu saadine gablan guri madow fariiso insha allah waad iska arki dhawaan salad ku tukaday waad i dulmisay qaniis qaniis dhalay jirkaga gabal gabal hoo dhaco
@fartuncali1709
@fartuncali1709 17 күн бұрын
@DalmarYare-b4t walal la.aan wiil la.aan allah ku dhig wax laga naxo kugu dhaceen caloosha ku dilacday baabuur ku shiid dhexda ka soo ur maxaa i habaare balaayo ku waafaqde
@ayaanyusuf9725
@ayaanyusuf9725 20 күн бұрын
Alla wall qeer heel
@lailaismail1317
@lailaismail1317 20 күн бұрын
Oo maxa ka macnaa haddu qabo hiv wa un dhakhtar ma faafinaayo xanunka needtana laguma kala qaado wa runtood oo dadku way ka cabsanayan inay isbitalka tagaan sababto ah aniguba amoore isbitaal wanaagsan ba la igu sheegay oo waba ka helay hadana warkana ka so sheeegteen balse xanunkaas dee iskama faafo dhakhtarta maxa ku eryanaysaan
@Junanilll
@Junanilll 19 күн бұрын
Adiga qofka niyadiisa miyad kawaranta ,. Cudurrkas ciyaar magalo qofka markuu xanuunka kabata ama asaga lagu qayana xanunka xasidnimo darted ayuu usii faafinaya.. wan so aragnay gabar cudurka qabta oo anan laga warheynin ayadoo cuntadii ay karisay dhiigeeda intay salingo kumiirtay kudareysa.
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 19 күн бұрын
Bisinka wuufafinayaa alow naga qabo
@sahra6279
@sahra6279 18 күн бұрын
Maxaa ka macno ah haduu qabo aa salaamaad sidee dhakhtar u noqdaa waf,xanuunkan qabaa yaab
@abdifidow3870
@abdifidow3870 19 күн бұрын
Isbitaal magaciisu yahay Amoore qofka tegayA ayaa wax ka qaldanyahay
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@LIIBAANMOHAMED-i6f
@LIIBAANMOHAMED-i6f 14 күн бұрын
Allaahu akbar
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO 16 күн бұрын
Yes sir
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 19 күн бұрын
Cudurka taabasho laguma kala qaado qofka waa ka shaqeyn karaa isbitaalka hadii uusan dhiig ka socon
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 20 күн бұрын
Munasaraw sxb shaqadada wa midan lkn siyasad maxa ku galiyey
@Xalimo421
@Xalimo421 20 күн бұрын
Waxkasta oo dhibato ah wa in laga hadla,Qaris wu dhamadey mudo ad dheer uu dib ino dhigay wax qarinta. Siyaasada xata wa lo bahan yhy in lala socdo.
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 20 күн бұрын
@Xalimo421 ok maxuma lkn Qof Aan dalkaba jogin muxu ka Qaban kara ?
@MuxdiinSalaad-w9y
@MuxdiinSalaad-w9y 19 күн бұрын
Maxa dhiba o ku jjira haduu qabo HIV
@LaylaAxmedIbraahim-z9b
@LaylaAxmedIbraahim-z9b 19 күн бұрын
Mahasinid munasar❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiaziizHaji-i6n
@AbdiaziizHaji-i6n 20 күн бұрын
Heye hada KZbin miyaad rabtaa in aad nagu kala kacsato😅😅😅😅😅
@Marwo____Aisha
@Marwo____Aisha 20 күн бұрын
Maya cudurka ha iidanbeeyo sheegistiise isbitaalkaba ma anaa waligey arkay maanta ka hor 😂 xamar isbitaaladi baaba carwo cml loo furaya kwrn 😂
@abdirizakjama2703
@abdirizakjama2703 19 күн бұрын
Allah inaga ilaaliyo cudurkan halista ah
@mohamedalihersi9057
@mohamedalihersi9057 19 күн бұрын
C salaan hadaa sheegtay maxaa qarisay
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 20 күн бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah 😳😳😳😳😳😳Dr HV
@omarali4265
@omarali4265 19 күн бұрын
HiV 😢
@cirjiidh77
@cirjiidh77 18 күн бұрын
Hadad wadan sharci ka jiro ku nooshahay maxkamad ayaa lagugu saari karaa.
@Amana-4nn
@Amana-4nn 19 күн бұрын
Allah somalia ugargar
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 20 күн бұрын
Alle ayan kamagan galey
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 20 күн бұрын
Yaasiinkoow
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 20 күн бұрын
Munasar adga wax balaaya iyo baas mxaa usheegtaa jinni maa kuiwaramay waxaan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 19 күн бұрын
Dadka in la badbaadiyo maa xun??
@QamarCdy
@QamarCdy 19 күн бұрын
Haduu dadka xaasid nimo uqaadsiiyo kwrn mey sheegaan maxey laqaraniyaan😮
@armaanyare-h1z
@armaanyare-h1z 19 күн бұрын
Munasarow yaa kusoo diray nio amoore best specialist hospital marka hoaray usocodkisa kaxuntihiin adiyo iyo cida ku adeegsaneysa
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze 19 күн бұрын
Naa us doqonyey haduu dono dqdku sii qad sinayey yaad udoodaysa
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 19 күн бұрын
Somaliya waxa kajira khiyaano iyoxasuuq dhankastaleh xaga cafimadka contact dhacday dawo dhacday
@salmaansamadoon8035
@salmaansamadoon8035 18 күн бұрын
Munasaroow adigu shaqadaadu wa xog run raadin ah xogtaasi cida laga sheegaayo waloow ey xanuun ku tahay sida amoore o kle
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 19 күн бұрын
Qofka haduu xanuunka hayo dhib kuma jirto hadaanu cid qaadsinayn
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze 19 күн бұрын
Dhib kumajirto lkn aminad mle wayo dasku qad sinaya
@faadumoabdi5502
@faadumoabdi5502 19 күн бұрын
Adigu maxad sumcad dili hospital ka allh haka caafiyo
@AhmedeyAbdi
@AhmedeyAbdi 16 күн бұрын
Maad alle umadiisa fasaadka kadhaftaan
@zakiadams6291
@zakiadams6291 19 күн бұрын
Magacisa waa abdirahman abdisalan man kuma dhamado 😂😂
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 19 күн бұрын
Biluu beeshinka kaqdeyey yaa og
@KhadigiaAli-h3z
@KhadigiaAli-h3z 8 күн бұрын
Dadkeena
@Fzia-l8q
@Fzia-l8q 19 күн бұрын
Kuwan u qariyey umada ayaa buka damirkii ka buka
@mohamedahmed-vg8hb
@mohamedahmed-vg8hb 19 күн бұрын
Mafahmin ujeedkaaga, maxa iska galay dhaqtarka xanuunsan iyo in bukaan loo shaqeeyo, aduunka meeqaa lanool oo hadane daaweeya dadka xanuusan ayagana daawadooda qaata.
@CalimaxamedCalijaamac
@CalimaxamedCalijaamac 20 күн бұрын
Sababta cudurada waa macaasida lasameeyay
@GacaloInamaxamad
@GacaloInamaxamad 19 күн бұрын
ول عياذ بالله
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa 20 күн бұрын
Subxanallah
@suldanyare6855
@suldanyare6855 19 күн бұрын
Hada qofkii waad fadeexaysay maxaad soo kordhisay
@abdirahmanmohamed3626
@abdirahmanmohamed3626 19 күн бұрын
Oo magac miyad aragtaa Markad ledahy fadeexo midda kle hadan lasoo bandhigin ma bulshada ayaa lagu fasaxayaa Wax fcn ku hadal ama meesha isaga bax
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 19 күн бұрын
Walee somali walotashaday ama iyaga dhexdoda kuwokamida halosomaro ama sitosa halohagardameye!!! dabcan cudurkas dadka lagutalalayay sitartiba wamasharic kamida kuwa dhaqalaha ugubadan lagasameyo dadba curiyay fidiyay misana mashruc calamiya kadhigtay adunkana balayin dolar kagaurursada osharciyaystay latacalidisa wanadad magaca QM kushaqeya balse dahagadashisa kamamula somaliyana xalana losomara hada wamashruc marka dadkaqaba yaradan odhintanba walasitalala olafidiya fayriskisa xususo qadafi waxyaluhu naftisa kuwayay inaykamidahayd talalka bolyada carurta WHO xili inlosoraciyay cudurkas 500 carura laqadsiyay xukumadisi fahamtay jojisay talalki labaray lahelay 5bakadokamida dawada cudurkasa laguyiri qadafi hashegin hanabarin intakagahar kadib udida masulki libiyanka uqabilsana utogtay ajanibtina xir x-ray baritankadib laguogaaday in shaybar yuhudi ledahay radkigalay layiri hashegin kadibna sibobliga ushegay qadafi
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 18 күн бұрын
Bisinka
@omarali4265
@omarali4265 19 күн бұрын
😢ee munasaroow xeey tahay adigaaba qariyoow haayo cudur ka ! Maad tiraahdid 👋 HIV, ama AIDS, meesha aad ka leedahay cudur ka sadaxda xaraf
@drcabdifataaxcali7955
@drcabdifataaxcali7955 19 күн бұрын
Good job sxb
@suldanyare6855
@suldanyare6855 19 күн бұрын
Waxaad afeef ka dhiganaysaa cidna ma fadeexadaynayo hadana waad fadeexaysay
@caweyskacaasimada819
@caweyskacaasimada819 19 күн бұрын
LACAG AYAA KU DIIIIIDEEEEN OOOYINTA YAREEEY
@Marshalgeneve
@Marshalgeneve 19 күн бұрын
jaahilkan ma dad ba wax ka rumaysta yaabka adunka ninkan wa beenlow cabtooy ah
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 19 күн бұрын
Beenlow wax runa noso gudbi
@AbdullahiFarah-s9q
@AbdullahiFarah-s9q 19 күн бұрын
Saxiib waa qaldantahay lama soo ban dhigi karo qof xanuunkiisa dam bile ayaadna tahay
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 18 күн бұрын
❤❤❤
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 252 М.
NINKII LACAGTA DHACAY OO AFKA FURTAY ARIMO BADAN KEENAY DIBADA
12:16
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 180 М.
Magdalena Kowalczyk om den svenska överskuldsättningen
12:11
EFN Ekonomikanalen
Рет қаралды 11 М.
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН