No video

MUNIIRA MUQAAL AYAAN KA HAYAA MAXAMED BUSKOT . XALKA MA FCNA 😔

  Рет қаралды 24,626

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 166
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n Ай бұрын
Xaqii ninkii hore iyo 5 tii caruur aya ka soo baxay
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 Ай бұрын
أللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 Ай бұрын
Gabadhaan yaa la taliya ,waxaan wiil doon kama aha , waxan maqley isagoo dhahaya wiilkaaga u imow , wuxu yahayba sow kii qabey maaha oo ày jeclayd, subxaana allaah
@WhiteOreotastic
@WhiteOreotastic Ай бұрын
He's a liar
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Whi markuu dharkaaga ka hadlo waa xanuun😢 allaha kala qabto xaalku ma wanaagsane
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Subxaanallah waa lagu faanayaa nefis ayeey leeyihiin ninkii shalay salsalaaxeysay ayeey caayeysaa sidaasi ma sharafaa sanad jir ayaan saacadwalba wacayaa yaa kaayeelaya
@Funs_of_Mrbeas
@Funs_of_Mrbeas Ай бұрын
Xamday waxan ku ahy tageero number one wlh ❤2sana waku dawanaya❤
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Xamda waa gabadh smart ah masha Allah!! Gabadhan way wareertay . She is to her lowest point
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Horta Nabigeenii Mohammed Subanehenii Aan Ku Wada Salinno ( SCW ❤SCW ❤SCW ❤)le Prophète (saws)Caleyhi Salatu Wa Salam Habib Mustafa ❤❤❤❤❤
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Hamdaay Guuleyso walaashey gob baathy waxan ahy maxamed ina adeerkiisa
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Wakuwataaaa
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Masha"Allah Hamdi Abaayo Horay U Soco ❤🎉❤🤲🇸🇴🤲
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Ай бұрын
Mashaa Allah walal intaan KZbinr arkayay qofka macquulsan bad ku jirtaa faro ku tiris diin &aqlaq mar dhow ban kugu soo birey wana ka helay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@fatimabarre936 soo dhawaw qalbi Mahad sanid
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Muniira wa iney social media ama tiktok ka nasataa oo maskaxda dejisaa dad aysan aqoon ayey u warmeysa oo dhiikar isku iyo stress isku rideysa 😢😢😢😢😢😢😢
@madinamacow8776
@madinamacow8776 Ай бұрын
Masha Allah sis❤❤ wlhi runta baad usheegtay iyo nasiixo,wxan rajeynaa Muniira inay ragto, afka ilaahay kama gooyo xamdiyeey❤❤❤
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Ай бұрын
wa sax ilmahan ilmo kale ba ka horeyey
@user-le4zy6cs2w
@user-le4zy6cs2w Ай бұрын
Det är sant tack min syster ❤❤❤
@shandhaysahmed3278
@shandhaysahmed3278 Ай бұрын
Naa huuno gabadha dibrishin ayaa haya ee waxan layabanahey dadka sii walaya
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Muniira aawey dadkeeda? Xadkeey dhaafooysa markaan😢Sheydaanka Ilaahey ha ka qabto.Maxamad inu ka aamuso uusan u jawaabin ayan rajeynaya.Alle ha kala qaboojiyo Caruur aya dhexdooda taalo oo uma fiicna buuqa iyo ceebta Caruurta.
@hoodorayaan7338
@hoodorayaan7338 Ай бұрын
I love you hamda ❤🎉
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Wilka Wilal ka horeeyay . That is true.
@3azuzah
@3azuzah Ай бұрын
Mashallah, I agree with you !!
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 Ай бұрын
Walaaleey Adigu mxaad Ninkana u taageereeysaa Gabadhana u Caayeeysaa. Mahamed buskut asagaba dhowr gabdhood Ayuu soo xumeeyay Caruurna ka dhalay. Marka Go’dob hagalin Ninkaa sheegeeysid Dadka kaamayaqaano. Hadii Aad rabto inaad amaanto ama number kiisa raadso Europe waad isla joogtaane.
@user-ke8fn8jf9q
@user-ke8fn8jf9q Ай бұрын
sorry gabadheehenii waxbaa wada hellay wlhi allaha noo saqiro tan nefis leh baaba ugu daran oh sorry inagoon guursanbey guurkii sas nooga rideen
@drehsanhassan6064
@drehsanhassan6064 18 күн бұрын
Adoo kale alaha. No badiyo barteeda dhigtay Dadkan social media ha sheeko dugsiyeed ka la imanayo wax ka barta Hamda❤❤
@MariamAd22
@MariamAd22 28 күн бұрын
Subxanallah wa waxlagaxumado munira sidey ninkeda uga hadashay, hadalkagu wa Hamda muniro iyado ninkale oo ajanib ah lajoogtay oo laheeyd ninka ajanibka wa gaal muniro iyada laheeyd Muslim ma, ahaan mohamed buskut ban raba
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Ай бұрын
You’re absolutely right, whatever he was and said about others she stayed with him and didn’t mind it .
@hiboumuamin4891
@hiboumuamin4891 Ай бұрын
❤❤❤ very good sister
@queenbee9794
@queenbee9794 Ай бұрын
True story walhi! Very nicely said….. no need to go back and forth
@hoodorayaan7338
@hoodorayaan7338 Ай бұрын
Wey hamdi run badanaaaa
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Ай бұрын
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum adiga iyo intaad jeceshahay Hamda. So Muniiro Allaah ka baq ee u nax wiilkaaga yar ee Saqiirka ah, ogow video wax kaa haraayo maaha waa marqaatigaaga ee Duko Alaah bari inuu ku dajiyo, Tasbiixso ee u orad Allaah SWT.
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Ай бұрын
Wax fiican baad sheegtay xabiibtii jzklq waxi sabur lagu waaye qeyli laguma helo labadiina waalidka ah xaqa alle swc ha idin tuso thanks for sharing qaaliyeey
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 Ай бұрын
Waa Runtaa Xamday MUNIIRA markan hadaldeeda eegay waxa ka maqan waayo aragnimo badan malaha waa Ajanibigii ay soo guursatay Soomali muna faqadeda waxba kama oga way walayaan Miskiinta
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Ай бұрын
Maahir yare waa soomaali kaalumi maayo wllo aabihiis ayaa kuu korinayee ciyaalka aad cadaanka udhashay ayaa wal wal lehe raadso muniira oo muslimi ciyaal kaaga kale oo cadaabta ka bad baadso wllo usheega intaas inanta
@munacabdinuurmaxamed2333
@munacabdinuurmaxamed2333 Ай бұрын
Yaab iyo ceeb loma dhinto wale tani ninka aad ayey u jeceshahay 😅
@user-ty3uz4rs8m
@user-ty3uz4rs8m Ай бұрын
Ma ninkeyga ismacil sharaf Mel intan sofaristo miyan somali hortoda ku cayi kara hadu ifura dhinac kamari lahaa Illahow naceeb astur
@aishahussian7632
@aishahussian7632 Ай бұрын
Masha Allah wllshey qaaliga ah runta ayaa kahashary horey usoco mcn
@Najmahassan7128
@Najmahassan7128 Ай бұрын
Mesha kuyaba fadhiyaa aniga afkiba quugda gabay alle magan illahaw na astur
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 Ай бұрын
Birds of a feather flock together!
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 Ай бұрын
❤❤❤❤❤. Manshallah Afku kuma Go wa Rinta Iskuma Sheegno Wa Cadadii Soomaalida Ciirta Dhama Cauda Yaqaana Gabadhaan wey So wd wadataye Ilahow Caafi 🌹🌹🥰🥰🌹🙏🙏🌹🌹🥰🥰👍👍🥰🥰🌹🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Maashaa Allah Gabar yar oo Aqli badan baad Tahey Xamdilla. Jzklkheyr
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 Ай бұрын
Asc habibti hamdi jazakallah kheir abyo.mashaAllah.abyo cidiyaha iska jaar waa sunna kheir kaan kuxasusinaya dinteena aan kudaqano walalo. Taan labaad gabada luuqaa oguu nastexe athon hadaal kulul haa dihiin sii tartiib ah uwaac uwaani wayo qoofka marka sii wanagsaan uwaniso wuu qathani lkn marka cananata wuu xanaqi icafi deeh wayo mediyaha waa lais cayaa lkn qof kaa inuu kucafiin baa lagayabaa qiyamahana lugu cathaab galaa Allah hanahanunio damanteen wanathaas raac walashey barakallah
@nadiirahaji5086
@nadiirahaji5086 Ай бұрын
Dadkani way xanuusanyan halodiro cusbitalka walida
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Ай бұрын
Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 Ай бұрын
Maxamed buskut naag walan buu guursadey yaab 😂😂😂😂
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Ай бұрын
Run sheeg runta waa qaraar,
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Abayo you are so intelligent and ethically smart Masha Allah
@rahmaibrahimsaid6923
@rahmaibrahimsaid6923 25 күн бұрын
Mashallah Hadal qurux badan
@kyrizuenchantrez6289
@kyrizuenchantrez6289 Ай бұрын
Masha allaah
@MiiinAdam
@MiiinAdam Ай бұрын
Xamdaay abyo Soomalidu way isku cayaan marki kala tagaan so tee shly isjeclayen subxanallah guurki ayy nourinayan war Alle kaxishooda 😢
@yawaayehee4125
@yawaayehee4125 Ай бұрын
Masha alah abaayo gabar caqli ilaahey siiyi ba tahay
@fofoomer7557
@fofoomer7557 Ай бұрын
Waa run ❤
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 Ай бұрын
Mnsh allah ❤run ba shaca ka qadar
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Ай бұрын
Naagtu waa yara Maangaaab wlhi yaab
@nimcosahal6308
@nimcosahal6308 Ай бұрын
Alla runbada xamdi gabdha kaliya gabdhaha runta u shegta wlh si walalnimo ula talisay qofka ku jecel waa qofka runta kuu shega hooy gabdho batuuladan dhagaysta waxa fiican oo fikrad wangsan ka qaata wa boqorada caqliga m.a
@Marshalberlin
@Marshalberlin Ай бұрын
munira wa doqon lakin mohamed na wa jaahiil marka doqon iyo jaahil ya kala saari kara yaabka adunka
@nafisoabdulle7531
@nafisoabdulle7531 Ай бұрын
Xamda wxn ka cabsana ina ruun ku dhimato
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@nafisoabdulle7531 aniga xataa adunka benta khiyaliga u necbahy
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
“ Allow wax na naceyb nasii “ Ayow you are savage 😅
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Bisinka waxay waxan ay duubayso, isma dhaaman kuwan ilmahiidi ay soo dayaceen nafsigaa ayaa haya
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb Ай бұрын
Good ❤🎉 my queen qurnx ❤
@Rayanchannel-l8p
@Rayanchannel-l8p Ай бұрын
Mash allah abyo mcn ❤❤❤
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Ай бұрын
Muniiro dumar ba ka waala uma caqli celinaya zxpo xun bay gacanta ugu jirta ilmahi hore kama duwana waxay ahyd in ay aamusto o nolosheda deb uso hagaajiso hadhaw wiilkeda si aamusan ku dhahdo ilmahayga sii tankle ninku marku arko mesha ka jilicsan thy ilmaha tahay wa kugu adkaynaya waxa la tusa adkaysi iyo sabar bdn macqul ma ahn ilmo yar hal sano jira in ad mobile nin ku furay ka wacdo wa damiir xumo weyn nin ad hore nolol so wadaagten ceebtisa in ad ka sheegayso adigay ku xuntahay sharaftada ilaasho
@LadanAbdwahid
@LadanAbdwahid Ай бұрын
Aqliga allah ku siyadiyo huno hamdi ❤
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Ай бұрын
Masha allah ❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Ай бұрын
Good 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍 abayo hamdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Ай бұрын
Asaga haba cayse aniga waxan la yabay hoyadis walaladis iyo xasaskisi hore maxa u geyay tan kale ilmo sanad iyo bar jiro a daqiqad kasto waca macqul maha ee ninkey rabta ilmaha yar waso wadan leheyd 5 tii hore eyka dhaqajisayna kama ficno naagtan wa masibo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
Haaaa awaay kuwi hore cunuga waa Inaan kamirada ugo jiraa waqti kasta ku teh
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Ай бұрын
Lowxala walQuwa ilbilaah
@user-kc5tq2pm8w
@user-kc5tq2pm8w Ай бұрын
Fariid baatahy xamdaay❤❤❤ masha allah
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 Ай бұрын
Well done hamda❤
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
May Allah guide us
@umomuslima8318
@umomuslima8318 Ай бұрын
Saxiix walahi
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Maa shaaAllah🎉🎉🎉🎉🎉
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Ай бұрын
Hamdiyey wa daashay nagahan war ma maqlaan xaa xal eh❤
@Haa-s7q
@Haa-s7q Ай бұрын
Aduunka aan joogno magiciisa yaa yaqaano oo ii sheeki kara yaaab fowqal yaab
@Rayanchannel-l8p
@Rayanchannel-l8p Ай бұрын
runta aya sheegte waa sax
@Umuyusuf2
@Umuyusuf2 Ай бұрын
Saxiix saxiix ❤❤❤❤❤❤
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah Ай бұрын
Waxan rajeynaya inay kudhagaysato ooy hadalka maqasho insha Allah
@mudanmohamed
@mudanmohamed Ай бұрын
aniga isku xaafad ayaa daganahay dhar ey tiktok ku ibineysey ayaan ka doontay gurigii aan tagay MashaAllah ayuu ahaa busaaradna kama muuqan waa yaabey gaajo ayaan ilmo naas uga gooyey markey tiri😮
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 Ай бұрын
Ar naagaa ar naaga ceeb alaha astura ilahay saan ha idin dhaama wax kalo idin dhaha ma aqaan😥🥺
@qaliali5342
@qaliali5342 Ай бұрын
😂😂😂😂 walahi waa sax waxey u dhaqmi jirtay 😂 see hada tahay
@user-yg2jn2oy8l
@user-yg2jn2oy8l Ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa
@Anuush89
@Anuush89 Ай бұрын
ما شاء الله❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Somaliyay nagaha marki la furo maxay u washam nimanka ma washan maxa dhacay why 😮😅
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Weey waashan waliba wey dilaan kow ka siiyaan hadu ku arko ayado ka tashatey.
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 Ай бұрын
Malayacni khasaarayaal wayee
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Ай бұрын
Cajib maxaa qaldan
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤚 RAQIYO GYM subskreb ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🥰
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
Wlh xishodki ba dhamaay😢
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Ай бұрын
wa qof xamila o an cadi ahyn weyna xanaqsan tahy iska celi bey is ledahy maskinta lkn allah ilaaliyo afkeda
@zalmaapdirahman4187
@zalmaapdirahman4187 Ай бұрын
Xamdaay 100 dumar ah oo runta isheegilahaa ayaad uhadlaysa dadka runta laabta kasaar wll😊
@Fadhi131
@Fadhi131 Ай бұрын
Waa runta geesiyad
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 Ай бұрын
Marwaxo waa runtiiyo QOF ah❤
@queenhamda465
@queenhamda465 Ай бұрын
Wll hamdaay haduu calafku kuu hagaagay oo nin fcn ku qabo kula mid maha muniira waa gabdh la ciilay oo qalbiga ka gubanaysa keliya waxay mudan thy in loo duceeyo Lkn haku digan
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Wllo see loogu tigtay nin xun oo ku furay ma la sheeg sheegaa oo ma micnaa loo yeelaa mase danahaagaa laraacdaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@queenhamda465 hada yaa hestaa bal intaas sheeg wall muniira wax dhiba ma aragta Ayada 5 nuuca aniga nin xun hadow xataa calaf i geyo sidan ula dhaqmi lahay waan aqaan
@InanuurIbahim
@InanuurIbahim Ай бұрын
Team xamdi 108k ka wada meesha yaa alah🤔😥✌🏻
@bahjaraki1477
@bahjaraki1477 29 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍🙏🙏
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Ай бұрын
Illaah umadan ha caafiyo dhibtan waa waxey la wareersan yihiin hadane away xishoodki iyo ale kacabsi .
@hibaqhasan
@hibaqhasan Ай бұрын
Waa sax walaalo❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
WEY JECESHAHAY MAAD DUURKA MARTID HADAAD KALATAGTEEN NAACBADANA
@user-bm8lj1xs9q
@user-bm8lj1xs9q Ай бұрын
Asc Abayo waiga qoslisisay hadalkaada naa Aniga waxaan kabaqi inaan runta udhina kkkkkk
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@user-bm8lj1xs9q 🤣🤣🤣🤣🤣
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Yes she is friends with amira what are u expecte This drama never ends 😂😂😂
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Naago ayaa gadaal ka soo diraya . maxamed wuu ka raayay uma soo jawaabo. Waad is cadaysay iyo filter bay la soo fadhiisatay.Creamkii ay u marisay bay ku caayaysaa😅
@ahmedibrahim-xt5iu
@ahmedibrahim-xt5iu Ай бұрын
fariiid ayaa tay
@saynab2031
@saynab2031 Ай бұрын
Aduun gaba gabo ah ban kusoo beegmay waxaa kunuuri lahaa 1970
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Ай бұрын
waa hand cape
@alfanaan445
@alfanaan445 Ай бұрын
Aduunka Nasiib Xumada La sheegaba wa Naag Doqan Ah Guurso Kadibna Ubad ilaahay ha idin Siyo Aya U daran 😏😅
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@alfanaan445 walhi waan qoslaay Xaqiiq waaye. Doqon ilaah lee ka rebi karo
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 7 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 18 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 66 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 7 МЛН