Muqdisho RIWAAYAD (AUN) Ahmed Mooge Liban 1984 (iyo kooxdii Danan Hargeysa) Mooge iyo cawa

  Рет қаралды 211,038

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

#Muqdisho #RIWAAYAD (AUN) #AxmedMooge Liibaan 1984 (iyo kooxdii Danan Hargeysa) Mooge iyo

Пікірлер: 207
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 5 жыл бұрын
4/9/2019 Sory somaliyey🇸🇴 heybad & sharaf kala danbeyn & wanaga dadki hore calaf uyeyshay allé swt naxaristi jano ha siiyo Axmed moge liiban 🤲🤲 inta iga danbeysa like 👈 mahsanid ❤️❤️❤️ Somaliyey wanagas aan dib uso celino dhaman teynba 😘😘
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Illaahow ku naxariiso hldoor AXMED MOGE LIBAN berigaa fananku wuxu ka qiimo badna mdaxweyna kaga darane wada mutacalimiin ayry ahaayeen fananintu
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Allaciska wllo Beenta maha wllo 😢😢😢😢
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Ahmed Mooge liban in uu Qof dagan yahay Sidu uu Heesayo ayad ka Dareemi Ilaahow Ku Naxariiso Adiga Intii Dhimatayba Allhum Aamiin 😢😢😢😢 ℕ𝕚𝕟 Xarago Badan ayuu ah Sidu uu labisatay ❤ Qofkii Habeenka joogay Nasiib badanay Dad is Niyad ah isku Jecel ayey ahayeen Dadkii Hore Siday uu Dhunkanayan Fanankod ayad ka Dareemi 😭😭😭
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 9 ай бұрын
Aaaaad iyo aaad wllhi waa runtaa wllo❤
@abdiadan4837
@abdiadan4837 5 ай бұрын
allah unaxarista
@Mohamed_yare__
@Mohamed_yare__ 5 жыл бұрын
waa meeshu wa muqdisho gowtuna waa istaadiyow muqdisho sanadkuna wa 1987 waa habenki aan dhashay ee aan so oray markii bud ley siiyay kabacdina aan ruwaayada geskeeyga ka daawanaayay waqti wacan ayow ahaa alaha mow dib usoo laabto
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Kkkkkkk geeskaaga ka daawanaysay
@landersnm4028
@landersnm4028 6 жыл бұрын
waa generation revolution, waligeed may soo marin somali oo dhan ku wan oo kale HARGEYSA home OF THE HEROES, allaya raxma mujahidiintas oo dhan, inta nool na ilaahay ha u gargaaro. VIVA SOMALILAND.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
Very great unforgettable memories, may those who passed have apermanent dwellings in janatul fardowsa amin, & those alive have good health iyo ibaatho iyo khyr amiin ya rabbi
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso mujaahid .maxamed mooge liiban iyo dhamaan mujaahidiintii SNM
@wiilsoomaliyeed7189
@wiilsoomaliyeed7189 2 жыл бұрын
axmed mooge waye maxmed ma ahn
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 күн бұрын
Axmad Ilaahay naxariis jano u barya iyo waalidkeenii oo dhan aamiin
@malmo4235
@malmo4235 11 жыл бұрын
Ilahay baan idinku dhaarshee somaliya saan meeey u shidneeyn omg aniga maba calfan somaliya markeey somalia ahayd qurbo lee ku korneey uuuufff shiit walhi wadankii saas ukala xirnaa miyaa saaas logu cayaareey
@aamiiking3278
@aamiiking3278 5 жыл бұрын
Hutu rifeysaa nin qabtee
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Somali ayad gacanted isku reebtay 😢😢😢😢 Manta Yurub Waxba umna ogayn 😢😢😢
@abdibasidosman6405
@abdibasidosman6405 11 жыл бұрын
wakaa berigii fanku fanka ahaa axmed mooge liibaan AUN
@niyaalnur3268
@niyaalnur3268 8 жыл бұрын
Abdibasid Osman
@suleimanabdilahi4897
@suleimanabdilahi4897 5 жыл бұрын
Ahun axmed moge markuu berbera marinayay 1986 baan Ku dawaday. berbera maxa gabadh dhunkatay maxa lacag lagh dul dadiyay , 18 Jir baan ahaa barigaa, form 3 sheikh secondary school baan dhiganayay ,
@maryamahmed9307
@maryamahmed9307 Жыл бұрын
Nbd baad so aragtay m.a
@omarN
@omarN 11 жыл бұрын
Axmed mooge ilaahay qabriga haw nuura waa indhihii fanka dalkii somaliya laysku odhan jirey.
@xaliyeboy4786
@xaliyeboy4786 5 жыл бұрын
Ahmed Mooge, Madad Sh.ismail, jamac kadleeye, cabdi Haybe,sareeye, iyo intaan iloobay saddex nin Kaliya ka nool.
@xaawiye
@xaawiye 11 жыл бұрын
woow waxa ku jira nagiib axmed xaashi gitaarka lidka ah ninka tumaya waa mulkiilaha herer valley studio hargeisa .. waan salamaya musicianka caanka ah
@leilahassan8119
@leilahassan8119 11 жыл бұрын
allaha u naxariisto axmed mooge laakiin waan aad ula yaabay cabdi haybe 1984 ilaa hada wax iska badalay malaha maa shaa allaah cabdi hayboow waxaad cuntay ii soo sheeg ana aan cunee looool
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 7 жыл бұрын
fananti /abwaniinti hore wxy cuneen wa talagaran layahay axmed Cali cigaal na &in haybe wadadka a an isbadalinba
@suleimanabdilahi4897
@suleimanabdilahi4897 5 жыл бұрын
+hoodo faisal waanay sinaysan jirin xaraana may cuni jirin waxay shaqaystaan miyee
@xasaaabsir4277
@xasaaabsir4277 8 жыл бұрын
alloow kuuu naxariiso dad Waa dakii horee Allah yaraxma inntii dhimaty ameen
@saadiqmohamed2076
@saadiqmohamed2076 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto axmed mooge liibaan 1984,illa2017
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 2 ай бұрын
Allowkunaxariiso axmed mooge kamid muu ahhan fanaaniintii dagaalka lagalay aabbe siyaad
@maalintashuhadadasnm7819
@maalintashuhadadasnm7819 11 жыл бұрын
mohamed mooga nice singer. allahay hakuu naxariisto
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 5 жыл бұрын
Ninkani maha mohamed moogee waa walaalkii ahmed mooge
@maxamuudm.m.j6793
@maxamuudm.m.j6793 2 жыл бұрын
Malin ka wan dawa nayey walahi walina si dey di uun ahay so egaba tiktogeyga maxamdbk igu qoran masha allh na dhaha ax ax xasuus
@bkolipde2000
@bkolipde2000 6 жыл бұрын
axmed mooge liibaan alle ha unaxariisto aamiin ragna waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi
@libancumar8412
@libancumar8412 10 жыл бұрын
Intey dal iyo dadbs guri kiro ah iyo masruuf dhaafsadeen bey Allow dalka noo hagaaji ku hadaaqda!!! ALLE SW QOWL IYO FICIL WACAN BUU AQBAALAAYE WAKE UP SOOMAAL!!
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 9 жыл бұрын
Halkani waa muqdisho waqtigii nabadda ay kooxaha fanku meel walba ay tagi jireen
@Tooshka_Sirdoonka
@Tooshka_Sirdoonka 10 жыл бұрын
Halaka waxan ka arkayay in dhimatay alle ha unaxariste oyo inta aan hada wakhtigu naysku kaya simay 1 gudomiye cabdi maxamed jamac (cabdi yare ) 2 cabdi nasir Macalin caydid 3 nagiib axmed xashi 4 abdi haybe lanbad 4 maxamed farah 5 saleban xirsi & waa intaan hada aan arkay ee halka ku jirta wixii dhimatayna alle ha unaxaristo allow qabriga unuuri
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 5 жыл бұрын
Allh hawnaxriizto ahmed mooge Wakhti tagay Inta dawatay 2019 8 24 Liketa hyladhavina
@khuuriye571
@khuuriye571 11 жыл бұрын
somalia xiligan xili kaladabayn jirtay ahayd polickii ayaa dhaxmushaaxayo shacabka ilaahayow nabadka dhig somalia aminnn
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Waa xilligii ay ugu xumeyd xataa kooxdan waa loo diiday inay ku dhigaan googoskan theaterkii markaa goroonkii dadnaa ayey ku dhigeen.1987
@huseenabdiwali30
@huseenabdiwali30 7 жыл бұрын
allha unaxriisto intii dhimatay oo uu kamid yahay axmad mooge liibaan
@ayaanaxmed9612
@ayaanaxmed9612 11 жыл бұрын
barisamaadkiii woow .aallow ku naxariiso axmed mooge
@Who_are_you900
@Who_are_you900 5 жыл бұрын
2019 /1/21 Ban dawanaya Wow ano wax fahfahina ka hayn tarikhaha fankee hore ahna dhalinta hada Labatan jirsatay balse jecel fankii hore 🌹🌹
@hilaacmedia
@hilaacmedia 11 ай бұрын
Waa 1987 kii taariikhda. Soo sax brother
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
1984 iyo sanadad so socoda godobti Axamed gacayte iyo Axmed mooge liiban iyo maxamed mooge liiban iyo cuqubo halki lagu galaybay caawo kufadhida ninki caano baas dhamay dhalankay kalaysa aniga muqdisho🌳🌵🏡🤝💋
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 5 жыл бұрын
Dheeshii cafimaadka iyo Xornimada ku dheehneed xiligaa qofba qofkale wuu jeclaa
@isaxaaqmaxamed7410
@isaxaaqmaxamed7410 7 жыл бұрын
❤❤XUUSUUS IYO WAAYO WAAYO❤❤ RABI naxariis iyo naacaw qabow ha siiyo.halgamaagi naftiisa hure ha ahaa MAXAMED MOOGE LIIBAN
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
isaxaaq maxamed lkn kani maaha maxamed waa ahmed aaamiin
@aayatul3official643
@aayatul3official643 5 жыл бұрын
Yaa DawanaYa 2019 ka 🤪like izaaRa
@salmaankaka3519
@salmaankaka3519 10 жыл бұрын
Waa garoonkii dad-naa ee basket-ball-ka ee mogadishu sanadkuna waa 1987 not 1984 sxb habeenkaas waan fadhiyey waa habeenkii lacagta dusha looga shubayey waana fanaankii ugu horeeyey oo show-giisa lagu qabto stadium mogadishu, waxaa ku xigay Magool , hadana waxaa ku xigay Axmed Cali cigaal , waxaana sabab u ahaa in lagu qabto, waxay ahaayeen fanaaniin aan mudo masraxa mugadishu lagu arag marka national theatre-ku waa qaadi waayey dadka tigidhada goostay
@mms7038
@mms7038 7 жыл бұрын
Salmaan Kaka alla allla malaha mad fadhine kkkkkk mansha allah od iyada oo live ah dawatay wa tad nawayda manta ad anaga macalin noga thy mise waad naga gashanaysa indr
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 7 жыл бұрын
masraxa qayntebad fadhiday ana dawayaashi habeenkaas bn ka mid aha. kaso qaybgalayaashina yaad ka xasuusata hdi habenka aad joogtay
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
hoodo faisal ala jecliyaa dadka riwaayadahaas daawaday inaan la kulmo ama waraysto wll ma runtaabaa ?miyaad daawatay
@suleimanabdilahi4897
@suleimanabdilahi4897 5 жыл бұрын
+Hibaaq Saakin hibaaq ana dawaday matku berbera marayay.1986 bay ahayd waayo ababay 18 Jir baan ahaa dugsiga sare baan ahaa 3 form three
@suleimanabdilahi4897
@suleimanabdilahi4897 5 жыл бұрын
+Hibaaq Saakin anaa daawaday markuu berbera marayay , ilaa xamar kusmaayo ayu socday bandhigan , beentu waa xaraan, waxan Ku dawaday berbra
@mms7038
@mms7038 7 жыл бұрын
illhay haku naxaristo naxaristisa jano yara wa bari samadkii wlahi iyo wayo wayo llkn inta le alla kuma naxaristo illhay idiinka ifka iyo akhiraba idiinma naxaristo amiiin
@kaarsheburaan5564
@kaarsheburaan5564 8 жыл бұрын
Ahmed mogo libaan waa fanaan sare oo somaliyed wakhtiguna waa beri samadkii
@yasminali5399
@yasminali5399 8 жыл бұрын
Ilahayow u naxariiso isag iyo intii umad nebi Maxamed hab s c w
@ahmedmohammud2640
@ahmedmohammud2640 2 жыл бұрын
Ahmed mooge waxa daawan jiray dad kor udhaafay 26000 oo qof wiilkiisana inay 26000 oo qof ucodeeyaan maxaa diiday
@nnnnwowo9164
@nnnnwowo9164 2 жыл бұрын
Axmed mooge sanadka wuu is heesaye moral muu hayn.Waa markii walalkii ladilay
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Horta Walalkii mohamed mooge liban Intu Ku Dhintay wllo Dhulka Soomaali Galbeed ayan maqalay Reer abtigii aya Dilay an maqalay Lkn alle Aya oga
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Maxamed mooge wax la dilay 1984 mrkan uu Ahmed mazhrax ka qadyana waa 1987
@AbdikarimAhmedali-yk3vk
@AbdikarimAhmedali-yk3vk Жыл бұрын
Maxamad mooge 1984 Kii baa la dilay aana qabiil baana loo dilay
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 9 ай бұрын
@@farxiyaquruxsan9425 😂😂 waa been wllo wxaa lagu dilay meel awaaare hawd ka xigta wxaa dilay Ogaadeen isagoo dhaawaca intny dilin ka hor wxuu kuso dhawacmay dagaladii jabhada snm mrkaa wxa lagu sii waday dhakhtar diridhaba ah mrksy dhexda usii galeen gaadhiguu saarnaa niman ogaadena oo iygu war u hayn inuu Gaadhiga ku jiro Mxmd Mooge wxy ku dhufteen gaadhigii baasuuke isaga iyo sagaal Nin iyo gbdh bartii ku dhintay wxa lagu aasay bartii geed kaliyoo ka bxa hoostiisa geedkaasi wxy snm u bixiyeen Alle-ka-jeed
@abdiabdu5033
@abdiabdu5033 11 жыл бұрын
meeluu gacal ka dheeryo la yidhaahdo gadarbaa waayuhu i geeyo allow kuu naxriiso axmed mooge liiban my adeeeer
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 11 жыл бұрын
Fanaan weyn!
@abdirahmanibraahim6842
@abdirahmanibraahim6842 2 жыл бұрын
Waa isla sanadka la dilayo hoobalkii waynaa maxamed mooge Allah ha unaxariisto dhamantood
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Zanadkaaz lama dilin maxamed mooge Ahmed mooge mrkan uu stadium ka ka qaadaya waa 1987
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Maxamed mooge na 1984 ayaa la dilay
@hajiyare7657
@hajiyare7657 5 жыл бұрын
Abdi haybe faan badanaa kkkk 2019 still watching Nooca habalaha siliska kala baxa kkkk
@engahmedmuhumedali6594
@engahmedmuhumedali6594 8 жыл бұрын
walee waan qoslay riwaayadan allow unaxariiso dhamaan
@nnnnwowo9164
@nnnnwowo9164 2 жыл бұрын
Cumar casayr ilaahay ha unaxariisto iyo axmed mooge
@jigjigaboy7429
@jigjigaboy7429 5 жыл бұрын
shaw dhanka ciyaarta ragii hore wada micheal J bay ahaayeen Like 👍ta bixi hadaad ila aragtay
@mustafamohamed5472
@mustafamohamed5472 8 жыл бұрын
waa waagii qabiil ahaa adiga lee waaye, mama dawlo ha ku dhaqnto ma in yar oo dadweynaha ka midi, qaran qaran weeye dadkuna xor weeye. allah ha u naxariisto in teena nool.............. '
@yaasiinshaati1754
@yaasiinshaati1754 7 жыл бұрын
axsan dad waa dadki hore dumarne wainte qaweyn
@sharmarkejamadiriye6860
@sharmarkejamadiriye6860 6 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto dhamaanto
@garaadmaxamed7617
@garaadmaxamed7617 5 жыл бұрын
ilaahay ha naxariisto janatul fardowso ilaahay hakawaraabiyo aamiin aamiin dhamaan intii dhimatay fanaantii somalia inta nool hadeer cimridheer iyo cafimaad illaay hasiiyo aamiin. nin wayn baa komanti kusoo qoraya waxaan dilnay 300 oo qof oo waliba dad islaam ah waliba walaalkiis oo somaliya buu kufaanayaa dhiigiisa ilaahay kabaq oo xishood waa hadii aad aminsanahay inaad dhimanayso somalia baaq baan udirayaa ilaahay kabaqa oo dhibta fooshaxun hakufaanina ee ka xishooda social media dhexdiisa xumaanta iyo waxa somali iskudirkeeda iyo sofagista wixiidhacay 30 sano kahor
@omarozil1829
@omarozil1829 4 жыл бұрын
Amiiin wll
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
AHUNt Axmed Mooge isla sanadkaa 1984 kii waxaa itoobiya lagudilay Walaalkii Mujaahid Maxamed Mooge oo ay dishay faqashtii iyadoo adeegsanaysa cadawga Ogaadeenka lkin Waa looga aaray dartii waxaa udhintay 300 oonin oo Ogaadeen ahaa
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
Axmed Sahal Cali maku fani marka wilsomaliyed o dhintay doqon ba tahay midna haa ilobin in la wada dhimanayo awalba wey dhiman lahayen wilasha
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 5 жыл бұрын
@@khasarjamacjamac8661 nin Kay dil. U quudhen manad arag xoolay ahaayen 300 oo nin wuu ka qlisanaa alle haw naxariisto isga iyo dhaman geesiyashii snm janada Ku jaara insha allaaah
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
waa runta
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
@@nimc_8 Haa wllo
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 11 жыл бұрын
USOO DUCEE INAY NABADI DHACDO DALKA DALKEENU WUXU AHAAN LAHAA MID KA MID AH DALALKA UGU QURUXDA BADAN AFRIKA,,,,,
@Casar_balo
@Casar_balo 2 жыл бұрын
Dadkaan dadkii 1977 ku soo jabayba umaba ekee waa iska niikinaayan kwrn😢😢🥲
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle naxariistii jano ha ka waraabiyo Axmed mooge liibaan iyo axmed gacayte liibaan
@cabdixakiinxasan583
@cabdixakiinxasan583 7 жыл бұрын
Hamse Ali waa axmed gacayte yuusuf maaha liibaan
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
walalo maha beenta dadka ka joji saxib
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
Waxay ahayd wakhti gaalnimo lagu dhawaa bal Soomaali gaalo ah oo qarsoon ay dalka ku noolaayeen markii dambena si bareer ah u yimaadeen sida Micheal Maryama oo ku aasnaa qabuuraha Jeneral Daud ee inta u dhaxeysa suuqa siinaay iyo If iyo aakhiro. Michael maryama wuxuu ahaa Nin habarjeclo ah caruurtii uu awoowaha u ahaa oo sodon jiro iyo afartan jiro ah ayaa hadda Hargeysa ku nool oo caan ka ah meesha gawaarida ugu qaalisana ku dhex wata. Michael maryama Ayaa ka mid ahaa caruurtii Ingriisku ka qaatey hargeysa sodomeeyaddii. Ku aqal galey isagoo gaal ah ingriiska, caruur ugu dhalatey, caruurtii u dhaleyna ay sii dhaleen caruur maanta 30 jiro iyo 40 jiro Ah oo hooyooyinkood cadaan iyo cajab isugu jiraan.
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 6 жыл бұрын
Yaa salaam taageraha ayaan ka mid ahay wa haben xasuus igu ah waxaan xasuusada habeenkaan iney cariiri nagu noqoty goobta oh ma u maleyneen ina arkayo videogan 😭😭😭😭
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
Hordhaca Nolasha walaal halkee bah ahayd ma muqdisho mise hargaysa
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 6 жыл бұрын
Qofkaba meel ayey ku dhiganeysy Lkin halkan wa garoonka basidbolka ee casimada muqdisho
@abdikarimismail6431
@abdikarimismail6431 2 жыл бұрын
Ma,aha 1984,,,ee.waa.1988,,, waana garinka stadium muqdisho
@AbdikarimAhmedAli-s7v
@AbdikarimAhmedAli-s7v 9 ай бұрын
1987 waxaan joogay Riyaad sacuudi
@riwnakiid2060
@riwnakiid2060 6 жыл бұрын
Alaha u naxariisto mujahidka
@ahmedmohammud2640
@ahmedmohammud2640 2 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahayaw kuu naxariisao
@elyazheybe70
@elyazheybe70 4 жыл бұрын
Dadku weey nawaaleen meshu waa muqdisho 1:53:08 maqla tabiyaha
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 7 ай бұрын
AUN Amiin. si aan caadi ahayn ayuu uciyaara. wuxuu ahaa nin caafimaad qaba.
@cabdigaab6883
@cabdigaab6883 3 ай бұрын
Waxay ahayd 1987kii daawade ayaan ka ahaa xusuus igu qaliya
@salmaankaka3519
@salmaankaka3519 10 жыл бұрын
Wallahi hadda clip-ka ma daawan lkn waan xasuustaa gabadh intay soo orodo cagaha ka dhunkanaysa, markaas ayay oranayaan waadh caawo ciida galihii waa waasheen kkkk xataa wallahi ciida gale wax uu yahay maan aqoon lkn gadaal ayaan ka bartay inuu qabiil isaq ka mid ah yahay
@cabdibaasidosman2957
@cabdibaasidosman2957 10 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 9 жыл бұрын
+Salmaan Kaka lol viva ciida
@achmedlander3123
@achmedlander3123 9 жыл бұрын
i'm cidagalee,,,, lakin walee somalida oo dhan meel kastay joogan iyo qabiil kastoy yihiin waa dad walala aah, one love,,, allah weyn insha allah hayskeen jeclaysiiyo,,,,,life is too short and precious,,nacayb ,,xumaanallah haa naaga foogeyo
@achmedlander3123
@achmedlander3123 9 жыл бұрын
i'm proud to be cidagale lool
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 9 жыл бұрын
cuqaal talisa boqor caadila iyo culimo misaan leh ilahay carshiga nuuriyo kaaga caban mayno cadaankan wada loolana madow cisayn mayno
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 6 ай бұрын
Waa.kuwaa.reer.hargaysadii.hore.dib.looma.arkikaro.aduunyo
@mohamedhirsi6901
@mohamedhirsi6901 11 жыл бұрын
waa sanadkaan dhashay cadi ma ahan
@maxamedmaxamuudabdiboos9442
@maxamedmaxamuudabdiboos9442 6 жыл бұрын
Waraa abdi haybe ilaa 70 jir aar ilaahy cimri dheer ha siiyo
@TheDuulMedia
@TheDuulMedia 11 жыл бұрын
@cabdisamedtayyip6993
@cabdisamedtayyip6993 7 жыл бұрын
Somalidu isku dayashada ayay boqol keentay,mid wax samaynaya,isma odhanayo wax kale keen,àn ka ahayn in u ka dayo mooye.
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Total Dadkii Hore Waxba ha ka Sheegin Hadad Damiir nool leedahay intas Waa iga talo
@CAGMADHIGE09
@CAGMADHIGE09 11 жыл бұрын
Ahmed mooge liibaan aun Legendary
@khadar270music
@khadar270music 11 жыл бұрын
Taager alahay aintayda kalataal adaa tosinkarayee
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Cadinaasir macalin caydiid
@hafsa8057
@hafsa8057 3 жыл бұрын
2021 ayan daawanayaa
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 7 ай бұрын
Who is watching 👀 2024😂
@LaylaCabdi-fi6lg
@LaylaCabdi-fi6lg 7 ай бұрын
😂😂😂​@@abdirahmanadami8870
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Kayse Laangadhe ilaa barigaasu wax xidhiidhin jiray 😂😂 anuu sinimoogii ina muluc ku bartaye garacu wuu soo jabay
@abbeyare1829
@abbeyare1829 10 жыл бұрын
walee wadan waad dhisteen waalid keenow hadana waad naga dumiseen why dadkiina xiligaa saan udhisay wadan ka ayaan la had layaa maxaad nooga dumiseen shytt
@AbdikarimAhmedali-yk3vk
@AbdikarimAhmedali-yk3vk Жыл бұрын
1987 waqtigaas Ryaad sacuudi carabiyaan joogay Riwaayaddan video baan ku daawaday
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 Жыл бұрын
Somalia intaysan sharafteedii sarifan.
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Si qaldan ayad u qortaye waa. 1987 septenbar
@cabdixafidsitiin8092
@cabdixafidsitiin8092 3 жыл бұрын
1984 markuu walalkii dhintay maanay ahayn
@xuseenaadan3409
@xuseenaadan3409 5 жыл бұрын
Habeen tegey sooma noqdo
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 2 жыл бұрын
Muqdisho iyo koonfurna raaxa lagu jiray wakhtigaa woqooyina bandoo baa saarayd oo milatarigaa wadooyink tubnaa. Lama ilaawaan wakhtti adag baa lagu jiray
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 7 ай бұрын
Aad iyo aad 1987
@shafeecmedia7068
@shafeecmedia7068 3 жыл бұрын
Siliskee deee hhh
@xaalimo
@xaalimo 11 жыл бұрын
Umadan waalan ee stage ka kusoo ordaysaana waxay...notice its only guys..
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 5 жыл бұрын
Hhhh kuwaasi dad sharaf leh oo murti laga dhaxlayay isku duu duubayeen bee wxa ka daran kuwa gobaad kiin jamac axmed saki balbalarka mursal faldagan oo maydhan isku duu duubaya
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 5 жыл бұрын
timo cade stadium wakhti tagy sooma laabto alla haw naxariisto inta dhimty inta noolna cimri dherer iyo cibaado suuban urajynayaa timo cade stadium allaw nbda noo siyaadi 1987kii 3/8/2019
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
tima cade xagu aha wa muqdisho meeshu
@abdifarah622
@abdifarah622 10 жыл бұрын
Siliskee dee
@naciimonuurxasan2668
@naciimonuurxasan2668 3 жыл бұрын
hargeysa waaye
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
maha saxib
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 8 ай бұрын
Kooxda Hargaysay ka timid lkn goibtu waa Muqdisho stadium waa garionkii dadnaa ee kubadda kolayga.
@muuqaal
@muuqaal 11 жыл бұрын
Kow !!! Waa Hargeisa weyaan Waliba Tima Cade stadium !!!
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
BEN baa.shegtay tarikhda dip uraac habenkii axmed mooge aheed Waxana ku xigtay mogol ayadana show qabsatay dadkii xiligaa qar kood waa ey nol yihiin wareeso wll
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
been waye wa muqdisho meeshu
@dheemanjag2021
@dheemanjag2021 7 жыл бұрын
Ala ninkan aya fanka ku raaxestay inta kale been
@sanqadhyare4285
@sanqadhyare4285 2 жыл бұрын
2022 ayaan dawanayaa
@Ilkacase2013
@Ilkacase2013 11 жыл бұрын
subxaanalaah ilaa Somalia maykal jackson ayayba aheyd 1984 ayuguuba ka koobiyeey kkkkkkkkkkkk
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
😂😂🤣 sowma aragtid
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 7 жыл бұрын
intay lacag dusha kaga shubayaan miyay mijin jaada caleenteed Ku daadiyaan wale way guranlahayeene
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
hoodo faisal kkkkk ma shaaraca ayey ka guran Lahaayeen
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Жыл бұрын
Hargeysa dawlad
@soohoydecunaaye2291
@soohoydecunaaye2291 9 жыл бұрын
Waa xiligii caadiyoos kkkkkk
@abdihakimsaidahmed1221
@abdihakimsaidahmed1221 8 жыл бұрын
aniga magaceee waxuu ahaa abdiyooooos kkkkkk
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 7 жыл бұрын
xiriiriyaha weriyaha waa boqorka bartamaha wuxuu ku jiraa xabsi amxaaro addis abeba ethiopia ilaahay ha ka soo samato bixiyo
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
kaafaay ali goorma la xidhay aaamiin
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 5 жыл бұрын
kaafaay ali xiriiyaha waxa la yidhaahdaa Kayse Xariir Xandule ma xidhna Hargaysa ayuu ku nool yahay waa Macalinkaygii Somali ii dhigi jiay markaan kalaaska 1aad iyo 2aad dhigan jiray dugsiga hoose dhexe ee Riis
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 11 жыл бұрын
ina moge iyo hebe lambad maisku xili baa
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Maya Ahmed mooge 1968 wuu heesayey .Cabdihaybe waa 86
@aal5869
@aal5869 2 жыл бұрын
Way is dhali karayaan
@goleeycalasow5570
@goleeycalasow5570 11 жыл бұрын
war ninka jungal ka faanaye waxay macal asaf
@CawoBurgal
@CawoBurgal 7 ай бұрын
999
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
1984 stadium Mogadishu
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 7 ай бұрын
Wll waa 1987
@nayrusnuur997
@nayrusnuur997 10 жыл бұрын
muqdishu
@apdulahijama6
@apdulahijama6 2 жыл бұрын
👀❣️
RIWAAYADII TAAJIRO
1:44:17
Universal Somali TV
Рет қаралды 116 М.
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 1,9 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Djibouti:  Riwaayadii Nimba Timo Xamar
1:43:08
Assajog Studio
Рет қаралды 259 М.
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 870 М.
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 708 М.
Ragoow Aarsi Haween U Adkaysta Markiina- Riwaayad Cajiiba
1:00:07
Horn Media Music
Рет қаралды 61 М.
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC
31:22
Ruwaayada Warbixintii Jaceylka Or. Full: iyo berisamaadkii
3:03:01
Xusuus media
Рет қаралды 390 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН