War reer Muqdishooy iska jira dhagarta cusub ee AS la timid . Ha sameynin sidaan waa qatar.

  Рет қаралды 262,876

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 Ай бұрын
Kaamirooyinka qaar halaguxiro geedaha dhexdoooda, iyo meelo kale oo qarsooon.
@JamesAdde
@JamesAdde Ай бұрын
Yeah 👍🏻✅️
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 Ай бұрын
Mawaalantahay banan aan ku kaadshaa in lay arko maad rabtaa
@Norabdik
@Norabdik Ай бұрын
​@@Gyyhir1134😂
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 Ай бұрын
@@Gyyhir1134😂😂😭🤦🏾‍♂️😂4 ta dhinac iska fiiri intadan kadib hada kadib.
@LuulKhaliif-u1f
@LuulKhaliif-u1f Ай бұрын
@@Gyyhir1134😂😂😂😂 Alle haku caafiyo
@inacabdihaayir
@inacabdihaayir Ай бұрын
Xiligii la Xoroobi lahaa baa la joogaa insha allah 😊😊
@BilaalhassanOmar
@BilaalhassanOmar Ай бұрын
I.a❤
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Shabaab iyo wixii lashaqeeyaba waa isku mid waa isku si sharciga loo waafajiyaa dukumdaakum ALLAHA KADHIGO
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
Munasar inta aad u haayso ummadda soomaaliyeed dowladda kuma haaystaan waxaadan ifinin looma ooyaan waa ayeey ku dhamaataa kuwa illaah iyo rasuulkiisa ka xergo koostay kuwaa iyo kuwa adeegsanaya allaah sw waxaan ugu baryey 2ba cudur oo laga badbaadin saxariirna mariya keep ku dhacaan oo 1000,000 halmalyan oo dollar xitaa hadii wax kusoo dil layiraahdo xanuunkaa dartii aanan haweysaneynin waa kansarka iyo furuqa allaha usoo dadajiyo kuwaa iyo inta lashaqeeysa alloow usoo dadaji waa kuwa aanan toowba iyo hanuun laga fileyne
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 Ай бұрын
Aamiin
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Aaamin yaraabi
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Walal dadkaan wa jasuus itoobiyaan khwarajita
@Ozka1234
@Ozka1234 Ай бұрын
Aamiin❤
@AbdiwelMohaa
@AbdiwelMohaa Ай бұрын
War iska ceLiya yahuuda UGUS ee argagixisada shabaab nacaLad haku dacdee War qofkii aad kashakisaan Qabta ama dhila nijaasooyinka Yahuuda eh War kameerooyinka qarsoon Hala badiyo MeeL walbo kuxira Xitaa geedaha daxdooda War reeer muqdishoow kacaaaaaaaaaaay Oo iska ceLiya yahuuda Ururka gumaadka soomaaaLiyeed ee qawaariijta UGUS nacaLad haku dacdee Reeeeer muqdishoow guuuuL iyo gobonimo inshaallaah guuLeesta waa walaalkiin Abdiweli garissa❤waan idin jecLahay walaalaheeyga reeeruqdisho farxad iigu noolaada
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@Xigraadin
@Xigraadin Ай бұрын
Asc
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl Ай бұрын
ASC akhi Munasar waan kugu hanbalyaynayna Somali oo dhan ,talo hadi alan ki darsano magalada oo dhan guryaha isgosyada meelwalba ha l'aga dhiga camero mahadsanid jumca mubaree k somaliya ha noladto as way dhimatay cadawga somaliya ha jabao guul shicibka dhalinyarada .🎉
@YaalshiinboolootBooloot
@YaalshiinboolootBooloot Ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@faadumoxasan-l3l
@faadumoxasan-l3l Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل ✅️
@YaalshiinboolootBooloot
@YaalshiinboolootBooloot Ай бұрын
@faadumoxasan-l3l kuma weediinin
@ismaaciildahable
@ismaaciildahable Ай бұрын
laamaha amniga iyo alshabab way wada shaqaystaan dawlada ayada alshabab ah marka waa al barakaat u dhiibo al barakaatna ka qaado
@FY-Editzz
@FY-Editzz Ай бұрын
Luuq walba halagu xiro *CCTV* intaan ka badan cabsi kuma sii jiri karneeeee
@MajidYare-m9o
@MajidYare-m9o Ай бұрын
Munazarow zxb polizka ,way Adeg xun yihin walhi hadawacdo xog lawadag tid ,991😢
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 28 күн бұрын
Walahi ani albabkega qof an lambarkega iso wicin albab maba kafuro ninkega furu wataa lkn alx
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 Ай бұрын
200k coming soon .; you deserve more🎉❤
@C-samed-SINWAR_142
@C-samed-SINWAR_142 Ай бұрын
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك وكيف الاهل ان شالله يارب العالمين ❤
@samraa13
@samraa13 Ай бұрын
Horta maalmahaan waxaa so batay naago maalin dhaaf ayeyba kuugu imanayaan albabka markaa furto waxey ku weydinayaan guriga adi maa dagan yaab
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Ай бұрын
Wll adigo albabka ka furin weydi Qofka u yahay wayo hadad furto inte raben wa helen so take care sis❤.
@MaajidAhmed-sm4wg
@MaajidAhmed-sm4wg Ай бұрын
Haka furin hadu yahu xita qof tuugsanayo cadowga wx kasta ayu iska so dhiga😊
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Ha furin
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Wa sirdon khawaarij. Waana jaajus itoobiyaan lacnada
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
​@@MaajidAhmed-sm4wgsax
@XareedcumarYuusuf
@XareedcumarYuusuf Ай бұрын
Munasar horay usoco saad dadka ugu adeegeysid
@Ozka1234
@Ozka1234 Ай бұрын
Alle haunxariisto ❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
سبحان الله☝️ حسبنا الله ونعم الوكيل☝️💯
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FilimadaRecap
@FilimadaRecap Ай бұрын
allaha Amaansado Dadkaasi Somaliyeed Hanyidooda Uyo Ubadkooda.❤ Soo fiiri Profile kayga.
@SaaraMohamett
@SaaraMohamett Ай бұрын
Illhy haku nabad galiyo munasarow wlhi wx wayn ba u haysaa dadka iyo dalka
@qamarmuse6857
@qamarmuse6857 Ай бұрын
Asc ALLAHA KUBARAKEEYO ADIGA IYO EHELKAAGA SOMALI WAXEY U BAAHAN TAHAY DHALIN YARO WADANKOODA SIDAADOO KALE U ILAALIYO RABI HA KAA XIFDIYO SHARTA JINKA IYO INSIGA HOWL WANAAGSAN AYAAD NOO HAYSAA BAARAKALAAHU HABOV🎉🎉🎉🎉
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Joojiya indha sharer Muqdisho OO UJOOJIYA SIIDA KISMAAYO
@Abtigaa
@Abtigaa Ай бұрын
Kaalay adi jooji, hadii aad dagaal kula jirtid iska cadeeso waxba alshabab hakuso gambanine, alshabab orod raadso Afgoye banaankiisa ayey maxkamado ku leeyihiin🧐🧐
@AmiiraaliIbraahim-th3vn
@AmiiraaliIbraahim-th3vn Ай бұрын
​@@Abtigaa 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐃 𝐋𝐀 𝐎𝐎𝐘𝐄𝐘𝐒𝐀 𝐖𝐀𝐀 𝐑𝐔𝐍𝐄 𝐖𝐀 𝐈𝐍 𝐋𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐉𝐈𝐘𝐀 𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀 𝐃𝐔𝐌𝐀𝐑𝐊𝐎𝐃𝐈𝐈 𝐈𝐒𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐑𝐈𝐍𝐀𝐘𝐀𝐍 𝐌𝐀𝐌𝐍𝐔𝐂 𝐖𝐀𝐘𝐄 𝐈𝐍𝐃𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄𝐑𝐊𝐀 𝐍𝐈𝐍𝐊𝐈𝐈 𝐖𝐀𝐗 𝐈𝐒𝐊𝐔 𝐎𝐆 𝐔𝐍𝐁𝐀 𝐖𝐀𝐉𝐈𝐆𝐀 𝐃𝐔𝐔𝐁𝐓𝐎
@Goofball-i6j
@Goofball-i6j Ай бұрын
Meel wacan bay maraysaa fulaynimada iska saara oo umadaa si kasta ood isaga caabin kartaan isaga caabiya insha Allah amaan ilaahay waa idin siin doonaa
@leylaaaa780
@leylaaaa780 Ай бұрын
Kalay adiga naga caabi wll qeyr allah haku siiye 😂waxa rabtid manoshege fuleynimada noo roon masakin nhy anaga
@SheekhJini
@SheekhJini Ай бұрын
Ninka kaliya haday somaliya nabad noqoto suuqa ka xermaayo😁
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Ай бұрын
Reer maqadisho Tuuga Ku Badataye Somalia iska Difaaceene
@hassancadde5710
@hassancadde5710 Ай бұрын
✅𝐂𝐚𝐝𝐝𝐞𝐲𝐧 𝐬𝐚𝐱 𝐚𝐡 ✅ 0:40 wuxuu jiidaaya lugta midig Marka dambe 0:56 wuxuu dhutinaya lugta bidix
@hlyma7266
@hlyma7266 Ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Indha sharerka ha lo dido dumarka
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Ай бұрын
aaad&aaad hani
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Awalaad u ciil qabtay sunada ee caradaada u dhimo , waligod ay Jogi jireen ee Mahadey bilabaan haka nabadgaleen mu'minadka wixii iskusoqariyana Alle ha qabto . yaahuu .
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Qaxbo diinta Islaamka beenta haka sheegin​@@AlfiaAmiin
@mohamed88466
@mohamed88466 Ай бұрын
​@@AlfiaAmiin Jaahil baa tahay waji ma cawraa ?
@Hilowle-b6n
@Hilowle-b6n Ай бұрын
​@@mohamed88466🙄😒 Doqonimo meeshi u dambeysey bal arag dharka siiba 😂miyaa hada amni kaa galay aduunka sirdoon aa la isku dhaafay dowlada iyo alshabab sirdoonka alshabab ayaan awod badan o ka dhaqaalo badan, mrka waxa rabta nin qabil lagu kenay anan aqonin sirdonimo inuu dumarka muslimiinta xoriyada u ilahey siiyey laga hor jogsado yurub miyaa oo islaanimada laga necebyhy, wxs kala taga meesha, ee sirdoon iyo dowlad awood leh a shabab waxka qaban karto
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Ай бұрын
😮😮😮😮 good job
@abduladman-w9d
@abduladman-w9d Ай бұрын
Wlhi wan jeclan lahaa dawlada inan lashaqeyo balze maheysto nasibkas wana jeclhay wadankeyga inan wax u qabto
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Ай бұрын
MASHALLAH
@cashoroooble7950
@cashoroooble7950 25 күн бұрын
Wll xafadan aniga baa dagan
@mohandeeq6019
@mohandeeq6019 Ай бұрын
Camerada waxa ka muhiimsan indha sharerka cimamada koofida iyo ookiyaalaha waa in laga wada tuuro raga iyo dumarka inta xaaladaani ay jirto waa midee amase waakee midka ushaqen khawarijta kara bilaa is qarin la.an
@quenqadra4256
@quenqadra4256 Ай бұрын
Hambalyo abowe dadka usoo bandhig😢😢
@FarxiyoAhmed-c3c
@FarxiyoAhmed-c3c Ай бұрын
Munasarow dalka maba jogtide wllo ma ruuxana ku shaqaysaa walee cabsi cabsi athy aniga le hayso qaban wll mcn😭
@sidiiqisseomar5801
@sidiiqisseomar5801 29 күн бұрын
Deee waa loo diraa ooo dad ayaa u shaqeeeya muqalada u so dira
@FarxiyoAhmed-c3c
@FarxiyoAhmed-c3c 28 күн бұрын
@sidiiqisseomar5801 👍👍👍
@MohamedMohamed-uw6kd
@MohamedMohamed-uw6kd Ай бұрын
Sxb , aad ayaad umahadsantahay Lkn السلامُ عليكم miim godan halkaas ka warqab
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Ilahay ha bad badiyo
@AbdulaahiWarsame-w7o
@AbdulaahiWarsame-w7o Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
WALEE IYADOON KAAMIRO JIRIN A AYAAN KU DAALNEY ALBAAB GARAACOODA
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad Ай бұрын
Nagaha insharerka uxiran weyna ceebeyen anaga Scholesy iska nahay laamaha amniga insharerka wey noo diidayan kwrn bal naagahas dartoosd😂😊
@fushionmarketer
@fushionmarketer Ай бұрын
waa yaab masjidkaas ama meshas hada dhaw ka, imado oo salada kuso tukaday
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Wllow adna ha shegin bo xogtada iyo waxas Alle hana wada xifdiyo 😢
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Cctv every conner please
@OmarAli-eg4go
@OmarAli-eg4go Ай бұрын
Adigana alaah haku badbaadiyo
@FarhanAyub-v1s
@FarhanAyub-v1s Ай бұрын
Allow naqabo Ash
@Reenay826
@Reenay826 Ай бұрын
Ash wa sun 😮
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Munasar sidaa wax u kala dhig dhigeyso ilaha kugu jiseynaayo alaha ku xafido hooyo mcn
@chemo-channelchemo-channel3067
@chemo-channelchemo-channel3067 Ай бұрын
Indha xirka waa in la joojiyaa, maxa yeelay dhib ka badan intii laga rabay ayuu keenay, hadii qofka ii imanayaa aan u jeedo wajigiisa muxuu ka hadli karaa,,,,, Dadka hala is tuso hana is bartaano, si amniga u hagaago
@IsmaciilabdiWarsame
@IsmaciilabdiWarsame Ай бұрын
War anigaba wa fiir fiiriya kaamiroyinka basasna ma ihiye
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Ай бұрын
Allaaa subxaanalaah❤
@sumiyanuura4621
@sumiyanuura4621 Ай бұрын
Allow soo qabo wxa umada dhibaayo😢
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Walahi wa murugo iyo walwal iyo naxdin,Maalin iyo habeen maxa kugu dhici doono ku feker iyo inaad si nabada ku Shaqeysan weyso😢Wa dhibaato.Shacaboow taxadara oo Cadowgaas u midooba an laga noolan karin Subxanallaah.Ilaahey idin ciribtir Cadowgoow umada dhibay,Aaamiin yaarabbi.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Ай бұрын
Walaal Munasar, waad ku mahadsan tahay baraarujinta aad shacabka Muqdisho ugu tilmaamayso xeeladaha iyo hadba tabaha cusub ee cadawgooda AS, Laakiin markasta waa inaad ku adkaysaa inaysan u jilcil oo ayna ku adkaystaan xirashada camerada hadii ay xataa tahay Laba Daran Mid Dooro, Waa in xirashada camerada lagu adkaysto, waayo waxtarkeeda waa dareemeen dadka Xamar ku nooli Ugu dambayn cadawgaani AS waa jabay ee ha lays raaciyo Ciribtooda iyo Cimrigood Allaha Gooyo, Shacabku xaafad kasta iyo Goobaha Ganacsiga hays abaabulo oo aragti halagu toogto Arxan laawayaasha, midka dhaawacmana ha lays raaciyo ee yaan daawo iyo daryeel caafimaad loo quurin
@isiri.2835
@isiri.2835 5 күн бұрын
AMNI LAMA YARAYSTO NAF IN AY GOOYAAN BAY RABAAN
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley Ай бұрын
Qofaan la aqoon seelooga furaa albaabka
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Ilahow munasarow qeer aan dhaman kusii dadkii kuli tabanan qaliilan ee diintoodi kugaten
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr Ай бұрын
Alle ha ka qabto umda
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 Ай бұрын
Wariye qaran Munasar
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz Ай бұрын
Naagta albaan aysan waxba ka gelin soo garaacda qol.inta lala galo hala cuno rag qooqan majoogaan miyaa waaba haanis.
@Xayati_i
@Xayati_i Ай бұрын
Hadday hiv/aids qabto Kwrn 😢
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud Ай бұрын
horey usiiwad shaqada aad heyso
@AbshiroAhmed-q9d
@AbshiroAhmed-q9d Ай бұрын
Munasaroow alle ka baq wiilkan waa wiil cuuriyaan ah oo maskaxiyan u xanuunsan (oo deg yaqshid dagen )kaleexo wiilkaan 😢😢veows raadis tahay
@nagad-t8o
@nagad-t8o Ай бұрын
War kenya somali laguqashay dhulkoodi wakam sidan aya kasocota war walaahoy dhulka somalida balaya kadilacday sow laguqalan mayo dhul kenyam madama somalia sidam tahay war kabax awadan maha wadad iman la oo dadka dhigoda raba wa bahalo ya kaxun dadka muqdisho kunol dadka laynaya dadka dilaya qarxinaya uf nacdal ba kuwa kuwan kusocota war waxan dad maha naladhaf
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Ай бұрын
Horta indha sha rerka hala mabnuco sidisa dhanba
@natukon1992
@natukon1992 Ай бұрын
Nimanku waxay isku qariyaan kofiyada ...hadaba ma aragtay qof leh nimanka koofiyadaha ha lga mamnuuco . Waan raadinayaa anuu?
@abdirahmanabdullahi4948
@abdirahmanabdullahi4948 Ай бұрын
Adu meesha Waad taagan tehee mar waliba mayna wax ku soo gaadhin nio
@Zeycadey22
@Zeycadey22 Ай бұрын
Abwe adiga Allah hakabadbadiyo ku was hunhun 😢❤🫂
@OmarAli-eg4go
@OmarAli-eg4go Ай бұрын
Asc munasar aad aa u mahadsantahay waxaa la shaqeysa shacabka waxaa jece shahay iney badbaadaan
@MaqsuudMohamed-t7j
@MaqsuudMohamed-t7j Ай бұрын
wllow kaliya wxn arkaa wiil naafo ah oo socda muuqaalna laga duupay lkn keen asoo ficil samaynaya sax ama khalad
@ShuceebCabdule
@ShuceebCabdule Ай бұрын
Hala qabto qawarij
@BillanXuseen
@BillanXuseen Ай бұрын
MAHADSANID WALAAL
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Ilahow munasarow qeer aan dhaman kusii
@MaajidAhmed-sm4wg
@MaajidAhmed-sm4wg Ай бұрын
Indha sharerka gabi ahantiisaba in la mamnuuco waye
@burhanabdi5471
@burhanabdi5471 Ай бұрын
Alaabtaas dhutinaysa ee cala jambiga ah ma basaasba
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Ай бұрын
ASLMCLYKM WARYAAH MUNASAROW HADA WAXAAD JOOGTABA MA MAMOYINKA XIJAABAN BAAD SOO WEERERTAY ILAAHAYOW CIDII DIINTA ISLAAMKA IYO AKHLAAQADA WANAGSAN SIDA WAAJIBAADKA SIDA XISHOODKA SIDA NAXARIISTA SIDA RAACISTA SUNADII NABIGEENA MUXAMED SCW KASOO HORJEEDA UMADA KA QABO MEEL IYO WAA UU JOOGABA AAMIIN YAA ALLAH
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 Ай бұрын
Dadka Muslim ee masaajida lugu hor dilaayo waxaa ka qeeyb qaaato kuwa aad Xijaaab sunida aad ku tilmaaameysid
@CumarMacalin-w7v
@CumarMacalin-w7v Ай бұрын
Number 1 comments 😂😂
@amlaclaahi4674
@amlaclaahi4674 Ай бұрын
Number 2😅
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad Ай бұрын
xasan shiiq xildhibanada iyo wasirada basaborada ma ka dhigo ilmaha yurub jogo dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada
@DeeqoYusuf-i3q
@DeeqoYusuf-i3q Ай бұрын
😮😢
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Ай бұрын
Munasrow ha is daalin wslaal muqdisho dadka deggan saddex.meelood labo ayaa argaggixisada ka tirsan ama la shaqeeya.
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Sxb wa yaabanahay walhi 2 sano xasan shiq dagaal kula jiraa ila hadana madamaanooyaan
@omaari155
@omaari155 Ай бұрын
Qof iska socdaa la iskaso duuban cunigaas yar hadda maxaa cadeenayo inuu as yahay illaa adiga muqaal la'aan ma joogi kartid oo wax dhab iney yihiin waxaa kaaga muhiimsan lacagta aad ka sameeneyso
@Ahmtruush
@Ahmtruush Ай бұрын
Hee kan naafo waye bee😂😂
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Ай бұрын
dadka masakiinta la dhibateeyo adigoo qurbaha joogo inad ka taliso ma fiicno sababta qof iska socdo oo ficil suubin DEMBIILE waye lama dhihi karo qurbaha joogtaa welina ma ilbaxin.
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Nin kale amaa la iska Soo qabsadaa dad masaakiin ah , ninyahow hadalkaaga quruxso adigu laakiin ogow in aad dad masakiin ah dadka kudireyso ood qalqalinryso umadda adigase shaqadaada baad naash naasheyneysa si lagu rumaysto oo jaakado badan iyo nolol aad u hashe , Alle hakaa qabto ummada haddaad been buun buunineyso oo kamaradaada cidda donto Ku dulmineyso oo qalqal galineyso bulshada .
@Andaluus
@Andaluus Ай бұрын
Warhooy gabdhaha xijaaban daaya
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Alow na badbadi qurbihina bahdil aankujognaa
@Ogaalkoob27
@Ogaalkoob27 Ай бұрын
Wcs
@AmiinCabdi-lc8pc
@AmiinCabdi-lc8pc 29 күн бұрын
Has bunallah wanimcal wakiil
@Cade23-t2p
@Cade23-t2p Ай бұрын
Ar dadkaan wa kayabay camerada hada lafiiriyo As miyaa aniga wax qalad uma jeedo ee maskiinka asaga jiis ahe kaleexda 😢😢
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Jiis sided saac oo habeenimo maxa socosiiyay midklena hortiisa miyu firina misa camera
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Takfer Alshabaab
@nuuribrahimmaxamed4190
@nuuribrahimmaxamed4190 Ай бұрын
Waleesku yimide
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Ай бұрын
munasar hadii hadii lagu soo tarxiilo xageed aadi marbaad wareysi kusheegtay inaadan somalia imaan doonin
@farukhali2076
@farukhali2076 Ай бұрын
Libaax labo ma aha cimaamadaada wa tuuray munasarow
@miskihassanali6335
@miskihassanali6335 Ай бұрын
Ala
@FardusAhmed-b4z
@FardusAhmed-b4z Ай бұрын
HALA BADIYO KAAMIROOYINKA
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Ай бұрын
Hooyadaas waaba qof xijaaban oo waddad iska maree, malaha xijaabka aa ku dhibay. War boobka Ummadda lagu haayo iyo barakicinta, iyo bur burinta guryaha ka hadal, curyaamadaan iyo dadkaan noolal maalmeedkooda iska wata ee aad soo sawiree intaa iska dhaafto
@FartuunMahamuud-h1m
@FartuunMahamuud-h1m Ай бұрын
Balaayokugu dhacda indhobuura awalad indhoshareerka beegsata hadaan xejabkiimiyaad usoodhigatay ruxdhimanrabo waxbadbadikoro majiri
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 Ай бұрын
soo lagama yaabo inuu iska fiirinaye kamirada uu la yaaban yahy xaafahada lesku so galay cml kkkkkkkkkkkkkk ado iska socdo indhaha kaga dhacesa kamirada in la hubsado wngsn
@enjoyaenjoya2
@enjoyaenjoya2 Ай бұрын
200k
@MohanCllaahi
@MohanCllaahi Ай бұрын
Welcome to somalia😂😂😂😂
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Shacab ka masakiin ta nabad gallon hakaa helaan
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Alshabaab khawaarij noodiidan dawlad islaamiya oogada somaliyay..
@CabdiMahad-yr7by
@CabdiMahad-yr7by Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Shamso-g1p
@Shamso-g1p Ай бұрын
Wallhi been mahan munasar
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 Ай бұрын
Raga bidaarta leh waa loodiiday Cimaamada iyo Koofida Xijaabka waa faral Laakiin indha shareerka Maalamab nuuco Ilaa abniga laga XawiijinaaaWabilaah Towfiiq?
@FutoXar
@FutoXar Ай бұрын
May toogtaan dowladaa alshabaab ah
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Haa
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
How giving people a transaction identity changes lives
3:29
PBS NewsHour
Рет қаралды 109 М.
QAC LAGA YERSIYAY INA ADERKED OO JECLED TIJABISAY |S2024P22|
32:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 211 М.
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Shuute iyo Askar NISA Dharcad ah & Maxkamadeyn.
17:46
Somali cable
Рет қаралды 32 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.