MUNIIRA HADEY ATTENTION RADIS AHEYN MAXEY SAAN UGO GASHAY SHIIQ ABU DALXA ??

  Рет қаралды 18,188

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤️🫶🏻
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 Ай бұрын
صلي الله عليه واله وسلم
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 Ай бұрын
Walahay xamday sidaas aad tidhi baan amin sanahay ilaa malintii shakadoda bilabatay waxan lahaa war arinta iska hubiya guri qurux badan iyada oo is badashay oo qurux badnatay iyo intaas oo maalin oo aan aragnay iyago makhayado cunto ka cunaya teeda kale qaali hadii la sirxay yaa cilajiyey oo ka saray wixi lagu sirxay kulha anaa iska ladnaday yaab walal gabadha dumar jiri ah baa wata. Thank you so much xamdi
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
My favorite KZbinr . Masha allah . I have so much respect for this young woman. 😊 facts no lies . She’s amazing Masha Allah
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 Ай бұрын
Horta waxa hubal ah gabdha marku ninku dhaqalaha ku yareeyo inay qayiiranto oo wajigeeda haaro ka buuxusaman. If she is pregnant and got divorce that is enough trauma for her. Pregnancy is not easy and all the hormones are keep Changing all the time.
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamabdullah2126
@mariamabdullah2126 Ай бұрын
Caqliga Allaha kuu barakeeyo waa runtaa Mahamed buskut views inlagu raadinayo ayey u eg tahay.
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Ай бұрын
Ani naagta marna ma rumaysan waayo nolol qurux badan ba ka muuqatay markay is qabeen gaajaday sheegayso kama muuqan
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Wad saxantahay waliba intey aad ucayishay markay wadanoolayeen ayey Wan iscaateynayaa dhihi jirtey
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Wallaahi Ani Xataa Saas Ayaan Daremaayey❤ Ineey Nolol Qurxoon Ku Jurtto ❤ Hadane Maba Fahmin Waxeey Ooga Bilaabatay❤❤❤🎉
@FiskaFiska-me7fr
@FiskaFiska-me7fr Ай бұрын
Naag gaajon ama ladhibayo intas lama ekaato
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Illahoow Na Astur Ya'rabb ❤🤲🤲🤲 Sheikha Wuu Saxan Yahay❤❤❤🤲🤲🤲 Macha"Allah Sheikha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Sax,sax,sax Sheikha❤❤❤ Arin Tartiib Loo Xalin Karo Ooo Hadane...............🫢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedarreh853
@ahmedarreh853 Ай бұрын
Maashaa Allah Hamada qali ale hakuu barkeeyo aqligaag
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Xamdi caqligaan kugu jeclahay❤ fariid
@sahroabdi
@sahroabdi Ай бұрын
Naag gaajoon ma cayisho mdeeda kle sowtey aqalda gdaneysay waagey is guursdeen mlinba meel u safreysay gbdhan furidey ka qaracntay waatan mdaxa qaawisatay.
@mona19328
@mona19328 Ай бұрын
dad streska kucayilaa jira cayil kaligiis laguma qiimenkaro
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 Ай бұрын
Xamdaay nag adag oo runta logu yimado ayad tahay hore usoco❤❤
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Many women have lack of self Accountability. I am proud to see sisters not agreeing with those who lack accountability.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤hamdi wa sax hadalka ujeedisay tala wanaagsan siisay hde caqli ledahay
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Ай бұрын
Mashalaah xamda allha ku dayo aqliga
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Ай бұрын
Waa runta sax abayo raxaween ma togsato aa Somali oo dhan aya togsadaan lacag eyo view radeyaan qabil walbo aya togsata
@Qalikhadro
@Qalikhadro Ай бұрын
Waan kula qabaa aniga midaas sifiican haddii loo fiiriyo baahi kama muuqato gabadhaan
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Ай бұрын
Nuucyada ugu muhiimsan vitamins oo jirkagu ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Masha"Allah ❤Xamdi❤ Cod Fiican Aa Leedahay❤😂🎉🎉🎉 ( Allaha U Naxriistto Mama Magoolll Aad Ayaan U Jecllaaaa❤)
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Absolutely waxbaa qaldan hadayba shiikha taladiisa diiday 🤔
@NasraNasraAdan
@NasraNasraAdan Ай бұрын
Masha Allah gabar aqli bdn ayaa thy illah haku barakeyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah 🤗 waaba saas labo sano dhicis dhamays waa xanun lacag Somalia biil lo diro
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Munira is not being honest. Somalis don’t make sure facts first. I would watch them and he was so in love with her being kind to her traveling . Subxanallah
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Ай бұрын
Maasha Allaah caqliga Ilaahey ha kuu xafido
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@foos4126
@foos4126 Ай бұрын
anigah gabadhaan qacbiga yeersiisay hadii illaah laga cabsanaayo buskut gurihiisah baahi kama muuqato dad gadaalka riixaayo
@Yaboy.22
@Yaboy.22 Ай бұрын
Maansha Allah runta aad u sheegtay
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Hamdaay waa tay cayishay markay isguursadeen oo youtube sogalin jirtey iscaateyn
@hodahersi8925
@hodahersi8925 Ай бұрын
Its sad story! I loved them together. She is pregnant also remember 😢😅
@user-wp5qv2kb7t
@user-wp5qv2kb7t Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Ай бұрын
Masha allaah ❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Ай бұрын
Xamday wlley su aal an ku waydiye say kudhacday in naag la qabo nin kale uu qabo yaa bal wll iso jwb
@Rayaan277
@Rayaan277 Ай бұрын
MashaAllaah
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j Ай бұрын
Abaayo gawadha marekey u imaaneysay buskud iyo hada hada ayeyba cayilantahay oo ay ka qurxantahay markii hore uma eko qof gaajo lagu dilay wlhi
@mukaram2018
@mukaram2018 Ай бұрын
waa sax arintan waa in laga fiirsadaa oo an aabaha been laga sheegin hooyadana ay isku xishooto..tan kale yurub iyo mareykan waxa ka tuugsada raxaweyn ma aha waa soomalida kale oo dhan ..xafiis kasta ayey taagan yihiin...runta hala sheego maryooley
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Ай бұрын
Adiga ayaa kaadarn wax walba iska soo qaadanayaa wlley 😂😂😂😂😂
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
WaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaW
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Waa wax ladhoodhoobay hadii run sheegayso shiikha dhagaysato ee ma aadeen hanna iyodaahir
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Asc muniiro waxay radineysa fayuus warkeda WA been abayo xamda warunta mashaallaah aqligan kugujecladay abayo xamda viva abayo guul
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Wow wow Masha Allah abayo. I am so happy to see a sister this smart and beautiful in our community. Much love from your sister from NYC❤
@suadsaleh1055
@suadsaleh1055 Ай бұрын
Definitely the Mother
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Ай бұрын
Smart lady MashaAllah ❤
@FardowsaMohamed12
@FardowsaMohamed12 Ай бұрын
🎃🎃🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎃🎃🎃🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎄🎃🎃🎃🎃🎃🎄🎄🎄🎄🎃🎄🎃🎃🎃🎃
@YasiinDheere
@YasiinDheere Ай бұрын
Ma Guuraceel bad joogta
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Waa Runtaa
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w Ай бұрын
Xamdi gabadaas markii u daahir calasow waraysanayay xitaa warkeda mafadinin ine been shegeso ayaka muuqata
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp Ай бұрын
Wanku salamey
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman Ай бұрын
Munirah deh
@user-ch3zl5zx9e
@user-ch3zl5zx9e Ай бұрын
❤❤❤❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Ай бұрын
Xamday maxa idka siya ma naag iyado la qabo nin u timid baad ka hadlaysa markay timid hadu six ray markay u so socotay may sixranayd waxa is waydiiya bal nagtan iyada aad u dhaqan xuun anigu nagtaan waban ka yaqyaqsonaya walhi😡
@FadumaAhmed-g4p
@FadumaAhmed-g4p Ай бұрын
Sax
@umxababa3545
@umxababa3545 Ай бұрын
Raxaweyn waa qabiil sharaf leh hal qof xun ma matalo qabiil dhan yaan loo gafin dadka
@Saadawacan
@Saadawacan Ай бұрын
Sheeko dhinac u janjertaa haysa wax wal dhaxad logga hadlaa
@HamdaHashi-g8w
@HamdaHashi-g8w Ай бұрын
Abayo inakulahdla raba intekahela instgrmka kalso hdlay imana shaqenyo xbbti
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Munira is not being honest. Somalis don’t make sure facts first. I would watch them and he was so in love with her being kind to her traveling . Subxanallah
@user-sd2ze3mc4c
@user-sd2ze3mc4c Ай бұрын
Sax
HADALKA RUNTISA WA TANA MASLAXO WAAN ?
18:14
Hamda Home Decor
Рет қаралды 25 М.
ROUTINKA MANTA. NADAFADA MUQUSHA  IYO KALA HABEYNTEDA 🥰
13:50
Hamda Home Decor
Рет қаралды 17 М.
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 42 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 883 М.
XAYATI QURUX QISO KALAY NALA DAWO😍🤩🤩
8:12
UMU FARHIYA CHANNEL
Рет қаралды 32 М.
CADEYMO LOO HELAY MOHAMED OFFICIAL
9:16
Cajab Media
Рет қаралды 1,8 М.
18 sacadood soo shadqee 2 sacadoodna ii korsarnaaw| subscribe sar
8:53
MUQALKA RAG BADAN JIFKA U DIDAY. DHALIL BADANA KENAY. MAXAD KALA SOCOTA .
14:05
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН