MUQDISHO IYO MUSTAQBALKA 2030

  Рет қаралды 91,415

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 216
@saidali9435
@saidali9435 7 жыл бұрын
Mogadishu waxaan ka dhigaynaa magaaladii qumbaha ama palms city waa balan inaan kaa dhigno meel aad u qurxoon oo loo soo hiloobo inshalah
@zaakofficial7790
@zaakofficial7790 3 жыл бұрын
Insha allah manta hormar bay wadaa muqdisho 🇸🇴🇸🇴💪💪💞💞
@gagsjjmomom9014
@gagsjjmomom9014 7 жыл бұрын
Inshallah Somalia will be a great country , as it once was💪🏽
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 7 жыл бұрын
Waa barnaamij aad farxad iigu beeray waayo dhibaato iyo qax baanu ku soo kornay balse rajo in layeesho aad bay ufican tahay waana riyo wngsn oo farxad nagalisay AYAANLE waanu kuu mahad celineynaa adiga noo soo gudbiyey riyada walaalkeen mahadsanid 👍
@muniramanka5251
@muniramanka5251 7 жыл бұрын
Riyada Anaga ayaa rumeeno , Dhalinta qarnigaan inshallah. ❤😍💯👐
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 жыл бұрын
Insha Allah wll
@inteesannoqoncaan3928
@inteesannoqoncaan3928 7 жыл бұрын
Ninkan intuu hadlin cadaan ayu iilaekaa. Lkn rer xamar dadka dhahaayo miiii 😂😂😂😂😂✌️ kaftan waye like haigailobin
@siciidjuusto2213
@siciidjuusto2213 6 жыл бұрын
Wlahay zxp si kal iyo laaba baan uqoslay
@AhmedMohamed-ig7qc
@AhmedMohamed-ig7qc 6 жыл бұрын
Mr World 😂😂😂
@salmocali3719
@salmocali3719 6 жыл бұрын
Maxad ku qososhay waa yabe adiga wadani maba naqan kartida
@Salmancade10
@Salmancade10 6 жыл бұрын
sidoo kale aniga nin cadaan ayaa u maleeyey walaahi.
@nasrokhaliif6896
@nasrokhaliif6896 4 жыл бұрын
Sax aniga sudaa
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 7 жыл бұрын
Masha allah waa qorshe fiican Waa muhiim inaan yeelano qorshe dheer waa in dadka somaliyeed inay riyo yeeshaan
@suleqoxaaji4301
@suleqoxaaji4301 7 жыл бұрын
Hanad Abdi
@suleqoxaaji4301
@suleqoxaaji4301 7 жыл бұрын
nelmalin walbaqarax kadhacayo casimadakumaficano
@muniramanka5251
@muniramanka5251 7 жыл бұрын
Hanad Abdi haaa wlhi
@nadarahmed7418
@nadarahmed7418 6 жыл бұрын
Anagaa gacntena kudhisan krna dalkena waasida ey sigapore uaheyd wadn ltuurey hdna ey thy tan ugu quruxda bdn dunida qofwlba oosomali ah waainuu ilaaliyaa ndafda dalka uusan jidka wasaq dhigin sida candhuufta qashinka kladuwn qofwlba oo somli ah waainuu gurigiisa kadhigaa mid cgaaran dooga waa astanta kobaad ee nabada insha allh waxan rajeynyaa inuu dlkena noqdo midkmidah wadmda aduunka ugu qanisan uguna quruxda bdn anagoo kafaideysneyna kheyrdkena uu alle nasiiyey sida beraha xoolha badda shidaalkena oonqodono ooan noqono wadn andlkale kutiirsneyn oo anga annoqono wadn lgutiirsan yahy sooomaly guuuuul Insha allh allh nagarb glo inta ra'yigaan iguraacsan farta taago
@seynabcali4205
@seynabcali4205 6 жыл бұрын
Maashaa Allaah warfiican waaye sharciga ugu adag halugu soo rogo qof kastana ha lugu qaado xataa madaxda ugusareysa hadii sidaa layeelo Soomaaliya wey hagaageysaa InshaaAllaah
@abdullahimohamed2967
@abdullahimohamed2967 Жыл бұрын
Hanoolato guuleyso great show 👏 👏👏❤️💯
@nagmaa1
@nagmaa1 6 жыл бұрын
Aniga waxaan Rabaa ina noqdo Nin kii ugu Horeeya Garig ka Soosaro Muqdisho Somaliya My name is Abdibaasid Abdisamad 2024 Insha'Allah Insha'Allah
@MAHAMEDILDUCE
@MAHAMEDILDUCE 11 ай бұрын
aaway balantii
@safahomer.
@safahomer. 9 ай бұрын
@@MAHAMEDILDUCE😂😂😂😂
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar.wadankii waa isbadeley qurux ayaa kamuuqda aduunka ayaa usoo dalxiisaya aamiin waa noqoneynaa. nabad nabad. Amaan amaan. Waanku raac sanahay walaalkeen waa lawashaqeeyaa dawlada iyo shicibka .nabad.cadaalad. Hogaan fiican. Isfahan.kalsooni.in qofka qalad sameeya sharciga lamarsiiyo
@kaamilk8863
@kaamilk8863 6 жыл бұрын
Maasha allah guushaas somalidu way gaaraysaa in sha allah waana soo booqanaynaa mogadisho my home own to me and I miss you mogadisho.
@fardowsaali8679
@fardowsaali8679 6 жыл бұрын
South somaliya ama waxii hiiraan Ka hoosey dad kala duwan oo ila baxa ku noola waan qani yaa igu raacasan oil beero kaluuna 😍😍😍u istaag dalkan
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 6 жыл бұрын
Waxa ii cad dadka hada jiraan in ay rer baadiyo ubadan yihiin qaf cad somalia mahan miyaa barta waxay kunool yihiin moqdisho waan dad somaliyeed waa dadka lagu imaday xamar rer gobal ilbax ma noqotaan. I am from moqdisho dayniile ilove qoomiyada reer xamar dad ilbax ah. Aan jaclahay wlh
@alisharif1997
@alisharif1997 10 ай бұрын
MASHA ALLAH 🕌
@peaceandlove593
@peaceandlove593 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk wa reer xamar ama reer barawe dadkan waxa laga hila konfurta Somalia waxay u badan yihiin Mogadishu iyo shabelleda hose guulesta wa dad nabada jecel
@mohamedmuhidin8130
@mohamedmuhidin8130 7 жыл бұрын
yoonis socdaal reer baraawe iyo reer xamar hadey yihiin somali maha miyaa duluf waaxid
@peaceandlove593
@peaceandlove593 7 жыл бұрын
Mohamed Muhidin marax ayaa tahay aniga madhihin somali mahan ee baqa iska daa Somalia waxa meshan dhigay ayaa sidan ah afka iyo dhagaha isma maqlan cadi iska dhig cuqdada yalaga daremin
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 жыл бұрын
yoonis socdaal waxe ehet in laga dhigo madaxda somalia pari hore rizwasarhana somali bantu
@peaceandlove593
@peaceandlove593 7 жыл бұрын
Inanta Wärsángåli بنت الصومال kkkkkkkkkkkkkkk good job huuno lkn madax mahan wax sahlan allaha ku xifdiyo huuno qaali
@peaceandlove593
@peaceandlove593 7 жыл бұрын
Inanta Wärsángåli بنت الصومال lkn wll magaca qabiilka iska badal qabiil ma fcno dee thanks
@mahamoudmohamed6974
@mahamoudmohamed6974 7 жыл бұрын
Masha allah somaliya waxa ay ku socotaa horumar xowliya
@abu-mahir4849
@abu-mahir4849 6 жыл бұрын
Ayaanle xuzeeeen waaaad iiii calamd zanthy boqor soooomaliyeeeed👑👑👑👑👑
@bilegarad9350
@bilegarad9350 7 жыл бұрын
mash allah aadbaan usoo dhaweyhaa ilaah rinyada ha noo rumeeyo dhibaatadaneh ha naga qaado #Nabad iyo Nolol💖💖
@khalifaas1104
@khalifaas1104 5 жыл бұрын
MashAllah guul somalia inshAllah
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 6 жыл бұрын
Masha Allah clever brothers ❤
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan iyo ayaanle mahadsanidin hanoolaato somaliya
@mohamoudhussein6829
@mohamoudhussein6829 7 жыл бұрын
Masha Allah
@sahraolol8563
@sahraolol8563 6 жыл бұрын
Mohamoud Husseimaas
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
masha Allah waa qorshe horumar leh illahey nabad iyo wanaag hanagu gaarsiiyo insha Allaah
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 4 жыл бұрын
Insha allah 😭😭weey niicidonta
@katrasaleban63
@katrasaleban63 7 жыл бұрын
masha Allah.
@ahmedmuhudinali466
@ahmedmuhudinali466 6 жыл бұрын
Masha alllh Aad io aad baan ugu farxsnahy
@AliAhmed-rl5ez
@AliAhmed-rl5ez 6 жыл бұрын
Masha Allah my dear brother cabdulraxman qaalid macow I miss you bro I recognize you bro this is Yasir nuure abukar
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
Guulaysta....guul somalia....
@mssAmiira
@mssAmiira 2 жыл бұрын
Allow noo romeey 🤲rajadaas
@abaayosman6913
@abaayosman6913 5 жыл бұрын
Masha Allah Somalia hanoolaato
@shukrixuseen5989
@shukrixuseen5989 7 жыл бұрын
Barakeey allow xmr insha allah 2030 ka suge ayeeba noqonesa insha allah
@mohaarab7254
@mohaarab7254 6 жыл бұрын
maansha allah allow noo rumee riyada oo nagaadhsii
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 4 жыл бұрын
Asc war hurdada ka kaca oo caronaha iska ilaaliya
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 6 жыл бұрын
Talyaaniga ayaa ka yaabay reer Brawe hadda ka hor ,, waxuu dhahay " Ninka Braawiinaha ah ee indhaha l'a, waxuu arki karaa todobada samo korkooda waxa ku qoran kkkkkkk,, caqligooda ayeey ka yaabeen
@kabtanhaaw9800
@kabtanhaaw9800 4 жыл бұрын
Aad iyo aad walahi apti 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 3 жыл бұрын
Dhismaha Xamar iyo nabadgayladiisa waxee u baahan tahay 1. Nabadgalyadda: wacyagelin shacabka xaga diinta iyo maadiga ah iyo $500 milyan security services 2. Dhismaha: $80-$100 bilyan plus shacabka oo investment xoog geliya 3. Sharciga oo loo wada hoogaansamo 4. Qorsho caafimad 5. Wadan jaceel
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
Hhhh war ninka cadaan ayaan mooday see cml
@cabdiaadan497
@cabdiaadan497 2 жыл бұрын
Insha allah mahad alle somaaliya way hagaageysaa ilaahay ba no hagaajinaaya abni nabad midnimo islaamim somalinimo isjaceyl horumar barwaaqo iyo bash bash dowlad wng danta guud oo laga shaqeeyo danta gaar ka ah qabyaalada musuqmaasuqa oo laga tago
@salahgarow8043
@salahgarow8043 7 жыл бұрын
Somaliya guul guul guul
@shariifgeedi4860
@shariifgeedi4860 7 жыл бұрын
Hamigena alaah hano rumeyo
@naciimoibrahim3516
@naciimoibrahim3516 4 жыл бұрын
Allaah hano rumeyo aamin yaa allaah😍
@maankaofficiallmedia3159
@maankaofficiallmedia3159 6 жыл бұрын
wll mahadsanid
@omarwardheere8035
@omarwardheere8035 6 жыл бұрын
sxb cilmuqebka iska daaa muqdisho halo duceeyo
@Nutraf_vlogs
@Nutraf_vlogs 7 жыл бұрын
Rer hargeysa ninkaan halayaabina waa rer xamar😅
@cadaynbuuxda5520
@cadaynbuuxda5520 4 жыл бұрын
Ilaahay baa of Waxaas
@xasancisman6888
@xasancisman6888 7 жыл бұрын
manshalah ileen dad cadaan ueg waa leenahay
@faadumomire5640
@faadumomire5640 6 жыл бұрын
Rashka cade 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alla beerka
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂
@calhicawad6888
@calhicawad6888 5 жыл бұрын
Hortole ninkan cadanka ah masomaliba?
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 6 жыл бұрын
Inshalah ku dar
@kheirosama7480
@kheirosama7480 6 жыл бұрын
Mashaalah Thank you so much
@salmasaid4669
@salmasaid4669 7 жыл бұрын
walhi niin gal eeh ama amerikan an oheestay waba yabanay mshallah bada xirka wa noraa
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 жыл бұрын
Insha Allah
@ayanhassan8199
@ayanhassan8199 6 жыл бұрын
Insha Allah bi idnillah
@mohamedyasiin9892
@mohamedyasiin9892 6 жыл бұрын
.maasha Allah
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 7 жыл бұрын
35 sano ayaan jiraa cml waan sugaa hadan noolahay ma jirtoo hhhhhhhhhh
@muslix1147
@muslix1147 7 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer Waa 13 sano kadib. Allaha na gaarsiiyo abaayadiis wax fog ma ahan. Aniga iyo adigu isku da baan nahay waqtigeenii waxaa dhumiyay qaar kamid ah dadka soomaaliyeed oo khariban. Allaha soo hanuuniyo soomaalida oo dhan.
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 жыл бұрын
13+35= 48 Marka waxa jiri dontan 48 sanodod wali xog p tihin o socon kara 2030. lol 💪😜
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 жыл бұрын
Garaad :D kkkkkk adu imisad jiri dontaa talow 2030 ¿😁 any waxa jiri dona 55 yrs inshallah 😂😂😂
@curadkabeeshagabooye261
@curadkabeeshagabooye261 6 жыл бұрын
Ilwaad xitaa ani waxan jira hada 21 sano jir insha allah 12 sano kadib hadi ilahay nagaadh siiyo 33 jiir ayan noqoonaya lkn wax walba waxa iga farxd badan dhulkaayga hooyo oo Nabad iyo Qurux isku darsataa insha allah 🇸🇴🏳️🇸🇴
@ahmedmohamedali3374
@ahmedmohamedali3374 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer hhhhhhh
@mukhtaarshcabdilatiifmukht7258
@mukhtaarshcabdilatiifmukht7258 6 жыл бұрын
insha Allah ilaahey hanoo rumeeyo riyada
@shinaali8375
@shinaali8375 6 жыл бұрын
Guleysta nabad iyo nolol viva qaranka Somalia
@ilyaassaadaq5301
@ilyaassaadaq5301 Жыл бұрын
Wadamada qaar wekatagi lehed muqdisho hadi amni lahelo
@nagmaa1
@nagmaa1 6 жыл бұрын
Hanoolato Muqdisho Somaliya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 жыл бұрын
Ilaahow khayr sii wiilashan
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
Aadan yusuf aboowe wax waa la rajeyn karaaa laaakin wax walbood rajeyneeyso waxaad dhaheeysaa insha allaah haduu alle yiraahdo
@babadaakulif8089
@babadaakulif8089 7 жыл бұрын
Gaar ahaan bidaarta iyo basada
@osmanjama3831
@osmanjama3831 7 жыл бұрын
Dadku ninkaan midabkiisa uun bay arkaan u fiirsada waxA uu ka hadlayo
@calafkagacune5217
@calafkagacune5217 3 жыл бұрын
Hhh aniga xitaa wlh
@abuamal261
@abuamal261 6 жыл бұрын
masha allah allow no rumee
@siciidaxmed4797
@siciidaxmed4797 7 жыл бұрын
mnsha alh
@mohabaye6865
@mohabaye6865 7 жыл бұрын
insha Allah illaahay wuu noorumaynayaa anagu dadaal aan la imaano wllayaal dhalinyaradanadu ka kacaan fadhiga aan kakacno
@Salmancade10
@Salmancade10 6 жыл бұрын
Nikaan cadaan ayaa u maleeyey inta uu hadlin markii somali ku hadlay waan la yaabay qurux mashaa Allaah gabadhaada igu dardo adeeroow.
@mohamedalmaqtari8872
@mohamedalmaqtari8872 7 жыл бұрын
Somalida yaab ayey leeyihin ayaga wadanka ajaanib ku ah dadkii udhashay ayey ajaanib leeyihiin
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 7 жыл бұрын
Mohamed almaqtari ajaanibi maxa u fahansantahay?
@mohamedalmaqtari8872
@mohamedalmaqtari8872 7 жыл бұрын
payitforward Power nin cadaan ah soomaaliya kula joogo oo ku dhaho ado soomaaliya joogo soomaalina ah ajnabi ayad tahay maxad ufahmeysa
@samiradek7547
@samiradek7547 6 жыл бұрын
Mohamed almaqtari hhhhhhhhhhhhhh ma ila aragtat
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Ninka nin cadanaba umaleyey🤔🤔🤔😊😊
@abaalimoalim9748
@abaalimoalim9748 4 жыл бұрын
Ninkan C/raxman Khalid Macow Ayaa layiraa MU Workshop Ayaan Ku Kulan nay.
@afsokortube8819
@afsokortube8819 7 жыл бұрын
aniga ilaahada nin cadaan eh oo afsoomaliga bartay oo ila yahay ♡wadankee uukula egyahay ani ●jarmany# ■like ta haka ilawina
@abdidekjama6417
@abdidekjama6417 7 жыл бұрын
Dadka banadiri waxaa ay dagaan, Mogadishu, ilaa Mombasa waxay aad udaganaayeen, dagaalkii kahor magalooyinka Merka, Baraawe, Kismaayo iyo meelabadan oo kale. Ajinabi maahan ee waa Soomaali aan wadanka burburin dagaalkii.
@ahmedrabiic3146
@ahmedrabiic3146 5 жыл бұрын
Dadkaan reer xamariga ah waa dadka luuqadii soomaaliga ku ciyaaray
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 жыл бұрын
@@ahmedrabiic3146 mxa ku ciyaar wa lah jadooda qaf kasta lahjad leyahy abgaal so lahjad ma lahan
@OmarKerow
@OmarKerow 6 жыл бұрын
Somalia will one day built like Dubai I saw the big picture
@MOmar-rm5gs
@MOmar-rm5gs 7 жыл бұрын
Dadka aan soomalida kala aqoonow barta dadka wadanka idinkaga soo horeeyay dadka reer xamarta garan wayay caro gaduudi sidi looga soo waday aya yurub u soo tahriibeyn dalka iyo taariiqdiisa waxaba kama yaqanaan. C/raxmaan waad mahadsantahay walal.
@sahraosman4369
@sahraosman4369 7 жыл бұрын
noolow wll gulayso
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 7 жыл бұрын
Sahra Osman Amiin
@rihaamahmed6124
@rihaamahmed6124 7 жыл бұрын
Nin caadana mudaye
@BaashiMOsman
@BaashiMOsman 7 жыл бұрын
Kkk war kan cadan ayaan moday in usan hadlin lkn Somalia ayuu igu noqday
@khadijaahmed7142
@khadijaahmed7142 7 жыл бұрын
waa somali dhab ah
@shahadachanne2023
@shahadachanne2023 6 жыл бұрын
Maanta oo dhan waxaan is dhahayay Mogadishu 2030 sida ee noqoneeso aa lagu tusaa lkn maxaa arkaa waraan ka dhargay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 5 жыл бұрын
*Hadal waxba laguma badalee ficil baa wax lagu badalaa*
@mostafeahmed7517
@mostafeahmed7517 7 жыл бұрын
kan ani xadaan aan u haystay maxaaa hooyadii maa caraba
@MRALI-pd9ot
@MRALI-pd9ot 4 жыл бұрын
War ninka kii amazon lahaa ayaan umoodayay bezjesos
@maryamagobaad3190
@maryamagobaad3190 6 жыл бұрын
wlh ruuxaan cadaan moodayey waaba xanaaqey maxaa muqdishodeena ka galey iri mase waaba dhiigayGii somali cml calaa kulin riyooyinkena qurxon rabbi hainoo barakeyo
@abudi6425
@abudi6425 5 жыл бұрын
Asc dadkaan ka dhashay, waxaan akhrinayey jawaab celinta aad ka bixinayseen ninkaan hadafkiisa, sababta kaliya aan u akhrinayey comment sectionka waxaa weeyaan in aan arko fikirka aad ka qabtaan aragtidiisa... laakiin wax aan filaneyn ayaan arkay.... marka koowaad maxaaad u eegaysaan, colourkiisa, maxaad u eegaysaan lahjadiisa, kaliya soomaali haduu ku hadlayo... waa soomaali no matter meshuu ku dhashay iyo meeshuu ka soo jeedaba. kaliya waa in aad fiirisaa fikirka usoo jeediyey. ma ku raacsan tahay, maxaad se ku saa idin kartaa, si fikirkaas uu u rumoobo. fadlan... fikirkadaha aan dadka ka aaminsanahay aan iska badalno...... let us think about the common goal of SOMALIA. WHO WE ARE, WHERE WE COME FROM (in terms of what happened to our country) AND WHERE WE ARE GOING NOW (our future)........ THAT'S WHAT'S MATTER, to be honest......... PLEASE, AND PLEASE let's ERASE THE INTERNALIZED RACISM THAT WE BELIEVE IN... (luuqada iyo kalarka)...... he proposed an ideal image of Our future.... let's support him and at least inspire those type of people.... (RE-SYL) love all of you... Abdullahi.
@acabdullah1538
@acabdullah1538 4 ай бұрын
Maa Shaa Allah caqliga iyo garashada Allow kuu barakeey you are true Somali Xalaal.
@BrithishBoy
@BrithishBoy 7 жыл бұрын
Dadkaaan la yaaBan Ninkaaan Somaliga ah ee cad waligooood ma arkin miyaaaa Xamar weeyne subxlh
@Bahja-bb1vw
@Bahja-bb1vw 7 жыл бұрын
Caaqilka Dadka Dulman haa wllky dadkan iyo aniguba ma arag somali san u eg
@afeywiilka220
@afeywiilka220 6 жыл бұрын
Reeer baraawe dad jira
@umuzakiabdalah9024
@umuzakiabdalah9024 7 жыл бұрын
Msha Allh Somali cadan ah baaban arkay caawa😦😩
@styleshmanshowstylesh1229
@styleshmanshowstylesh1229 7 жыл бұрын
Umu zaki Abdalah Heheheheh sheko klee wye Umu shekadada Rer xamar marko wye ninkan ama rer barawe sa utaqano
@abdishakurabdala6166
@abdishakurabdala6166 3 жыл бұрын
Hhhhhhh tintu waa quruxe moxow udeynsan waayay
@babadaakulif8089
@babadaakulif8089 7 жыл бұрын
Walhi aniga xitaa
@kaamilk8863
@kaamilk8863 6 жыл бұрын
Waa mahadsntahay abdi waa in la helaa amaan dhab ah si loogu soo xiiso dadka kale iyo dadkeena waliba loo soo haa jiro mugdisho meel caadi ma aha. Alow naa soo celi deganaantii la isku halayn jiray waa gii bari samaadkii . Alow riyadeena noo rumee
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Жыл бұрын
Dadkiina aan soomalida kala aqoon iska aamusaa wiilkan soomaali reer banadiriya
@acabdullah1538
@acabdullah1538 4 ай бұрын
Hala yaabin inta aan aqoon waa 1991 kadib Somaliyada hadda jirta arkay. 1991 Somalia waxay ahayd waddan ay si siman ugu wada noolaayeen Hindi, Carab, iyo Talyaani.
@mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
@mohamedarabhadhaweiyosiigo2830 7 жыл бұрын
hanoolaato cadaan miyaa afsomali barrtyyy
@raashbucul1498
@raashbucul1498 6 жыл бұрын
i dont know if iam the only one who saw something at the background if you see it too hit like
@dhuuxxasan3155
@dhuuxxasan3155 Жыл бұрын
Hamigayga waa inaan soomaliya ay kahrmarto aduunkoo dhan
@ubahmahamed8442
@ubahmahamed8442 6 жыл бұрын
ninkan wlhi cadan umalanyay intisan hdlin
@ilyaaddaahir6382
@ilyaaddaahir6382 4 жыл бұрын
War kan ajnabi af Somali bartay miya lknse wan ku tagersanahay bro.
@faadumodaahir2747
@faadumodaahir2747 6 жыл бұрын
18 jiraa hadaa nolol Ku gaaro mrkaas wan sugaa
@abdishakurnurabdi6831
@abdishakurnurabdi6831 7 жыл бұрын
hadalkas halaga rumeeyo laab lakac yey idinka noqon ama green zone inad sameysan yaan la dhihin muqdishu dhisantay iyo magaaloyin badan isha macalin ah wan jogna dalka
@qubqac9913
@qubqac9913 6 жыл бұрын
Dadka gobolda ka fog Muqdisho ka yimid ma yaqaanaan reer baraave ama reer xamar, xita waxaa deganaa xamar oo aan deris hayn reer Israaiili ah , laakiin muslim ahaa
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
waxa qyenoqonayesa casimaad loso tahribo
@kabadagechannel9791
@kabadagechannel9791 5 жыл бұрын
Kan basaxiirka somali uma eko
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
100 Sano Kadib | Caalamka Siduu Noqon Doonaa ?!|
12:11
OGAANSHO
Рет қаралды 118 М.
SIDEE LOOGA CAWEEYA MUQDISHO ( NIGHT LIFE MOGADISHU )
9:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 280 М.
Mustaqbalka aduunka ee 2050 siddee ayuu noqon doonaa?
17:39
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 1,6 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39