Waa maxey xanuunka sababey geerida Styl-ka Xooshey ee la ogaadey ? Maxayse ka yiraahdeen ehelkeeda?

  Рет қаралды 80,484

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Waa maxey xanuunka sababey geerida Styl-ka Xooshey ee la ogaadey ? Maxayse ka yiraahdeen ehelkeeda?

Пікірлер: 270
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabduqaadirXasanfanax-en4mu
@CabduqaadirXasanfanax-en4mu 3 ай бұрын
Alle unaxariis
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 3 ай бұрын
Soomaaliyeey ma dhici kartaa haday GABADHU sama fale ahayed in la sumeeyey . ALLAAH AYAA OG. ILLAAHOW SOOMAALI SHARKEEDA NAGA BADBAADI KHAYER KEEDA NA SII . SHARKEENA UMADA KA BAD BAADI.
@mohamedabshir7884
@mohamedabshir7884 3 ай бұрын
Buun buuniska iska daaya somaliyey dadka shaqada leh ayaa wax laga wareystaaa. Dhaqtarka halaga wareysto. Pulmonary Embolism wax la dhaho aya xaladas keni kara Ama stroke(Hemorrhagic)
@user-umuAli
@user-umuAli 3 ай бұрын
Innaa lillaahi wa inaa raajicuun) hospitalka tawabar Rajab dayib urdukaan ex dikfeer wllhi waa meel dadka lagu laayo lagu dilo wllhi waan soo manahay been inaan shegen hoyadey macaan oo zaaid uxanunsan oo wadnaha laga haayo ayaa lageyay waxay dhaheen qaliin dag dag waaye boqolkina20 ayee badbadesa waan kadiidnay hospital kale wadno ayaan genay alx qaliinki waa been daawo ayuu usoo qoray mashaa allaah hada way fiican tahay boqolkiiba boqol alx🤲🤲🤲🤲
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 3 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay anigoo ah dhaqtar bartay caafimaadka, isbitaalkaas wuxuu fiicnaa waagii hore ee sanadihii danbe tayadiisa hoos u dhac fara badan ku yimid waxaa la yaabay qeybaha qaar AC inta laga damiyay ayaa albaabada loo balaqay oo tixsi ayaa dul heehaabaya gudaha isbitaalka. ⚠️ Marka Soomaaliyeey il gaar ah iskaga fiiriya halka aad dadkiina geyneysaan.
@fadumogarwaan2770
@fadumogarwaan2770 3 ай бұрын
Allah ha ku dayo hooyo ikrana Allah ha unaxariisto janatul acal ha geeyo insha Allah.
@user-umuAli
@user-umuAli 3 ай бұрын
@@fadumogarwaan2770 aamiin xabiibti shukran walashena Alle ha unaxariisto kitabkeda midigta alle haka siiyo insha'Allah
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Ani digfer in dadka lagu dila aminsanahy oo somali in la cirib diro la rabo 😢
@AaminoHussien-pf6rm
@AaminoHussien-pf6rm 3 ай бұрын
maasha Allaah Alaha kuudaayo walaal hooya macaan cimri dheer iyo caafimaad Alaha siiyo 😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
Allha unaxariiso danbigeeda Allha dhaafo Janatul firdowsal Aclaa Allaha Geeyo
@AyanAhmed-rh1th
@AyanAhmed-rh1th 3 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto janatul fardowsa allah haka warabiyo aamiin yarabi wllo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 ай бұрын
Asc. INNA LILLAHI WA INNA ILAYHI RAJI’UN (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ) Kullu Nafsin Zaikatul Maut كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE 3 ай бұрын
Allaha U Naxariisto Walasheyn Ikraan
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 ай бұрын
Ina lilaah wa ina lilaah rajacun Allah ha u naxariisto Ikraan Janatul Fardowsa Allah ha ku macsumo amiin 😭😭😭😭😭Samir iyo imaan Family gii
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 3 ай бұрын
Ilaahey danbigeeda ha dhaafo janatul fardaws Allaah haka warabiyo
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 3 ай бұрын
​@@superfun18193:36
@waligadacadahow4888
@waligadacadahow4888 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto walid iyo walal iyo qarabo kuligodne samir iyo iman allaha niga siyo qabrigeda allaha u qabojiyo
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 3 ай бұрын
Ilaahow u naxariiso Qabrigeeda u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
Allaha unxristi abaayo ktbkeda gcnta midig rabi hakasiyo yrabbii aamiin
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 3 ай бұрын
إنا لله وإنا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 3 ай бұрын
Munasar waa wiil fiican xilliga lajoogo barnaamijyo macquula ayuu soo daaya maaha dhalinyarada qabyaaladda iyo qudhunka ka shaqeeya
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 3 ай бұрын
Inaa lillaahi wainaa ileyhi raajicuun illaaheey haunaxariisto janadana ale ha geeyo allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 3 ай бұрын
Allaha u naxariisato marati lajecelayahy Allaha ka dhigo
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 3 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto janatul fardowsa Alllaah ha ka waraabiyo
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 ай бұрын
Asc. Allah Yerhamha الله يرحمها.
@user-in6jh1mw4j
@user-in6jh1mw4j 3 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto stelka xooshey
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q 3 ай бұрын
Allah SWT ha unaxariiso qabriga ha uwaasiciyo walaashaas geeriyootay. Amiin 😢😢😢😢
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 3 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto gabar sharaf ku dhimatey oo xagga Social Media dhaqan Wanaagsan Bay Aheed Ilaahow u Naxariiso
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 3 ай бұрын
Ilaahow u naxariiso Qabrigeeda u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto Janadii fardowsa aclaa ka waraabiyo samir iyo imaan Allaha ka siiyo dadkay ka tagay dhamaan umada Soomaali waqtigeena ayaa intaas ku ekaa,cudurkan waa sababtay geerida taas hala ogaada Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 3 ай бұрын
Gabadhaha somalia iyo Africa kunnool dawooyinka la isku cadeeyo iska dhaafa waa loo dhintaa , gabdho badanbbaa sidaa degdeg u dhintay waa dawooyinla la isku cadeeyo whitening creams iska dhaafa waa toxic, Aun
@aminina100
@aminina100 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto, lkn dadka siiba gabadhaha social media isticmaalo is ilaaliyaa nicmada rabi idin siiyey ha la wadaagin social media isha waa xanun gabadhan il in ee ku dhacdey ayaan u badanii marka ha leys ilaalsho walaalayaal Hal mar ayaa la kugu soo boodaa isha waa xaq nabiga scw ino sheegey dad aakhiiro samaanka Ila ayey u dhamanayaan allha na ka badbaadsho Amiin🤲
@hananhassan7371
@hananhassan7371 3 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janato fardowso haka waraabiyo
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllshe
@aminoaden6671
@aminoaden6671 3 ай бұрын
Allah ha u naxaristo raxmatan wazican wlshen
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 3 ай бұрын
Allaah ha unaxariisoadoontaas Aamiin Aamiin
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 3 ай бұрын
Ilahey ha u naxariisto
@CalliHassanAxmedwaadhowr
@CalliHassanAxmedwaadhowr 3 ай бұрын
Allaha haunaxariisto wllshena
@sitraamohamed
@sitraamohamed 3 ай бұрын
ilahay ha unaxariisto janadul fardowso Aclaa ilahay ha ugu biishaareeyo
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 3 ай бұрын
illahow unaxariiso eheladii iyo iyo qarabadii ay ka tagtay iyo umadda somaliyeed samir iyo iman hanaga wadasiiyo اللهم امين يارب العالمين
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Allahaa unaxaristo ikran xooshay❤❤
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 ай бұрын
ilaahey ha u naxariisto
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 3 ай бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun walaasheen Allaha u naxariisto howshii kheyriga Ay wadey illaaheey fadligiisa ha ugu naxariisto janooyinkiisa mida ugu sareyso ha ugu deeqo ehelkana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo aamiin yaa Allaah 🤲
@Kowsar15
@Kowsar15 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto 😭😭
@sabreenyasser5598
@sabreenyasser5598 3 ай бұрын
الله يرحمها
@liibaanbashiir8923
@liibaanbashiir8923 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto amiin
@CawilXashi
@CawilXashi 3 ай бұрын
Allah ha unaxriisto
@NiMcaaNmoHaMett
@NiMcaaNmoHaMett 3 ай бұрын
allaha unaxariizto janatul fardawsa alaha ka waraapiyo iyada iyo intii dhimataypa
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
way dhuumatay aa way deeriyootay allaha u naxaristo
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 3 ай бұрын
الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين وإنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 3 ай бұрын
Illahay ha unaxariisto aamin aamun
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto waxey dhimatey malma kheyrbadan hadana jimaco hadana kheyrka sameyn jirtey Allaha cafiyo Janatul fardoosa Allaha geyo eheladana iyo ubadkeda Allaha sabar kasiiyo
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 3 ай бұрын
Every soul shall tast death may Allah grant her the highest rank janatul firdoowsa 😢😭😭😭🤲🤲🤲
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Nacam
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 3 ай бұрын
Aamiin yaa Allaah
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 3 ай бұрын
Ilaahey naxariistii janno hawgu deeqo Aameen Samir iyo Iimaan
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@NimcoHussein-j9d
@NimcoHussein-j9d 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto qabriga Alle u waasiciyo martidi nabad gasha
@amaladen5441
@amaladen5441 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto janatul fardawsa alaha ka waraabiyo iyada iyo intii dhimatyba
@rahmajabril2404
@rahmajabril2404 3 ай бұрын
Allah u naxriisto
@hfm9834
@hfm9834 3 ай бұрын
Ilahay janada ha ka waraabiyo. Dhalinyaro geerida waa batay mutul fajac waa batay Ilahay ha laga baqo.
@user-hz7kh5qj6i
@user-hz7kh5qj6i 3 ай бұрын
Allah ha u Naxaristo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 3 ай бұрын
Ilaahay naxariistii janno ha ugu deeqo. Maalin kheyr leh bay baxday
@XamidXersi
@XamidXersi 3 ай бұрын
Illaaheey haunaxariisto naxariistii jano allaha siiyo ikraan
@sahruja5777
@sahruja5777 3 ай бұрын
Inaalilaahi wainaa illaahi raajacuun
@adanissack2018
@adanissack2018 3 ай бұрын
Inalilahi wa ina ilehi rajicun kulu nafsin daaigatul mowt
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 ай бұрын
ALLAHA unaxariisto janatul fardowso ALLAHA kawarabiyo kitaabkeda midikta ALLAHA kasiiyo
@Ibrahimshariif10
@Ibrahimshariif10 3 ай бұрын
Allah unaxariisto walashen Marti la jecel yahay Allah ka dhiko aamiin aamiin 😢yarabi
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 3 ай бұрын
INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
@basromahamed9517
@basromahamed9517 3 ай бұрын
Allaha unaxaristo walashen
@adangedi2104
@adangedi2104 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 3 ай бұрын
Inaa lilaah malin qer badan ayey geriyotay wana qof wanagsan janatul fardows ban u rajeyneynaa inshaa alaah
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@mussemuna386
@mussemuna386 3 ай бұрын
ilaahay ha naxariisto iyadad iyo dhamaanintii dhimatayeba
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 ай бұрын
Jannada allaha ku casuumo jannada aamin❤😢
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi ❤
@user-gf9hm1fh6w
@user-gf9hm1fh6w 3 ай бұрын
Allah unaxariisto aamiin
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
illaahay haawnaxariisto
@Tech.highlights.
@Tech.highlights. 3 ай бұрын
Illahy hau naxariisto
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaamin yaraabi
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 3 ай бұрын
Rabiyow janadii gee anagana jano naga dabagee amiin
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto.
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto janatul fardowsa allaha geeyo qabriga allaha u waasiciyo
@faizahassen4725
@faizahassen4725 3 ай бұрын
Illaahay ha Unaxariisto
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 3 ай бұрын
Alla hawnaxristo
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 3 ай бұрын
Ilhaw u naxariso
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 ай бұрын
Ilaahow caafi
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 ай бұрын
Waa daawooyinka laysku cadeynaayo iyo daawooyinka lacabaayo ee laysku qurxinaayo kaysku cayilinaayo
@ashkirsomali6432
@ashkirsomali6432 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@JamacKahiye
@JamacKahiye 3 ай бұрын
Ina lilahi waina illeyhi rajucun ALLAAHA unaxaristo
@basrabashir5726
@basrabashir5726 3 ай бұрын
Illahay ha unaxaristo
@hawakiin6929
@hawakiin6929 3 ай бұрын
Allah u naxaristo aamiin
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SUAASHA QABRIIGA ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO KIITABKEDA GACANTA MIDIIG ILLAAHEEY HAKA SIIYO SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA SIIYO EHELKEEDA
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 3 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto 😢😢
@xawochannel2020
@xawochannel2020 3 ай бұрын
Allow unaxariiso Amin yarabi
@AaminahajiAliFatushina143
@AaminahajiAliFatushina143 3 ай бұрын
Scw
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 3 ай бұрын
ALLAH ha unaxaristo
@RahmaJamac-n5h
@RahmaJamac-n5h 3 ай бұрын
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun ilaahow kuu naxariiso wallo amiin yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb 3 ай бұрын
Subxana Allah gorme dhimatay allow alle
@YarisowCabdi
@YarisowCabdi 3 ай бұрын
Allha unaxaristo
@hodanaxmadaadan8504
@hodanaxmadaadan8504 3 ай бұрын
Allah u naxariisto 😭😭😭😭
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 ай бұрын
Inaalillaahi wa inaa illaahi rajacuun kitaabkeeda midigta allaah kasiiyo amiin yaa allaah
@ataqwapage2880
@ataqwapage2880 3 ай бұрын
illahey haunaxaristo
@user-rk2ex4ee2d
@user-rk2ex4ee2d 3 ай бұрын
Alow kunaxriso amin amin amin ❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@NajiibAhmez
@NajiibAhmez 3 ай бұрын
Allaha unaxriisto😢😢😢
@safiyaxuseen97
@safiyaxuseen97 3 ай бұрын
ilaahay ha unaxariisto walalo ilaahay intii muslimii aheedhimatay ha uwala naxariisto enagana ha inoogadaba naxariisto wllash ikraan same iyok iimaan slash ha inagasiiyo inaalaahi wa inli raajucun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😭😭😭😭😭😭😭😭
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Inaalillaah wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 12 МЛН
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 78 М.
Dilaagii Sheikha Iska dhigey oo la qabtey | Waxba ka dhacey halkan .
3:03
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 42 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.